Xujadayda: Waxaad u baxda dibada dadka wadada maraya Salaan gacan qaad adaan la hadlin 7 qof 2 minute gudahood ! Hadaad ku dhacdo 30 push up ah ka jar adaan nasan! Hadaad ku dhacdo 100 meter orod😂😂😂😂
XUJO: balanso 50 youtuber oo caan ah si ay kuula ciyaaraan feedh feedh ,hadey diidaana ama kuu soo jawaabi waayaan ,iyar oo macluumaad ku saabsan meesha ay dagan yihiin isla markaana aad adigu ogtahay u sheeg ka dibna ugu hanjab in hadii ay aqbali waayaan aad dileysid.
Madama 30k aa gaartay xujada aan kugu xukaynaya ma adko kaliya waxa weye ina 5k aad nabiga ku salido ❤❤
Scw❤
صلى عليه وسلم ❤️
scw
Mr Shash : copy ashqar boy
Ashqar boy : copy abu falah 😄
Wx copy la dhaho ma jiro abu falah af carabi ahan bu wax u shega kuwan neh af somali ahan dadka ha qaldin
@@BacSaliid qaylada ayay ka copy gareeyeen sxb😅
Xujadeeyda waxaa waye 10k jeer nabiga ku sali❤
Copy right ashqar Boy😂😂😂
isdil
ooy ooy oooy
Zxp live soo gal gt5 ciyaar
Kuma xujaysanayo lkn aad ban ku tagera sxb sare 🎉
Waxaan kugu xujaynayaa sedax cisho inaa biyo ookaliya cabtit❤❤wll
AREE ABAHAA MA MUSLIMBAA😅😅😢❤
Abti waxaa suusamiisa challenge cunto😢❤
Live sogal gta 5 ciyar lpx ❤
Mustard, shush Matlock open lock guide channel.Yeah, yeah, yeah, yeah, yeah, video cast analyst yariya ya, ha ha ha ha.Ha ha cookships best
Wanisoodabta. Hoororr
Garaac gabadhii ugu horeysay ee jeclaato
Labo koob oo caana ah laac
Sida ashqar live u soo gal oo caan noqo idinkiyo ashqar isku meel marayseen lkn ninkii ashqar ahaa caan buu noqday😂
waan ku wataa zxp
Prime ashqar 😂😂😂
3:45 3:47 3:49 3:51 3:51 3:51 3:53 3:53 3:55 3:55 3:55 3:57 3:57
Baabuur kaxee❤❤❤❤😂😂😂
xujadaydu waxa weeye 15jis ee hoose akhrisid
Tinta calor marso😂
Ashqar live geem ah la soogal
😮😮
Pro WaXad Cunta Bus baas gaaraya 25xabo iyo 25 ukun ah camerada hortedA
Inaa disho ma rabta maskinka😂
Afarmaaalin biyohacabin😢😢
Mrshaash waxa sameesaa is tuur 1:35
1 xujo ayaan kugu xujeysanayaa asad hagio wac ama fariin udir kudheh youtub inaa iifurto rawaa lacag ayaan kuu ogolahy kudheh🙏
Tinta iska xiir😂😂
timahaga inyar oon wxba aheen kasoo jar
Qof maskina ka farxi zxp waxan rajaynaya inaad xujadayda soo samayn donto😢
Ashqar games lasoo ciyaar ❤❤❤
Wxawayaymaxaa unoshahay😮😂
Mr shaash 😂
Xujadayda: Waxaad u baxda dibada dadka wadada maraya Salaan gacan qaad adaan la hadlin 7 qof 2 minute gudahood !
Hadaad ku dhacdo 30 push up ah ka jar adaan nasan!
Hadaad ku dhacdo 100 meter orod😂😂😂😂
Xujadayduwa iyo cidsiy fidiyowyadi hororka aha
XUJO: balanso 50 youtuber oo caan ah si ay kuula ciyaaraan feedh feedh ,hadey diidaana ama kuu soo jawaabi waayaan ,iyar oo macluumaad ku saabsan meesha ay dagan yihiin isla markaana aad adigu ogtahay u sheeg ka dibna ugu hanjab in hadii ay aqbali waayaan aad dileysid.
WAXAÀN KU WIIDIINAAYAA EE 60K IGAAAR SIIYA
live soogal ashqar lasoo ciyaaar gt
ASH QAR BOY 2❤❤😂😂😂😂😅😅😅
Xujadadaydu waa inaad 100 push ap ka jartaa😮😅😊
SHAASHOW WA LAGU WAYEE XAGED KA DHACDAY
Ashqar oo yar😂
5 cisho cunto ha cunin
Mr shaash waxaan kugu Xujaysanayaa 24 Saac inaad iska dhigto Qof waalan Please and Please
Hooyo caaya
Gta ciyaar adoo live ku jira
Biyo qabow dhexgal😂😂
Waad naga waashay😂😂😂😂😂😂
Abowe geme horror ciyar plz
Saaxipow waan kaa caqanay wlhy😅😅
Xujo
Adoo qaawan suuqa dhex Mar
Copy from ashqar boy 😂😂
yes 🤣 asqar boy ne copy from abu falah😂
Gabar jeceel u sheergo
Shp Keep Going Ashqar Soo Gaar abti Keep it so samee fake gift
Waxaad sameysaa in aad cunto 3midh oo qaji ah waliba ka Cas Maha ka akhtarka ah
waaa Ku xiisay Mr shaashow😢❤
Live soo gal gta5 ciyaar
suuLigatag kujir kontandaqiiao sxb 😢 carsamee 😢😢😢
Biyo qaboo bac ku shub dhafoorka bacda buu xi wax yar kabuji😂😂😂
Waa ina dusta😂😂😂
First
222
😂❤🎉😢😮😅😊
Masamen kartid i soo raadi adi ad run sheege hy tly
Garaafe biyo cab
Bro wllhi adigo 5k maraya kugu so biray kuna tagsra plz waxan ka codsanaaya 1subscribe iyo share out wlhi
waxadciyarta evil nun
ZXP BOSHAB 24 SAG😮😅
Salaad sune ah tuko
EYS
30 days life soo gal
Waxaan kugu xujaynayaa inaad aqriso 114 quran
Waxaan kugu xujeynayaa in aad qof udirtid 25 dolar❤❤
live soogal gta 5 rp soociyaar
ashqar live lasoo gal game horror
.
9:32
🌶️🌶️🌶️🌶️🌶️🌶️🌶️🌶️🌶️🌶️🌶️🌶️🌶️🌶️
Warya copy leh 😂
9ygjgfyfřytsstt🎉🎉🎉🎉😂😮😅😅😊gchty
Ashqar naag usoradi
Xujada waxa waa waye inaa 5$ dollar iso turto
😂❤🎉😢😮😅😊 1:02
waxaansodubta
Shb fooq iska soo tuur
Xaarcun😂😂😂
5 midh oo bi's basa cun sxp
😂😂
🔟 and the rest will have gone
Ilma galenka iska hagaji
😂😂😂
Gus kag dhuq
War nio xujadaydu waxaytahay 10 dollar isoodir
Bus baas kulul cun
😅
Bisbaas cun
Asad prank
Tinta xir
Ashqar copier 😂
🌶🌶🌶🌶🌶🌶🌶