CHALLENGE ADAG XANAQ ISKUBADALAY:😡

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 сен 2024

Комментарии • 310

  • @ismaip1
    @ismaip1 2 года назад +181

    Dunida masoo marin qof la mid ah
    Nabi mohamed ﷺ ❤🙏

  • @Ina_mohamet
    @Ina_mohamet 2 года назад +171

    Dunida masoo marin qof lamid ah
    Nabi mahamed scw ❤

  • @LossYali
    @LossYali 2 года назад +110

    ‏صلوا على النبي صلى الله عليه وسلم

  • @Ina_mohamet
    @Ina_mohamet 2 года назад +37

    Qofkasta oo qoraalkayga aqriya waxan u rajeynaya cafimada iyo cibaado suuban ❤

  • @najmacadey7747
    @najmacadey7747 2 года назад +45

    My favourite jack and marish in the house 👑🥰🥰

  • @sadaammacallim5683
    @sadaammacallim5683 2 года назад +14

    Nabigeen muxamed hadaa jaceshahay like saara asxaapta

  • @aichaaden8518
    @aichaaden8518 2 года назад +5

    Waraa qurux ku dhiigle iyo marish way qaldan yihiin samiixa way niga saxantahay siday wax u leeyihiin waa khiyaano xitaa dirisle uu qaldan yahay free samiixa 🤘

  • @Muslimah536
    @Muslimah536 2 года назад +33

    marish iyo kack waxoda wa qiyani cad😂😂🙈anagaba maqlin waxay shegayan, dirisle waba iska dacad lkn smaixa waku fahanty khiyanadoda

  • @ayaanmohamed3438
    @ayaanmohamed3438 2 года назад +21

    Marish iyo qurux ku dhiigle wixiinu waa khiyaano samiixa naag adag 😂😂

  • @khalidapdi6204
    @khalidapdi6204 2 года назад +20

    Waa khiyaano wlhi marish iyo jack dirisle waa bila dab samixa qofkle challenge soo kaxayso daacad meesha loma imane🤣🤣

  • @cilaansaarchannel4121
    @cilaansaarchannel4121 2 года назад +30

    Funny challenge, qosolkii waa naga dhamaysay 🤣🤣🤣🤣

  • @abdixamiddaahir7231
    @abdixamiddaahir7231 2 года назад +21

    My favorite Jack & marish ❤❤🥰💯

  • @omarhussein1946
    @omarhussein1946 2 года назад +9

    Samiixa iyo Dirisle waa daacad Jack iyo Marish waa khiyaanoolayaal😅😅😅

  • @apdirisaaqpersio9833
    @apdirisaaqpersio9833 2 года назад +6

    Dirisle meel kle ku mqnyahay mar timaha laga xiiro iyo Mar ukun la siiyo izagu Mrna ma badiyo ficil malaha Alla idinku dhrshee like isaara👍

  • @fadxinuura9223
    @fadxinuura9223 2 года назад +16

    😪Waraa darisle maxaa kaa khaldan adi ma samiixaad lajirtaa mise teamka kale balaayo kula team noqotay darisle gabadha sixun.baad ugashay. adaaba raba inlaydinka raayo samiixa mardanbe darisle isku team ha la noqonin

  • @queenzelmizh1016
    @queenzelmizh1016 2 года назад +22

    Qosolkibad 😅iga dhamaysen ma challenge baa mise dagaal
    👊 samixa qaylo🎤 io Jack muran marish io dirisle waa labo qof oo dagan way inigu qosloyan labadina 😅

  • @fartunlastbrn8323
    @fartunlastbrn8323 2 года назад +18

    Samixa weylafahante marish io jack gamekodaa qayano😂😂dirisle dcaad

  • @safiyaaidid6559
    @safiyaaidid6559 2 года назад +6

    Marish iyo qurux ku dhiigle si fcn uma shegayan wax lama maqlo

  • @zakifunny.4
    @zakifunny.4 2 года назад +9

    Qurux ku dhiigle pro taageere sare ayaan ahy😅😅😅😅😅😅

  • @ahnjjkkjh6419
    @ahnjjkkjh6419 2 года назад +3

    Samiixa wexeedu waa xoog caadiya feeraha maad isku arkeesaa waa yaabe hhhhh hooy waa kaftan icafi hadaad iga xanaaqday

  • @djcayto3014
    @djcayto3014 2 года назад +4

    ABDIRASAQ ABDI megag wlhi sidan ku dawanayay wan ku ekaday ee zhp malin un sabicreb Isara ku dheh Azxpta

  • @ummalkhayr461
    @ummalkhayr461 2 года назад +3

    2:39 jack kulahaa dhabarkyga afuuuf adi jawapta aan sheegee🤣🤣🤣💔

  • @azhaarjaamac2608
    @azhaarjaamac2608 2 года назад +8

    Jack iyo samiixo waa is ma dhaanto iyo dhasheed waxba masheegin🤣🤣😂

  • @ikranhaji2241
    @ikranhaji2241 2 года назад +12

    My favorite jack and marish ❤

  • @qanciiyeliiban4437
    @qanciiyeliiban4437 2 года назад +3

    Inta vidoegan inay dawato uso aa de markay arken marish io quruxkudhiigle is muujiya

  • @saamisiman1736
    @saamisiman1736 2 года назад +7

    Shanta somali sharukhan koda Jack 🥰🥰

  • @Ina_mohamet
    @Ina_mohamet 2 года назад +11

    Inta challenge-yada jecel ismuujiya 👍🏻

  • @ayaangacal3720
    @ayaangacal3720 2 года назад +14

    Marish iyo jack wixiina qiyano waye wlh mafahmin 🙄😩😂

  • @khayrdoon4138
    @khayrdoon4138 2 года назад +3

    meeshaan dirisle inuu yahay qof aad iyo aad daacad u ah baa kasoo baxday isla markaanaa intiinaba uu idiinku caqli badan yahay walhi lakiin khaayimiin uu dhexda u galay
    teeda kale marish inaad sida uu kuu faham siinayo dirisle aad adna u faham siiso ayaa fiicnayd labadan kale haysla goo go eenba haday rabaane chaak iyo samiixa
    lakiin waad naga qosliseen run ahaantii markale kusoo celiya oo sidaacad ah u sameeyaa

  • @kaafiyaaragsanxaaji2179
    @kaafiyaaragsanxaaji2179 2 года назад +1

    Wlhi waa khiyaaamo wixiinu ku celiya Qurux ku dhiigle iyo Maariish midna lama maqlayo waxay leeyihiin balse samiixa iyo dirisle toos baa loo maqlayaa🤔Khiyaaamooleyaal

  • @cabdirashiidgiire1969
    @cabdirashiidgiire1969 2 года назад +2

    Mansha Allah tabrakalaha waan idin salaamay dhamaantiin qurux ku dhiigle iyo maarish keep going

  • @apdifatahmha5485
    @apdifatahmha5485 2 года назад +2

    Marish is a genius and wise lady

  • @khaalidsulub8417
    @khaalidsulub8417 2 года назад +15

    Hello Samiixa khalil Wxn ka Mid ahay Taaherahaga Wliba kuwa saaidka kula socda Aad ban idin salamaya adiga Idirisle Jack iyo Marish 🙏❤️Wxn kaso Salamaya Gobolka Togdheer

  • @ikranhaji2241
    @ikranhaji2241 2 года назад +2

    Dirisle he is right waan isku jirnaa luuqadada Hargeisa weeyi

  • @hawoahmed8485
    @hawoahmed8485 2 года назад +6

    Gabadha samiixo qaylo badana subxanalah

  • @Muslimah536
    @Muslimah536 2 года назад +3

    Hhh hppi samiha videoga goormu aha marka dubten😅🙈wxy waxso cajis ah vidoeyada laso dhakhso keep going hppti😘👸

  • @munocadeey3701
    @munocadeey3701 2 года назад +6

    Samiixa Dirisle Prnk ku samey wiilaa jeclhy Oo been Ah Dheh Asbo gabdh buku keenay 👍👍😄😄😄😅😅😅🤣🤣🤣🤣

  • @badalblus5686
    @badalblus5686 2 года назад +3

    Samixaa jack waa u kalaa qadaysa soma ahn

  • @nasiixamacalim1473
    @nasiixamacalim1473 2 года назад +2

    My fav team Jack iyo Marish

  • @Maskaguy7903
    @Maskaguy7903 2 года назад +5

    Samiixa xifaaltan baaku jira😂😂😂

  • @daacad7403
    @daacad7403 2 года назад +3

    ku wareeraye MARISH IYO SAMIHA yaa qurxoon?

  • @ayancooking11
    @ayancooking11 2 года назад +3

    I am first samiha

  • @linkitube2824
    @linkitube2824 2 года назад

    Aaway aawaaaay walhi kala maqnaanisku imaaday omg
    Qofkii ugu quruxda badnaa uguna awooda badnaa uguna runta badnaa waab Muhammad ( S C W )..

  • @sumayobashiir7982
    @sumayobashiir7982 2 года назад +4

    My queens 👸 samixa iyo Marish wa idin jacelahy 🥰💕

  • @thehumbleguy1934
    @thehumbleguy1934 2 года назад +12

    The family empire bump bump in the house Boqortoyo in building___ Marish army__j Jackdawson ♥ 💜 💪

  • @quenfatu4629
    @quenfatu4629 2 года назад +5

    War dirislow inad samixa lajirtid mad ilawday waa adigan teamka kle uhiilinaye 😂

  • @bisharabdiraxman1361
    @bisharabdiraxman1361 2 года назад +1

    My boss Qurux Ku Dhiigle wanku waraa King 🤴

  • @abdiwaasacqorshe7195
    @abdiwaasacqorshe7195 2 года назад +8

    So funny and breathtaking responses.😂😁

  • @mohamedmaahir1569
    @mohamedmaahir1569 2 года назад +3

    Jack funny waye majaajileyste cusub so baxay legend marna Agtar waye io Atoore legend wanku wataa🙏

  • @aminaamiisha6726
    @aminaamiisha6726 2 года назад +10

    Ciyaarta mafahmin🤣🤣😂😂😂😜😜

  • @mohamedrazhiid8880
    @mohamedrazhiid8880 2 года назад +4

    aniga Manta igu horeyay😘

  • @Maatipibrahim
    @Maatipibrahim 2 года назад +2

    Nabiga qof ka jecel subscrebe iisaaraa qofkiukale wuu iska tagaa nabigaad dhaaftau

  • @queenamiish8541
    @queenamiish8541 2 года назад +3

    Derisle xoolo samiha lajirta mxa jack ugu hiiline🤣🤣

  • @sadomohamed303
    @sadomohamed303 2 года назад +3

    Jack iyo marish waa khaa 'IMIIN DIRISLE daacad samiixona geesiyad garan weyday

  • @hamdasamadudub7214
    @hamdasamadudub7214 2 года назад +3

    Team family empire marish iyo jack
    Hhh dirisle wn isku jirnaa he is right sasa dhahnaa ✌🤣✌

  • @blessed2023_
    @blessed2023_ 2 года назад

    Dirisle waa aniga dadkan isku af soomaali manihin lol 😂 Like Saar haddad Nala midtahay!

  • @Bilal-hq3gb
    @Bilal-hq3gb 2 года назад +1

    Samiha qalyo dhera

  • @salmamohamed5175
    @salmamohamed5175 2 года назад +1

    Samixa abdalle jamal soo qabo plz

  • @munamohammed5136
    @munamohammed5136 2 года назад +1

    Jack another level qosolka iga dhameysy

  • @odayibnuoday1919
    @odayibnuoday1919 2 года назад

    Isku jirnaa waa sax waan Isla jirnaa tiina ha nagu qasbina reer xamar

  • @sihaammahdi7883
    @sihaammahdi7883 2 года назад +3

    Team marish io qurux ku dhigle ❤❤

  • @mohamedabdi-norali1953
    @mohamedabdi-norali1953 2 года назад +2

    Xishoo wll samixa afkana suuganta bar

  • @ibraahimrasta3610
    @ibraahimrasta3610 2 года назад +3

    Inta murugeesan murugada Allah ha ka qaado aamiin isooboqo wll mcn

  • @abdikadarahmed1349
    @abdikadarahmed1349 2 года назад +1

    I like it good challenge

  • @SULDAANKA.44
    @SULDAANKA.44 2 года назад +11

    Malinkadta prank ma fahmin 😅🤣

  • @Abokor_ahmeth_
    @Abokor_ahmeth_ 2 года назад +2

    Anaa uso horeeyay samiiho

  • @zarazaaraah4186
    @zarazaaraah4186 2 года назад +6

    Marish iyo jake waa khayano socda halna kama maqlin😂

  • @abdiraxmanabdilahi8626
    @abdiraxmanabdilahi8626 2 года назад

    Isku jirna ayaa sax reer waqooyii ahaan

  • @zaedzahid8217
    @zaedzahid8217 2 года назад +3

    😂😂😂😂Al beerka samiha kulaha Anigu waa ulaqaday. ......... ma fahmin

  • @sayidali5879
    @sayidali5879 2 года назад +1

    Abdirizaq originall somali

  • @maysounsalah66
    @maysounsalah66 2 года назад

    Samiha subcube tada iso commentaireka wa iski lambar waww horey usoco huno from Djibouti 🇩🇯 wan kusalamey wan ka kujeclahy walashey

  • @wllziyech4255
    @wllziyech4255 2 года назад +14

    another level ❤

  • @hifaraxsanofficial733
    @hifaraxsanofficial733 2 года назад +4

    Illahy dambigaga hadhafo plz iga farxi shurudaha waxyar iga dhiman 😂🤣

  • @hassanomer
    @hassanomer 2 года назад +2

    Keep going brothers and sisters

  • @sayidali5879
    @sayidali5879 2 года назад +1

    Isu jirna waa somali pure ah

  • @carafadmahamed1169
    @carafadmahamed1169 2 года назад +1

    Samiixa yaa si daacad ah u hadlaysa qurux ku dhiigle waa khaayin

  • @idrmh4612
    @idrmh4612 2 года назад +2

    Jack is funny and marish beauty brilliant

  • @maryanruunhusssein8367
    @maryanruunhusssein8367 2 года назад +4

    Mariah waxba lagamamaqlooo

  • @anisocali6537
    @anisocali6537 2 года назад +1

    Nosoo badiya prt 2

  • @karaamoofficial2651
    @karaamoofficial2651 2 года назад +2

    Samiha io dirisle best couple 👌

  • @drslaylacali6177
    @drslaylacali6177 2 года назад

    Maariish iyo dirisle waa smart samixa iyo qurux kudhiigle waa eber

  • @miina7904
    @miina7904 2 года назад +2

    Chalanga buuq miiranbaad ka dhigteene buuqa ka yareeya jack iyo samiha

  • @hifaraxsanofficial733
    @hifaraxsanofficial733 2 года назад +2

    Illahy dimbigaga hadhafo plz iga farxi shurudaha waxyar iga dhiman plz😂🤣

  • @kingshararaofficial4154
    @kingshararaofficial4154 2 года назад +1

    Marish vs jack ____samiixa vs A-rizak inta jecel love ❤️ dhc kusii ✌️❤️

  • @mohamedabdi-norali1953
    @mohamedabdi-norali1953 2 года назад +3

    Samixa xisho wlaaley afka suuganta bar

  • @updisisosman9707
    @updisisosman9707 2 года назад

    Qof buuran iyo khaqli la,aantu waa wll samiixa

  • @husseindarbo9886
    @husseindarbo9886 2 года назад

    Jack waxa uu dhahaayo lama fahmayo ee si fcn haku dhawaaqo erayada si cadaalad ku dheehantahye ok

  • @fathiamohamedabdi8767
    @fathiamohamedabdi8767 2 года назад +1

    Mashallah ma chery samiixa nolow

  • @fadxinuura9223
    @fadxinuura9223 2 года назад +1

    Samiixa mesha kaligaa baa kudhinty xitaa darisle sifiican kulamajiro team Mariah io qurux kudhiigle sifican wax uma sheegayaan khiyaanay wadan hada kadib labadiina gabdhood isla jira labada wiillna ha isla.jiraan

  • @abuubakarabdukadir9483
    @abuubakarabdukadir9483 2 года назад +2

    Dirisle codkiisaa la yaaaway maba la fahmaayo 🤣🤣😜😜

  • @nafisomire7071
    @nafisomire7071 2 года назад +1

    A aaa marish iyo qurux kuniigle wexeey sheegaayaan ana gaaba maqleeyne xeeytahay

  • @asmaacabdikariin2511
    @asmaacabdikariin2511 2 года назад

    Team marish waxoda waaa khiyaano caadiye

  • @FUNNY_VIDEO220
    @FUNNY_VIDEO220 2 года назад +1

    Free ErVoNaDii MaRiSh

  • @nasteexomaxamed6582
    @nasteexomaxamed6582 2 года назад

    Abyo mcnto samiix iidle YARE WUU XANUUN SANYHY AYAAN MAQLAY KENYANE WAAD ISLA JOOGTEENE NOOGA WRN

  • @mohamedradwan6798
    @mohamedradwan6798 2 года назад

    Dirisle waa saxanyahay ani iyo samixa waan iskuu jiirna from djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @crisaaqdaahir3398
    @crisaaqdaahir3398 2 года назад

    Warxan dhandhanka qurux ku dhiigleh laleeyahy waa madhax

  • @Rabiyownabadbaadi
    @Rabiyownabadbaadi 2 года назад +1

    angau hadaanu nahay reer hargaysa waxaanu nidhaahnaa waanu isu jirnaaa kkkk

  • @alcc123
    @alcc123 2 года назад +2

    MARISH IYO JACK WAA KHAYANO SOCDA HALNA KAMA MQLIN hhh

  • @sacaddrama5322
    @sacaddrama5322 2 года назад

    Dirisle afsomaligiisu waa sax

  • @iqrocadey8768
    @iqrocadey8768 2 года назад +3

    Love you samixa abayo qali