1993 DHAMMAADKEEDII WAREYSI HOOYADIIS BIXISAY WAXAY SHEEGTAY INUU MUSLIM AY TAAS DARTEE DNA LOO FADEEXEYNAYEY EE SOO MICHEAL MUSLIM BUU AHAA ALLAHA U NAXARIISTO ALBUM KII U DAMBEEYEY EE SACUUDIGA SOO SAAREYN WUXUU KU SAA SAN YAHAY XAJKA❤️❤️❤️❤️❤️
Ninkas dillikisa waxa ka ka dambeya Shirakada sony madama u ugu baxay heshiski dhexyalay ama an I rahno waxa dishay qolayahan yuhuda madama u shegi rapay siro fara badan waxeyna ka baqen inu fashilo sirta u hay sidas eyeyna ugu taqlusen hadi labarana qolyahas ama shirkada caden lama weynayo koley golden voice keep going pro❤
Wcs Ustaad Mo Faami Waad Ku Mahadsantahay Sida Aadka U Quruxda badan Ee Aad inoogu soo Gudbineyso Arimaha Qisooyinka Cajiibka Ah Kun iyo Kowjeer Waad Ku Mahadsantahay Ustaad Mo Faami 🙏 💯 🙏 👍 👌 👍
Mj bob matley dowlada mareykanka qebteda mansoniyada e yuhuda hostagto aya umaleynaya sawabtu waxa weyee inti carabta ku maqna ban filaya in e u diyarsheno tagero badan o dadka e so jidan lahayen ba ka goayo marrykankuna dadka canka ma malgishan donan marka waba u jedan walaliyal waka by df prof zack bin golden thanks aqriste
In laga dambeeyey dilkiisa ayey iila bdn tahay gaar ahaan yuhuuda oo ku dheraaya dhagaraha iyo dilaalka wakhtigaasina waxa uu ahaa wakhtigii cidii wax yar ma sheegtaba ay halkiisa ku dili jireen isla markaaba ama muddo ka dib shirqoolka iyo dhagarahana laguma gaaro yuhuuda tan iyo ilaa waagii nabigeena.
Run ahaantii wxaan uma leenaya in,ay dilkeesa ka danbeesay shorkada sony sababta oo ah in ay u qabeen xiqdi kaas oo kalifay markii horaba inuu ka tagay 😂 taas ayaana keentay 😊
meesha ku yaabay aa fadhaa ninkaan Michael jackson sanki weynaa xaguu geeye asi dhan boombalo naag ah uu u ekyahay wlhi😂team dadweynaha one love✌🏽🤍from ciyaal xamar asala🐅🤪
Ani ma umalaynayi dilkisa inay kadambeyan qolada cilmunatiga wayo inta noso shegaysay wali ma maqlin inu haysto dintas marka ani ahan waxan dhihi laha dilkisa waxa ka dambeya dhakhtarka 🤔🙁
Aniga sidey ila thy ninka waxa diley kisa ka dambeyo doctor kisa iyo yuhud aya isku fahmey dilaka waxa ka so shaqeyey yuhud doctor kan waa fuliyey wa cadahay
Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena Mohamed ﷺ
😢
Tanks
Xaqiiq wllhi
Mashalha
SALLALAAHU CALEEYHI WASALAM ❤❤❤❤
ALLAAHU AKBAR SALLAHU CALAYHI WASALAM 😢❤❤
صلى الله عليه وسلم ❤️❤️❤️❤️
اللهم انصر اخواننا المسلمين في كل مكان اللهم اعز إلاسلام والمسلمين واذل الشرك والمشركين
Inta Dadweynaha tageertah ismujiyeh 🖤🐐
ani
Ani
Ani ❤❤
acuudkiyoow magaca day
jinka hablaha gala kulahaa myee jinka bisadaha galo😂
@Sihaameeeyyy 😂
Nabi muxamed [ nnkkhh]kusali❤❤❤❤
❤❤❤
Ninkaa michael jackson dilgiisa waxaa ka dambeeyay sida saxda shirkada sony sababtoo ah hashiiskii buu aga baxay .
Golden voice ✨️ full respect. 🎉
Walaahay in mudo ah ayaan radin jiray qof sidaas oo kle iigu dhig dhiga qisada michel jackson oo dhamaystiran❤
1993 DHAMMAADKEEDII WAREYSI HOOYADIIS BIXISAY WAXAY SHEEGTAY INUU MUSLIM AY TAAS DARTEE DNA LOO FADEEXEYNAYEY EE SOO MICHEAL MUSLIM BUU AHAA ALLAHA U NAXARIISTO ALBUM KII U DAMBEEYEY EE SACUUDIGA SOO SAAREYN WUXUU KU SAA SAN YAHAY XAJKA❤️❤️❤️❤️❤️
Michel. Jacson
Dunidan Masood marin nabigeena maxamed cabdulahi
Ninkas dillikisa waxa ka ka dambeya Shirakada sony madama u ugu baxay heshiski dhexyalay ama an I rahno waxa dishay qolayahan yuhuda madama u shegi rapay siro fara badan waxeyna ka baqen inu fashilo sirta u hay sidas eyeyna ugu taqlusen hadi labarana qolyahas ama shirkada caden lama weynayo koley golden voice keep going pro❤
Bro waa dadaalaysa markan 3 videos in A week 🙌 keep going legendary youtuber
Ila 2018 wan ku xidhna chanelkan waxkle iskadaye xata Vidoe ima dhaafo
I love you dadweynha ❤
Ani ra'ikeega 😊
Waxaa dishay yahuuda because waxa ay diidanaayeen in uu qaato islaamka hishuuskooda oo Kala baxo
اللهم انصر اخواننا المجاهدون في فلسطين يا ارحم الراحمين
Allayacizak sxb qof muumina uunbaa xasuusnaan Kara xanuunka iyo mugdiga reer qasa ay kujiraan allaha sakhiro reer falastiin gaalo ayaa isku bahaysatay
Aamiin
اللهم امين يارب ❤😢
Aamiin❤
😊,@@Sayidkhaliifa
Wcs Ustaad Mo Faami Waad Ku Mahadsantahay Sida Aadka U Quruxda badan Ee Aad inoogu soo Gudbineyso Arimaha Qisooyinka Cajiibka Ah Kun iyo Kowjeer Waad Ku Mahadsantahay Ustaad Mo Faami 🙏 💯 🙏 👍 👌 👍
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
2017 ilaa hada ayaan dawanayaa channel kan please 1m gaar siiya before 2024 please 🙏 ❤
😂😂😂 800k wa macquul week up th reality
Kula fududaa aduu gaadhsii bal wlshey macaaney 😂 macquul maaha ....... wll xuman ha uqaadan reply da ❤
@@Dadadyyy ilaahy xagiisa wax ka ma ahan 😊
@@Dadadyyy😂😂
Beri hore ayuu gaadhi lahaaye isagaa ka caajisay xawli ayuu ku socon jiray berigii hore
Mo faami taageero weyn ayan kuu ahay love igu qadari❤❤❤
Fanaanka kaliya oo aan rabay qisadisa mahadsanid bwe ❤❤❤❤❤❤❤❤
Mj bob matley dowlada mareykanka qebteda mansoniyada e yuhuda hostagto aya umaleynaya sawabtu waxa weyee inti carabta ku maqna ban filaya in e u diyarsheno tagero badan o dadka e so jidan lahayen ba ka goayo marrykankuna dadka canka ma malgishan donan marka waba u jedan walaliyal waka by df prof zack bin golden thanks aqriste
Ku sali nabigena mohamed NNKH♥️😊
Keep going my brother golden voice mo faami
Golden voice is come back
Podcast adigaa ii labeeya mo faami thank u intd dadaalka ku bixinayso inad wax fcn noso gudbiso❤
Sida video ugu farxo Ina Mr uun araga ugu farxa ma dhici donta😢😊
Wajigiisa cml laa ina aragto
thank you so much for this❤
اللهم احفظ غزة وعصافيرها وشهدائها
اللهم حرر فلسطين واهلها 😢
ءامين
Gacan bini aadambuu ku maqanyahay baan aaminsanahay runtiii😢😢
Inuu diinta muslimka qaatay ayaan shaking badan laga qabay Waaba ladilay markuu Yuri arin layaableh baan sheegaya
》$₩₩₩$€{\\|}€$¥₩₩》《@@XaawoAxmed-i5i
Dumarkii dhamaa golden voice bay Qorayaan kkkk Waxaasa Jaceyl ah🙌
Jaceyl maahe waa kahelitaan😂😂
Sax sharaf😂🙌😍
@@xabiibomacalin7350 Ka helitaan maahee waa isgaad gaad
Golden Voice ♥️Mansha allh Gobanimo
Masha allh wlalo dadweeyha wan ku faraxsanahay dadaalkaga iyo in aad hal week sedix video soo gelisay masha allh mar kale
Dilkiisa waxaa Ka Danbeeya Waa Yahuud , Because Waxaad Ka Daramaysaa Heesihiisa Nacaybka Yahuuda✍️🙏
Mashsllah ustaad wayahan update ayaa noqotay
Welcome come back golden voice🎉🎉
In laga dambeeyey dilkiisa ayey iila bdn tahay gaar ahaan yuhuuda oo ku dheraaya dhagaraha iyo dilaalka wakhtigaasina waxa uu ahaa wakhtigii cidii wax yar ma sheegtaba ay halkiisa ku dili jireen isla markaaba ama muddo ka dib shirqoolka iyo dhagarahana laguma gaaro yuhuuda tan iyo ilaa waagii nabigeena.
Michael Jackson❤️🔥🫶🏻
Aad io aad dadweynaha keep going nolasha kuma dhibto❤😊
U voice 😢❤
Golden voice
Aniga. Mar kasta. Waa. Fiirsadaa. Your stories. Waxaa. Joogaa. Canada
Michael Jackson best singer 👨🎤 🎤 🎶 MJ
My brother golden voice ❤
Qisadan waa rabye thanks
Thanks🥰❤❤
Saxib. Ma. Aheeyn. July 5. Waa. June 25. 2009
Sheekadaan waan sugayey wale😅❤
Abowe codkaga uu ficanyay ee quraan noo akhri jimcayasha😊
Best RUclips in somli ❤keep going bro
Golden voice 💓💓
Golden voice ❤😊❤
Chris brown noloshiso dhaan kaaso hadaal 😢
wukaso hadley😂
Love you mo fahmi❤💗🥺
Kula jclhy😂😅
My brother guulayso
Run ahaantii wxaan uma leenaya in,ay dilkeesa ka danbeesay shorkada sony sababta oo ah in ay u qabeen xiqdi kaas oo kalifay markii horaba inuu ka tagay 😂 taas ayaana keentay 😊
mo Faami iyo asxaabtiisa Waa idin Salaamay asc 🇸🇴💙💯
Wcs
Wcs
Ha wa ugutalagaly wana qoshe lomalegay iamin😢😢😢
❤golden voice 🎉
Waaxayna
Waa nin ka chanelka dad weynaha leh@@TayasiirCr7
@@TayasiirCr7waa nin kan aahada daawa neysid
😂😂😂
Zxp waa soo dahday ❤❤ 0:22
Golden voice 🎉🎉❤🎉❤❤❤
Waaw sheekooyinkaga waa jeclahay❤😊
golden voice❤❤❤❤❤ my borther 🎉
Mo faami bro qisooyinka nuucana ookle nagala soo dhaqso wllka
Golden Voice❤Aniga waxan is leeyahay ninkas ino soo islaami raway sidaas dartet loo dilay dilkana waxa ka dambeysa Eliminated❤️🔥
😢
@@RoodoMaxamuud maxaa kugu dhacay
Waan ku taageraa lpx😊❤
thank you so much bro ❤
meesha ku yaabay aa fadhaa ninkaan Michael jackson sanki weynaa xaguu geeye asi dhan boombalo naag ah uu u ekyahay wlhi😂team dadweynaha one love✌🏽🤍from ciyaal xamar asala🐅🤪
Sxb soo samee sida loo dilay 2pac 😢
Comin soon 800🎉❤
Golden voice ✨️ 💛
I'm your fan mo fami❤ golden voice🎉😊😮🥰
Wllo vidioyadaan noocan camal ah soo badi ❤❤
Wllo qisada BTS please Soodaa😢🎉🎉
hush😮
Haa
nabi kusaliya sw hadii aad ii saarto like waad kusaliday hadii kale kumaad salin 😢😢😢😢😢😢 imika marka aad argato now😢
Welcome back my love💖💋💗😭😌
bro 2 bac qisadiisa
Zaaxip mawduucaan marhore kahadashee😊
So badi video yashan cml bro
King is back❤🥺
Wan jeclahay ina 1million garto horay u soco moha
My brother. Shekoyinka I no so badi
Wan cus badahy ma iso dha waynaa dad waynow 😊
Soo dhowoow welcome from dadweeynaha
M.a
Soo dhawoow walaal ❤❤❤
Asc asaxaabta sharafta leh dhamaantiin aniga aragtidayda markuu yidhi wax badan baan sheegayaa dad uu sirka hayey oo cadowgiisa ah ayaa udilay si ay u aamusiiyaan inbadana way ku dhacdaa dadka caanka ah lagaba yaabee inuu waxkaleba sheegi lahaa laakiin kamaba ay sugin hadii aan hubi lahayn inuu muslimay waanuba u ducayn lahayn laakiin lama hubo arinkaas
MO FAAMI LAGEND ❤
❤
Aniga isma lihi wuu iska dhintay markii la ogaaday inuu Soo muslimaayo ayaa la shirqoolay
Hore u soco brother
kusoo dhawaada chanalkayga dadweynaha😂❤
Caawa ii duceeya inan dunida faaruqindoona umaleenaa 😢 waayo xanuun ihayo😢
Setahay hada talow wlle😢
Ilaah.hakuu.kaso
Wll hada sethyna ma noozhahay 😢
Sas ha dhihin wad ficnaan😢
Hada wll manoshahey mise😢
الحمد الله على كل حال 😊❤🎉
Keep gonig❤ soon 800k❤
Legend maalmahaan active aa tahay 💪🖐
Please qisooyinka Rappers ka noo Soo Badi ❤
Ani ma umalaynayi dilkisa inay kadambeyan qolada cilmunatiga wayo inta noso shegaysay wali ma maqlin inu haysto dintas marka ani ahan waxan dhihi laha dilkisa waxa ka dambeya dhakhtarka 🤔🙁
dhaktarku wuxu qabay silsilad calaamada elomanatiga leh
Dhaqtarka waa loo dirsadey OO iskama dilin dee😂
😂😂😂😂 dhakhtarku keliya hawsha dilka ayuu fuliyey ee cidda soo adeegsatay ee michael jackson dilkiisa ka danbaysay layska rabaa
@@Hanaansan😂😂😂
King of pop < MJ
Legend ❤
golden voice waa kusoo qabtay
Zxp aragtida igasobaxatey qolada hoosee inuey dileen
waaladily waxaana diley yuhuuda
Welcome back 🎉❤
Golden voice 🎉❤❤🎉❤🎉❤🎉
Wllka Faami Focus Camerada The Next Video Naga Dhis 😊
Nio aad baan kuu taageera noolow zxp❤
Aniga sidey ila thy ninka waxa diley kisa ka dambeyo doctor kisa iyo yuhud aya isku fahmey dilaka waxa ka so shaqeyey yuhud doctor kan waa fuliyey wa cadahay
M.a biryahan wad dadhalaysa
Horay isoco lagend❤😊