Mudaharaad balaadhan oo ka dhacay Magaalada Borama

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024

Комментарии • 276

  • @zaynabzaynab
    @zaynabzaynab 9 месяцев назад +17

    .mansha allah tabarakallah guul Reer Boorama from Burco.

    • @iskaandarahmedali5265
      @iskaandarahmedali5265 9 месяцев назад

      @Zaynab, inabtii burco majogtiid ee ciyarrta managadhaftiid, wa xagge kismayo miya? Burco aniga joogee wax Huwaan kuman arag ee... Wan kuu salamaya gabadhay

  • @abudarda00
    @abudarda00 9 месяцев назад +4

    MaashaaAllah! Ilaahay ha idin xifdhiyo reer borama somaali wa Hal dad hal dhiig hal diin. Ilaahay ha naga qabto ninkani muse judaan

  • @abdirisakmohamoud1772
    @abdirisakmohamoud1772 9 месяцев назад +5

    Laandheere samaroon guulaysta 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 somalia somali baa leh thanks thanks thanks 👍👍👍👍👍

  • @IfrahJama-d4n
    @IfrahJama-d4n 9 месяцев назад +21

    Wan idin garab taaganay anago isaaq ah from burco

    • @NuurAxmed-xv4vr
      @NuurAxmed-xv4vr 9 месяцев назад

      Reer dagaal udiyargawe

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 9 месяцев назад

      @@NuurAxmed-xv4vr waa gobanimo in cadowga meel looga soo wada jeestaa

  • @alahayowarligeygukiiisraac4225
    @alahayowarligeygukiiisraac4225 9 месяцев назад +13

    Soomaali waa idin la duuban tahay jihaad jihaad jihaad 🇸🇴💕

  • @mustafeadan6924
    @mustafeadan6924 9 месяцев назад +3

    Maashalaha somali dhiigii weli kama dhamaan alxamdulilah from berbera

  • @milgoahmed2655
    @milgoahmed2655 9 месяцев назад +14

    Masha Allah Allah habarakeeyo halkaa kasiiwada reer awdal guuuuuuuuuul

  • @AhmedQaamuus
    @AhmedQaamuus 9 месяцев назад +7

    allaahu akbar allaahu akbar dad nool

  • @CabdisalaanIbraahiim
    @CabdisalaanIbraahiim 9 месяцев назад

    Reer awdal ayuunbaa mawaadiniin dhabaa ah waan idin taageerayaa xoog iyo xeeladba ❤❤❤❤ dadka soomaliya ku marmarsiyaanayaa mabixinayaan badayada

  • @LUISFIGO-tr5pw
    @LUISFIGO-tr5pw 9 месяцев назад +2

    Guul Awdaleey Anoo Ku hadlaya Magaca Shacabka Muqdisho Inaan u dhinto oo dhiigayga u huro Ayaan diyaar u ahay❤❤❤ Guul iyo Gobanimo Reer Awdal

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 9 месяцев назад +1

    Dadka Soomaaliyeed guud ahaan waan iska difaacanayna gumaysiga Ethiopia hadhaco from GK ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sahraj3885
    @sahraj3885 9 месяцев назад +1

    Maansha Allah Tabaraka Allah
    Yaxfidkuma Allah Idilkiinba
    Reer Borama
    From Hargeysa ❤

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 9 месяцев назад +1

    Dhulka Soomaali ma kala leh guud ahaan 5 Soomaaliyeed Cadowga gumaysiga ah ee Ethiopia waan iska difaacayna reer Awdal,reer Burco,iyo reer Hargeysa kuligood waa Soomaali Soomaalina guud ahaan waa isku mid intaan isuku mashquul sanayn buu Cadowgu inagu mashquul sana from GK ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Xasbunalahwanimcawakiilan
    @Xasbunalahwanimcawakiilan 9 месяцев назад +1

    Guul soomaaliya🎉😢😮😮 Guul reer Awdal

  • @xasanxede2985
    @xasanxede2985 9 месяцев назад +9

    😢😢😢aniga somalia ayaan ahay ku dhashay xamar waxaan la ooynayaa dad af somali ku hadlaaya iney itopia dhol iyo dad siiyaan naceb eey anaga noo qabaan dartii
    Waa ayaan daro Islamka sameysay
    Maadama meeshii Kacbada looga doolayo eey bixiyeen

    • @امةالله-ج6و4ي
      @امةالله-ج6و4ي 9 месяцев назад +3

      Hadalkaagu qalbiguu taabtay waa runtaa

    • @thegloriousquran1208
      @thegloriousquran1208 9 месяцев назад

      wll anagu shacab ahaan qofka aad maanta waydiis0 %99 wuu ka soo horjeedaa oo wax suurto gal ah maba aha in xitaa lagu fikiro iibka dhul laakiin nasiib darro kaligi tashade ma tashiishe ah ayaanu madax ka dhiganay.
      ku darsoo wixii u dabaal dagayaana kama aha jacayl muuse biixi ama itoobiya ay u qabaane ee waa ficiltan iyo xiniinyo taabad ayaa koonfur iyo waqooyiba hoos u dhigay

    • @ashuuabukar5766
      @ashuuabukar5766 9 месяцев назад

      Waa Runtaa,waxaan soo xasuustay heestii ahayd nin abeesa koriyow adiga u aayiye,axdi malaha xabashido lagu Aaminaaye,wuuka shalaayi doonaa.

    • @sayidcalimuxumedxadi8075
      @sayidcalimuxumedxadi8075 9 месяцев назад +1

      CIDNA KUMA nicikarto ma boorama iyo laascaanood ayaa lagaa necebyahay Hadalka Xun Ee Aad kamaqashaan Waqooyi Ama Somaliland waa beelkaliya

    • @sayidcalimuxumedxadi8075
      @sayidcalimuxumedxadi8075 9 месяцев назад +1

      Cidina KUMA nicikarto dadka Somaliland kalabaro Cida koofur neceb iyo Cida jecel

  • @Axmed-vo2gc
    @Axmed-vo2gc 9 месяцев назад +5

    Masha allaah guuleysta soomaliyeey ❤❤❤

  • @mushtakkahin4597
    @mushtakkahin4597 9 месяцев назад +8

    Maaasha allaah gob baatihiine dhulkeenu waa dhul soomaaliyeed maaha dhul ethioian

  • @Aminayar-p3i
    @Aminayar-p3i 9 месяцев назад +6

    ❤❤❤❤❤❤ waxan aahay reer hargeisa waxan taagaray reer awdal 🎉🎉🎉🎉🎉 guulas taaa

  • @nuraali5514
    @nuraali5514 9 месяцев назад +20

    Soomaali waa dhiig iyo dhalasho.
    Cadowga cagta ka hoos.
    Walaalaheena reer waqooyi galbeed, guul ayaan Allah uga baryayaa. Dadkiina, diintiina iyo dadkiina ilaashada.
    Ethiopian iyo Oromo u diida, dalkeena oo aannu wada difaacno dalkeena

    • @Mahad.cali1
      @Mahad.cali1 9 месяцев назад +2

      Haddaynu nahnay reer bari waynu ku raacsanahay❤

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 9 месяцев назад

    Masha Allah tabarak Laah cadowga meel ha looga soo wada jeesto. Muse waa odey jaah wareeray oo hogaankii wadanka la lumay

  • @abdikadirmohamed9169
    @abdikadirmohamed9169 9 месяцев назад +7

    Masha Allah waa runtiiin

  • @muna-i8r7o
    @muna-i8r7o 9 месяцев назад +1

    Masha Allah guul somaliweyn 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪🏻

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 9 месяцев назад +9

    Alle ha idin barakeeyo dadkaygiyoow anagoo isaaq ah waan idin garab taaganahay

    • @iskaandarahmedali5265
      @iskaandarahmedali5265 9 месяцев назад

      @ dalaisacgibril,beenale waxad tahay Huwaan meshan wa Jamuriada Somaliland dadka reer Borama wa reer Somaliland marka dadku xaq beey uuleyihin rayigo'oda weeli heshiiskii lama dheemeen wana lafaguraya akhirkina barlamanka aya ansixiin handii eey Jamuriada Somaliland daan ugu jiirto ...kanaxo naftawa huwanta moodeysa iney sideydonayan eey ugu dhaceyso wa calacasha eey timo kasobaxan Jamuriada Somaliland wa dowlad dulqadban ee wax walba sidi loguu talagalay ayeey kuudhamaneysa... Hanolato Jamuriada Somaliland iyo reer Borama wa inno aqonsigeyna iyo sanadkan 2024.❤❤❤️❤️

    • @dalaisacgibril5899
      @dalaisacgibril5899 9 месяцев назад

      @@iskaandarahmedali5265 waxaan ku sheegayaa nin xabashi iska bixin kari waayay 19% dekada berbera, oo cadaawad hadana inaga dhexeyso somali naceyb ah, oo hadana dhawaan uun afkiisa laga hayay xoog iyo heshiisba waa in aan dekad helaa, walaalkeyoow aan wax ku sheegee, anigu nin reer gabiley ah baan ahay, Muuse biixi saldhig buu inoo sheegay laakin Ethiopia waxay sheegtay saldhig iyo marin ay ganacsi kala soo dagto marka dekada berbera iyo Djibouti labadaba uma baahna, mida kale walaalkeyoow muuse biixi inoma sheegin lacagta lagu kireeyay, mida kale Ethiopia way inaga awood badan tahee yaa hadhow inaga kicinaya walaalkeyoow, anigu reer Ethiopia waan ahaa oo xabashi colaada u qabo waa la ogyahay, bal adiga shaqsiyan 20km in muuse biixi sacado gudahood ku saxiixo oo idha 50 sano baan ku heshiinay iyo ictiraaf badal, laakin Ethiopia waxay tidhi marka aan soo dagno baan ka fikiri doona sidii aan uga shaqeyn laheyn ictiraafka Somaliland, bal markaa aniga huwan igu shegoo, Ninka ina biixi inuu dagdagay kuma muuqato miyaa ?

  • @ashuuabukar5766
    @ashuuabukar5766 9 месяцев назад

    Reer owdal waa dad dhiigsomali,ku jiro,mash alah Somalia oo dhan guul.❤❤❤

  • @mohamedsheknur3569
    @mohamedsheknur3569 9 месяцев назад +4

    Masha allah

  • @milgoahmed2655
    @milgoahmed2655 9 месяцев назад +8

    Reer awdal Allah haidin cizeeyo iska eryo xabashi iyo xaabadeeda

  • @adengoumaneh5232
    @adengoumaneh5232 9 месяцев назад +5

    Masha Allah umad dhiigleh 💯

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 9 месяцев назад

    Ma sha allah ilaahay umada Soomaaliyeed guud ahaan quluubtooda hamideeyo Aamiin Aamiin yaarabi guul umada Soomaaliyeed from GK ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @rahmarose7046
    @rahmarose7046 9 месяцев назад +5

    Guuuul guul reet boramq

  • @farhiadore558
    @farhiadore558 9 месяцев назад +1

    Masha Allah guul in sha Allah

  • @Fowsiya-p4m
    @Fowsiya-p4m 9 месяцев назад +2

    Maashalu Sax Sax 😭😭😭🇸🇴🇸🇴❤️❤️☝️☝️☝️☝️☝️👍👍👍👍

  • @hanadhanad9579
    @hanadhanad9579 9 месяцев назад +2

    Farteyii eedayey cajiib geesiyaal guuleysta

  • @niciimamaxamed8441
    @niciimamaxamed8441 9 месяцев назад

    mashaAllah reer boorama difaacda badiina

  • @SuhuurAbdi-q1w
    @SuhuurAbdi-q1w 9 месяцев назад +3

    Sax alleylehe reer boorame waa dad muwaadiniin Ah

  • @RahmaNur-ng2un
    @RahmaNur-ng2un 9 месяцев назад +6

    Guul iyo gobanimo❤❤❤❤

  • @jaamacdagaale5145
    @jaamacdagaale5145 9 месяцев назад

    Dadkaygii guul maasha Allah adinkuna mahadsanidiin dhaxalka ilmaha Somaliyed waa nagu waa jib inaaan u ilaalino.

  • @randomnpc-sq8rl
    @randomnpc-sq8rl 9 месяцев назад +1

    i am in borama i saw so many police rushing fast its true

  • @shantasomali4606
    @shantasomali4606 9 месяцев назад +6

    Allahu Akbar

  • @ahmedhillowle6730
    @ahmedhillowle6730 9 месяцев назад +2

    No more words.we have to
    act by forcefully removing Musa Bihi at all cost

  • @ahmedabdulkadir1358
    @ahmedabdulkadir1358 9 месяцев назад +1

    Masha Allah reer Awdal waan idin garab taaganahay waana idin la difaacaynaa!!

  • @abdiqadiraden1335
    @abdiqadiraden1335 9 месяцев назад +7

    ALAHA HAY NI BARAKWEYO. WALAAHI WAANU INII. IMANAYNAA
    WAANAN DIFAACI. DOONAA. DADKAYAGA IYO. DALKAYAGA

  • @ShamsaMumin-n6h
    @ShamsaMumin-n6h 9 месяцев назад

    Maaashaalaa ❤❤❤❤

  • @Ali-xw9il
    @Ali-xw9il 9 месяцев назад +6

    Waa caynkaa guulaysta samaroon siciidow iska celiya Heego iyo xasan sheekh iyo Ismaaciil cumar geele baranbaro ✅💯📢📢📢👍👍👍👍

  • @LJama6119
    @LJama6119 9 месяцев назад

    Soomaaliyeey toosoo, toosoo isku tiirsadayee hadba kiina taagdaranee taageera wiligiinee 💪🏽

  • @abasmohamud1348
    @abasmohamud1348 9 месяцев назад

    Allahu akbar wallahi dhiigaa ikacay markaan daawaday walaalaheen reer boorama wallahi waa geesiyaal dhiig iyo damiir somali nimo uu wali ku dambeeyo.
    Waxaan leenahay guuleysta walaalayaal reer awdal itoobiya waa codow ee marnaba muuse viixi haka yeelina

  • @AdamOsman97072
    @AdamOsman97072 9 месяцев назад

    masha allah wan sodhawaynaya banan baxa loka sohorjedo bado dhilifka ethpipia io wixi lamid ah ....

  • @gini875
    @gini875 9 месяцев назад

    aad baan ugu mahad celinaya shacabka reer boorame ee dadnimada damiirka wadaniyada muujiyay maye reer hargaysa reer berbera reer burco cerigabo iyadu waaba shidanaaba shidan

  • @Ladanabdii
    @Ladanabdii 9 месяцев назад

    Dad noool xaya kumulah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ sharaf Somali waa isku dhiiig

  • @WAGARPODCAST
    @WAGARPODCAST 9 месяцев назад

    Ooooo yes waanu ku raac sanay anagoo an reer barbera

  • @THECATLOVER361
    @THECATLOVER361 9 месяцев назад +3

    Guul guul guul Reer awdal ❤❤❤❤🎉

  • @Fathiimoha
    @Fathiimoha 9 месяцев назад +1

    Anoo h.awal ah ayaa idin garab taagan from gabilay keep going

  • @LibanAhmed-s7j
    @LibanAhmed-s7j 9 месяцев назад

    shaley kenya anagaa kasoo ridanay badda maantana waan ujoognaa ethiopia yaan lawalwalin insha aaaah

  • @mulkimahamed-ht4gu
    @mulkimahamed-ht4gu 9 месяцев назад +2

    masha alaah somalida hamidawdo

  • @Ruwyda-i6x
    @Ruwyda-i6x 9 месяцев назад +3

    Guul guul dadkii ilbaxnimada ree borame

  • @Abdikanimohamedabdi-c3o
    @Abdikanimohamedabdi-c3o 9 месяцев назад

    Walaalayaal qoriga qaata hadii dantu kalifto

  • @warrior_566
    @warrior_566 9 месяцев назад

    Guuul iyo gobanimo
    Mashaalah tabarakalah borama gob gob dhashay

  • @abdilahihassan3338
    @abdilahihassan3338 9 месяцев назад

    Masha Allah viva ree Awdal

  • @abdikadirmohamed9169
    @abdikadirmohamed9169 9 месяцев назад +4

    Inaan jooga macaanan lahayda

  • @mandeqyarka4678
    @mandeqyarka4678 9 месяцев назад

    Good ❤❤❤❤

  • @mohamedsouleiman6986
    @mohamedsouleiman6986 9 месяцев назад

    Dadkii is qarinsyay ayaay soo booday. Muuse waa legend.

  • @AbdiqaniAbdirsaq
    @AbdiqaniAbdirsaq 9 месяцев назад

    Ma.a

    ❤❤❤❤❤❤

  • @امةالله-ج6و4ي
    @امةالله-ج6و4ي 9 месяцев назад

    Diida gumaystaha iyo wixii gacan laleh wabilaahi towfiiq

  • @hanadhanad9579
    @hanadhanad9579 9 месяцев назад

    Masha allh sax ayd thy fariido

  • @maxamedxaajixasan9338
    @maxamedxaajixasan9338 9 месяцев назад

    masha alah ree awdal

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 9 месяцев назад

    Waa sax

  • @cismaanaxmed4854
    @cismaanaxmed4854 9 месяцев назад

    Man sha alah

  • @LoveandLife1-w4m
    @LoveandLife1-w4m 9 месяцев назад

    Awdal iib maaha illaahay baa na siiyay❤❤

  • @ajmalutilaawaat
    @ajmalutilaawaat 9 месяцев назад

    Masha allaah in badan ayaan sugayay dadka muuse kutaageeraya dad kasoohorjeeda oo lahelo

  • @elmiabdullahi1960
    @elmiabdullahi1960 9 месяцев назад

    Shacabka ka reer Boorama iyo reer Awdal oo dhan waa Wadaniyiin Soomaaliyeed oo ku dayasho mudan.
    Muuse Biixi waa qaa’inol wadan isaga iyo kuwa la mid ah ka ee maamulka, la shaqeeya Abyi Ahmed.
    Soomaaliya guul iyo gobanimo, cadowga soo jireenka ah ee Amxaarada ee Abyi Axmed waa kaga guulaysan.

  • @fartunhussein4893
    @fartunhussein4893 9 месяцев назад

    Guul guul guul manshaallah

  • @Nuravit
    @Nuravit 9 месяцев назад

    ❤❤❤❤ waa dad nool

  • @ridwandheere
    @ridwandheere 9 месяцев назад +9

    Anookoo isaak ah OO Ayuub ah ayaa idan taageersan dhulkeenu iib maaha . Waan ka dagaalamaynaa

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 9 месяцев назад

      Ethiopian ka Awdal la keenaa xaguu kaaga maqnaanayaa

  • @Farhiyasheikh-g5c
    @Farhiyasheikh-g5c 9 месяцев назад +4

    Dadkii aqliga qabay guul reer 0wdal

  • @habonali9734
    @habonali9734 9 месяцев назад

    Wooow ❤❤❤viva reer owdal 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @-gn9mx
    @-gn9mx 9 месяцев назад +5

    Tani Waxay udhacday inaynu madax iyo hogaan ka dhiganay ciddii inoogu liidatay

  • @MsDubad
    @MsDubad 9 месяцев назад +2

    Kackackac ukaca ❤dalkiina

  • @halimamahamed6957
    @halimamahamed6957 9 месяцев назад

    Guul iyo Gobonimo AWDAL iska celiya ugu GALA Hargeysa ee ku DILA.
    AWDALOW DIFACDA BADDA EE KU WAREGTA XUDUDA AWDAL KU WAREGTA BOORAME WAA WADANIYIIN KAC OO KAC SOMALIYEEY DALKA AAN DIFFACANO.
    SOMALIYA HA NOOLAATO CADOWGEEDA HA JABO AAMIIN AAMIIN AAMIIN

  • @AminaAhmed-i3j
    @AminaAhmed-i3j 5 месяцев назад

  • @faysalabdirahman405
    @faysalabdirahman405 9 месяцев назад

    shalay baylaheeeen wadadii coridorka waaa laga duway awdal, hadidii berbere ladhigo mashruuca waxay odhanyaan wax walba waxaaa qaatay isaq. eithiopa waxaaa lag kiraynyaaa berbera wixii dhaqaaala kassooo baxanya waxaa qaadayna saaxil. halkaaa waligiin ooyaa oo dhaha somaliland looma sina.shalay
    Reply

  • @hassansaididle5782
    @hassansaididle5782 9 месяцев назад

    🎉❤Mashaa alhaa guul

  • @asiaomar3841
    @asiaomar3841 9 месяцев назад

    Lkn Maxaa wajiyada uqriseen haweenow

  • @WaryaaBaabuu
    @WaryaaBaabuu 9 месяцев назад

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 SOMALI SOMALI BAA LEH

  • @niciimanuur4181
    @niciimanuur4181 9 месяцев назад +1

    iib maaha badeenu❤

  • @rayan781
    @rayan781 9 месяцев назад

    AWDAL STATE MEE❤❤ iyada katalisa GABILAY ILAA LOWYACADE

  • @Shukri-x1v
    @Shukri-x1v 9 месяцев назад

    Guuleysta somali

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 9 месяцев назад

    maashaaallaha 100 milyan ee gaajoonayo ilahey heydinka fogeeyo reer owdal iyo lughaye

  • @dajiscom463
    @dajiscom463 9 месяцев назад

    Saxiiix

  • @rahmamohamed9758
    @rahmamohamed9758 9 месяцев назад +1

    isdajiya ceelsheekh iyo buluxaar baan siinayenaaye hadhaw haw shaqu imanina ok

  • @abdiahmed9094
    @abdiahmed9094 9 месяцев назад +2

    Somalia hanoolato, ha jirto, ha israacdo

  • @saramohamud314
    @saramohamud314 9 месяцев назад +1

    Adkaatay Adkaatay Adkaatay👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽✅✅✅👍🏽👍🏽🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥

  • @MukhtarXrir
    @MukhtarXrir 9 месяцев назад +1

    Aqoosi somaliland waa dhibic kulul oo gubtay qofkasta oo cadaw somaliland ah

  • @Aminayar-p3i
    @Aminayar-p3i 9 месяцев назад

    Oraamo doonimaaano guuuuul reer awdal

  • @yasminmaow4747
    @yasminmaow4747 9 месяцев назад

    saxiix ma ogolin gahaan nahay 5 ta soomaaliya ilaa uu hal qof naga nool yahay guuuuuuuuuul

  • @A.A.E93
    @A.A.E93 9 месяцев назад +1

    Gobanimo waa u dhalasho wlhi waa inaan gabar reer Boorama guursadaa si ay wiilal geesiyaal ah iigu dhasho

    • @Mustafe787
      @Mustafe787 9 месяцев назад

      Kuwee baa geesiyaal ah

    • @A.A.E93
      @A.A.E93 9 месяцев назад

      @@Mustafe787 Yaa kale.

  • @ayaanibrahim8735
    @ayaanibrahim8735 9 месяцев назад

    WA WAXA WALAN

  • @Xamda0953
    @Xamda0953 9 месяцев назад +1

    Guul iyo goponimo waleey katahay oromo iyo xapashi dhulkeena hooyo from hargeysa

  • @الومرحبا-ع5غ
    @الومرحبا-ع5غ 9 месяцев назад

    guul awdal

  • @mohamedhassan3937
    @mohamedhassan3937 9 месяцев назад

    Waa kaf iyo kala dheere. Jeegan+Arab na in Oromo, Amhara iyo Tigri ay Gabilay, Hargeisa, Burco iyo Caynabo ugu mudaharadayaan?
    Somali way kala meerantay. ALLOW SAHAL AMUURAHA. Insha'Allah Etopia dhul iyo bad Soomaaliyeed yeelanyso.

  • @MohamedKhalil-q3x
    @MohamedKhalil-q3x 9 месяцев назад

    Ardu Habash can't control one Qabiil like amxaar iyo tigrey🤏

  • @bandhigadaljir8172
    @bandhigadaljir8172 9 месяцев назад

    allow muuse iyo soomaalibba hal meel ujihee oo danaha dalkooda kuwa kawada shaqeeya ka dhig