WAR KAAGU WAA IS YEEYL YEELID EEBOOW LKN WAXA LA ARKEY 50 JIR AFSIMALIGA INKRAYA DHOOORSANOOD OO XARYAHA QAXOOTIGA LAGU JIREY MARKA LAYAAB BALAHEY AHHH
18 may /2023 haben jimco so galeso joogo celasha biyaha i a sanado ka dib comentigan wa arki dona anoo cafm qabo oo nolol tan rajenayo ku nool i a alh i aqbalo inta iga dambesana saas oo kle idin rajenaa😊
Wallahi ani af maay wax kama aqaan laakiin laxanka iyo wadaniyadnimada heesta kamuuqato ax Ilaahow anaga dhan na mideey. 🤲
WAR KAAGU WAA IS YEEYL YEELID EEBOOW LKN WAXA LA ARKEY 50 JIR AFSIMALIGA INKRAYA DHOOORSANOOD OO XARYAHA QAXOOTIGA LAGU JIREY MARKA LAYAAB BALAHEY AHHH
Habka uu u saaray laxanka ayaa jiriirico galinaya jirkoo dhan!
Macallimuu Tarash caafimaad iyo nabadgalyo ✋✌
18 may /2023 haben jimco so galeso joogo celasha biyaha i a sanado ka dib comentigan wa arki dona anoo cafm qabo oo nolol tan rajenayo ku nool i a alh i aqbalo inta iga dambesana saas oo kle idin rajenaa😊
Masha Allah ish calaa hees.
Waxaan nasiib u yeeshay 2018ka si live heestan uu abwaanku noo qaaday Baydhabo
Axxxxx eshcala laxan soomalida ilahoow midee annigo ree jigjiga ayaan kuraxaysta heesaha qaaramiga ah 2 10 2019 ayan kudhagaysan yuurub France
Ishcaa hees wadani waaye walalkeey cod kaga kor
Dadka ugu lex jeclo badan dhanka soonaalinimada waa soomaali galbeed I mean DDS
Caaja ib 😢somalia Allow midnimo kayeel
Legend is always a legend.
Tarash heestan wuu ku farayaraystay laxan iyo ereyo intaba. Kaban macaan.
Heestun dhugunsashe maaba Ku noogaw higmad badanna kulunsati
Wadaney yaa dugsibanhee❤🎉
Wadani dab ah
Heesta jiriirico wadaniyadeed leedahy wayla daneeyo Dawlo ubaahanahy , heesta laxanka codka iyo lahjada maay caadi maaha weligay badhabo ma tegin reer Bosaso ahay lkn aad ayaan ujeclahay inaan maalin uu tego guul somalia 🇸🇴 oo nabad horumar gaarta 🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
HESINQARAN NOQON WEYDEY SXB DAD AN KAL GARAN WAX SAX IYO QALAD AH AAYAAN NAHEY
Fanaanta Naftood wal Daneeyow Dowly ing Baahnaayeeng
ishcalaa hees maahi nin lahjadan ku hadli kara lkn si fiican ayaan u fahmayaa waxuu sheegayo.
afka may mayga kuligiis ma fahmaayo lkn heesta si weyn ayey ii taabatey Abwaan Tarash.
❤❤❤🎉
Ishaa caa hees wadin dhab eh walalkey ina haaji
Haa walahi waldaneeyaw dowlii inbaahanaayi
Wal daneeyow dowly ing baahnaayeeng
Eesh calaa hees
Wow ish calal hees
♥️♥️♥️♥️♥️
Memorial
❤️❤️❤️💚💚💯😭😭
Ah, waldaneeyow Dowli inbahanayee 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 jirka ayaa idhaqaaqay Alow Dowlada hada joogto markale nosoceli
Like dhac kusii subscribe iisaar👈
Sax Mashallah
Good
2020anakudhagesanhya
Walee waa hees wadani oo aad itaabatay aad iyo aad ayaan ugaran luuqada maay maayga
Esh calaa hees maansha alaah
Kgs waa bahdileen fanaaniinta