*FURSAD SHAQO OO DAHABI AH :-* 1. Ma tahay qof bilaa shaqo ah ? 2. Ma tahay qof ku daalay sidii uu shaqo u qalanta u heli lahaa ? 3. Ma tahay qof Meesha uu ka shaqeeya wakhti badan ka qaadato 4. Ma doonysaa inad ka xorowdo dhibaatada ay leedahay shaqaalnimadu ? 5. Ma doonysaa inad wakhtigaaga xor u noqatid oo xili kasta oo aad wakhti hesho aad shaqaysan karto Iyada oo aan cidna ku xakaminin? 6. Ma doonysa inad noloshaada shaqsiga ah iyo ta qoskiinaba aad horumar weyn gaadhsiiso ? 7. Ma Rabta inad kortdhisid dakhligaaga lagaceed ? 8.ma doonaysa inay hesho laba dakhli oo kala ah lacag isbuuc kaste ah iyo lacag bilkaste ah ? *WAXYAALAHA AAN LAGA DOONIN SHAQADAN* : 1. AQOON AMA SHAHAADO 2. DAMIIN NOOC KASTE OO UU YAHAY 3.MESHA AAD JOOGTANA KUMA XIDHNA SHAQADU Dhamaan su,aalaha aan kor ku so sheegay hadii aad haa kaga jawaabtay *FADLAN* nagala so xidhiidh whatsap number +252615547971 ama +252613712029
Kama daalo daawashada video yadaada kamana daalo like 👍in aan kusaaro xita mobilada kale sbbto ah waan kujeclahay dar alle in aan ku arkana aad ujeclahay Ramadan mubaarak 🥰🥰🥰
masha allah walaal nasra aad ayaa aan ku taagara runti hee xiisa aan ku qabo ayaa adigo ka shagaynaya cunto karis waan ku dawada hora uu soco walaal qali
Mshllh nasro ilahy ha ku barakeyo walshey malinta RUclips ku soo birtay ilaa jada wlhi wan kulasocda waxbadn na wan kaa faidy adi iyo owladada ilahy haidin xafido mcnt🥰
Ala mlin kasta noo sooduub plse wa codsi yaa igu racsn 🌹😂😂😂
maalin kasto aa ☹️🥺🥺 Wlh xanun waye Routine malin walba
Alla apayo Unax wlzheyn mskin waye wxey dhahday rafaad ka mara he🥺❤🙏
@@nasra_abtidoon 😂😂😂
@@nasra_abtidoon abaayo iis kada has dhuwiin macaney
@@nasra_abtidoon abayo plz noso gali sidaa bariiska macmacaanka usameesay 🥰
*Qofkii ugu Wanaagsana uguna kheyrka badna, uguna xishoodka badna, uguna akhlaaqda fiicna, uguna ixtiraam ka badnaa inta uu Ebbe abuuray waa Nabi Muxammad SCW❤️
Why aad nabiga meeshan u soo gelinee?🙄🤔
Scw scw wcw scw scw scw scw alle hanaga dhigoo kuwii macisa noqso yaa allah
@@Yunit87 maxah walale walalken haduu nasoo xasusiyay saliga nabiga scw qer ayuu nalawadagay
@@Yunit87 maxah walale walalken haduu nasoo xasusiyay saliga nabiga scw qer ayuu nalawadagay
@@Yunit87 waayadan dhaqankaan ayaa soo baxay
Quick and easy Mashaalaah Ilaahey hakuu fududeeyo Jaamacada iyo wax walbo oo wanaag ah ooaad jeceshahay✅👍👌💕😋
Qofkii ugu fiicna uguna naxariista badan uguna aqoonta badan uguna akhlaaqda badan uguna Udgoonka badan intuu Rabi Uumay waa Nabigena mohamed SCW ❤ ♥
Beautiful video my queen nasra
Keep going 🌙💋❤️ramdan kareem Nolashydiii
Nasra Cadey Maasha Allaah qof aan taagero ayaa tahay Allaha ku xifdiyo
Masha’Allah Tabaraka’allah abaayo ilaahey haku xafiido wax badan aya ino faiideesay keep going insha’allah guul wacaan aya ku rajeynaya insha’allah
😂
ماشاءالله تبارك الله احسن الخالقين الله يسلمك ويحفظك ويسعدك ويوفقك بحياتك يارب العالمين
maasha allah ramadan mubarag
ustad nasra
sida bariiska loo samaynayo iyo souceka qajaarka fadlan noo soo gali
ماشاء الله تبارك الله أختي نصره الله يبارك فيك ويحفظك من كل سوء اللهم آمين يارب العالمين،
Qacmaha ale kama gooyo walaasheyda macallin nasro horay usoco ramadan Mubarak
Masha.allah abyo mcn ilaaheey hakuu fududeeyo howlahaaga gacantaada hakubarakeyo
كل عام وانتم بخير رمضان مبارك علينا وعليكم الله يعطيك صحه وعافيه ي نسره
Gacantaaa gacan dahab masha allah abyo nasro
ماشاءالله اختي جزاك الله خير الجزاء
Abid umajeclaan umana aan tageerin gabadh youtuberad ah wlhy sidaan nasro kuahay 🤦❤️ kujclhy abayo Allah hakuxafido abid👏😍
Ramadan mubarak Ina adeer Nasro qurux
Madhaallah good rutin ❤/Ramadaan mubarek
Masha Allh nasra abti doon Allh ha jubarakeeyo gacan dahab
M.a nasra abtidoon gabadha kaliya ka taageero RUclips ilaahey haku xafido ❤❤❤❤
Haa babta lagaqasa hhhh wax wln
*FURSAD SHAQO OO DAHABI AH :-*
1. Ma tahay qof bilaa shaqo ah ?
2. Ma tahay qof ku daalay sidii uu shaqo u qalanta u heli lahaa ?
3. Ma tahay qof Meesha uu ka shaqeeya wakhti badan ka qaadato
4. Ma doonysaa inad ka xorowdo dhibaatada ay leedahay shaqaalnimadu ?
5. Ma doonysaa inad wakhtigaaga xor u noqatid oo xili kasta oo aad wakhti hesho aad shaqaysan karto
Iyada oo aan cidna ku xakaminin?
6. Ma doonysa inad noloshaada shaqsiga ah iyo ta qoskiinaba aad horumar weyn gaadhsiiso ?
7. Ma Rabta inad kortdhisid dakhligaaga lagaceed ?
8.ma doonaysa inay hesho laba dakhli oo kala ah lacag isbuuc kaste ah iyo lacag bilkaste ah ?
*WAXYAALAHA AAN LAGA DOONIN SHAQADAN* :
1. AQOON AMA SHAHAADO
2. DAMIIN NOOC KASTE OO UU YAHAY
3.MESHA AAD JOOGTANA KUMA XIDHNA SHAQADU
Dhamaan su,aalaha aan kor ku so sheegay hadii aad haa kaga jawaabtay *FADLAN* nagala so xidhiidh whatsap number +252615547971 ama +252613712029
masha Allah Tabaa Rakal llaah keep going Nasra Abtidoon
RAMADAAN MUBAARAK 🌙☪️🙏🥰❤
Hambalyo maasha allaah hormar wacan 🥰🥰
Dukaanki
Jamcadi
Masjidki
M.a Allah ❤
Amazing sister Masha Allah 👌🏽been following you long time. Hugs🥰🥰
masha allh waxad sogelisaa wax xiisobadan oo faa idoleh Jazaakillhu kheyra zadakullahu xirsaka
Masha Allah Soska Qajarka Aad ka Samesay No so gali baayo🥰🥰
Nololba lamarumEeyo xataa sokeeeyE sokeeyaaba ugudaran saaid Runrun saxsax
Nasraa xbbt wllhi dar ku jecelahay alle haku xifdiyo runtii wax fa’ido soo galisaa Qof daacadana waa tahay keep going sis❤️
Mashallah Allah bless you and your family ☺️
Masha allh allh idin barakeeyo abyo soska qajarka iyo macmacsanka bariiska sida losameeyo noso gali adigo mahadsan
Ramadan Mubarak ❤❤😊
Ramdaan kariim walshy nasra abtidoon guuleeyso byoh
Masha allah tabarakallaah guuleyso waligaa walaasheey iga yar keep going
Nasro Ramadhan mubarak greetings from Auckland New Zealand
Masha Allah Allah haku siyaadiyo aqonta
Masha allah abyo qali allaha yaxfidka waa vidoe dhamaystiran💯👏😗
Waa mashallah keep going my sister
Masha Allah Afur Yaro Fudud Saxa Wahana Ukhtii Caziiza 😘❤
Masha waa routine kala kacsan gacamahaaga allah kuu barakeeyo sidaas iskaga fikir waligaa
Abayo wan ku tageera from jigjiga kaa soo salamaya dad ku jecel joogo inaa noi timaadid malag yaaba🥰😍
Alla waasidaan ubood boodo kaligey markaan afurka sameynayo maalin walba waliba afur family masha allh
الله يحفظكم يسعدك ويوفقك ويرزقك يارب العالمين
Kama daalo daawashada video yadaada kamana daalo like 👍in aan kusaaro xita mobilada kale sbbto ah waan kujeclahay dar alle in aan ku arkana aad ujeclahay Ramadan mubaarak 🥰🥰🥰
Maasha Allah abaayo guuleyso ❤❤❤hormar aan kuurajeynaa ❤nasra thanks ❤❤
masha allah walaal nasra aad ayaa aan ku taagara runti hee xiisa aan ku qabo ayaa adigo ka shagaynaya cunto karis waan ku dawada hora uu soco walaal qali
Ilahay amarkiis nasra wxay sodhigto madhafikro love u nasra
Mshllh nasro ilahy ha ku barakeyo walshey malinta RUclips ku soo birtay ilaa jada wlhi wan kulasocda waxbadn na wan kaa faidy adi iyo owladada ilahy haidin xafido mcnt🥰
Abaayo nasra ilhy gacantada hakuu barakeeyo❤
Mash allah boqoradena horay usoco quruxey
Gbdhn wax bdhn kafaidee😍illahi kher hakusiyo abyo ❤️
Mashaallah maxadsnid wlshy allah kubarakeyo
masha Allah tabarakallah wa shaqo dhib ah abayo allah ku fududeyo qaali
Nasro inaan deris kula ahado ba fcnayd cunto dhan ma kariyeen mash Allah cunto macan ❤️
Nasra abaayo waaku salaamay gawadheeda manaal iiga waran
Mnshlh taariklha wllshy ilaahy ha ku barkyo
MashAllah
Masha allah Alle haku xafido
Wcs xabti nasra masha allha tabarikllha Ramadan Mubarak xabti hor usoco ❤❤❤❤❤
Masha Allah my queen 👑 💎
Wow mazha Allah wa afur qurx bdn cfimaad kU cuna xppti 🥰💋❤😘❤
Nasra is back 🦋
Muuq wanaag duma qurux love u somuch😍😍😍😍
Keep going Nasro ❤️
M.a alah hku xifido qfka kliya eee uqalma in ladaawado xtaaa rmdnta adoo gaajysan vediogeda kuma dhibyo faaido maahe
Mahadsanid wll Macaan thank you so much macaanto ilove you macaanto 🤩 😍 🥰 😘 💖 💗
Manshalaah hbbti dar Alle ayaan kuu jeclahy 🥰🥰❤️❤️❤️😍😍
mash allah abaayo Nasra Ramadan mubarak
ماشاءالله تبارك الله حبيبتي ربي يحفطك❤❤🥰
Ani qosolkada jeclahy Abyo vedio yashada hal ima dhaafo ❤🥰❤🥰
M.a nasra abtidoon hormar wacan
Hasha qof oo baraha bulshada nuguheeso Allha kudhoowro
Ramadan mubark nasro abdidoon
Ayy yakhey ismaba ogi goran like saray anoo sary lee is arkaa mcnto
Mashalah nasro gibgowin abayo 👸❤
Msh AllaH xbbti 🌙💖
MSS kaaLe is ka arag😂love you🦋
Mashaa Allah wa tabaarka laah
Cooker koronto miyaa misa waa gaas Somalia Cooker koronto ah lagam halo oo saan u weeyn dukaankaad maad noo keentid
M.a ina Abo guleyso🥰✌
Manshaallah tabarakallah nasro abayo allah kuu barakeeyo maskaxda xooga dhamaan
Masha allah ramadan karim
Masha Allah abayo alaha kuxafido nosobadi
Maashaallah afur wcn❤💋
M.a xafidulaah wllshy qaali Nasra Abtidoon keep going 🥰 ❤ 💗💗💗💗💗💗💗❤❤❤❤❤🥰💋💕💞
Aniga kuğu racsan wlhu wnjhy my queen nasra abtidon
Masha allh abyo wlhi wax badan ka faaiday 2022 sanbuus somli la bartay 😍😍 wa marki igu horeysy an sameyo sabuus 😂😂ceeb miyaa 😂😂
Masha alaah abyo mcnto alaah haku barakeyo horay usoco quruxey 🥰
4:27 _4:29 🤣nasro day ma dhantaynaysa mise waa soconaysaa 🤣🤣ala nasra nasro xaraabo horay u soco manshalah
Masha allh waa afur fudud my sister
Alla walaaley gabar wanaagsan ayaa tahay. Yaa kuguursada
Ilmo iyo nin ayey leedahay wall
Masha allah allaha idin daaweyo
MashAllah yummy
M.sh nasra cadey alahakuxafido waxbadan waakaafaidnee alownoobarakeey❤❤
Mahadsanid abyo pls bariska cadiga sida loga samayn karo noo soo dub
M.a allah haku xafido❤🇸🇴
Masha Allah hormar wcn xbbti 😇🥰
❤️❤️Nasroooo I love you so much Also you are my Role model ❤️❤️❤️
Macmacanka noso gali abyo Intuu Ramadanka dhamanin waa codsi❤
maasha Allaah tabarakallaah
Mcney dhib hawa kuugu ahaatee wlh rootiinkaaga ugu jeclahay noo soobadi waan wataa abyo