DEG DEG DADKII OO WEERARAY GURIGA WIILKII SHEEGAY INUU ALLE KU RIYOODAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 сен 2024
  • IGA SOO FOLLOW GAREEY INSTAGRAM KEYGA SI AAD FARIIN IIGU SOO DIRTID 🙏www.instagram....

Комментарии • 102

  • @ZakihonestOfficial
    @ZakihonestOfficial  3 часа назад +8

    IGA SOO FOLLOW GAREEY INSTAGRAM KEYGA SI AAD FARIIN IIGU SOO DIRTID 🙏instagram.com/zaki_honest14?igsh=YjljMW1uOW91aGk2&

  • @NimcoyacquubHaruun
    @NimcoyacquubHaruun 2 часа назад +8

    Asc nabiga scw waalagu riyooda nika jeceeylkiisa uusaxyahay waayi sheeydan isuma eekeeyn karo lakiin ilaahy lamsuureeysankaro

  • @Alakhbaardiin
    @Alakhbaardiin 2 часа назад +5

    Shaydaan ayaad sragtey e Allaah ☝️
    Subxaanahuu watacaalaa waaka hufanyahay midla arko سبحان الله العظيم
    😭😭😭😭😭😭😭

  • @Gytyÿyyyy
    @Gytyÿyyyy 3 часа назад +5

    Wagi baryaba warkis leh✅️
    Subxana Allah ilahe wax u dhigma ma jiraan😭

  • @MohamedQarbe-x3w
    @MohamedQarbe-x3w 2 часа назад +2

    Nabiga SCW Riyo Waa Lagu Arki Karaa Masha Allaah

  • @Fouziaabdi-bq1rz
    @Fouziaabdi-bq1rz 3 часа назад +2

    ❤allahu❤akbar❤allahu❤akbar❤allahu❤akbar❤allahu❤akbar

  • @nadiraabdi687
    @nadiraabdi687 Час назад +1

    Subxaanallaah laakiin nabiga S C W riyo waalagu arkaa qof nasiib leh ayaa arka

  • @SamiiraSaleban-fd7hi
    @SamiiraSaleban-fd7hi 58 минут назад

    Masha allh nuurka ilaahey buu arkey nabiga S C W

  • @dulmarxaaji7191
    @dulmarxaaji7191 Час назад +1

    Maashaa alaah wiilasheenaa jawaab ugufilan culimada kasokow ilaahay haydin xiftiyo❤❤❤❤❤❤

  • @AsliOmar-rc4gk
    @AsliOmar-rc4gk Час назад +2

    SCW waalagu riyoodaa. Taas. Waa caadi. Laakiin allaah subxaanahu watacaalaa no Riyo beenta jooji subxaanalaah

  • @ABDIMAHADABDI
    @ABDIMAHADABDI Час назад +1

    Allahu akbar❤ allahu akbar❤ allahu akbar❤

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 Час назад +2

    Subxanallaah😢allaah hanabsan😢wxd arki kartaa malinta yowmal qiyamo ee alle haku dimbabin sbxnllah subxanallaah subxanallah😢

  • @QalanjoinaaliInaAli
    @QalanjoinaaliInaAli 23 минуты назад +1

    Allhu akbar allhu akbar ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @aliosman8874
    @aliosman8874 Час назад +1

    Subxanallah Allahu akbar, HASBUNALLAHU Wa NICMAL WAKIIL, Allaha sahlo amuraha Amin ya rabbi

  • @fmg63772
    @fmg63772 Час назад +3

    Allaahu akbar Allaahu akbar maashaa allaah tabaarakallaah ❤❤❤❤❤❤❤ war hoy wiilkan ha ku danbaabina isaga idanma dhihin waan sifaynayaa wana garanayaa ee waa riyo danbiga iska daaya

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw Час назад +1

    subxanallah😢😢😢 waa askhiru saban ilahayow xaqa nagusug aamiin🤲🤲🤲😭😭😭🙏

  • @amiiraarush8561
    @amiiraarush8561 Час назад +1

    Allahu akber

  • @Alakhbaardiin
    @Alakhbaardiin 3 часа назад +1

    عليه السلام 💚💚💚💚💚💚💚

  • @HaaruunAbdulRazak-mf2lp
    @HaaruunAbdulRazak-mf2lp 2 часа назад +1

    AALLAHU AKBAR

  • @Ikraamaxmadshire
    @Ikraamaxmadshire 2 часа назад +2

    M. A alx. Kuwo arkaa allaah hanokaso😢😢 akhiro ani dhaman

  • @farhiyaabdullahi6681
    @farhiyaabdullahi6681 4 минуты назад

    Qofkan somali mahaan waa nin somaliga bartey Subxanallah

  • @MuuseMaxamed-h5d
    @MuuseMaxamed-h5d Час назад

    Subxan allaah allahu akbar

  • @JacfarNur
    @JacfarNur 59 минут назад

    War beenta nagadhaf fircoon io Nabi Musa CALEYHII SALAM afsomaliye kuhadli jiren kulahaa

  • @Suad-w8b
    @Suad-w8b 14 минут назад

    War ilaahay ka baq nabiga scw waa lagu riyooda cabsii ilaahay ku dadaal will kas dhigosu waa isiinka xaraan

  • @A_Ibrahim57
    @A_Ibrahim57 Час назад

    Waa waalnyahay ee Hawo sarain sheydankan dadka ayu wuxu rabo usheg

  • @jimalmohamed1390
    @jimalmohamed1390 59 минут назад

    Magaca Allah walugu arki kara riyada

  • @SamsamAbdi-iw5po
    @SamsamAbdi-iw5po 34 секунды назад

    Bismilaah waad qiroon lahayad waadba qosqosleysaa

  • @wilwiil7630
    @wilwiil7630 49 минут назад

    sc walaalaha dhamaan
    anigu Allah waan ku riyooday
    sidan ayey ahayd
    waxan joogay Jannada meel ka mid ah
    cod baahiye aad u qeyla weyn ayaa la iigu dhawaaqay
    beri subax ahlo Jannow Rabigiin ayaad arkeysaan
    soo diyaar garooba waan soo diyaar garoobay
    dhar qurxan ayaan soo xirtay
    albaabka guriga markaan kasoo baxay
    Abahay ayaa irida iiga hor yimid
    waxaan ku iri Abahay ayaad tahay
    Allah ma tihid ee maxaa jira
    cod aad u weyn ayaan maqlay oo ii sheegay
    sida adigu aad aabaha suuradiisa ugu aragto ayaa qofwalba maanta
    Allah suurada AAbihiis u arkaya waan ku celiyey
    qof waliba suuradii Abahiis miyuu Allah u arkayaa maanta waa sidaa ayaa laygu
    jawaabay
    wax camal gaar ah oo aan sameeyey
    ma xasuusto
    sidoo kale Nabi Moxamad sc ayaan ku riyooday
    sidaan ayeey ahayd
    bahalo ayaan ka cararay wax cuna
    shimbiro waxay arkaan cunaya dad iyo duunyaba
    waan ka cararay
    wadadii ayaa iga xirantay
    geed cagaaran liin u eg ayaa wadadii iga xiray
    geedkii dhinaciisa ayaa nin xoogan qurux badan
    kasoo baxay timo aad u madow leh xoogaa iga gaaban
    gar weyn leh aad u waji qurxan
    wuxu i waydiiyey
    ma i garanaysa maya ayaan ku iri
    Nabi Muxamad ayaan ahay ayu igu jawabay
    waan khalqalay waxaan isku deyey inaan u rakuuco
    hadalo badan ayaan sheegay la bayk yaa RasuulaAllah
    wuu iga diiday jooji ayuu igu yiri
    maxaad ka carareysaa waxaan ku iri bahalladaan
    inay i cunaan ayey rabaan
    geedkii ayuu miro kasoo jaray tufaaxa ama liinta u eg
    mirahaan ku garaac ayuu igu yiri
    waxaan ku iri Nabiyow miro ma celin karan ee hub aan qaato
    maya waligood mirahaanu dhamaan mayaan hubna laguuma ogola
    inaan ku tuuro miraha ayaan bilabay la yaab miruhu kii ay taabtan
    wuu dhimanaaye anigoo tuuryadii ku wada ayan soo kacay
    wax camal gaar ah oo aan sameeye ma xasuusto
    cidii ii fasiri karta fadlan ilasoo xariir sc

  • @ShugriIbraahin
    @ShugriIbraahin 2 часа назад

    Allah akbar

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 2 часа назад

    Laakiin Nebiga Riyo Waalagu Arki
    Karaa Waana Run Riyadaasi
    Waa Idasn Ogaatid Sidii Nebigeenu
    Suuradiisa ee Layenoo sheegay

  • @nacimomoh9675
    @nacimomoh9675 2 часа назад

    Allaah tbrk Aduunka Laguma Arkaayo Live. Laakin Qofka Maxukumo Wuxuuu Kuriyooon oo Riyada Waa Wax Awooodeena Kabaxsan

  • @AbdiraxmaanIsmail
    @AbdiraxmaanIsmail 3 часа назад +1

    سبحان الله العظيم إنا لله وإنا إليه راجعون

  • @sadiyaali9508
    @sadiyaali9508 Час назад

    Salalaahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @suhaybali553
    @suhaybali553 3 часа назад

    Walal.nabiga walagu arka.riyo.dadka arko.wabux aniga nabiga scw wakuriyoda balse alle.lama.arki.karo.nabiga wa bashar😊oo dadba haben wlba kuriyoda

  • @Sumadeena
    @Sumadeena 2 часа назад

    Waa dadka cusub ee social media. Waa in wax shocking ah sheegaan ama dad caayaan si loo daawado.

  • @HamseHirsi-v5k
    @HamseHirsi-v5k 33 минуты назад

    Ilahay siduu donu yeela😮

  • @tawakalmadia1840
    @tawakalmadia1840 3 часа назад

    Waa ithopian afka baratay loo soo diray diinta inuu qas ku sameeyo hawada halagu cunno subxanallaah

  • @sianamoha5994
    @sianamoha5994 3 часа назад

    Subaxanallah 💔😭😭😭

  • @NasroYusuf143
    @NasroYusuf143 Час назад

    Asxbuna ah allhaya

  • @sadiyaali9508
    @sadiyaali9508 Час назад

    ALAAHU AKBAR ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maryanl804
    @maryanl804 Час назад

    Waaaa waaalan yhy lkn hbo nabiga waa lagu arki karaaaa hadii alle ku tuso

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 2 часа назад

    Dr Ayuu ubaahan Yahay Wiil kani
    Dad Badanoo Madaxa ka buka
    Ayaa Jira Soomaalidu Aanay Fahamid

  • @SahraNuur-zc2oq
    @SahraNuur-zc2oq 2 часа назад

    wll nabiga waa lagu riyon kara wiilkan riyadisana alle ayaa inaga og mana rumeysaneyno mana beenineyno riadisa

  • @ikranita4709
    @ikranita4709 3 часа назад

    Subxanallah

  • @sadiyaali9508
    @sadiyaali9508 Час назад

    CS❤

  • @nuuramohamed7126
    @nuuramohamed7126 31 минуту назад

    scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤allaha😢

  • @SacdiaSheikhqasim
    @SacdiaSheikhqasim 2 часа назад

    Zakiyow nebiga cws riyo walagu arki kara scw scw scw

  • @SamiiraSaleban-fd7hi
    @SamiiraSaleban-fd7hi Час назад

    Haduu riyda ka been sheego ilahey ba arka sida quranku sheegy ehluhu janhu wuxu arka ilhey

  • @JaabirCabdi-g1t
    @JaabirCabdi-g1t 2 часа назад

    Sheydaan buu arkey

  • @nura6
    @nura6 3 часа назад

    Nabi muuse kalaamu llaahi ahaa ayaa illahey araktidiisa dhibaato kala kulmi marka allaahu aclam illahey araktidiisa markii janada lagalo oo uu leyahay ninkii aduunka iyo topban laabkeeda la siiyo ayuu yiri maxaa kaloo kuu haray araktidiisa

  • @mahamudabdimatan8131
    @mahamudabdimatan8131 Час назад

    Ninkaan wuxu sheegayo waa riyo maxa looga baahanyhy
    Nabi muuse wuxu aha live

  • @abdulahijama6614
    @abdulahijama6614 2 часа назад

    Diinta aniga aad ayaa la iiga bariyaa lakiin waxaan ogahay in dad badan oo somaliya ay diinta islaanka dulaanku yihiin qaar wey og yihiin qaarna maba oga oo waala istimaalaa iya oo is ogayn waxaa ka mida siyaasiyiin' fanaaniin'wariyaal' iyo kuwo kale oo farabadan hadaba waa in lagu baraarugo

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Час назад

    suufiyada waxas sheega waxana beeniyay nin suufiyada kamida oo kusheegay been wuxu yidhi suufiyada waxa uhadhay inay ilaahnimo sheegtan

  • @AbdullahiAhmed-d5f
    @AbdullahiAhmed-d5f 3 часа назад

    هذا بهتان عظيم

  • @HaaruunAbdulRazak-mf2lp
    @HaaruunAbdulRazak-mf2lp 2 часа назад

    SALALAHU CACALAYHI WASALAM

  • @JaabirCabdi-g1t
    @JaabirCabdi-g1t 2 часа назад

    Suufi waaye

  • @ahmedmuudeey9562
    @ahmedmuudeey9562 2 часа назад

    NAABIGA WAALA ARKIKARAA ASAGA AYAA DHAHAY

  • @Sumadeena
    @Sumadeena 2 часа назад

    Ninkan waa kii barigii samixa khaliil ku dheganaa oo ku sheegay inay shaydaanka aluminati la shaqaysato. Waxaan sugnaaba waa isagoo yidhaa owliyo ayaa ahay.

  • @abdibasidahmed6880
    @abdibasidahmed6880 4 минуты назад

    Waxaan la yaabaa dadka illaahay iyo adoomankiisa mucaarado ka sameeyo wuu dhaartay dhaartiisa u daaya

  • @FatumaMohamed-l9e
    @FatumaMohamed-l9e 2 часа назад

    Nabiga scw scw wala arkikataaa riyo

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 часа назад

    kristankuma waxay kusheekeyan inay ilaahay arken wana beentod ee shaydaan ba kuciyaaraya sida kuwo kristanka sheegen ee qofku wuxu doonu sheeki kara

  • @jimalmohamed1390
    @jimalmohamed1390 Час назад

    Nabiga muxu dahay aniga riya caligula arki kara sheydhan nabiga iskama dhigi karo

  • @rahmozubeer
    @rahmozubeer Час назад

    War ninkaan ma nin walanba masa wa cabsanyahay nabigeen waxaa arko qufnasiib leh ilaahay ayaan arkay wa beenta ilaahay riyo lagu ma arko

  • @Fouziaabdi-bq1rz
    @Fouziaabdi-bq1rz 2 часа назад

    Wilaks malaik ayu arkey

  • @abdihashi3062
    @abdihashi3062 3 часа назад

    Waxaan noqday Qof koi 😂😂😂😂

  • @fartunmohamud7411
    @fartunmohamud7411 Час назад

    Kkkkkk

  • @jimalmohamed1390
    @jimalmohamed1390 Час назад

    Illahay si real loma arki karo sidhey riyo lugu arki kara😂😂😂😂😂😂?

  • @aliosman8874
    @aliosman8874 Час назад +1

    SCW SCW SCW

  • @yunisomar3024
    @yunisomar3024 2 часа назад

    Saaxib way ka qaldantahay nabiga riyo wa lagu arka dib ubaar

  • @mohamedsandheere6339
    @mohamedsandheere6339 37 минут назад

    Yaan soomaali dii Diinta ayay ku waashen wa qoom marku rogmi rabo lagu garto dhan walba way u bur bureen soomaalida Diin dhaqan luqad iimaan xishood wa rer baow yaa ku leh Alle ha so hanuniyo kuwa Diinta siyaasa deya oo ka dhigta wax walba cayar cayar iyo la is ka hadlo un soomaalia ha nolaato soomaaliyey waxa tihiin hal qoys one family is jeclada mel walba Aad jogtan oo is ku gar gaara oo qab yalada is kadaya Diin tiina dhaqan kiina illa shaqada shi sheeye u midowa wax kasta idin ka dhaxeeyo is ka illowa mar hadu shi sheeye mesha so galo

  • @adarhassan2389
    @adarhassan2389 Час назад

    Wiilkaanu waa dancing salaatul laylna wuu tukadaa

  • @raxmataali8598
    @raxmataali8598 Час назад

    Cirkaanku jirnaa nacawiya
    Jawigana jag maha nacaawiya
    Waali cad
    Waxa kale la imow 😂😅

  • @saidahmed3524
    @saidahmed3524 2 часа назад

    Sheekadii waxay mareysaa iney fuyuus yar ku raad sadaan soomaalidii, waxan yaa ka dambeeye? Maxaa kale oo socda? Waxaa uu ka hadlayaa ilhaamin in xaga wanaaga qalbigaaga la geliyo oo lagaaga digo xumaanta aad sameyneysid , ilhaamintu waa xaga caqiidada inta badan sida inaad shirki sameyneysid.oo xaga wanaaga loogu soo celinaayo. .

  • @jimalmohamed1390
    @jimalmohamed1390 Час назад

    Nabiga wala arki kara

  • @nacimomoh9675
    @nacimomoh9675 2 часа назад

    Navigaattoriin csw Waaalagu arkaa Riyada oo isagaa no sheegay inuuu shaydaaan matali karin oo riyo xaq ah oo jirto waaye

  • @mohamedfarah5700
    @mohamedfarah5700 2 часа назад +1

    Kkkkkkkk ilma yaxaas stupid 'waxaasoodhan like iyo share buu kuraadiyaaa

  • @amalabdisamed4367
    @amalabdisamed4367 Час назад

    Janada maxawayaan baa jooga

  • @Alakhbaardiin
    @Alakhbaardiin 3 часа назад

    Majuusi waaye kani hala jarjaro🔪🔪🔪

  • @nacimomoh9675
    @nacimomoh9675 2 часа назад

    Dadka Soomaalida Maxaa Kaqaldan Tolow? Qofka Ma isagaa Xukumo Wuxuuu Kuriyooon oo awooodaas Maleeyahay Qofka Inuuu Dooorto Markuu Seexdo Wuxuuu Kuriyoon? Yaaab waaye.

  • @JacfarNur
    @JacfarNur 58 минут назад

    Kaan mafiyowe halaso baaro

  • @حليمهسعديهمحمد
    @حليمهسعديهمحمد 2 часа назад

    warkisu waasax

  • @muhanadmustafa87
    @muhanadmustafa87 2 часа назад

    waa edeb daran yahay waa tobin cusub lakin waxan xafadisa logu tago laso qabto eybaa tahay oo sheydan hadalkisa fiiiri sameya waa dad inuu duleyo yutub usheganayo hala weraro waxan sheydanka u ek

  • @SafiyaJamc
    @SafiyaJamc 2 часа назад

    ʷʰʸ ʷᵃᵃ ᵇᵃᵃᵃ💔

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 часа назад

    horta wa beenaane ninkan ilaahay ma arag bal fiiriya ilaahay sidi qof bu utilmaamaya ee bal hala hubiyo dadku caqiidada kafasahaadin rabe

  • @SamsamAbdi-iw5po
    @SamsamAbdi-iw5po 2 минуты назад

    Maqoslee markaas laailaaha illalaahu maxmada rasuululaahi ninkaan maqiireysna illaahow adigaa weyan

  • @sabiriinmaxamud2684
    @sabiriinmaxamud2684 2 часа назад +1

    yaa kuyidhi nabiga riyo laguma arki karo isagaaba noosheegay nabigu in lagu riyon karo

  • @XasanMuxumad-u1v
    @XasanMuxumad-u1v 2 часа назад

    Nabiga salla laahu calayhi wasallam riyo waa lagu arkaa

  • @MaxamedCabdi-m4j
    @MaxamedCabdi-m4j 3 часа назад

    waaaa wareeeey waayaab

  • @JacfarNur
    @JacfarNur 57 минут назад

    Ohiinta bojada igu daran kaan view radiis wae 🤣

  • @SafiyaJamc
    @SafiyaJamc 2 часа назад

    𝙣𝙞𝙣𝙠𝙖 𝙞𝙨𝙜𝙖𝙗𝙖 𝙘𝙖𝙖𝙗𝙞𝙙 𝙘𝙖𝙗𝙞𝙨😂

  • @HaaruunAbdulRazak-mf2lp
    @HaaruunAbdulRazak-mf2lp 2 часа назад

    AALLAHU AKBAR

  • @moudankhaireh4015
    @moudankhaireh4015 3 часа назад

    Subxanaallah

  • @HaaruunAbdulRazak-mf2lp
    @HaaruunAbdulRazak-mf2lp 2 часа назад

    SALALAHU CACALAYHI WASALAM

  • @HaaruunAbdulRazak-mf2lp
    @HaaruunAbdulRazak-mf2lp 2 часа назад

    AALLAHU AKBAR

  • @HaaruunAbdulRazak-mf2lp
    @HaaruunAbdulRazak-mf2lp 2 часа назад

    SALALAHU CACALAYHI WASALAM