Комментарии •

  • @jirdemaxamed6206
    @jirdemaxamed6206 Месяц назад +13

    Walaal aad ayaan ula dhacey janalkaaga❤❤🙋‍♂️🇭🇺

  • @baroafkahooyo6091
    @baroafkahooyo6091 Месяц назад +17

    Maasha Allah. Very informative video. Thank you.

  • @ridwaanmohamed2796
    @ridwaanmohamed2796 Месяц назад +11

    Mansha allah best analyser haka caajisin wll noo soo badi

  • @SouleimanAbdi-rx5nw
    @SouleimanAbdi-rx5nw Месяц назад +14

    Walaal waan ku boggadinaya sida wacan ee uga fallotay xaqiiqda. Ee walaal halka haku deyn . Thank my brother

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 Месяц назад +23

    Waa umad lugaha isjiidaysa oon ogolayn in aad talaabo hore uso iyo. Somaliland ilaahay mooyee cid wax ka qaadi kartaa majirto.

  • @Mohamedkhalid-xu9ng
    @Mohamedkhalid-xu9ng Месяц назад +7

    Yagleel the best Political analyst based in Somaliland🤞

  • @engmoubarak2239
    @engmoubarak2239 Месяц назад +1

    Shukran Akhii

  • @hamse.daud1
    @hamse.daud1 Месяц назад +6

    Perfect - Subscribed

    • @Halwadaag
      @Halwadaag Месяц назад +2

      Awesome, thank you!

  • @binfarascade4391
    @binfarascade4391 Месяц назад +1

    Wow horey u soco

  • @hodancabdixarir
    @hodancabdixarir Месяц назад

    Thanks wllo ❤❤❤❤

  • @mahamoudhassan2012
    @mahamoudhassan2012 Месяц назад +1

    Well done bro. Very appreciate your video i have ever seen before you.thanks bro.horey u soco

  • @Caalin-Jamaal
    @Caalin-Jamaal Месяц назад +3

    Mahadsanid wll shaqo wacan, Xog-baadhis iyo Xog-gudbintu intaba si waaqac ah ayaad usoo diyaariseen, Exactly

  • @abdiasiisbashe4016
    @abdiasiisbashe4016 Месяц назад

    Waa sharraxaad kooban oo si faahfaahsan aad u soo koobtay. Waan rajaynaya inaad samayso barnaamijyo sidan oo kale muhiim u ah. Subscribed.

  • @CabdirixmanIsmaciil-qf9ph
    @CabdirixmanIsmaciil-qf9ph 20 дней назад

    Ma.sha.alaah zxp horay usoco 🎉

  • @abdi540
    @abdi540 Месяц назад +1

    Thank you for making such great quality content♥️

    • @Halwadaag
      @Halwadaag Месяц назад +1

      Thanks walaal 🙏🏾

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub Месяц назад +9

    Jibuti ma rabto dal la darisa dhaqle ahan la tartami kara sidasa mar walba u didan thy saldhig ama dakado laga dhiso somaliland wayo dhaqlihida hoos u dhacaya 😂😂😂

    • @Mudane.
      @Mudane. Месяц назад

      Sheeko caruur

  • @asiayounis7498
    @asiayounis7498 Месяц назад

    Amazing work Ismail. You made us all proud 👏🏽👏🏽👏🏽🔥🔥🔥

    • @Halwadaag
      @Halwadaag Месяц назад

      Thank you so much 😀

  • @biggiecayun8718
    @biggiecayun8718 Месяц назад +3

    Well done 👍 I Subscribed

  • @user-oy5rr7hz7o
    @user-oy5rr7hz7o Месяц назад +2

    Legend keep going pro ❤❤❤

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Месяц назад +27

    Madaxweyne Muuse waa geesi danta Somaliland waa In January u daba fadhisan kaligii Talitha jabuuti ama Hassan dhooqo

    • @abasabdala5636
      @abasabdala5636 Месяц назад

      Kaas intoo nii hogaaminaa qeeyr idinka fog iyo madax banaaani😂dal la iibiyo laguma helo madax banaani 😂uuuuf wuxu damiir xumaa ma doofaarka buu cunaa

    • @guletizmail8349
      @guletizmail8349 Месяц назад +1

      ​@@abasabdala5636Ethiopia futadaday ilaalisaye orodo ka xorow intaad iska dayso nacnacda.👍

    • @moepra1521
      @moepra1521 Месяц назад

      Ka bada Turkey ku wareejiyey maa damiir Leh Ka Og waxa Gedo ka socda een hadana wax u qabaynayn maa damiir Leh​@@abasabdala5636

    • @SuhaybCabdi-ku3re
      @SuhaybCabdi-ku3re Месяц назад +1

      ​@@abasabdala5636 laba iibin wa la kireyay oo dhaqalahi Djibouti lahayd qadanyna billion ah lkn fahmi maysid qarax ba ku daashte😂😂

    • @NimcoFf
      @NimcoFf Месяц назад

      ​@@abasabdala5636farxad wxa iigu filan xanuunka iyo qaraarka ku haya dhooqooy

  • @2millionhistroy
    @2millionhistroy Месяц назад

    Sxp video noo soo badi ❤

  • @sakriyeibraahim2432
    @sakriyeibraahim2432 Месяц назад

    Amazing talented analyzer, keep it bro, subscribed

  • @Lander97
    @Lander97 Месяц назад +5

    Muuse wa nin. Dadkisa ,dalkisa iyo dantisaba granya👍

    • @ismaaciilabdirahmaan865
      @ismaaciilabdirahmaan865 Месяц назад

      Hadii uu dantiisa garanaayo why uga kireywayay China asaa ka dhaqaalo badan Ethiopia soomahan ama reeer galbeedka xataa lkin Ethiopia waa gaajo waxbo kama heeleeso somaliland

    • @Lander97
      @Lander97 Месяц назад +1

      @@ismaaciilabdirahmaan865 hadi wx la kireeyy jiro mar horaba ladhaqan galin laha wax dhul ah ola bililiqystayna majiro ajanib so gashyna majirto balse ninka manta leh wxa dhibka wadaba wa diinta islamka wa kaad idinku ledin wa dalxoreye e dabo dhilifka ah

  • @hackney2.030
    @hackney2.030 Месяц назад

    Well explained

  • @mac-hirsi8569
    @mac-hirsi8569 Месяц назад +1

    Mahadsanid waa falan qayn wanaagsan ku soco

  • @guuledck809
    @guuledck809 Месяц назад

    thnks pro

  • @ibrahimmahmud218
    @ibrahimmahmud218 Месяц назад

    It is very interesting information go ahead saxib

  • @robleahmed2558
    @robleahmed2558 Месяц назад

    I liked and subscribed the channel.Thank you.

  • @mohamedjibrill2508
    @mohamedjibrill2508 Месяц назад

    I realy appreciate

  • @user-pp8vz8of2r
    @user-pp8vz8of2r Месяц назад +2

    BAL UMADAN XANUUNSANAYSA EEGA EE WANAAGA SOMALILAND U SOO KORDHAY KA XUN WAA WAXAAN ISLAAM DHAB AH AHAYN 😊

  • @Cumarj.y
    @Cumarj.y Месяц назад +4

    Jabuti ma ogola in ay somaliland dal laaqoon sayahay noqoto mana ogola in aydib iskugu biiran somalia iyo somaliland
    Waxay rabaan in ay somali waligeed is ka laalado wayo dhalashada dawlad somaliyed ama ha ahaato somaliland am somalia wabur burka tulada jabuti ee kutiirsan dakadaha 😊🤌

    • @user-ze1wv8vf5u
      @user-ze1wv8vf5u Месяц назад +1

      Xukumada jabuuti dheh walaal anagu waan af duubanahay ee inaan nana xasaradayn lkin arintu waa sidaas aad sheektay

    • @abdoulkarimnour1669
      @abdoulkarimnour1669 Месяц назад

      Bro you Dreamming 😂😂 reer ictiraf iska daaya hawawiga 😂😂

  • @Qisadaallaylkii
    @Qisadaallaylkii Месяц назад +4

    M.a waa loo baahnaa kanaal noocan oo kalaa oo muuqaalo dhaadheer oo warbixin wata Soo galiya waxaan Ka helay sidaad afsoomaaliga ugu isticmaashey qoraalada iyo habka aad u tafa tirtey iyo sida wanaagsan ee aad Kusoo jeedisey barnaamijkan juquraafi siyaasadeedka ku Soco ayaan ku leeyahay from hargaisa ❤❤❤❤
    Sidoo kale waxaad haysaa tafatirka ( editing) u khaaskaa juquraafi siyaasadeedka (geopoltics) codkaaguna waa fiican yahay waanu ku haboon yahay sidoo kale waxaan kaa codsan lahaa in aad laba muuqaal ugu yaraan aad todobaadkii Soo galiso oo u dhaxeeya 10 ilaa 20 daqiiqo. Mahadsanid saaxiib❤️👋

    • @Halwadaag
      @Halwadaag Месяц назад +1

      Mahadsanid walaal.

  • @aaralikahin7042
    @aaralikahin7042 Месяц назад +3

    insha Alaah Guul, Midnimo iyo Horumar Jamhuuriyadda Barakaysan ee Somaliland, illaahaw jabi oo Fashili Cadawga Somalilandinsha Alaah Guul, Midnimo iyo Horumar Jamhuuriyadda Barakaysan ee Somaliland, illaahaw jabi oo Fashili Cadawga Somaliland

  • @abdirashiidadam9912
    @abdirashiidadam9912 Месяц назад

    Aad ba uga helay barnaamijka aad so samaysy wad mahad san thay hore usoco

  • @rashiidashkir8103
    @rashiidashkir8103 Месяц назад

    Sxb Hore usoco❤

  • @anwarharrir6148
    @anwarharrir6148 25 дней назад

    Perfect

  • @juanway
    @juanway Месяц назад

    Bravo

  • @awelabde4328
    @awelabde4328 Месяц назад

    Baraamij fiican weye soo badi gudoomiye

  • @jabuutijano1977
    @jabuutijano1977 Месяц назад +4

    Wa nin kali ah waxad ka oyaysaan, ISMAAAACIIIIL CUMAR GEEELE allah ha ka rali noqdo

    • @amalismail7772
      @amalismail7772 Месяц назад

      Waa bahal kaligi taliye ah oo wadankiisi gaajo ka dhigay

    • @jabuutijano1977
      @jabuutijano1977 21 день назад

      @@amalismail7772 ma aragtay jabuuti marka hore?

    • @hamzaaideed9950
      @hamzaaideed9950 19 дней назад

      Haa laydhku waa dhawr boqolo dollar magaldo modren drainage malaha waa wada jiingad alaaylehe meel quruxbadan waxa jirta hodan 2 xafada la dhaho ​@jabuutijano1977

  • @Brobrosissismama
    @Brobrosissismama Месяц назад

    Masha allah waad u qalanta in subscription lagu siiyo Xog badan ayaad isu keentay wakhti galisay thanks.

  • @AbdelFatah-ws2py
    @AbdelFatah-ws2py Месяц назад +3

    Soomaliland ❤

  • @Ahmet090
    @Ahmet090 Месяц назад

    Mansha Allah wll si fiican baad u falanqaysay New Sub ❤

  • @AcbayleMusbaar
    @AcbayleMusbaar Месяц назад +3

    Good waasidaa runtu wana strategic joogto ah.

  • @somaliwise2248
    @somaliwise2248 Месяц назад

    Amazing 🤩

  • @AbdiMarshal2002-may
    @AbdiMarshal2002-may Месяц назад +1

    Goog Analyst

  • @cadaanivlog4873
    @cadaanivlog4873 Месяц назад

    TANI WAA XIRFADADA KEEP GOING BROTHER

    • @Halwadaag
      @Halwadaag Месяц назад

      Mahadsanid walaal.

  • @khalidfarah9887
    @khalidfarah9887 Месяц назад +5

    Too much music background

    • @Halwadaag
      @Halwadaag Месяц назад

      Thanks for your feedback. Next video we’ll make sure, the background music will not be too loud.

  • @salmankayze6455
    @salmankayze6455 Месяц назад

    M.a perfect

  • @najahomer3997
    @najahomer3997 Месяц назад

    Macha allah gut gemacht 💪🏾

  • @AmiinYasiin-zz8nf
    @AmiinYasiin-zz8nf Месяц назад

    Yeeli mayno in saldhig military laga siiyo Ethiopia 🇪🇹 Saylac ama lughaya Muuse biixi iyo kuwa ka fikrka ahiba uso gali mayso insha allah G awdalna noqonmaayo meel wixi ladoono laga samaysto wax yar aya ka dhiman ururka dhalinta g awdal

  • @AhmedBulshawi
    @AhmedBulshawi 27 дней назад

    Ku darso boowe dubai port laga ilaalinaya dekadaha bosaso & berbera & DJ jubuti

  • @user-cs3vq7yo9s
    @user-cs3vq7yo9s Месяц назад

    Adeer marha hore iska xidh music o hadal ka dib

  • @mohamedfaarah6767
    @mohamedfaarah6767 Месяц назад

    Very educated person very information and compert strategies between states waxaa meshan ka cad Somaliland iyo jabuti oo umad iyo qabiil walaalo ah degan yihiin hadana sida ay cadaw istarajiyeed isugu yihiin Jibuuti Somaliland oo dawlad buuxda noqota waxay u aragtaa baaba'a wadan jabuuti la dhoho

  • @Sowsow0
    @Sowsow0 Месяц назад +1

    0:05 Dawlad Gaabo

  • @The_president9
    @The_president9 Месяц назад +1

    Big lander ❤

  • @fayselhusen2216
    @fayselhusen2216 Месяц назад

    Kaligi

  • @abdirahmanilyas
    @abdirahmanilyas 25 дней назад

    Walal Erayga Duwal (دول) oo aad u la jeedo in aad ku Jamciso Erayga dawlad, waxa ku haboon in aad ku badasho Dawlado, si erayga u waafaqo Xeerarka dhawaaq ee Afka Soomaaliga.

    • @Halwadaag
      @Halwadaag 12 дней назад

      Mahadsanid walaal.

  • @zakariyekhadar1083
    @zakariyekhadar1083 Месяц назад

    Aad pad umahadsantahy wll dhalinyarta reer Somaliland inay ogadan wa mid aad muhim u ah dhulkoda muhimadisa channel kaga aad pan ula dhacay wll keep going ❤

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 Месяц назад

    Dhaqaalaha Djibouti France ayaa afka u dhigta dadkiina gaajo ayay u bakhtiyeen

  • @ibrahimmohamed-cj8pz
    @ibrahimmohamed-cj8pz Месяц назад

    Waada isaaqa. Nac nac. Baad bartaan isaaqoow. Iam Somali my country Somalia 🇸🇴 what is the land ??? Cid sheeko raqiisa noola imaan kartaa ma jirto ??? Cid tawxiidaka alle iyo diinta alle been nooga sheegi kartaa ma jirto iyo sheeko ku saabsan dowladnimo iyo wadaniyad iyo jamuuriyad. Nac nac cid noola imaan kartaa ma jirto ama buuqa aama qayliya

  • @AsmaDahir-nc9hd
    @AsmaDahir-nc9hd Месяц назад

    Caqliga allah ha ku dayo

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 Месяц назад

    Aad ayaad u mahadsan tahay waxaad tahay wiil yar oo aqoon yahan ah soo badi barnaamijyada noocan ah guuleyso sxb

  • @Mo_Daud.2
    @Mo_Daud.2 Месяц назад +1

    M.a sida wacan eed uga faalootay 100% wa sax waxay umaleynayaan in ay somaliland hor istaagi karayan lkn way iska riyoonayan

  • @Cabdiyuusuf-tk3yw
    @Cabdiyuusuf-tk3yw Месяц назад +1

    Somaaliland waa del ❤❤❤❤❤❤❤❤❤madaxbanaan❤oo❤xorah❤26❤juun❤1960❤kii❤igiriiska❤kaqaatay❤loov

  • @maxamedkhaliv7282
    @maxamedkhaliv7282 Месяц назад +1

    Jabuuti iyo somalia waqtigedii wa dhamdey😂😂 Ala maxa wax soo socda mustaqbalka dhaw😂 guul somaliland ❤

  • @jirdemaxamed6206
    @jirdemaxamed6206 Месяц назад

    Mujaahid muuse biixi mar labaad ayaa la dooranaya❤❤

  • @user-wv5dr6id1n
    @user-wv5dr6id1n Месяц назад

    Awdal miyay iska celin kartaa Saaxil Coast...

  • @user-jw4wr7fm2z
    @user-jw4wr7fm2z Месяц назад

    Doqon oo intaan xabashi siinayo Military Pasi maan siiyo maraykan iyo dawlada aan xuduuda ila lahayn,

  • @sir__cmc
    @sir__cmc Месяц назад

    Sxb hore usoco si wanaagsan baad wax u wadaa meel fiican baad gaadhaysaa. Kolay nin reer Somaliland ah ayaa tahay.

  • @asiayounis7498
    @asiayounis7498 Месяц назад

    If possible subtitles in the future would be suburb. Many of our supporters worldwide are asking for Subs. Thank you again wllo.

    • @Halwadaag
      @Halwadaag Месяц назад

      Insha'Allah, we will make sure to add subtitles to upcoming videos.

  • @IsmailOmarrayaleh
    @IsmailOmarrayaleh Месяц назад

    Allah isku diro wayo rer somaliand dhulku aya inala bexen

  • @SouguehMiguil
    @SouguehMiguil Месяц назад

    Walaxaga wara waxgale gashege

  • @MustafeAxmed-tf3fj
    @MustafeAxmed-tf3fj Месяц назад

    Jabouti❤

  • @user-vn5vp6rt8k
    @user-vn5vp6rt8k Месяц назад

    DADKA SOMALIYEED CADAWGUUDU WAA DJIBOUTI WAYO KENYA IYAGA SIISAY BADII SOMALIYED
    LAAKIN SHACABKA JABUUTI WA WALALAHEN SOMALILAND MEESHA WAXAY KALA WAREEGI DOONTA JABUUTI 10
    SANO SOOSOCDA

  • @daqandeka105
    @daqandeka105 Месяц назад

    Vie djibouti

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv Месяц назад

    Masha allllah somaliland ilaaahaybaaa madaqad miihima dajay oo awood siiyaay ha ciiyo manlaaawuhu

  • @fayselhusen2216
    @fayselhusen2216 Месяц назад

    Nolole raba jabuti

  • @Hamoudiabdi
    @Hamoudiabdi Месяц назад

    Wlhi Hadan Ree Awdal nahay labo nagu cadaw ah ayn ku dhexnoolnahay

  • @YahyeMomed-
    @YahyeMomed- Месяц назад

    Reer djibouti aya ahay bls ismail dadkisi ayu cadabaya maykula thy inu somali kaleu arko walalihi

  • @masonmaxwell3773
    @masonmaxwell3773 Месяц назад

    Ninyahow waad wanaagsan tahay soo badi muuqaallada Zomaliland dalkeyga , mahadsanid

  • @xisolle-4
    @xisolle-4 Месяц назад

    Waxaan rajeynayaa in somaliland aysan ka mid noqon qorshaha ethiopia

  • @habibkennedy6374
    @habibkennedy6374 Месяц назад

    Sxb wad riyonaysa ee horta seexo. Waa sheekadii lay idinku seexinayry

  • @Mudane.
    @Mudane. Месяц назад

    Jabhada snm
    wixii ay ka diideen siyaad bare ayay rabaan inay Awdal iyo sool ku sameeyaan

  • @sahalyuusuf7790
    @sahalyuusuf7790 Месяц назад

    Doonitaanka guumaysiga waa jahanabo runtii hada jabuuti ma nolol fiican miyay ku jirtaa waa maya alla ka magan galnay ciidan shusheeye

  • @caydaruusshekhahmed686
    @caydaruusshekhahmed686 Месяц назад

    Somaalida Waxa iskaga Qaldan Gacanka Berbera iyo bada Cas

  • @abwaanabdiaziizdhako
    @abwaanabdiaziizdhako Месяц назад

    Waan kugu hambalyaynayaa sida wacan eed usoo diyaarisay barnaamijkan

  • @DiranehHassan-ie8hl
    @DiranehHassan-ie8hl Месяц назад

    Warya chago issak bad wada

  • @ismailabdi2328
    @ismailabdi2328 Месяц назад +1

    Somaliland dowlaad mahiin waa mamuul gobaleed hadey taas daacdana waa inaa xassan sheich laadaba joosta

    • @NimcoFf
      @NimcoFf Месяц назад

      Yaa adoon ma dhul rag leeyahay baad kusoo cabaadaysaa bal kaalay intaad cabaadkan iska dayso

  • @ibrahimmohamed-cj8pz
    @ibrahimmohamed-cj8pz Месяц назад

    Doorasho sibiyo. Waxaas. oo. Dhan. Cid. Idan wadiinaysaa. Hada ma jirto

  • @mahamedmahamoud9610
    @mahamedmahamoud9610 Месяц назад

    Aqoontaada qabiilkasaar inta kuhadasha afka somaligu waa inay kuudinaadaan

  • @capdyzhakuur807
    @capdyzhakuur807 Месяц назад +2

    Sida aad mapka dowlada soamliland uga saartay calanka somalia lagend

  • @ajilkacaseh8280
    @ajilkacaseh8280 Месяц назад

    MAHASANID LAAKIIN NOO SOO BADI KA HADALKA SOMALILAND

  • @Ahmeto536
    @Ahmeto536 Месяц назад

    Subscribe xaq baad u leedahay wacaal sax waad wadaa

  • @NastyStrela
    @NastyStrela Месяц назад

    Vous rêvez debout frère 😂😂

    • @zakariyekhadar1083
      @zakariyekhadar1083 Месяц назад

      Hhh ne pleure pas ton époque est terminée enfant au revoir Djabouti 2024😂👋

  • @Mudane.
    @Mudane. Месяц назад +3

    Somaliland wax la dhaha ma jiro
    Qayb waa sool oo Somali ah qaybna waa awdal oo somalia ah
    aaaway SLand
    Waa qabiil kaliya waxa ku hadhay meeshii la dhihi jiray sl

    • @SuhaybCabdi-ku3re
      @SuhaybCabdi-ku3re Месяц назад

      Hoyada iyo sheko caruurta ahyd wase kabax mesha langabow

  • @Maxamad-wq9ck
    @Maxamad-wq9ck Месяц назад

    Waar ninkani ma futaduu ka hadlayaa

  • @yaxyeqaasim4851
    @yaxyeqaasim4851 Месяц назад

    Waan latacahabay sidaad wax usoo gubinayso

  • @housseinahmed4401
    @housseinahmed4401 Месяц назад

    " RUNTA ISKU DIIDI MAYNO "

  • @user-wx9mx5dz5e
    @user-wx9mx5dz5e Месяц назад

    Iska riyoda idorow Djibouti war nimahayso calan idoor leyahay kama babanayo somaliland

  • @sadoabdi9829
    @sadoabdi9829 Месяц назад

    Wara jiibuuti c’est pas un region