Dowlada Kenya difaaci meeysio xasan sheekh sababt u waxeey tahay Kenya ma rabto in ay deris la noqoto keligii taliye sida Kim Jon un ka Korea iyo Siisi masar iyo Xaawo’s asad siiriya iyo Qadaafi bio geeriyooday iyo siyaad bare ama afweyne waa beentiin qorshe kale ma jirto sayidka bay u socdaan beenta dasya.
Marka waxaad tiri 500 markii labada waxaad tiri 200 oo ciidan in aad been sheegeeysid baa iska cad dowlad Kama jirto soomaaliya waxaa ka Kira mammul hawiye corn aqbali meeyso.
Cali khaliif galey Alayarxam Kelmada uu ku yiri beesha SNM ee ah Ama Wax baan Wada yeelaneynaa Ama Waanu ku kala Soconeynaa Waa tan hada ka taagan jubbaland oo uu Wato Xassan dhiiqo oo Ayax ah, Adeer cidna ka yeelimeyso reer Unukàa leh iyo loo joojin mah iyo kuba daba yaacaya Xassan diirato, Markii jubaland la aas assayey Xassan diirato Waa nin Ka yiri jubaland in la dhiso dhimashaan ka xiyaa ? Mar ay Odayaal Marixaan oo dacwo ka ah Sheekh Axmed u tageen Xassan diirato Waa nin Ka yiri dhulka Marixaan iyo Ogadeen Isku heystaan Waa dhul hawiye Waa yaab ,??? Waa ninka Sharcigii Wada Ogolka ah bur buriyey ee Mid Isaga uu Sameystey Raba in uu ku bedesho Si uu Usii joogo Madaxweyne nimada Umad Somaliyeed kelmadaha foosha Xun ee uu Xassan diirato isticmaalo Waxaa ka Mid ah cidna loo joojin mah Sidii guri uu Isaga iska leeyahey, Xassan diirato Waa nin Ka Inta Ciidamadii Qaranka bur buriyey hadana dhistey Ciidamo belleed Sameystey ??? Waa ninka ku haminaya In uu jubaland geysto Mr yes men Sida Marxuum xamza oo kale Marxuum xamza Waa ninka uu Xassan dhiiqo ku yiri Raisul Wasaaranimada Waan baabi'iniyaa ee ii Saxiix Marxuum xamza Waa uu u Saxiixey Waa hade Nin lagu yiri Saxiix kursigaagaan baabinayaaye ??? Xitaa Kuma uusan dhihin kursi beelnimaa la'igu Siiyaye bal beesha aan la Soo tashado? Ninkaas buu Xassan diirato u Wadaa jubaland ? Adeer Nin Rag bey dardaaran u tahey doqoni hamogaadok Xassan diirato Shaley Wuxuu lahaa hadaad Aragtid Nin Ajnabi u tagey Nin Walaalkiis darteed buu Ugu tagey ? Viva Sheekh Axmed Madoobe
BEENAALAYAAL JAWAASIIS ah baad tihiin
Xasan shiikh gudaha wuugaley saan maqley
Dowlada Kenya difaaci meeysio xasan sheekh sababt u waxeey tahay Kenya ma rabto in ay deris la noqoto keligii taliye sida Kim Jon un ka Korea iyo Siisi masar iyo Xaawo’s asad siiriya iyo Qadaafi bio geeriyooday iyo siyaad bare ama afweyne waa beentiin qorshe kale ma jirto sayidka bay u socdaan beenta dasya.
Marka waxaad tiri 500 markii labada waxaad tiri 200 oo ciidan in aad been sheegeeysid baa iska cad dowlad Kama jirto soomaaliya waxaa ka Kira mammul hawiye corn aqbali meeyso.
Kuwii lageeyay ayaa lasoo qaadayaa
Ben badana Aabihin lacab waxba is dhibay bay wax tar ka dhigana Yan...
War beenta daaa waxa isdhabay ma jiro kkkkkkk
Waa beentaa ciidan is dhigay ma jirto

Beenloow