Hal mid ayaan anuu idinka codsanayaa midaasina Wxay thy su alha aad dadka weydiinayaan Ku badiya su aalhaa diinta wyo wey ku yar yihiin Dhaqan aad ugu badiseen markaa su laha diinigaa ayaa aad ugu faadido badan kuwa dhaqan kaa hal su aala oo diinta ah oo aad qof weydiiseen ayaa dad badana ka faa ideysanayaan idinkana iniiga qayr bdan kuwan dhaqan ka ah
Barnaamijkan sidee looga soo qayb gali karaa horta aad buu u fcnyahay
Waxa aad tagaysaa xarunta hctv ee ku tala halkan wasaarada diinta iyo awqaafta ee alfa agteeda
Dabadeed waad isqoraysaa
Cadirisaaq baku fiicnaa kasmaal
war cabdirisaaq buu tracy barnamijku ee nagaday waxa ilmaderayaalo
Hal mid ayaan anuu idinka
codsanayaa midaasina
Wxay thy su alha aad dadka weydiinayaan
Ku badiya su aalhaa diinta wyo wey ku yar yihiin
Dhaqan aad ugu badiseen markaa su laha diinigaa ayaa aad ugu faadido badan kuwa dhaqan kaa hal su aala oo diinta ah oo aad qof weydiiseen ayaa dad badana ka faa ideysanayaan idinkana iniiga qayr bdan kuwan dhaqan ka ah
Jacbur weeye su,asha dadweynaha jawaabteedu
Walaahi waa ceeb tv qaran iyo sometell oo aad dalka oo dhan looga isticmaalo iyo dhanka saadkaba telesom in . $5 qof la siinaya 9 Su"aalood ka jawaabay.
Bus yaa u baahan waar dadka lacag siiya dheh sometell ama hawada nooga baxa.
Waa jintifaa
War niinka wan ixtoramaya lakin qufka wu khalkhalinaya sasina sax ma ahaaa
Dadka soo qoray suaalaha ma saxayaan because, dhirta waxa qaldan sida loo qoray, Tusaale Gommoshaa, Gabaldaye, sidoo kale waxa qaldan sida weriyaha ugu dhawaaqay,
B.qiblada
Golcastiyo habeduba isgarog inay gubu kalajedi geluba
W
Baqbeenaha iyo takarta iyo jaarka iyo deeg intaaba kunoqda
Say shegeen mayna sax ahayn
Jacbur
Waar su aalaha iskahagaa jiya
Waa cadceed dhaca
Jabur
828 jacbur