sheakh dr.axmed xaaji cabdiramaan islaamiyiinta somaliya waxqabadka iyo khaladaadka

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 30 ноя 2024

Комментарии • 42

  • @dhussein7284
    @dhussein7284 3 года назад +6

    Illaahay hakuu Naxariisto Sh Dr Ahmed Haji Abdirahman Mohamed Hirsi Samatar
    Runtii kuma ilaawi doono khayr farabadana waad hormarsatay waxaan rajaynayaa inaad illaahay wax fiican kala kulantay

  • @cabdirush
    @cabdirush 12 лет назад +3

    allaha u naxariistee macalim dr. sheikh axmed xaaji c/raxmaan raximullaahi yaa muacalim insha,allahu janno ayaan eebe jalaa wacalaa kaaga rajaynaynaa iyo dambi dhaaf waan kuu soo duceeynaynaan

  • @harbisulub
    @harbisulub 12 лет назад +3

    Allah ha u naxarissto , waxan ka mid aha dadki laguu akhriyay culama suu wa murjio wa salfiyah jadeed, Ya Allah tawbadayda iga aqbal, Culamda somaliya Allah ha inoo xifdio. wadankeena Allah ha noo barakayao.

  • @suuzuusuuzusu3011
    @suuzuusuuzusu3011 4 года назад +1

    Allaha u naxaristo al sheekh Dr axmed xaaji craxman

  • @cabdiqanisaalax8106
    @cabdiqanisaalax8106 Год назад

    Alle ha unaxariisto dr sh axmed xaji cabdiraxman

  • @ibrahiimkhaliil
    @ibrahiimkhaliil  13 лет назад +2

    raxmatullah sheakh dr axmed abdirahman, umada halyeey ayuu ahaa. subax aroora ayaan soo galay. netka ayaan waxaan ka arkay shekha geeridiisa. inaalillahi wa inaa ilayi raajicuun. isla markiba waxaan soo xasuustay malin aan tagay speech uu jedinaaye dr sadaq enow minnesota hadaladiisa waxaa ka mid ahaa, shekha iyo sababta somaaliya ku soo celisay iyo hadafka uu lahaa kasooo hiiiksaneeye meel dheer sheqa markuu soo dhameeyay, waxbarashi uu usoo bartay umada, ayaa waxaa loo so----

  • @Hashi547
    @Hashi547 13 лет назад +1

    maashaa Allaah , allaha unaxariisto sheekh Dr.axmed x.cabdaraxman .

  • @dinho2314
    @dinho2314 12 лет назад +2

    وَمَن يَقْتُلْ مُؤْمِناً مُّتَعَمِّداً فَجَزَاؤُهُ جَهَنَّمُ خَالِداً فِيهَا وَغَضِبَ اللَّهُ عَلَيْهِ وَلَعَنَهُ وَأَعَدَّ لَهُ عَذَاباً عَظِيم

  • @hamzamohamedabdullahi8519
    @hamzamohamedabdullahi8519 4 года назад +1

    Alle miisaanka camalkiisa ha ugu daro Sheikha waxa uu ahaa caalim weyn oo waqtigiisii xaqqa ku adimey.

  • @Duurlanddaani
    @Duurlanddaani 13 лет назад +2

    ilayow u naxariiso ina lilaahi wa inaa ilaahi raajicuun way naga dileen ee ilaahay ha dilo

  • @elninoo1986
    @elninoo1986 12 лет назад +2

    وَمَن يَقْتُلْ مُؤْمِناً مُّتَعَمِّداً فَجَزَاؤُهُ جَهَنَّمُ خَالِداً فِيهَا وَغَضِبَ اللَّهُ عَلَيْهِ وَلَعَنَهُ وَأَعَدَّ لَهُ عَذَاباً عَظِيما
    Qofkii dila mu'min si kas ah abaalkiisa waa Jahanama wuu ku waari
    Doonaa waligeed ilaahey baana ugu caroon doona naarta dhexdeeda
    ilaahey ayaana nacladi doona Wuxuuna u diyaarin cadaab aad u Weyn..
    Qof kasta wu dhiman Haba Lakala HorreeYee Xisaab na Xag Alle aYey
    Taalaa qof kasta iyo Wuxu GeysTey Iyo Asaga Iyo Buugiisa. wcs

  • @abdulhafidabdallah210
    @abdulhafidabdallah210 8 лет назад +1

    Allaah ha u naxariisto caalim culus oo aad u qiima badan buu ahaa.. Ilaahay janadiisa haka waraabiyo

  • @ummoshahinaaz4522
    @ummoshahinaaz4522 7 лет назад +3

    Allow Kuunaxariiso allow abaalka kayeel jannada sare ee fardowsa

  • @adoontiiallah2810
    @adoontiiallah2810 12 лет назад +1

    RaxmatuAllaah Raxmatan Wasica Allaah haku abal marsho jannah Aamiin

  • @salmandahir5707
    @salmandahir5707 6 лет назад +2

    رضي عنه وأرضاه أسأل الله سبحانه وتعالى أن يجزيه خير الجزاء

  • @ahmedfahiye1882
    @ahmedfahiye1882 8 лет назад +1

    allow ku naxariiso shekh axmed xaji

  • @adoontiialle7922
    @adoontiialle7922 5 лет назад +1

    Labadan shiikh gafuurduub ayaa tidhi waa gaalee oo wayridoibeene aan ilaahay ugu dhawaaano dhiigooda subxaan allaah.

  • @ahmedfahiye1882
    @ahmedfahiye1882 8 лет назад +1

    waligay kuma ilaawi dono shekh axmed xaji janada ino balana insha allah

  • @shamsadiin3
    @shamsadiin3 13 лет назад +2

    raxmatullaah calayhi shekh cabdiraxmaan

  • @mahamudsaid5899
    @mahamudsaid5899 7 лет назад +1

    Sh axmed xaaji c/raxmaan Illaahey how naxariisto janatul fardooz

  • @suhurdiamond7319
    @suhurdiamond7319 7 лет назад +1

    ILAAHAY HA UNAXARIISTO CAALIMKII ISLAMKA SH.AXMED XAAJI WAXAN ILAAHAY UGA RAJAYNAYNAA JANATUL FIRDOWS AL ACLAA

    • @musemursalomar178
      @musemursalomar178 6 лет назад

      Waa culumads tawxiidka na bartay
      All's ha u naxariisto

  • @ibrahiimkhaliil
    @ibrahiimkhaliil  12 лет назад +1

    @somalipal. haa walaalkey asaga ayaa lahaa kama wado ee waxaan mesha ku qoray inuu wax ka aas assay jazakallah kheyran dabcan waa iiga aqoon roontahay

  • @fartamuse527
    @fartamuse527 12 лет назад +1

    allahey ha u naxariisto maskiin

  • @ibrahiimkhaliil
    @ibrahiimkhaliil  13 лет назад +2

    bandhigay inuu wadamada carabta bare ka noqda lacag fiicana lo shegay. lakin sheakha wuu diiday wuxuuna u soo aaday wadankisa kasoo ahaa hadafkisa. kadibna wuxuu wax ka aas aasay jaamacada bariga africa. tasuu fikradiisa ahayd asaga iyo saxiibadiisa. umadana aalha waa ku anfacay janada allah haka waraabiyo xoodka lakiin waxaa layaab leh dadki uuu usoo laabtay haday dileen? lakiin waxaa leeyahay kuwaaas naf kaliya meey dilin waxay dileen cilmi iyo caqli iyo umad oo dhan

  • @abdulqadirmukhtaarsalaad3151
    @abdulqadirmukhtaarsalaad3151 Год назад

    رحمك الله يا شيخ احمد

  • @salebanabdilahi630
    @salebanabdilahi630 5 лет назад +1

    Hakuu naxariisto allah

  • @caashocabdicismaan8714
    @caashocabdicismaan8714 5 лет назад +1

    يرحمك الله ياشيخ 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @Dawlad1
    @Dawlad1 13 лет назад

    alla yaa arxama raaxiim allow kuu naxariiso

  • @salebanabdilahi630
    @salebanabdilahi630 5 лет назад

    Allah ka kuu maxariisto yaa sheekh

  • @adoontiialle7922
    @adoontiialle7922 5 лет назад +1

    Kuwii dilay waxay ku ganeen in uu yahay sirdoon maraykanka y shaqeeya maxaa ka ieankartaan maw egyahay waxay ku sheegeen ee dhiigiisa ku banaysteen
    Ilaahay hawnaxariisto.

  • @jojoojamal1652
    @jojoojamal1652 4 года назад

    Ilaahoow unaxariiso

  • @ديقأقبلمحمد
    @ديقأقبلمحمد 5 лет назад +2

    Ilahay naxariistiisa haka waraabiyo
    Hana ka aargoosto kuwi dilay
    Markaan suuradii arkba qabandhacyo baa iga kacda
    Ilaaahay dartii baan ujeclaaday

  • @zakicabdi6612
    @zakicabdi6612 6 лет назад

    allow

  • @abdinursaid4241
    @abdinursaid4241 6 лет назад +1

    eebow naxariistaada sii

  • @املمحمود-و1ض
    @املمحمود-و1ض 6 лет назад +2

    ale qabriga ha uwaa siciyo 😭😭

  • @carsanya
    @carsanya 11 лет назад +4

    Ma ninkanay xabad u quudheen!

  • @harbisulub
    @harbisulub 12 лет назад +2

    jacaylkii muslimita an iskuleehen mee?, shaydan ba naga ka daxgalay oo na isku keen diray.kan wa murji iyo ka wa gaal intaas baan ku lumnay.

  • @zakicabdi6612
    @zakicabdi6612 6 лет назад

    ku naxriiso

  • @zakicabdi6612
    @zakicabdi6612 6 лет назад +1

    kuwii dilay shaqeyna allow ka abaal mari