Waxaan Isaga Dhigay Qof Aanan Wax Maqleenin Siaan Utijaabiyo Falcelintooda | Very Funny Public Prank

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024
  • Waxaan Isaga Dhigay Qof Aanan Wax Maqleenin Siaan Utijaabiyo Falcelintooda | Very Funny Public Prank | Kamera Şakası
    MAQAAXIYAHAN HOOS KUSOO QORAY KAALAY IGULA SHAAXEEYA OO IGALA SOO XIDHIIDH SXB
    facebook :: / akanteam
    instagram :: www.instagram....
    snapchat:akanuu619
    tiktok::akanuu1
    email::akantechnology69@gmail.com
    Prank Cabitaan KHAMRI Kujiro | Very Funny Puplic Prank | Kamera Şakası
    MURWAAN INSTAGRAMKIISA:marwanali01_
    selamlar kankılarım nasılsınız iyisinizdir bende iyiyim teşekkür ederim bugünkü vidyoumuz başlıkta gördüğünüz gibi SOKAK RAP. umarım beğenirseniz like atabildiğiniz kadar atın teşekkür ederim
    Burdan iletişim bilgilerimi ulaşabilirsiniz👇🏾👇🏾
    💌maqaaxiyahan igala soo xidhiidhi karto.
    facebook :: / akanteam
    instagram :: www.instagram....
    snapchat:akanuu619
    tiktok::akanuu1
    email::akantechnology69@gmail.com

Комментарии • 394

  • @bobby7715
    @bobby7715 2 года назад +208

    Ninkaan prankiigiisa yaa ila jecel😃🤣

  • @mubaarikmahamoud2855
    @mubaarikmahamoud2855 2 года назад +88

    😂😂😂😂😂Ninka kaliya eed prank ka daawado ayaad tahay bro😂hore u soco

  • @abu_asa1188
    @abu_asa1188 2 года назад +67

    Adiga qoraalka aqrinaaayo ilahey dartii ayaan kuu jeclahaay horay usoco igula nabiga waqtigey kuu tahay

  • @florentmalouda5399
    @florentmalouda5399 2 года назад +116

    Kan le kuwad 😂

  • @faizanvlog5910
    @faizanvlog5910 2 года назад +40

    The last girl is precious and rare to find like a diamond🥰

    • @dal-xoreeye1030
      @dal-xoreeye1030 2 года назад +1

      Gabar somaliyeed waaye lkn gabar sidaas ulabisan jinigeeyga aaba neceb wlhi hade si kasto uqurux badantahay in aan damco iska daaye xita in aan fiiriyo ma jecli 🤣

  • @aishahibo8796
    @aishahibo8796 2 года назад +41

    Walahi funny 😄 prank yadaada caadi maaha akhii nolow

  • @hamdiyusuf5833
    @hamdiyusuf5833 2 года назад +29

    🤣🤣🤣🤣saa u qoslayay qanjahaa ixanuunay😂keep going😎😂

    • @f17edits38
      @f17edits38 2 года назад +1

      Qanjha cilmi baris mku sameya 🤣😃🤠🤟

  • @mohafaizo2733
    @mohafaizo2733 2 года назад +29

    Midka teestada wax kale waye 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @cabaascalishariif7635
    @cabaascalishariif7635 2 года назад +19

    Noosoo badi wllkeyga aan jeclahay Abdilaahi akanuu...👥👬☑️

  • @abdullahimohamedxaashi2460
    @abdullahimohamedxaashi2460 2 года назад +20

    brother abdullahi brankigaaga wan jeclahay wllhi inkastoo hadda aan kugu soobiiray liicato baa qosol iigu dhamaysay 😂😂😂🤣🤣

  • @abdirizackhassan487
    @abdirizackhassan487 2 года назад +18

    Sxpow part 2 soo samee adoo dhagool jilaya😁

  • @halahala-du8ls
    @halahala-du8ls 2 года назад +12

    Walhi bilahi xoog ayn u qoslay🤣🤣🤣🤣🤣 mahadsanid bro 💞❤🙏

  • @canabmuxumed2723
    @canabmuxumed2723 2 года назад +13

    Pranki gaagu waa Funny😹 Keep Going prother🥀❣️✨

  • @itssabiriina9056
    @itssabiriina9056 2 года назад +25

    Mid mthid wlhi mrkn imaado turkey wxn rajen in kulno😀

    • @ilkacaseahmed7501
      @ilkacaseahmed7501 2 года назад +2

      Iso mar Boqortoyo

    • @itssabiriina9056
      @itssabiriina9056 2 года назад +1

      @@ilkacaseahmed7501 m jogta

    • @iman1527
      @iman1527 Год назад +1

      @@itssabiriina9056wali ma imanin miya turky aniga xita prank qatar kugu tala galy😂

    • @itssabiriina9056
      @itssabiriina9056 Год назад

      @@iman1527 wa so socdaa 🤣

    • @ayuubabdiqani7923
      @ayuubabdiqani7923 Год назад +1

      @@itssabiriina9056 maalinka kuugu horayso parank buu kugu samaynayaa iska ilaali 😅

  • @taatiko9307
    @taatiko9307 2 года назад +9

    Pranki gaagu waa Funny😹 Ani Wlh Dulqaad Kas Malihi

  • @abusharma9221
    @abusharma9221 2 года назад +4

    Wlhi dacad ayan uqoslay🤣🤣 xaqiqatan funny ninkan horay usoco nio 🔥🔥

  • @halimasacdiya63
    @halimasacdiya63 2 года назад +5

    Wad iga qoslisay mashallah wll horay u soco 🤣🤣🤣😅😅🙏

  • @ahmedkaviak2965
    @ahmedkaviak2965 2 года назад +9

    10:46 : ma gasaayi wacalyahw 🤣🤣🤣
    Wllhi qofta udambeeysaa nervous wye 🔥🙌

    • @somaliwarya015
      @somaliwarya015 2 года назад +1

      Lo'o maa tahy iyo wacel maa thy...hadaa English loo badalo reactionkeda extremely harsh waaye...somali lee fahmi karto..😂😂

  • @OmarAhmed-bl3lb
    @OmarAhmed-bl3lb 2 года назад +1

    Kanuu caadi matihid wlhi funny waxaa sameynesid keep going bro

  • @sharmaarkemohammed1810
    @sharmaarkemohammed1810 2 года назад +4

    Abdullahi akanu the legan keep going 👏 👌

  • @husseinhajir7275
    @husseinhajir7275 2 года назад +4

    So funny 🤣🤣 please 🙏 part 2 soosameee

  • @suhaybmahamuud2898
    @suhaybmahamuud2898 2 года назад +2

    dhaqtarka dadka waalwaalan soo sameeeeee yaa igu raacsan

  • @husseinsamotalis8987
    @husseinsamotalis8987 2 года назад +8

    Hhhhh inta qosolku ka dhammaadey I soo raaaca 🤣🤣🤣

    • @ruwaydacqanih8988
      @ruwaydacqanih8988 2 года назад +1

      Wali igamu dhaman qaar ban lahadhay an prankiyada so socda ku dawan donoh😂😂😂✌️😃✌️😃

    • @ayaan850
      @ayaan850 2 года назад

      Wey beerka 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @farahabdiismail571
    @farahabdiismail571 2 года назад +3

    Germany kaalay oo prank ku samee raga jooga gelin hore ayay toori Kula dhici lahayeen iga walee 🤣🤣🤣

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 2 года назад +8

    Marka aad saaid caan unoqoto showshan public prank way kaa joogsan doontaa sbbto ah qof walbaa ku garan doona 😁

  • @ayaan850
    @ayaan850 2 года назад +1

    Wllhi wiilka kaliyee youtube iga qosliya weeyi 😂😂😂😂

  • @nimcoabdulahi6990
    @nimcoabdulahi6990 2 года назад +1

    Saxiib adiga iyo asad xaaji waad iga qoslisaaan

  • @jeestoolecr7
    @jeestoolecr7 2 года назад +1

    Makasaayi wacalyahow😂😂😂😂

  • @abdullahosman106
    @abdullahosman106 2 года назад +1

    Wallahi abdullahi bela tahi so badhi tkh

  • @zakichamac2561
    @zakichamac2561 2 года назад +5

    Keep going sxp dadka noo soo badi 😂😂😂

  • @ziiyechannel6164
    @ziiyechannel6164 2 года назад

    War ma nooli kan waba legend horey u soco zhp

  • @Gowsey7
    @Gowsey7 2 года назад +7

    Wllhi prank somali adi lee kaaa daakeeraaa😘🤝

  • @caishahassan7564
    @caishahassan7564 2 года назад +2

    Kan testaha kugu dhuftay aa kaa raayay walaahi😂😂

  • @Paazo_gaming
    @Paazo_gaming 2 года назад +3

    Xarfaanka dhahaay abgaal xoolihiis ma.dhinto neh gacan Yare maa ka dhigatay akanuuwow 😂😂😂😂

  • @nimcaanyare7495
    @nimcaanyare7495 2 года назад +6

    Sxb walhi hben walbo wanku tashada muqadada laso dhaqso halmiyon kurajeyna😂🙏

  • @xuseencismaan9592
    @xuseencismaan9592 2 года назад +6

    Wllhi funny ayaad tahay😂😂

  • @rukiamohamed7346
    @rukiamohamed7346 2 года назад +7

    Muqaal aan dhameesto kaga leen ka arky ajinow 🤣🤣🤣

  • @ahmedpablo3053
    @ahmedpablo3053 Год назад

    Aar nika ugu horeya wa fany 😂😂😂 wlhi qosol awged comnti ayan kori kariwayey 😂😂😂😂

  • @xasankaafi2470
    @xasankaafi2470 2 года назад +4

    Abdullahiyow dhib badanidaa 🤣🤣🤣🤣

  • @sakariyeshabaga4397
    @sakariyeshabaga4397 2 года назад +1

    Balanteenu. Waa 200k sanscarb. 🔔🔔🔔🔔

  • @muhiiz4728
    @muhiiz4728 2 года назад +4

    Puplic prank😄😄✊

  • @wllmuhsin2236
    @wllmuhsin2236 2 года назад +3

    Very funny public prank I have ever seen

  • @somaligaming3009
    @somaligaming3009 2 года назад +1

    Saaxiip kan nooo sooo badi

  • @Abuqayska
    @Abuqayska 2 года назад

    Keep up bro

  • @SSTV5080
    @SSTV5080 2 года назад +1

    5:15 waa nin waqtigiisa ku xisaabtamaya hadana jecel inuu ku caawiyo.

  • @abubakarsadiq2770
    @abubakarsadiq2770 2 года назад +1

    Abdul you are too funny brother

  • @cabdifataahfeer8795
    @cabdifataahfeer8795 2 года назад +1

    Kep going walhie waxkazta wad uqalnta💪💪💪

  • @janadunia8595
    @janadunia8595 2 года назад +1

    San uqoslaye madaxa ixanune wlhi ninkan legend waye 🤣🤣🤣🤣

  • @maxameddalmar1495
    @maxameddalmar1495 2 года назад +9

    Funny wllhi😂😂😂😂

  • @ilhaanabdalah906
    @ilhaanabdalah906 2 года назад

    Wllhi bilaahi wan furey san uqoslayay sxb 🤣🤣🤣🤣

  • @farhansaid8872
    @farhansaid8872 2 года назад +2

    Noyow qosol darting kaadi aya iga fakatay walhi alle kuma qaado lajanow nolow😂😂

  • @ahmedaderw3322
    @ahmedaderw3322 2 года назад

    Ninka shati cadka wa legend m.a🥰

  • @misshida7716
    @misshida7716 2 года назад +1

    Jah willa shaarka cad wa naxariis miidhan maku geeya buu dhahay 🫶❤️🥺

  • @ashrafhakimi319
    @ashrafhakimi319 2 года назад +3

    Qosol iguma harin😅😅

  • @LADANCIDI-x1b
    @LADANCIDI-x1b 2 года назад +1

    WAR DHAGAHA HALAGUU Furee dhagaha dhiioo dharbaaxsho rata😅😅🤣🤣

  • @abdiasisehassan6997
    @abdiasisehassan6997 2 года назад +1

    Zxp nin aaan taageero tahaye
    Zxp Pranka dhakhtarka inoo soo samee

  • @maxamedasad2630
    @maxamedasad2630 2 года назад +1

    Waan ka helay erayadaada

  • @nasricade172
    @nasricade172 Год назад

    Wllhi saaid uqoslay Ilaahow nacafi 😂
    Midka kutestenayo iigu daran😂😂😂

  • @hanadabokor9117
    @hanadabokor9117 2 года назад

    Abdillahi kan part 2 ma ka soo samaysid

  • @fahadhussain1656
    @fahadhussain1656 2 года назад

    War prank yada kana ugu fiican kan ku wad

  • @aniyamoha1324
    @aniyamoha1324 2 года назад

    Istaaaqfurulaha wallahi kani waa funny hadii qosol loo dhiman laha an uu dhiman laha waa ku saray bro soo funny keep going

  • @ruwaydacqanih8988
    @ruwaydacqanih8988 2 года назад +2

    Wiilka u horeya fudayd bdnah😃😂✌️😂
    Part 2 kasoo same wloh💕

    • @Faisalfemo
      @Faisalfemo 2 года назад

      Teestadaa iga gadan😂

  • @IslawOfficial
    @IslawOfficial 2 года назад

    Sheeko qof ka aad dharkisa aad ursaneyso inoo soo duub bro 😎 🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🧿

  • @yussufsharif4913
    @yussufsharif4913 2 года назад

    BIGDOWS TV aa sameeyay shenahan lkn si fcn aa adigana usameesay. that was epic na idea waad kaso qadatay great.

  • @awdal_landtv9275
    @awdal_landtv9275 2 года назад +1

    Furaha tareenka lagu wado miyaa Abdullahi Akanuu nin dhib bada😁😁😁😁

  • @mahamedmurtiile188
    @mahamedmurtiile188 2 года назад

    Walaahi waad iga qoslisay

  • @XIDIG22
    @XIDIG22 2 года назад

    War sxb prankigan soo badi

  • @user-sm5de3kn1w
    @user-sm5de3kn1w Год назад

    Ninka khaliyee prank kigiisa xiiseeyo😊😊😊

  • @walaltigerofficial3568
    @walaltigerofficial3568 2 года назад +1

    Makasaayi noh wacalyoow😂😂😂😂last girl

  • @aabemcn560
    @aabemcn560 2 года назад

    Plz prt two

  • @abdullaahigmail9088
    @abdullaahigmail9088 2 года назад +2

    Thank you my brother 🥰🥰

  • @juujuu7502
    @juujuu7502 2 года назад +1

    Waa fuuray wlh noo soo badi🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @rudwaanclaahi931
    @rudwaanclaahi931 2 года назад

    Hhhhhh ninka kaliyeen ku kuxidhanahy

  • @bobby7715
    @bobby7715 2 года назад +4

    No Facebook
    No twitter
    No instgram
    But 1.8billion followers our prophet Muhammad scw❤🤍

  • @mohamedtecno5783
    @mohamedtecno5783 2 года назад

    Gawadha u Dambayso Makasayi Wecelyahow Way iga qosolsiisay wallahi Nimco haybe Ayay u Hadal egtahay

  • @abdikadiryussuf4447
    @abdikadiryussuf4447 2 года назад

    Super header

  • @jaamaclac6342
    @jaamaclac6342 2 года назад

    Sxp barnaamijkan gabdhaha ayuu kufiican yahay

  • @somaliland9231
    @somaliland9231 2 года назад +1

    Nio video kasta ood soo dhigtid beer ka I casaada funny bdhy

  • @xasansiciidmaxamed5433
    @xasansiciidmaxamed5433 2 года назад

    WALAHA ABDALA FANA BAATAHAY

  • @abdiwali4669
    @abdiwali4669 2 года назад

    Waad iga qoslisaa wll wax badan lkn camerada haka fogaan wax badan sbbto eh videoyada hadi sii raagaan waxa lagayabaa inay daciif ahaadaan

  • @Yayaofficial25
    @Yayaofficial25 2 года назад

    Dee soo badi zzp

  • @zakimaxamed382
    @zakimaxamed382 2 года назад

    M.a midka le soo daa c.lahi akanuu

  • @nimcoabdulahi6990
    @nimcoabdulahi6990 2 года назад +1

    Inta jecel in asad iyo akanuu la isku keeno isooracaa

  • @cabdalafaarax123
    @cabdalafaarax123 2 года назад +1

    Gabadha dabadeeda ayaaba iska mashquulay wlh

  • @awmadowbe9382
    @awmadowbe9382 2 года назад

    Ilahay kaaa ma dhigo dhagool 😂😂

  • @Yahhyea4
    @Yahhyea4 2 года назад +2

    9:34 “Lo’ maa tahey”
    May😂😂😂😂😂

  • @ayaan850
    @ayaan850 2 года назад +1

    Lo, o maad tahay adi 😂😂😂

  • @abdulahiomar4037
    @abdulahiomar4037 2 года назад

    zxp mid kii iphones la is ka jaraayay ku soo celi😛😛😛

  • @ayanyousuoph7296
    @ayanyousuoph7296 Год назад

    Alah beerkah wahli si daacadah igah qoslisaah

  • @daudnapharahna9633
    @daudnapharahna9633 2 года назад

    Saxip Abdullahi wlhi wad iga qoslisa waliba qofka kali ee an katagero si dab ah ayathy keep going bro

  • @xamsetoni7352
    @xamsetoni7352 2 года назад +2

    War nio somalidan dulqadkan kuma ogeyne amay somali kle thy😆😅🤣

    • @sharmahiilwalal5889
      @sharmahiilwalal5889 2 года назад +2

      Marke wadan kle jogaan edeb ee leyihin somalida hadii kle wala xira wana so celinaa

  • @Rudwaan234
    @Rudwaan234 2 года назад

    Zxp prank gii (cisbitaalka waalida ka soo baxsaday) noo soo badi kaasaa faniyee

  • @ahmedabdalle8093
    @ahmedabdalle8093 2 года назад

    Masha allah qofta u danbeysa cod keeda ayaan ka helay

  • @axmedsulub7282
    @axmedsulub7282 2 года назад

    Wlhi marwalbo wad iga qoslisaa hhhhh
    Noosoo badi plzz bro!

  • @canabcabdiraxman8138
    @canabcabdiraxman8138 2 года назад +2

    Saaaan u qoslaye wllhi wn daaaaley keep going pro🙏🏻💯

  • @Dekdmc-y1i
    @Dekdmc-y1i 2 года назад +1

    Sxb wallahi dadka aadi aya uwashey

  • @ladancajap2742
    @ladancajap2742 2 года назад +2

    Ninka kaliya iga qosliya lkn su qosalka isku adkeeya nio yape Apdulaahi🇮🇹😂😂😂

    • @mahdimohamed7056
      @mahdimohamed7056 2 года назад

      Wllhi waa la yaabay aniga xataa ani hadaan ahaan lahaa ma sameen laheen prankiyadan ookle qosolka maba isku celin karo

  • @kaydkaSuugaanta1
    @kaydkaSuugaanta1 2 года назад +1

    Akanuu nio wlhy qosol waad dhamaysa😂

  • @asiyaosman3116
    @asiyaosman3116 2 года назад

    Lo,maa tahy adi buu kakeenay Abdullahi aknuuu funny🤣🤣🤣😂😂😂

  • @aniyamoha1324
    @aniyamoha1324 2 года назад

    Somalidu waa dad wada naxriis ah wallahi allihi iga beer mahad leh egal meshay ka soo jeedan wallahi