Xanaan Shidane - #3/4 Waxaa raad igu yeeshay wixi aan ku soo koray

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 окт 2024
  • Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
    Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
    Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
    Find us on Facebook: / hanoolaatotv
    Check our website: www.hanoolaato....
    Warar, Warbixino,Taariikh, Sheekooyin, Soomaaliya, Somalia,Hanoolaato, SoomaaliyaHanoolaato, Sirdoonka, Muqdisho, Shabab, Socialmedia, ciidanka, Qaran, Soomaali, Jaaliyadda, qurbajoogta, Afhayeenka,VillaSomalia, Ammaanka, Warbaahinta, RadioMuqdisho, Africa, Haweenka, dhalinyarada, wararki ugu dambeeyay, wararkacaalamka, Nabadeyn, Nabad, boqortooyo, caasimadda, Taarkulo, Sahan, wadahadal, dib uheshiisiin, Puntland, Somaliland, Hirshabelle, Galmudug, Koonfur galbeed, Djibouti, Jigjiga,Ayaanle, Ayaanle Xuseen Cabdi, Ayaanle Hussein Abdi, Hanolato, Hanoolaato, tayo, Farmaajo, Madaxweynaha, sirdoonka, hubka, samafalka, ciidanka cirka, qoor-qoor, Waare, Rooble, Farmaajo, Fahad Yasin, Jubbaland,Jubaland,Waan-waan, Qays ciribey, Qeys, Quays Irby,

Комментарии • 1,8 тыс.

  • @habonhealth902
    @habonhealth902 Год назад +32

    Ayaane waa wariyah kaliyee u danqada gabdhaha somaliyeed oo aad iyo aad dhibka la qeebsada thank you so much brother ayaanle

  • @so4627
    @so4627 Год назад +38

    You had a great mom mashallah ❤she trus you when no body trust you may Allah bless her and take her his highest Janna

  • @khanofficial330
    @khanofficial330 Год назад +370

    Hooyo halaga duceysto si aan u guul gaarno waayo hanaan waxay ku guuleysaty hooyo ducadeeda 🙏 hooyooyinkeena allow cumrigooda dheereee inta dhimateyna allah unaxariisto🤲🤲

  • @maryamausman9851
    @maryamausman9851 Год назад +82

    Burahan aden beered waa abtigay rumaad hooyday walalked, Abti mahadsanid in aad caawaysay gabdhaan maalintay ku bahaneed ❤❤❤❤ mahad sanid abti macaan, abaayo adigna waan ka xumahay waxa kugu dhacay 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

    • @engmohamedadow5530
      @engmohamedadow5530 Год назад +3

      We thank him also for help her as his girl 🥲

    • @sumayosiidcali2866
      @sumayosiidcali2866 Год назад +2

      Khayr alla ha siiyo abayo 🥰😫

    • @quruxdiihablaha1234
      @quruxdiihablaha1234 Год назад +1

      Cayni aadan walaalked miyaa

    • @Liiloowe
      @Liiloowe Год назад +1

      NINKU GAALJECEL MIYUU AHAA. INAA LILAAH. MARKII HORE AYEY GURI QALDAN GASHAY. INEEY KA SHEEKEYSO MABA AHEYN.

    • @abdikadiralitawane8004
      @abdikadiralitawane8004 Год назад +2

      Wlh gabadan silac ayey soomartay runti waan isheen Kari wayey ila inti aan kadameynayi shekada dhan 😢😢😢laakin waxa farxad ii aah In aay manta faraxsantay alx ....illahey hakunabad yeelo abayo mcn 😢😢wankula qebsanena murugadaan 😢

  • @safiyanuura2954
    @safiyanuura2954 Год назад +155

    😭😭😭Miskiin xanaan aduunka ciqaab bay martay ee illahay swt akhiro ma ciqaabo. Allahuma amiin allahuma amiin.❤❤❤❤❤

    • @NoorBehrozz
      @NoorBehrozz Год назад +4

      Abyo qof kasto ha aaminin wax badan oo adan ogeyn baa jiro runti

    • @pr2196
      @pr2196 Год назад +4

      @@NoorBehrozz makula tahy qof ilin inaa been been kuso dhafeso

    • @marwaqalanjo4902
      @marwaqalanjo4902 Год назад

      @@NoorBehrozz qofka been iyo xuuman abayusa kuso kuri bu umada muda maxa ku cadin in been shegiso

    • @ibrahim.a.sh4878
      @ibrahim.a.sh4878 Год назад +5

      Dhibtaa iyo rafaadkaa ay soo martay Ilaahay dambi dhaaf ha uga dhigo

    • @fertunali1007
      @fertunali1007 Год назад +1

      Alaahuma amiin

  • @kampalaxaajixasan1710
    @kampalaxaajixasan1710 Год назад +32

    Waa taariikh ku tusineysa in qofka sabraa in uu Allah uguuleysan doono❤

  • @fartunwasuge8322
    @fartunwasuge8322 Год назад +33

    Masha Allah masha allah soo dhawaada walaalkey ayaanle iyo xanaan waa qiso xanuun badan farxad ku noolow walaashay qaali ❤️

  • @fartunomar5957
    @fartunomar5957 Год назад +15

    Xanunka ad darentay qof so maray le daremi karo alhamdulilah Hada wad Kaso gudubtay❤ aniga Marka Canada imaday o qofna IGA so horayn Aya so xasuatay😢 I am happy in aad Hada ka hashay dhinka ad so martay kuwa kale o ku jirto dhib Aya cawinaysa😍

  • @BellaAbdi123
    @BellaAbdi123 Год назад +46

    Hooyooyinkeen rabbi hanoo xifdiyo mar walba way na garabtaagantahay rabbi cimri dheer io caafimaad allah ha siiyo ❤

  • @cabdinaasirmaxamuud559
    @cabdinaasirmaxamuud559 Год назад +20

    Gabadhan wa ka naxay 😢waxba kama qaban karno mana ilawyso si kasto ay isu ilawsiso😭Walal naga raali noqo plz😔😭Insha allh Adunka wa ayaamo wana lagugu imtixamay balse mesha an laga waynayn laga dhimnyn laga gabobayn ALLE hakugu abaal mariyo walashay♥️🥰👸

  • @xuriyonaanaale2511
    @xuriyonaanaale2511 Год назад +49

    MSH allah Gabadhada Sami dhahy ani xuriyo leydhahaa jah ❤ Ilahey midii kuxureyso oo aduun hodan kaga dhigto Aaqirana jano kugulantaan❤

  • @kunkaroon3154
    @kunkaroon3154 Год назад +27

    Dadka gabadhan eedaynaya durba so baxay lkn anu wan aaminay oohinta indhaheda ka socda aya cadaynaya inay so xanuunsatay 😢dhibkad so marty alle dheef hakugu bdlo sis😊

  • @sihaamosman873
    @sihaamosman873 Год назад +75

    Gabdho aan is ilaalino Alle hana ilaliyee🥺 hapo hanan qalbiga Alle haku qabojiyo 💓Ragow dumarka ilaaliye Alle halaga baqo

    • @abdi-nm2vy
      @abdi-nm2vy Год назад +10

      Idinkuna ragga aad guursanaysaan xoog isaga fiiriya qaar aan maskaxiyan caadi ahayn baa ku jiree

    • @Hashi88.
      @Hashi88. Год назад

      Jamaica aad hadaad rabto commercial porn worker, you can't mislead our ladies 😂😂

    • @sihaamosman873
      @sihaamosman873 Год назад +1

      @@abdi-nm2vy Kuwo xun baa jiro oo magaca rag nila wadaago balse aan uqalmin magaca rag inla siiyo wllo😊

    • @sihaamosman873
      @sihaamosman873 Год назад

      @@Hashi88. ileen ninka xun laga shekenaayo malaha waaba adi😏

    • @abdi-nm2vy
      @abdi-nm2vy Год назад +1

      @@sihaamosman873 haa waa sidaas wlo

  • @hoodoabdi5574
    @hoodoabdi5574 Год назад +8

    Subhanallah iyadaa ku yastay oo dareemaysay inay ka fiican tahay iyadii baala qabtay adiga soo baxay 😢😢😢😢

  • @Hanaan-Wacan
    @Hanaan-Wacan Год назад +108

    😭So emotional!!!!! Wlhi She is amazing, young, talented and Beautiful lady! ❤️💕👌🏆xita Hadey sanado ka Soo wareegtay…..She is still crying after 15yrs plus and it is the Evidence of true history! Meesha umada qaar ay show off movie ka dhigteen which is wax aad Lola Yaba oo waliba hadana doonaya ninkii iyo reerkii Sii iska dhadhiciyaan ( bari yeelan) ceeb ku la doonayaan hooyadii qalbiga ka gubaneysan cajib…..( Ilen dumar Hadan Nahay Anaga isu xoog weyn-cajib
    Subxanallaha allaha na hanuuniyo! Xaqiiqtan Walasheen Qisadeeda waxay Masaage u tahay gabdho badan oo manta laga Yaa i in ay marxaladas soo mareen ama hada ku jiran lagana reerkoodii sidey u galbiyeen ineyna ka daba tagin heysanin ama aan Laga warheynin Marka we actually needed as this as awareness👍👌🙏🙏! Keep going Dear❤️ Let them talk…..As you are getting relief and healthy🏆👌👍👍👍

    • @ifraaxcali9968
      @ifraaxcali9968 Год назад

      Ficn

    • @halwojeer4201
      @halwojeer4201 Год назад

      Ninkaas ay ka cabanayso wuxuu ku nool yahay sweden, gabadheeda wey booqataa abaheeda sweden, sheekadan ma fahmin, waxaan kaloo arkay 2015 tii sawiro facbook ay amaanayso ninkaas iyo ayada oo xambarayso oo weliba u heesaysa, yaab iyo amakaag.

    • @NoorBehrozz
      @NoorBehrozz Год назад +1

      Waxkasto oo aad aragto mala aamino sanadkaan sababtoo ah hadalkeeda iskahor imaanayaa

    • @ayankaiton6344
      @ayankaiton6344 Год назад +1

      @@halwojeer4201 Wllo nin xambaarayo wa walalked

    • @Apshir_xaaDa
      @Apshir_xaaDa Год назад

      haDaL xaqiiqa waaD soo sheegTaY

  • @randaismail2788
    @randaismail2788 Год назад +10

    So emotional wlhi😢😢aduunkii bay ciqaab badan la kulantahay iyadoo yar ilaahay aakhiradaad haku hagaajiyo inta nolosha ku hadhayna rabbi wax ku dhiba kuma tuso, faraxad waarta ku nolow intad nooshahay wll❤

  • @abdirizakfarance7239
    @abdirizakfarance7239 Год назад +246

    Weligaa Intaa Noshahay iska ilaaali inaad Quf bini Aadam ah Dulmi ka gasho 😢

  • @cabdikariimsharmake5953
    @cabdikariimsharmake5953 Год назад

    I love xanaaq and i like why qalbogeeda fiican ayaaanle Thnks abti xsnaasn Igu salaaan

  • @aliyakhalif
    @aliyakhalif Год назад +22

    Hooyo waa qofka kaliya aan aduunka ka fiirsado allow hooyo noo daaa amiin

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e Год назад +124

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋☝️😢

  • @abdi6873
    @abdi6873 Год назад +231

    Aniga gabadhan lama yaabani sababto ah waxan arkay gabdho badan o nimankoda xog ku heystan o albabka xita an tagi karin o dil iyo guboow logu daro waxn xasusta 2017 mar an jogay gobolka California mid an isnaqanay aya igu yiri wan gursaday o somalia ayan ku gursaday every year Africa ayan tagaa o gaber yar ayan helay kadib sidi u shekada igu waday ayu idhahy 3 haben o kamid ah 7dabo baxa ayan garacay gabadhi o sixun ayan u garaacay kadib waxn dhahy aroos cusub aya tahy maxa u garacday gabadha kadib ayu idhahy aniga dabeecad ayan leeyhy nagaha anigon garacin o dilin mawa kacsado Subhannallah markas ayan ogaday raga qaar in ay maskixiyan u xanunsanyihij lkn somalida umaleyso qof cadi ah waxad arkey 15jir 40jir lacag heysto o reer keeda bishi utuuro $200 o badiyaha joga Kaidb reerki gabadha xldeda waxbo kama galin ninkas sidu dono ayu ka yeelaya hadu haben kasto dilo xitaa rerka waxbo dhihi mayan sababto ah $200 ka aya rerka ka badan o baadiyaha ku qatan marka xaqida ah dumarka way qarsadan dhib tooda qasatan kuwa Somalia kunool waxa lagu dara rag mooryan ah o naxaris laheyn o maalinki dilo habenki nageysto marka waxan lahadlayaa kuwa aniga sideyda o kale o ragnimada iyo qimaha gabdhaha yaqana fadlan xaq nagtada haka galin hadi adan rabin iska fasax kaliya d ma fcno gabdhah waxan leyhy adunki sidi hore mahin Kan ku dhibo katag o xitaa shaah bananka ku iibi xitaa boyaaso noqo qofka an qimahaga aqon hala jogin hadi kale maskixiyan ayad u walaneysa aniga mida aan gursan dono ma ogi allah aya og lkn waxan ka rajeyna allah in u iga dhigo mid xaskisa xaqeeda ilaaliyo in allah iga dhigo inta gursan doonto iyagne allah xaqa hatuso

    • @Degaliah
      @Degaliah Год назад +7

      😢😢😢 dad buka ayaa jiraa laakin Somalida kudhexqasoon

    • @mushtaaqfarhan7937
      @mushtaaqfarhan7937 Год назад +8

      😭😭ax raggaas maskixiyan bey u xanuunsan yhn

    • @EBYAN5
      @EBYAN5 Год назад +3

      Subxanalaah

    • @عبداللطيفمحمدمحمود
      @عبداللطيفمحمدمحمود Год назад +3

      Acudi bilhi maxoo udilaa mo dabada darbaaxsho yar ugu difto mo leef leefo maxo ugaracaa ragi hore caadi ma aha walhi waxaas waxa ka danbeeyo dolad la aanta ama walhi isla xisaaptan dici lahaay

    • @thegunner971
      @thegunner971 Год назад +1

      Qof xanunsan weeye.

  • @mariaqaali
    @mariaqaali Год назад +5

    Xanaan shidane abaayo qisadada inaad buug ka qorto ayaa fiican qiyo aan maqlo tii igu xanuun badneed weeye guulayso baayo🥰🥰🥰

  • @SumayoSimran-sw4tr
    @SumayoSimran-sw4tr Год назад +31

    gabadhaan isku qabiil manihin ninkana sidoo kale lkn ninkaas maanta haddaan arki lahaa wlhi waan cadaabi lahaa 😤🔪🥲

  • @issadinhajjiabdi839
    @issadinhajjiabdi839 Год назад +33

    May Allah protect her and elevate her status in this life and the hereafter. She has endured so much pain and her resilience is impeccable.

    • @xalijamagure4096
      @xalijamagure4096 Год назад +4

      J

    • @ayaancaarsheayaancaarshe7426
      @ayaancaarsheayaancaarshe7426 Год назад

      ​@@xalijamagure4096 😅l99k8😅😅8😅😅⁹k😅k8😅9😅k8😅😅😅k88😅89⁸888k8😅😅8😅⁸😅ĺ😅o9😅k9😅8k8😅l9ĺkok8😅😅😊😅😅pó😅😅😅😅ĺk😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅Olli😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @عبدالرزاق-ذ1ز9ق
    @عبدالرزاق-ذ1ز9ق Год назад +60

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد
    وعلى آله وصحبه والتابعين لهم
    بإحسان إلى يوم الدين آمين ...

  • @siman111
    @siman111 Год назад +7

    Mashallah Alxamduliallah abtigaas qayr allah siiyo iyo barako anigaba rer abtigay iso koriyey iso dhoofashay nolol qurux badan meelaha hada aduunka loo dalxiiso ku noolal jiray xamar markan joognayna xeebta zanbuuza marka cadey allah akbar i love rer abtigay

  • @ferdoesabdikadir
    @ferdoesabdikadir Год назад +24

    xanaan shidane abayo walahi ani hda dareema niyad jab wax kale ma sii haray abayo i cant say i am so sorry lkn you are brave mom and women keep going ilahay qalbiga haku qaboojiyo ducada walidka wa muhiim ilahay hoyoyinkeen ha u naxariisto my mom always way iducaysa i feel inan iyada ducadeeda ku guulaysanyo

  • @i.yl7
    @i.yl7 Год назад +7

    Abti Burhaan iyo muxyi diin rag rag dhalay oo damiir leh agtiina qof lagu ma ciili karo sharaf iyo karaamo iyo cizi baad leedihin allah idin ku nooleey inta ifka saarantihin hortiina kheyr allah ha idin ka ajar siiyo waa idin duceeyey waa habeen jimco soo galeyso roob inoo da'ayo aamiin.
    comment geyga ina arki doontiin ban rajeynaaya allah idin xafido❤️🤚🏾

    • @ridwaanali2852
      @ridwaanali2852 Год назад +2

      Dadkumaaha kuwa wada xun wanaagana waa u dhalasho alle ducada haw aqbalo noloshana haku guuleeyo 🤲

  • @khanofficial330
    @khanofficial330 Год назад +36

    Hooyo mcn allah unaxasisto janatul firdooso allah ka waraabsho 🤲🤲🤲🤲

  • @maryamabdallah3904
    @maryamabdallah3904 Год назад +2

    Maasha alaahu ayaanle xuseen cabdi wax weyn baad umadda soomaali u heysaa wax badan baa lagaa faa,, iiday oo qibrad iyo xuusuus reeb,,, ah alaha ku xafdiyo adiga iyo inta samaha jecel aaamiiin aaamiiin yaarabi

  • @archialleli6516
    @archialleli6516 Год назад +23

    Cajiib iyo calool xanuun wad socda weye😢 qisadani alle inta nolosha ku hadhay farxad hakugu idleeyo

  • @farahmaalim8164
    @farahmaalim8164 Год назад +7

    Your story is touching our heart.

  • @drsshushuu7869
    @drsshushuu7869 Год назад +72

    Nin xun qabil malahan 😢xanan shidan qalbiga alaha ku dajiyo abayo 😢xnnkas wakula daremena 😢

    • @sumayaahmed6656
      @sumayaahmed6656 Год назад +7

      Qurx badnaa lahydaa in dadka dhan ee intas fahmaan ilhay ha ugargaro gabdhaha dhibaataysan

    • @najmoomar19
      @najmoomar19 Год назад +1

      Sax mahadsanid wll

    • @abdulhakemyusuf1674
      @abdulhakemyusuf1674 Год назад +1

      Well said, dadka qabiil ku difaacaayo qof Jiran oo abuser ah.

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 Год назад +24

    Aniga qiso xannun leh wa so maray Yarantaydii qofna ma oga aniga iyo ilahay Marka dhib badn ku qabsato nolosha wx cadi ah by kula noqon 😢 waynantydina alle baa igarab qabtay Axl Yarabi Go,aan soo qatay Owgiis wxn rajen guulo faro bdn in.a ❤
    Qof walba qiso madow wuu Leeyahay lkn wy aamusan yihin dadku allow no naxariiso ❤
    Ogow haduu Lagu dulmiyo alle wuu arkaaa dadka la,dulmiyay baa dunidan horumar badan ka samaynaya 😌😞

    • @hassandahir2339
      @hassandahir2339 Год назад

      Aad iyo aad hubaal qiso aad uxanuun badan baa nagu wada duugan

    • @miskicabdiosman7214
      @miskicabdiosman7214 Год назад

      Aniga ilaa hada baan kujidhaa illahy hayga saaro lakin tan gabdhahan xooga wey karoon thy😭

  • @ladanabdirashid2522
    @ladanabdirashid2522 Год назад +59

    Subxannallah allow adunka weykusilacde camalkeda wanaji inta udiman cimrigeda allow mid faraxsan kadig farxadaso qabiga kasobaxdo allow jannada guri ugadis yarabbi 🤲😩😩🤲🤲

    • @rahmozubeer
      @rahmozubeer Год назад +1

      Qabiil kasto nin xun wa ku jiraa sida ku dhaqmo iyo si ka xun ilaahay ha ku kaalmeeyo shib badan ayaad aragtay

    • @mohamudkadiyeyakub6285
      @mohamudkadiyeyakub6285 Год назад +2

      Really it's a painfull

    • @ShuuShuujamac
      @ShuuShuujamac Год назад

      Amiin qlbiga ixaanunay wlhi intaan dawanayey indhaheyga ilmada wey joojin waayeen wixii gabar dhiba alllha dhibo

    • @zamzamabdielmi4176
      @zamzamabdielmi4176 Год назад

      Aamiin yaarabi 🤲🤲

    • @missnajma5505
      @missnajma5505 Год назад

      Aminnnn

  • @sahraali6994
    @sahraali6994 Год назад +16

    Abti, Burhaan thank you for your hospitality ❤❤

  • @Mohamedbadil114
    @Mohamedbadil114 Год назад +84

    Waxan umaleynayaa inaan noqdey qofkii ugu horeeyay ee xalqadaan daawaday✌️✌️✌️✌️

  • @MohammedAli-nx2kl
    @MohammedAli-nx2kl Год назад

    Gabadhaas Waraysiyadeeda Ilmo ayaan ku dhamaystay. Garabkeeda Allah ha galo.

  • @lakiwacayspodcast
    @lakiwacayspodcast Год назад +37

    AFKII BAA JUUQDA GABAY 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @aswanahmed5652
      @aswanahmed5652 Год назад +3

      Laki xaaji abyo sida dhemanka ku radsha mela kala xiriira raba abyo iso sheeg ❤❤❤❤

    • @Itsrobloxgrl
      @Itsrobloxgrl Год назад

      Hayo filmkan adi maa lasoo dhisay lakiin si fiican looma jilin hadalkeeda wuu is bur burinayaa 😂😂😂

    • @Ladanabdullahi3845
      @Ladanabdullahi3845 Год назад

      ​@@Itsrobloxgrl yaa ceebe shuum Caleyk😢 you think this is joke

    • @zuzu-ss2cl
      @zuzu-ss2cl Год назад +1

      ​@@Itsrobloxgrl ina adeerka miyaa ninka caro alle kuku dhacdee😏😏😏😏😏😏

  • @AbdallaMohamedAhmed
    @AbdallaMohamedAhmed Год назад +2

    Wow mash allah burhan beered waa adeerke wlh wxu qaba eedadee Ayan Mohamed dhore ❤❤❤❤😢

  • @yareamin2073
    @yareamin2073 Год назад +14

    Thank you ayanle wll setha waxyabaha muhemka aad inugu sugudbesed aad umxadsantxay

  • @sahraj3885
    @sahraj3885 Год назад +4

    😭😭😭 Yaxfidkuma Yaa Xanaan
    Allah ha kaa Cawilo dhibtaa ku soo markey ALLAHUMA Aamin Aamin Aamin waana ku salaamayaa adiga iyo AYaanle iyo ha noolaato oo dhanba

  • @Jimcale-m4p
    @Jimcale-m4p Год назад +17

    Aad baan uga xumahaygabadhaas miskiita ah waa uhambalyeynayaa mashaa allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Bayaan447
    @Bayaan447 Год назад +4

    Qof nolol adag somartay balse kaguulaystay batahay ilahay inta kuhadhay farxd iyo badhaadhe hakuugu dhameeyo queen❤

  • @abdikadirmohamedmohamud1624
    @abdikadirmohamedmohamud1624 Год назад +68

    ALLAH inuu jannah kugu bedelo kugu ducynyaaa wlll. 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @samsmmaxmedjmc683
    @samsmmaxmedjmc683 Год назад +3

    Allow hooyo haiga 😭😭xanan abyo qisadad ad bn ula ilmiyee 😢😢😢Mar walba iyo mel walba alle garabkaga ha galo😢😢

  • @salwaamohamutt9277
    @salwaamohamutt9277 Год назад +70

    Gabadhaan qisadeeda waxay ku fiican thy filim in laga diyaariyo
    Aniga fikir ahaan sas baan qabaaa

    • @shamsoqaali3260
      @shamsoqaali3260 Год назад

      Waan kula qapaa

    • @mushtaaqfarhan7937
      @mushtaaqfarhan7937 Год назад

      Waan kula qabaa😭

    • @EBYAN5
      @EBYAN5 Год назад +4

      Waxaan hubaa dadka soomaliyeed kalabarkooda siiba dumarka qisooyin filim laga samayn karo inay soomartey
      Sida inantaan ooakle lkn dhibka jiro baa ah wax soosarka wadankeena dhankasta waa 0

    • @axamedmaxamed3615
      @axamedmaxamed3615 Год назад

      Waarun taa sal way flim bey u baah neyd runtii wll bye

    • @Najmabdullahii
      @Najmabdullahii Год назад

      ​@@EBYAN5 ⅞u. 6

  • @Jibrilosman-oi5xb
    @Jibrilosman-oi5xb Год назад +5

    Ax qalbi jab waynaa
    Waxan odhan lahaa xanan shidane waa Halgaamaa nololeed wlhi 😢😢😢😢

  • @Fatima-ff-e
    @Fatima-ff-e Год назад +21

    Ilaahey markoo wanaag kula doonaayo waa gawadhaan oo kale ilaahey aa qeer ladoonaaye iyadoo melna kaseynin oo meel walbo geeyay 🥺🥰

  • @aminodahir389
    @aminodahir389 Год назад

    Bis waayeh mid xawadleh xiriir naga dhaxeeya wanku soo wacanaa waad ibaraan buri huuno😊❤

  • @hanadafraxow2040
    @hanadafraxow2040 Год назад +21

    Dhib walba nicmaa kadanbeyso ee Haquusan wayo Alla waxa uu firinaa adoon kiisa inta uu sabarkisa garsii sanyahy 😢

  • @Zurich527
    @Zurich527 Год назад +9

    Wallee hooyo xumaanteyda iyo wanaageyga ogaataba iima noolo aniga hooyadey Alle ha u naxariisto😢😢😢😢😢

  • @abdi-nm2vy
    @abdi-nm2vy Год назад +24

    Farxad baan kuu rajaynaya wlaal gabadh caqli badan baad tahay alle hakugu guuleeyo nolosha inta kuu dhiman

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 Год назад +1

    Xanaan shidane inay ka sheekeyso qisadeed waa wax fiican rag kale ee gabadhah silciyo inay ku waan qaataan waxaas oo dhan waxay igu dhacayaan gabadhaheen waa dagalkii sokeye qabiil kastan oo soomaaliyeed waxaa ku jira rag xanuusan iyo kuwo xunun oo haween ah marka Allah xifdiyo gabadh soomaaliyeed dadkeen soomaaliyeed Allah xaq ha tuso aamiin yaarabi

  • @Jimcale-m4p
    @Jimcale-m4p Год назад +30

    Aduunka inta kuuhadhay farxad kunoolow abàayo hambalyo❤❤❤❤❤❤❤

  • @saeedali9422
    @saeedali9422 Год назад

    Ayaanle thanks barnaamijyada wayaha nolosha ee aad soo gudbisaan hanoolaato waayo arag.

  • @nurtoibrahim7527
    @nurtoibrahim7527 Год назад +15

    Soo dhacyeey warkii ugu xiisaha badnaa lawada sugayey ❤❤❤

    • @MoMo-vm3rc
      @MoMo-vm3rc Год назад

      Qaybtee ku heesataana tii 1, 2 ama tii 3 aad

    • @nurtoibrahim7527
      @nurtoibrahim7527 Год назад +1

      @@MoMo-vm3rc Qeybtii labaad ayaa ka xarago badneed xoog ii diirisay qebtii 2aad ayaan ku haystaa

    • @MoMo-vm3rc
      @MoMo-vm3rc Год назад +1

      @@nurtoibrahim7527 anbo, sababtana waa Isla ognahay, lol

  • @Beelosaajinsufi
    @Beelosaajinsufi Год назад

    Xasan shidane Qalbiga Allah ku Qaboojiyo abaayo

  • @MoMo-vm3rc
    @MoMo-vm3rc Год назад +45

    Ayaanle iyo bahda hanoolaato mahadsanidiin, inaa Xanaan part 3 noo soo daysayseen. Soo dhawoow Xanaan Shidane.

    • @rahmho128
      @rahmho128 Год назад

      L0

    • @MoMo-vm3rc
      @MoMo-vm3rc Год назад

      @@rahmho128 , raxmo adaa ku xiga, bacdal Xanaan, Haye dheh. Mise anaa kaa hormara

  • @amirahmed5003
    @amirahmed5003 Год назад +3

    Mr abti burhaan aad baan kuu salaamayaa wanaaga aad qabaty waxaa dareemi kara qof yurub ku nool mhdsanid abti burhaan 1000jeer😪😪😪😪😪

  • @idman-bt3tf
    @idman-bt3tf Год назад +11

    Ayanle sheekadaan waa aminsanahay ineey tahay wax ku dhacay lakiin dad baa cadiifad u badalay ❤

    • @Nasra_Abdirahin1
      @Nasra_Abdirahin1 Год назад +5

      Haa wlhi hada ka hor anoo yar baa reer dariskena waxa arki jiray ninka gabadha mar walba dili jiray ilaa hada waan xasustaa 😢

    • @deqomohamed5306
      @deqomohamed5306 Год назад +1

      ​@@Nasra_Abdirahin1 anaba aqan mamo habo labad e ah daris ahayn ano yar oyentid maqle jiray hada aba ogaday in u ninka garaci jiray

    • @Ladanabdullahi3845
      @Ladanabdullahi3845 Год назад

      Wey dhacdaa xaafadenaba waxa daganaa nin wadaad ah oo ey dariska dhan sheegi jireen inuu naagtisa dilo shiiq gar weyn buu ahaa hade xta marku jidka maraayo cimaamad buu wajiga kudaboolan jiray oo dadka mafiirin jirin wan yaraa lkn wan xasuusta

  • @aliibrahimabdiluckypoi2376
    @aliibrahimabdiluckypoi2376 Год назад +34

    Tough times never last but tough pple do💯👏

    • @abdiadan4837
      @abdiadan4837 Год назад

      Very tough experience to these young lady, that X husband,s were primitively luck of the diin , treating the lady as an object just to his brutalized acts, disappointing & disgusting, pole Sana dada kwa hayo majabu, a mini mola mlezi SWT,

  • @عبدالرزاق-ذ1ز9ق
    @عبدالرزاق-ذ1ز9ق Год назад +78

    اللهم أصلح أحوال الصومال جميعا برحمتك يا أرحم الراحمين ...

  • @khadromohammed6874
    @khadromohammed6874 Год назад +2

    😭😭😭😭😭😭qisoba qisada kle ka xanun badan subxanallaah subxanallaah illahay inta nolosha kaga hartay qurux hakugu dhameyo abyo

  • @dheymannuura7240
    @dheymannuura7240 Год назад +17

    qeybta 1 ilaaa 3 oohin igu dhameysay sry xanaan abaaayo murug walba frxd ka dameysay waana mooday oohinta halkaa noga ekataa rajeynaa qeybaha dambe frxd noqoto wlh indhihii i casadeen waxaan qiso lama oran karo madkiinta wa so ciqaab matay😢
    insha allaaah nolol qurux badan ku raheynaaa xanaan😢

  • @sahronur9938
    @sahronur9938 Год назад +11

    Omg 😱 I can’t stop 🛑 crying 😢

  • @hilalqnnn2932
    @hilalqnnn2932 Год назад +23

    Maskiin wlhi waa xanuun lkn dadkeena sikasto loo dhaho war dadka ciqaabta kadaaya maalin unbuu kabaxa ama wuu idhimanaye wax ma maqlayan manta kuwaa silaacas kujiro anan ogeyn 😢 yaa Rabi xaqa tus dadka naxiirsta la heeyn 😢

  • @xafsacali5942
    @xafsacali5942 Год назад

    Ayaanle mahadsanid❤jazakallah kheer

  • @rahmahussein4964
    @rahmahussein4964 Год назад +31

    Wlhi waa ilmeeyey qisanad gabdhaha somalid dhib badan ayaa la mariya allahu akbar 😢

    • @NoorBehrozz
      @NoorBehrozz Год назад

      Ha aamin waxanu sifican usoo dhageyso

    • @Sulqayareey8888
      @Sulqayareey8888 Год назад +2

      @@NoorBehrozz waxaan ku aaminay walashey dhibkaan oo kale loo geyste raga qaar waa arxan laawayaal aan ilaahey aqoon dilka iyo tacadiyada dumarka raga qaar ku haayan ilaahey xisaabin doono wlhi

  • @amranhuseen5224
    @amranhuseen5224 Год назад +3

    😢😢😢😢😢😢😢😢Walahi Gabadhan aad baan uu jaclaa imakana qisadeedani aad bay ii taabatay 😢

  • @cabdinaasirbootaan
    @cabdinaasirbootaan Год назад +57

    Wadaadkaas gaaljecel magtii gabadhaan ha bixiyo, tacadigay tirsanaysona haka xaal mariyo😊

    • @xafsoahmed9
      @xafsoahmed9 Год назад +2

      Gaaljecel waa cadow musiibo Allaah kurido

    • @ayanisse9198
      @ayanisse9198 Год назад +4

      @@xafsoahmed9😂😂 hal nin le wye cida dhan ha caayin

    • @queentasniim2696
      @queentasniim2696 Год назад

      ​@@xafsoahmed9 reer ayeydey Aman haka helano 🙄 Hal nin oo xun ayago dhan Uma aflaga deyn kartid qabil kagaba kumanan xun wey kujiran oo sidan iyo si kadaran gandhaha ugalo

    • @queentasniim2696
      @queentasniim2696 Год назад

      Gaaljecel maxa mesha ukene ninkas Maa dhahdid 😂

    • @ayanisse9198
      @ayanisse9198 Год назад +1

      @@queentasniim2696 gaaljel gbr walashey naga qaban wlhi waa cid fiican iska afgaaban, ninkan gbdha xumeyay si shaqsi halo so qabto

  • @FardowsaYuusuf-y8x
    @FardowsaYuusuf-y8x Год назад +8

    😢😢😢😢 ilaahay ayaa mahadleh dhibta laguma waaro abaayo mcn inta cimrigaaga kadhiman caafimaad iyo cibaado suuban aakhirane janadii macaneed Insh Allah

  • @Intisaar1213
    @Intisaar1213 Год назад +10

    Nolol walba oo adag walaga baxa si gaara gbdhaha adkeesta oo walidkiina kaducesta xanaan wexe tusaale u,ehed anago dhan ilahy haubogdhayo qalbiga allaha uqabojiyo❤

  • @bushamaxamed7433
    @bushamaxamed7433 Год назад +18

    This story made me cry 😭😭

  • @fahadmukhtaar29
    @fahadmukhtaar29 Год назад +23

    Ayaanle abdi aad baan ku salamayaa wanaga aad Soo gudbineyso
    Keep going
    Asxaabta kugu xeran ha isoo boqdaan❤

  • @erumroble5081
    @erumroble5081 Год назад +18

    Xanaan❤ waxaa ay ubaahantahay dhaqtarka
    Maskaxda 😊waqti dheer ayey la nooleed
    Dhibkaan 😢😢❤❤❤

    • @mohamedkaahiye2424
      @mohamedkaahiye2424 Год назад

      Waaa kula qabaaaa fikirkaas

    • @erumroble5081
      @erumroble5081 Год назад +1

      @@mohamedkaahiye2424 dadka bankiisa magaranayaan dhibatada soogaartey inta ay la igtahay waxaa laga yaabaa in aytahay mental helse 😇

    • @samiiraabdirahman7067
      @samiiraabdirahman7067 Год назад

      Wadan hormary bay jogta laga yabaa inay waqti badan ku bixisay dhakhtar gaar ah ay lahyd

  • @sadakabdi7966
    @sadakabdi7966 Год назад +24

    Illahey dhibkaga dheef hakuugu badalo wall😢

    • @salwaxasan2594
      @salwaxasan2594 Год назад +2

      Qof walbo qurux badan oo mar walba qoslaya qalbiga uu ka oynayaa taas hala ogaado walalayal 😢

  • @amiirhilal
    @amiirhilal Год назад

    Hanoolato hanan shidane darted lee u daawanoya

  • @queencaisha8230
    @queencaisha8230 Год назад +25

    😢😢😢😢 illahey naguma itixaano adunka inta dhibana dhibka allah ka qado hanan wala itixanaya lkn allah aya u hiliye waliga dulmi lama kalo

  • @alijarato2613
    @alijarato2613 Год назад +19

    really it's heartbreaking, always happens, specially past thirty decades

  • @NaciimaAwaare
    @NaciimaAwaare Год назад +10

    Allah haku Garabgalo alxa wax walpa oo ad soo martay noloshu waa imtixaan😞🤲xanan Allah haku Xifdiyo

  • @sidiabukar302
    @sidiabukar302 Год назад

    Wax kasto lagu arag adunkan ee illaah ha ino dhib dhaamo. Alxamdulillaah manta hada kanoshahay oo aad meel nabaad ah jogto.
    Tariiq xanuun badan aya kuso martay
    Runti waa kula xanuunsaday.
    Bulshoy buuga naxaarista so aqriya oo isu gargaara ale ha idin gargaare.
    Mahadsanid Ayaanle Cabdi iyo hanoolato.

  • @obahhusseinsveneriksonsgym71
    @obahhusseinsveneriksonsgym71 Год назад +5

    🥹🥹ax bini adam allah noma bahiyo wlh wan oyay qalbiga allah u qabojiyo wllshey ❤❤

  • @mohaabdi6344
    @mohaabdi6344 Год назад +4

    Xaqiiqatan tani waa qiao aad iyo aad u xanuun badan 😢😢😢😢😢

  • @queencaisha8230
    @queencaisha8230 Год назад +12

    Ayanle wada mahadsan tahay wan kugu cusbahaya nola so dhaqso qebaha kale qisada walashena thanks ❤❤

    • @MoMo-vm3rc
      @MoMo-vm3rc Год назад

      Queen caisha soo dhawoow

  • @fahima6666
    @fahima6666 Год назад

    Maskin aad ayaan ugu xumahay dadka qaar wa cadow waa Morgan xasid sanaa inkaar ilaah haku todo Qof Qurux badan oo geesi ayaa tahsu ♥️♥️♥️♥️

  • @Shacab24
    @Shacab24 Год назад +11

    Qofwalba oo qalbi wanagsan leh wuu ilmayn doonaa😢😢

  • @keenkeenoow6709
    @keenkeenoow6709 8 месяцев назад

    Hands down. This is moving story

  • @عبدالرزاق-ذ1ز9ق
    @عبدالرزاق-ذ1ز9ق Год назад +149

    اللهم زوِّجْ وبناتِنا بخير الأزواج
    وزوِّج أبنائنا بخير الزوجات يارب

  • @abdisalanaxmed8126
    @abdisalanaxmed8126 Год назад

    Aallah ha u naxariistoo hooyo Aamiin soomail

  • @nakruumoaxmedilkaboqol9646
    @nakruumoaxmedilkaboqol9646 Год назад +15

    😢😢ilintaan ceshan waayey tii soomalia mida uk oyo naagtii sookaxaysay oga daran abaayo allah osku xir nolol wanaagasan kuu rakeynaa

  • @habiboislan3998
    @habiboislan3998 Год назад

    Dhib waa soo Martey Walal Allah ha kuu gargaaro. Gabdho bandana waa soo Nareen dhibtaan.

  • @najiibali3454
    @najiibali3454 Год назад +5

    Abyo dhibaato aduun waa soo martay allah janada ha kugu badalo wllshei mcn ❤😢

  • @luqmaanahmed46
    @luqmaanahmed46 Год назад +11

    Asc walaal the story she telling about London when you live family's house is true I believe her it happened to me and I saw other people happened to them I was teenager too I don't understand why people or families hurt someone who so vulnerable that is not human being

  • @engmohamedhaji
    @engmohamedhaji Год назад +16

    Gabdhaha Somaliyeed Rabi Ha Inoo Xafido, Xanaan Shidana Rabi Ha ubooyo dhayo 🙋‍♂️

  • @dahabajama4680
    @dahabajama4680 Год назад

    Allah baa inaka og xaqiiqada,bal ninkiina ha la waraysto hal dhinac laguma kalsoonaan karee

  • @saynabsheikh8797
    @saynabsheikh8797 Год назад +4

    Gabadha way buxdaa walashy waan kaxumahay dhinta kuso gartay waa taarikh xananun badan😭😭

  • @simanpea2113
    @simanpea2113 Год назад

    Aniga qisadeyda yaaa iga wareeesta wilkan inte kala xirir kala an so bandhigo an walba ugu yaran nafiso😭😰😭😰😭😰😭😭😰

  • @liivazza
    @liivazza Год назад +28

    Waa sheeko xanuun badan waxaan ku soo xasuustay Isla sheekadaan oo kale ineey walashey ku dhacday London, guriga laga soo xirtay qaboow ayada uu jiro macquul dadkii waqti hore UK soo galay ineey sidaas ahaayeen😢

    • @umumascuud3307
      @umumascuud3307 Год назад +2

      dad meeshan ah been ay iska so qorayaan

  • @abduldakane5471
    @abduldakane5471 Год назад

    Thank ayaanle you help her alot