WAXAY KA HESHAA NIMANKA XAMBAARI KARA | WAXAAN U DOOQAY NINKEEDA RIYADA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 фев 2025

Комментарии • 966

  • @asadhagio2749
    @asadhagio2749  Год назад +1163

    WAAKAN CHANNELKEEDA
    www.youtube.com/@SundusAyaanle

  • @Sharma_cade
    @Sharma_cade Год назад +44

    Aaway dadkii jeclaa Nabi Muxammed ﷺ❤❤❤

  • @Ismacilxasan-f1k
    @Ismacilxasan-f1k Год назад +124

    Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️❤️❤️

  • @cnaasirmuumin4549
    @cnaasirmuumin4549 Год назад +122

    Hadal kan Afkaaga kasoo baxo waxaa ugu wngsn saliga rasuulkiina scw ❤❤

  • @MOHAMED12-o7i
    @MOHAMED12-o7i Год назад +85

    Ilaahow ramadaan caafimaad nagu gaarsii 🤲

  • @adandiiriye4333
    @adandiiriye4333 Год назад +157

    ❤😢Aduunka waxaaa ugu wanaagsan 2 sheeeg
    1 ) cibaadadda inaaa wanaaajisid
    2 ) Labadaadda waalid baaari u noqotid
    Aaakhiro waa liibaanee inshaa allaaah
    Like 👍 👌 👌 👌 👌 💛 😙

  • @AshaHajiahmed
    @AshaHajiahmed Год назад +52

    Wan usaary asad waliba amarkaga ayn ugu sara qof walba king of RUclips❤💯🙏

  • @Happymarket-w8x
    @Happymarket-w8x Год назад +71

    WAR HEEDHE ANI HA I AKHRINEE KU SALII SUBANAHEENA MUHAMED ṢĈẄ

  • @salmaabdelftah4554
    @salmaabdelftah4554 Год назад +9

    Ku saliya xbbkeena mohamed scw❤

  • @Somal_itiktok
    @Somal_itiktok Год назад +49

    Fadlan aynu kuwada salino xabiibkena muxamed عليه افضل الصلاة والسلام ❤❤❤❤

  • @anasluckyboy9465
    @anasluckyboy9465 Год назад +119

    The best person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🕋🙏🥰

  • @Kikiafcad111
    @Kikiafcad111 Год назад +16

    Ku salin Nabigena The best person ever the most knowledge able and the most shine All created prophet muhammad 🎉

  • @Najax-abuukar
    @Najax-abuukar Год назад +13

    Allow cafimad taam ah nagu gaarsii bisha barakeysan ee Ramadan aamiin dhamanten 🤲

  • @AmiinNasir-hr8eg
    @AmiinNasir-hr8eg Год назад +50

    Nabigena ku sale Scw scw scw ❤❤❤

  • @najmacadey5159
    @najmacadey5159 Год назад +30

    Aan kuwada salino xabibkena Muhammad sallalahu caleyhi wasalam

  • @XamdiQasiin
    @XamdiQasiin Год назад +23

    Xabiib keena Muhammad scw scw scw ❤❤❤❤❤

  • @marwaanjowhar3572
    @marwaanjowhar3572 Год назад +21

    Qasab waye qofaa adiga keentay inan so dhaweyno asad hajio🙏✅️

  • @elmohazaj4833
    @elmohazaj4833 Год назад +207

    Ku salin Nabigena SCW The best person ever. The most knowledgeable and The most shining amongst all creators Prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋💯❤

  • @FoosiyoXuseen-hm5gy
    @FoosiyoXuseen-hm5gy Год назад +23

    Reer Falastiin culeyska ALLE haka dulqaado.
    Coming soon 2million Subscribers Inshaa ALLAAH.

  • @ElhajiNurkacarem
    @ElhajiNurkacarem Год назад +31

    Legend asad one of the Benevolence humanity displaying kindness and concern for others be placed man ❤❤

  • @MomtasOmar
    @MomtasOmar Год назад +43

    Aar Asadaaa Niman ku qaadqaada jeceshahy kulahaaa Ani mar hore sheegay Asad wa musiibo loo baahanyhy wlhi 😂😂😂😂😂😂😂

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 Год назад +43

    Kusaliya rasuulkeena scw❤❤❤❤❤

  • @fartuunbirimo1238
    @fartuunbirimo1238 Год назад +32

    Mahrees waa bilaa ixtiram gabadha garoob waye marko dhahayo 100grm macquul mahan warmiya iyadoo garoba xitaa heli mayo walee muqalo marka sosameynesit mahrees haba kusodarin waa bila ixtiraam uuf

    • @naimamurtimaal2083
      @naimamurtimaal2083 Год назад +8

      Ka raali ahaada abtigay baa dhalay wiilkas oo dhaqtar maskaxda ah ayn ukeenay Maleysia marka hadalkisu waxka qor maleh😢 Srry ma fiyooba wlhi

    • @jeyland3356
      @jeyland3356 Год назад +1

      Runtis wayo Garop umaqalanto intas,
      She is just a mere 2nd hand😮

    • @haweeyahonesty2727
      @haweeyahonesty2727 Год назад

      ​@@naimamurtimaal2083 walee wan arkay kaasi inaanu fiyoobeen mahrez wanaa bilaa ixtiraam

    • @Hidanhuda
      @Hidanhuda Год назад +2

      ​@@naimamurtimaal2083😂😂😂kaftan mey katahay misa run waxaa jiro dad aan hadalka ka ganban oo wajiga dadka kasaaro ani dadkaas uheestay

    • @iqrosiciid9126
      @iqrosiciid9126 Год назад +2

      Istusnimo nabigena csw ❤aba uduceyay ❤groobka

  • @muzcapapdirashiid7390
    @muzcapapdirashiid7390 Год назад +43

    Imisa Qof ayaa Muqaalkan Ka heshay 👍
    ASAD HAGIO🔥

  • @waakii
    @waakii Год назад +25

    This man is greatest ever Arday badan oo in the future ah ayuu soo saaray legend

  • @Zulubo-yar90
    @Zulubo-yar90 Год назад +24

    "Nimanka ku qaadqaada jeceshahat" War asad waa balo loo bahanyhy😂❤

  • @abdiqanianzhaxmedia4526
    @abdiqanianzhaxmedia4526 Год назад +7

    Masha allah alle haku Wanaajiyo, sida aad u taageerayso Dhalinta soomaaliyeed.
    Alle waxaan kuu waydiinaya sida aad uga farxinayso dadka in rabbi isgaa awooda lehe aad si caafimaad leh aad u hesho lugahaaaga walal qiimo badan ❤❤❤❤❤

  • @HassanOsman-l9p
    @HassanOsman-l9p Год назад +15

    Waxaas baalagaadha haagabar masha alaah markasto waxan jeclahay gabdhaha adadag ❤❤❤

  • @FadumohassanCali-gj9sq
    @FadumohassanCali-gj9sq Год назад +18

    Welcome Sandus 1.8 coming soon inaan ku guuleesto rajeeynaa my team 27❤❤❤

  • @MohamudDek-f8u
    @MohamudDek-f8u Год назад +17

    Qoftan Mahrez may dayso aan dawenee
    Waa funny 😄

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 Год назад +9

    Welcome Sundus hadii aad noqoto gabar asturan aduniyo iyo akhiraba waa liibaaney ❤

  • @saariyasaariya5498
    @saariyasaariya5498 Год назад +34

    Amiiraa kusoo samee barnamujkaan lagnow🎉🎉🎉

  • @SayidAliismailMohamett
    @SayidAliismailMohamett Год назад +4

    Naag gabar gaaban ka dooro ❤
    Sundus keep up 🎉
    Waan ku salaami asad ❤❤

  • @Abdinho_18
    @Abdinho_18 Год назад +62

    Koko is soo beautiful ❤❤

    • @Mujaahid.Mohaan
      @Mujaahid.Mohaan Год назад +2

      aawehee?😂

    • @Supr93
      @Supr93 Год назад +1

      I’m I the guy 😂🎉 Minister for Transport for Wales said it had done preliminary icebreakers in on response cereal production and that even elsewhere 😢

    • @culusowteam1971
      @culusowteam1971 Год назад

      😮😢😢😊12freid

    • @CRFATE
      @CRFATE Год назад

      Away 😂

  • @camirkey
    @camirkey Год назад +6

    صلو على النبي صلي الله عليه وسلم تسليما كثيرا .❤❤❤❤

  • @AaminosahroQueenofthesomali
    @AaminosahroQueenofthesomali Год назад +13

    Next Amiira iyo wallkeed yarkaa maxamad soo fariqsi😂😂😂😂😂

  • @cabdilaahi__7
    @cabdilaahi__7 Год назад +23

    WaaN suGayay iNay saMaysaTo Sundus M.a Gabadh qaLpi waNaagSan ❤❤😊😊

  • @fatuushmoha7983
    @fatuushmoha7983 Год назад +3

    Hainaga harto Asad wa xaasid RUclips dadka uma Ogolo inu Ufuro😢😂😂
    Thank u man Asad❤❤

  • @samiaali810
    @samiaali810 Год назад +24

    Maka heshay Maya taba hee qosla asad adigaa ya rabi ku xafadi ❤😂😂😂

  • @Sahara-fc2bz
    @Sahara-fc2bz Год назад +15

    Mashaallah congratulations 🎊🎉❤ team Asad Hagio is not easy ❤18M coming soon 🎉🎉❤❤ iinashaallah ❤❤

  • @Abdulluhi232
    @Abdulluhi232 Год назад +71

    Ilaahey hadaa jeceshahay like saar please ❤❤

  • @AbdullahiCadow-n3r
    @AbdullahiCadow-n3r Год назад +1

    Allah guuleyo reer palestini iyo muqaa wamadooda insha Allah ❤❤❤❤❤

  • @hibomohamed-sq9ls
    @hibomohamed-sq9ls Год назад +4

    Sundus welcome to RUclips ❤❤❤🎉🎉🎉

  • @abdirahmanxhaka8350
    @abdirahmanxhaka8350 Год назад +37

    13 minutes 8k 🎊 congratulations big man

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 Год назад +3

    Azad hagio number one somali youtuber keep going 1.8 million comin soon I.n congratulations pro

  • @NasliPille
    @NasliPille Год назад +3

    Waan iska jeclahay sundus ayaan le ❤ waa gabar qalbi wanaagsan oo funny ah from jigjiga😂 to hargeysa 😊

  • @xamseabdirisaaq3391
    @xamseabdirisaaq3391 Год назад +2

    Anagu hale sundus anaga u cimamadayna War inanta hala so dhaweeyo team 27 ❤

  • @khadaristusmedia750
    @khadaristusmedia750 Год назад +12

    ,صلى الله عليه وسلام ❤❤

  • @karamacadde4
    @karamacadde4 Год назад +12

    Keep going my Brother Asad ❤❤❤

  • @qaalimaxamed6382
    @qaalimaxamed6382 Год назад +13

    Wiil qurxna ayaa cawada ujedaaa Zain wiil aad uqurxan m.a❤

  • @cibaadonoor1508
    @cibaadonoor1508 Год назад +9

    Cawa naaag ayaa noo joogta iska dhici qaaali❤❤❤😂😂😂😂 sudustayda ❤❤

  • @aamino8118
    @aamino8118 Год назад +8

    plz asad muqalkii boos hebel wuuxiranyhy sosamey koko iyo amiira iyo cumeer iyo cayda hakasotagin codsi adad plz❤❤

  • @zakijabaan5222
    @zakijabaan5222 11 месяцев назад +1

    Nin ka kaliya ee ku rajaweeyan inuu ku guulaysto iphone pro max 15 ka uu bixinayo asad hagi ismaaciil mar khaanti ka ahoow 💚

  • @ismailhassanabdirahman7570
    @ismailhassanabdirahman7570 Год назад +8

    Asc walaliyal aan ku salino midka aan jecelnahay ❤ xabiibkeeni mohamed ❤ ajar aan shaqeysano...

  • @zihaamqurux9821
    @zihaamqurux9821 Год назад +7

    Marki youtube lofuray qosolba kabixi waysay 😂😂congratulations 🎊 👏 ❤

  • @Masscanada879
    @Masscanada879 Год назад +12

    5:48 intas ka hely😂😂😂😂😂

  • @kafiyocali61
    @kafiyocali61 Год назад +3

    Man sha allaaah yaa allaaah itus asad oo luguhiisa kusocdo please aan uduceyno 40 qof ducadooda waa la aqbalaaah

  • @mohmood7987
    @mohmood7987 Год назад +3

    1.8m 2malin kadib waan gareynaa halaababiyo ❤ waxaaa rajeyna inaa guuleystaha noqdo I.a🎉🎉❤

  • @Havs22
    @Havs22 Год назад +1

    Barnaamij oo ramadaanka logu talagaley oo xasaasiyah keen❤

  • @SULTHAN27
    @SULTHAN27 Год назад +8

    Asc abtio asad waa ku salamey adi iyo asxabtada team 27 meel kasta oo dunida dafaheda ka jogtan
    COMING SOON 2M 🎉🎉🎉 INSHA ALLAH

  • @abdirahmanc.c.a9346
    @abdirahmanc.c.a9346 Год назад +9

    Asad hagio ilaahay laxaadkaaga hakuu soo celiyo brother waxaad tahay shaqsi qalbi wanaagsan I can't wait 1.8M subscribers insha Insha Allah waxaan rajaynayaa inaan ku guulaysto mobile ka 😢

  • @XamdiYuusuf-o4b
    @XamdiYuusuf-o4b Год назад +5

    Keep going sundus ayaanle waxaan nowonayaa qofka ugu horeeya ee like kuu saara hadaa nahay team asad asxbta kale taageerayaashooda keep going sundus

    • @XamdiYuusuf-o4b
      @XamdiYuusuf-o4b Год назад +1

      Keep going sundus asad waa qof qalbi wanaagsan isaga kaligii maahan waa teamka dhan respect daacadnimo soo dhawayn intaba waaka helaysaa best youtuber of somalia asad hagio keep going 2m

  • @RahmoMahamedAli
    @RahmoMahamedAli Год назад +2

    Next Amiira iyo walalked Mohamed soo fariisi asad😊

  • @Zanchojrr
    @Zanchojrr Год назад +3

    Sundus is not easy nin qaadi kara jawi romantic ❤❤❤😂😂 channelkeeda waan saarnay asad big legend 🎉🎉 sundus dadaalka bilow

  • @MariyoAhmeD
    @MariyoAhmeD Год назад +1

    Asxabeyy ku sali nbiga scw ❤

  • @ayaanniita-v3l
    @ayaanniita-v3l Год назад +7

    Allah is one ❤🎉

  • @HassanOsman-l9p
    @HassanOsman-l9p Год назад +3

    Alaahuma salicalaanabiyinaa muxamad salalaahu calayhi wasalam alaahuma salicalaanabiyinaa muxamad salalaahu calayhi wasalam alaahuma salicalaanabiyinaa muxamad salalaahu calayhi wasalam alaahuma salicalaanabiyinaa muxamad salalaahu calayhi wasalam ❤❤❤❤

  • @Hande-e1e
    @Hande-e1e Год назад +5

    Mehriz asiga dhan qosol ka samaysan 😂😂😂ninkas waa wataa

  • @suheybdaahir1158
    @suheybdaahir1158 Год назад +2

    Mahrays Wan watah markasta wlhy legend weye 😂😂😂

  • @Fadumobilan790
    @Fadumobilan790 Год назад +3

    Mahllh sudus ilmo may ledhy illhu haku daayo

  • @faadumocali1544
    @faadumocali1544 Год назад +4

    Jecliyaa gabdhaha ad adag iska celi nimanka gabdhaha mj gob

  • @HalimaBakar-t8q
    @HalimaBakar-t8q Год назад +4

    Asad saxiibow wiilka kowad anaa dheer oo ka heley ee igu soo xir 🤣🥹😩

    • @iftinmohaa7498
      @iftinmohaa7498 Год назад

      😂😂😂😂

    • @HalimaBakar-t8q
      @HalimaBakar-t8q Год назад

      @@iftinmohaa7498 walaaley runtey waaye wiilka wuuba iga dhax baxay naagta ugu horeyso nin raadsato noqona igu qaado🥹🤣

    • @Hidanhuda
      @Hidanhuda Год назад

      😂😂😂ana kugu daray abaayo iska wado asiga dhan

    • @HalimaBakar-t8q
      @HalimaBakar-t8q Год назад

      @@Hidanhuda aaway hee aan iska wate

    • @Hidanhuda
      @Hidanhuda Год назад

      @@HalimaBakar-t8q fecbookiisa karaadi nooh😂😂

  • @bouchraosmaan6150
    @bouchraosmaan6150 Год назад +10

    Woow Sundus ayaanle welcome 😮❤

  • @maxamedcabdirisaaq3664
    @maxamedcabdirisaaq3664 Год назад +12

    Waan usaaray asad walaalo qali😊

  • @abdulhussein4399
    @abdulhussein4399 Год назад +5

    Mahrez fans hadaa tahay like saar

  • @haweeyahonesty2727
    @haweeyahonesty2727 Год назад +12

    Mahrez ka saar program kaaga dhan asadow sbbto ah wa bilaa ixtiraam

    • @abdirahman5528
      @abdirahman5528 Год назад +1

      Micnaha dooqisa maad ku heesataaa haduu 100k ka bixineenin waa bilaa ixtiraam miyaaaa wtf

    • @hodomohamed3648
      @hodomohamed3648 Год назад

      @@abdirahman5528100cidna ku khasbi maysi but waxa dhaqan xuma garoob 100 lagama bixiyo iyo afarahaaa maxa galiyey saqajan weye

    • @profinneupane6883
      @profinneupane6883 9 месяцев назад

      @@abdirahman5528may sidaa lagama wado ee waa laga fiicanyhy in gabadh walaashaa ah aad waxa ku dhahdo boqolaal qof hortooda

  • @qeyscade4507
    @qeyscade4507 Год назад +6

    Ku salin Nabigena SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤

    • @Juneydiboy123
      @Juneydiboy123 Год назад +1

      صلي الله عليه وسلم ♥️

  • @Najax-abuukar
    @Najax-abuukar Год назад +1

    Asad dhib loobahan yahay walahi waan iska farxa markan daawanayo meel kasta oo uu kujiro waa qof qalbi fiican

  • @AbdirisaaqShire-jy7fn
    @AbdirisaaqShire-jy7fn Год назад +11

    Quruxdu wajiga maahan kulahaa masheegee marka😂

  • @Cadnaan_ahmet
    @Cadnaan_ahmet Год назад +9

    Asad hagio legend aan taageero Hore u soco zxp

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk Год назад +5

    😮tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @chouchouchoukri1211
    @chouchouchoukri1211 Год назад

    Allah es grand kusali nabiga salalaahu caleyhi wasalima maschallah my king asad hajio bro

  • @Saciid_fashion
    @Saciid_fashion Год назад +11

    Welcome Team 27 ismuujiya❤

  • @fartuunfantastic5455
    @fartuunfantastic5455 Год назад +1

    Ayy marba hadii goat asad agtaganyahay haka shakinin ❤

  • @CaashoFaarax-dd9um
    @CaashoFaarax-dd9um Год назад +6

    Asad mafiye geem so sameey iyo boos jalan ji❤

  • @NaxwaAhmed
    @NaxwaAhmed Год назад

    Ani runtii riyadeeda waaye inaatago maleeyshiya waan jaclhy lkn waanka xumahay inaan nila joogo aan fiicnaan laheyd 😭😭😭😭❤️

  • @anabali896
    @anabali896 Год назад +5

    Xishood walaalo gabadh ayaad tahay😢😢

  • @aameinahmethawil3788
    @aameinahmethawil3788 Год назад +1

    Ayuutadu waa maxay bal ii macneeya reer xamaroow❤

  • @maryamamisbaax
    @maryamamisbaax Год назад +5

    Gacmaha illhy haku barakeyo hadii aad janalkeyga soo boqato wll ❤❤

  • @JeneraalOdaywaa
    @JeneraalOdaywaa Год назад +2

    Asadu Keep going lion 🎉❤

  • @nasroqueen
    @nasroqueen Год назад +38

    Congratulations ❤

  • @opicaptain7715
    @opicaptain7715 Год назад +1

    Asad wish you log life 🤞💪🙏

  • @zakijabaan5222
    @zakijabaan5222 Год назад +5

    Waxaa noqday ugu danbeeyntii noqday qofkii ugu horeeyay oo iphone 14 kii asad bixinyay ku guulaystay yes

  • @hodankhalif932
    @hodankhalif932 Год назад +2

    Sundus abaayo is yar daji fudayd ayaa kugu jira xumaana ha iga qadan plz

  • @khalifabdirahman2387
    @khalifabdirahman2387 Год назад +5

    Zaaki somali seey sunduz Asadow

  • @Muniiroahmet
    @Muniiroahmet Год назад +2

    M.a welcome queen 👸 😘 💖

  • @Xasan8293
    @Xasan8293 Год назад +6

    waan xanuunsanaya lacag aan dhakhtar aan ku aado ma hyisto soomalinimo iguu caawiya 20$ dollar :baryaduna ma wacna lkiin nin ragga wakhtiga ciilay team 27

  • @AlmaasAhmed-s7l
    @AlmaasAhmed-s7l Год назад +1

    Asadow plz pause challenge samee adi koko amiira cayda or cumeer😊❤

  • @BahsanYussuf-r2h
    @BahsanYussuf-r2h Год назад +23

    😂😂😂zaki is so funny😂

  • @Abdifatah4
    @Abdifatah4 Год назад +1

    Waxan ahay team 27 adiga maka mid tahay hadee Haa jawab tada tahay game ke ugu jeceshay 😊❤ like