Xisbulh ma sidaanaa u dambeysay|Daawo sida Sacuudi u bahdishay wasiirka Suuriya|| Abiye siduu noogu

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 26 янв 2025

Комментарии • 223

  • @DulmiDiid
    @DulmiDiid  14 дней назад +23

    ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/...​

  • @ya766
    @ya766 14 дней назад +15

    Xasan sheikh Somalia 🇸🇴 halaga qabto.

  • @fartuunmohamed6081
    @fartuunmohamed6081 14 дней назад +12

    War xasan shiiq isma maqlaan dhagihiisa iyo afkiisa mida kale hasan malahan la taliyaal aqli iyo dadnimo leh ee allah dalkaan iyo dadka soomaaliyeed ha badbaadiyo aamiin hasan shiiq iyo tiimkiisa waa aboor aboorna wax ma hanbeeyo waa duul aan dhergin barakicinta shacabka masaakiinta ,dhaca iyo bililiqada shacabka masaakiinta , leynta dhalinyarada iyo xaraashka dalka ee aallah ha ka qabto dalka aamiin

    • @callidheere2600
      @callidheere2600 14 дней назад

      😂😂😂 fartuun abaayo darood miyaa tahay sida ugu hadashay waa qaab fiican wadani ayaa tahay

    • @fartuunmohamed6081
      @fartuunmohamed6081 14 дней назад

      @callidheere2600 walaal aqliga in uu shaqeeyo reer hebel waa midka meesha na dhigey ee aniga qabiil uma hadlin soomaalinimo ayaa i deeqdo cida aad sheegtey ma ihi ee waxaa i dhibey dhibaatada iyo dayaca na heesto waxa meelwalba ku dhamaanayo waa dhalinyaro soomaaliyeed waxa la fasahaadinaayo waa dhalinyaro soomaaliyeed ee allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada soomaaliyeed meelwalba ay joogaan

  • @dhurwaalechannel6137
    @dhurwaalechannel6137 14 дней назад +13

    Sheekh Somalia wey dhimatay aasidii kaliya ayeey sugeysaa ee Waxaa fiican inaad warkeeda inaga deyso aniga markaan arko waxyaalaha xasan sameynayo dhiiga ayaa igu kaca markaa somalida runta ah mindi ayaa ku taagan ee haku ligligin sheekh

    • @user-mk1gp2cw7o
      @user-mk1gp2cw7o 14 дней назад +2

      Waa runtaa oo lama fiirsankaro

    • @saharwafa7539
      @saharwafa7539 14 дней назад +1

      Waa ciil iyo calool xumo annan wax ka qaban karin. Ilaahoo naga qabo oo na caawi. Aamiin.

    • @callidheere2600
      @callidheere2600 14 дней назад

      ​@user-mk1gp2cw7o Hhhh lama fiirsan karo waayo waa madax weyne hawiye

    • @callidheere2600
      @callidheere2600 14 дней назад

      ​@@saharwafa7539 madama waxba laga qaban karin iska aamus

    • @callidheere2600
      @callidheere2600 14 дней назад

      Dhiig darood ayaa kugu jiro haduu farmaajo ahaan lahaa waxaa dhihi leheed wadni dalka u roon 😂😂

  • @NimoAbdirahman-f3l
    @NimoAbdirahman-f3l 14 дней назад +8

    صل الله عليه وسلم ❤❤

  • @LJama6119
    @LJama6119 14 дней назад +5

    Sheikhow hanoo gafin. Itoobiyaan waa dadka aduunka ugu liita ee siyaasiyiinteena ayaa xun. Waxayna madaxweyne ka dhigeen kii ugu xumaa. Khaladaadka Xasan galayo waa la wada arkayaa.

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 14 дней назад +3

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @halalpolice23
    @halalpolice23 14 дней назад +3

    Reer Suuriya well done 🙏 ilahay haydin guuleeyo kuwan guushina happy kuma ahane

  • @AliHassan-d1r9w
    @AliHassan-d1r9w 14 дней назад +12

    Xasan aqlimajiro

  • @shafa.438
    @shafa.438 14 дней назад +5

    Thank you Dulmi Diid
    Our President Hassan is unfit to lead, selling off land and his words are no longer trustworthy. The government is confused and the people need to wake up and take action. War hala kaco wadanka badbaado buu rabaa

  • @abdigafaryusuf8417
    @abdigafaryusuf8417 14 дней назад +6

    Yaa shiikh doqonkan warkiisa inaga daa guddoomiyaha wardhiiglay

  • @Shinijire
    @Shinijire 14 дней назад +2

    Waa adoo miidhan sheekhow hadal Kali ah bas halgan baa loo baahanyahay iyo ficil qabyaaladda halkaa na dhigtay from SOOMAALI Galbeed

  • @aminasuleman9446
    @aminasuleman9446 14 дней назад

    Itoobiya isma badalin waa cadwgii somaaliyeed
    Allaah naga qabto amiiin amiiin yaarabi

  • @Mohamud.Ahmed0
    @Mohamud.Ahmed0 14 дней назад +8

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤❤

  • @user-gb1tn3cn2b
    @user-gb1tn3cn2b 14 дней назад +5

    Itoobiya waa yahuud

  • @SmilingAquariumFish-zf2vv
    @SmilingAquariumFish-zf2vv 14 дней назад +5

    Salalahu caleyhi wasalam ❤❤❤😊😊😊

  • @shafidigaale2235
    @shafidigaale2235 14 дней назад +3

    Waa sax
    Ri' mesheey is dhigteey lagu qalaa

  • @Abdihakim-c2e
    @Abdihakim-c2e 14 дней назад +4

    Shiikhunaa... waa xasan shiikh kaliya ee soomaali ma aha

  • @cqadirxayle6428
    @cqadirxayle6428 14 дней назад

    اللهم ول امورنا خيارنا
    ولا تول امورنا شرارنا
    اللهم أصلح ولات امورنا
    واجعلنا من المتقين اماما
    ءامين يارب العالمين.

  • @irshadnor4840
    @irshadnor4840 14 дней назад +1

    Waa noo dhamaatay kali ma khaldana madaxwaynaha Aaway baarlamaanki? We done brother xaqiiqdi waa musiibo waxani waxlaga naxo waaye it's crazy stuff Illahay ha u naxariisto wadankeena.

  • @MohamedAhmed-z2k
    @MohamedAhmed-z2k 14 дней назад +4

    Madaxweyne kan kaxun kajaahilsan katuugsan somaliya taariiqdeeda masoo marin dalkii wuu xaraashay dadkii wuu bahdilay kan munaafiqaan umada allah kaqabsado

    • @saharwafa7539
      @saharwafa7539 14 дней назад

      Waa run. Ilaah ha naga qabto. Aamiin.

  • @kaltumahmed4917
    @kaltumahmed4917 14 дней назад

    Aaakh ilaahayow hana dulaynin wllhy waayaab

  • @abdiwahidabdalle1112
    @abdiwahidabdalle1112 14 дней назад +5

    Qabkii Somalida lagu yaqaanay ayuu aasay Xassan sheikh.. dadka ayaa nagu maadsada.. waa ciil u dhimo..😢

  • @abdulabdulle5364
    @abdulabdulle5364 14 дней назад +2

    Ha lagu soo oogo qiyaana qaran xilkana ha wareejiyo

    • @callidheere2600
      @callidheere2600 14 дней назад

      Kķkkk kadib abaha farmaajo miyaa loo dhiibaya

  • @abdunasirabdihasan4384
    @abdunasirabdihasan4384 14 дней назад +1

    Xayeysiis baad kaw nagaga siisay sheekhoow
    Waa wixii aan horufadhi kunacay

  • @MaxamedAadanSaalax-k9c
    @MaxamedAadanSaalax-k9c 14 дней назад +4

    Waa xasan aduunyo xataa uma qaalmo in uu sii ahaado madaxwayne

    • @callidheere2600
      @callidheere2600 14 дней назад

      Kkkkk maya aabaha farmajo ayaa u qalmo in lagu wareejiyo xilka

    • @AbdiwahaabMohamed-p9r
      @AbdiwahaabMohamed-p9r 13 дней назад

      ​@@callidheere2600qabiilbaaa ka dhex hadlaya gaajana waku hysaa xasan io farmajana wa lapo shakhsi oo kula mida 😂hassan awowgaa buu lafihiisi so saaray muxuu kuu qabtayna😂

    • @callidheere2600
      @callidheere2600 12 дней назад

      ​@@AbdiwahaabMohamed-p9r aniga gobol kuma nooli gaajo hadee jirto waa adiga boowe caasimada somaaliya ku noolahay 1 Hbeen baaahi ma seexan adiga maxaa ku maagesa xasan shiiq soo qabiil maaha 😂😂😂 qalbada ku taagan xasan shiiq koba hiisa kaama yaqaano 😂

  • @adanroble7262
    @adanroble7262 14 дней назад +3

    Sheekhoow nin xanuusanaya iyaa madaxwayne inoo ah

  • @bashirshmohumed6349
    @bashirshmohumed6349 14 дней назад +1

    Waa wax lalayaabo in xasan sh in madaxweene lagu tilmaamo ninka dhagax dhigaya duliyiintii xabashida kutilmaamaya hayeeyaal waa bahdilaad kale bakhti usujuude

    • @callidheere2600
      @callidheere2600 14 дней назад

      Kkkkk ilmo farmaajo ninkii ubax u beeray Ethiopia miyaa wadani ah 😂😂 2 aabo ayaa leedahay farmaajo iyo kii ku dhalay 😂😂

  • @farahnourwahib4069
    @farahnourwahib4069 13 дней назад

    Dowladda Soomaaliya waxay u baahantahay nin Ciise inuu xilka qabto inch'Allah

  • @suleymaandakhare5625
    @suleymaandakhare5625 14 дней назад +1

    لسنا تبرير على المواقف ولكن نحن اُمّة بلا قائد بلا عقل عميق والمدبر بلا رؤية بلا مفهوم المواقف

  • @cabdiraxiimmuhumedsiciid8769
    @cabdiraxiimmuhumedsiciid8769 13 дней назад

    Duli duli dhalay waayex,shekh maxamuud allah na dhaafiyo axmaaro uraysa ayuu daba socdaa

  • @MahadG-i4x
    @MahadG-i4x 14 дней назад

    Sheekh maxamed m/weynaha maba oga wuxuu salaanta ka qaadanaayo odeygaan allaha caafiyo saan kuma fiyooba wax ka roon oo siyaasada ku jiro maba jiro c/raxmaan waxba ma dhaamo hadii booskiisa la keeno xitaa in uusan dhaameyn allaha noo keeno mid ka roon

  • @walaalali-i4f
    @walaalali-i4f 14 дней назад +1

    wadadka caadi mahan eyya cunay 😮😮😮😮😮

  • @farhiyamh
    @farhiyamh 14 дней назад

    Markaad istulayso
    Allah swt ayaa ku dulayn

  • @كوتر-ظ2ع
    @كوتر-ظ2ع 14 дней назад +4

    Sucuudiga raga xukunka haystaa waa ka listen yuhud

  • @Abdirahman.isse2000
    @Abdirahman.isse2000 14 дней назад +5

    Aingu mar hore ayaa fahmay carabta damiir laawayaal mini aadam nimada an aqoon oo u nool sida animalska ama xawiyaanada

  • @Cabdimaalikshariif
    @Cabdimaalikshariif 14 дней назад +1

    Xasan shiiq damiiiiiiiin waaye

  • @nassiraw-said6584
    @nassiraw-said6584 14 дней назад +2

    #Madaxweene Jabay Waa ciidan Jabay!

  • @Shaaficimaxamed2024
    @Shaaficimaxamed2024 14 дней назад +2

    Insha allah aniga ayaa wax uqabandoona somalida

    • @yunusmuxamed
      @yunusmuxamed 14 дней назад

      Insha Allah garabkada allaha galo ❤❤❤ dadka qar haday ku niyad jabiyan waxbo hakaso qadiin ❤❤❤

  • @Sureeye
    @Sureeye 14 дней назад +3

    xasan gurguurte Waa nin aad u caqli gaaban Sidoo kale wuxuu ogyahay inaana lala xisaabtami doonin

  • @kautharabdikadir9237
    @kautharabdikadir9237 14 дней назад +16

    Hassan should resign parliament can’t keep allow him to be president he can’t respect himself

    • @alixsaansom
      @alixsaansom 13 дней назад

      Look am not abgaal but u should give his title don't only say hasan but say President hassan that is appropriate way. Thanks.

    • @suadfarah5701
      @suadfarah5701 13 дней назад

      Baarlamaan majiro. Hasana waa fool

    • @kautharabdikadir9237
      @kautharabdikadir9237 13 дней назад

      @ to talk about tribe names is not nice for the first time I see someone comment on their tribe,but this is about entire somali community this current leader is not good for this country he should resign he keeps making bad decision for the wealthy which belong to entire Somali people nothing personal

  • @K.O-chnl
    @K.O-chnl 14 дней назад

    Ninkaaan waaa in wadanka laga qabto 😢😢

  • @abobakar-cz1tb
    @abobakar-cz1tb 14 дней назад +4

    Waamusiibo oonugudhac day

  • @fadumodahir8667
    @fadumodahir8667 14 дней назад +2

    Sheikh waa ku dhiman rabaa daawashada arimaha soomaliya subxaanallah war wuxuu liitee war soomaliyey maxaa ka qaldan qofkaan awalaan layaabanaa markuu lahaa caruurtayda jaamacada dhigta kuwa soomaliyeed baahan waxba igama galin yaaahuu walle xaarkuu cunay war yaa nagaqanta malakulmood ku soo qabay illahay baan kaaga dacwoonee

  • @HakiimHakiim-t8p
    @HakiimHakiim-t8p 13 дней назад

    Waa doqon cawaan ah dhiiqo

  • @Hadalwaamurtimahmah
    @Hadalwaamurtimahmah 14 дней назад

    Machaallah

  • @xasanmaxamed3425
    @xasanmaxamed3425 14 дней назад +3

    Ninkaan tuuga ah madax weyne lama dhihi Kareem jibkiiss buuxsade weyaan waa tuug tuug dhaley weyaan xilka halaga tuuro sharafta somaliya hadii la rabo aniga itopia in lagu dilo ayaanba jeclaa waayo umadda ayaaba qlabigooda nacdey waxaan qashinka ah

  • @callidheere2600
    @callidheere2600 14 дней назад

    Tan iyo siyaad bare madax weyn ka fiican Xasan shiiq maxamuud masoo marin waayo dhul badan oo 15 sano kabadan la heestay ayuu xur kadhigay mar walbo waan wataa xasan shiiq waa wadani dalka u baahan

  • @idilmumin0742
    @idilmumin0742 14 дней назад

    Xasan ama video laga haya oo qarxis ah ama lakufsaday wagii gacanta laga jibiyay

  • @OGAALKA_CHANNEL
    @OGAALKA_CHANNEL 14 дней назад

    Dadkii xasan sheekh maalinkaas ka baf baadiyey ayuu dadka ugu daran yahay oo ugu necebyahay

  • @yamaanial-yamaani8713
    @yamaanial-yamaani8713 14 дней назад +3

    Sucuudigu waxa uu ka baqayaa in wadanka gudihiisa uu kacdoon ka dhasho lidi ku ah boqortooyada waayo waxaa jooga dad badan oo aan ku qanacsanayn waxa ka socda Sucuudiga sidaas ayay cadaadisa u saarayaan guusha dadka Sunniga ah ugu badan dalka Suuriya .

  • @guledosman2107
    @guledosman2107 14 дней назад

    Dulmidiid waa wax laga xumado waxa uu madaxweynaha sameyay waxa sido kale ah wax laga xumado in hadii madaxweynaha ki adkeyo ay mamul goboedyada midkey rabto u yerato amaba ay u timado ee alle hanosahlo hogamiyayaal dhab ah tanna dhaman meyso ila laga helo

  • @muldhatatv6762
    @muldhatatv6762 13 дней назад

    Sheko xaqiqda Ethiopia weli adiga mafahamin Ethiopia iyo Somali wa labo dal o wewen weyaan madaxadi labada wadan wexey kawada xeshiyan ee waa danaxa labada wadan weyaan Somali cid qasbii karo majiran Ethiopia wa sidas I kale Wayane ee waxa kale mesha majiran arintii iyo siyasadi Ethiopia si fican ukala xubsoo bali qiyasilee hakusuconin thank you ustaz

  • @AbdihakinMohamed-u1v
    @AbdihakinMohamed-u1v 14 дней назад

    Allaha ina mideeyo ilahay kuwii dantooda garta ha inaga dhigo

  • @saidahmed3524
    @saidahmed3524 14 дней назад +1

    Sheekh afsoomaali qoraal ah ugu fasir kilibka aad hada daartey soomaalida dhalinyarta hada nool iyo safarkan hada adigoo ku xidhaaya kii hore si ay noqoto record for future

  • @IsmahanAbdulahi
    @IsmahanAbdulahi 14 дней назад +3

    Madaxwaynaha caadi maahan is iri maskaxiyan wax caadiyana lama shaqeeyaan

  • @farduusmuhidiin300
    @farduusmuhidiin300 14 дней назад +1

    Etoobiya waa afarka igi liito xag aqaliga majiro wax aqali ah

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o 14 дней назад

    WALHI XASAN MAALINBA MALINTA KADANBEYSO WUU SII WAALANAA WAX CELIYANA MALEH OO BARLAMANKII AYAA DULIYA DHUUNAQAATAA ILLAHEY HABA DHAAFSHO ABIYESE WAA RAG

  • @ThePowerOfTop10
    @ThePowerOfTop10 13 дней назад +1

    Hadaan Somali Galbeed nahay oo siiba kuwa gumaystaha Ethiopia ka gilgishay ee diiday hadaan nahay Dawlada Somalia iyo dadkayga Soonmaaliyeed ee ku hoos nool ee ay qabyaaladuna madaxa ka gashay waligood xaataa caawimaad yar kamaanan helin caawimaad iska daaye iyagaaba xabashida noosoo dhiibi jiray marka garan mahayo maanta xaalka ay Somalia ku jirto inaan ku qoslo iyo inaan ka naxo toona wallahi😭

  • @shafidigaale2235
    @shafidigaale2235 14 дней назад +1

    Kan madax weyne maha.
    Waa ina hunguri

  • @homeh3455
    @homeh3455 13 дней назад

    Sheekh caloosha ayaa naga xanuunaysa waxa uu samaynaayo xasan dhiipo ee inagadaa wararka soomaliya

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 14 дней назад +2

    WCS WR WB

  • @abzakl
    @abzakl 14 дней назад

    Tanmaantaa kadaran 😮

  • @abdullahiabdulle1536
    @abdullahiabdulle1536 14 дней назад

    Sawirka AI waaye

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 13 дней назад

    Sababta munaafiqiinta u diidan yihiin wafuudda SUURIYA, waa ka cabsasho ay ka baqayaan in shucuubtooda kacaan kana xoroobaan xukunkooda faasidka ah ee Bashaar la midka ah ama ka daran.

  • @Roboty-s3b
    @Roboty-s3b 14 дней назад

    Xasan wuu nabahdilay 💔

  • @maandeeqcookingmuxadrahcha7392
    @maandeeqcookingmuxadrahcha7392 14 дней назад +1

    Waryaa somaliyeeeey mwayne ma fiyoooba wax laga yaabaa in la sixray ha loo gurmado

  • @husseinabdullahi1932
    @husseinabdullahi1932 14 дней назад +1

    Asc waxaad soo qaadaneysaa waxaan micno sheegeynin waxaad leedahay abdi Shakur asagaa ugu liita siyaasiinta

    • @abdulfatahabdullahi1493
      @abdulfatahabdullahi1493 14 дней назад

      @husseinabdullahi1932 Cabdi shakur arin run ma ka sheegi karo ? Xataa hadu ogu liito siyaasiinta shaqsiga muhiim maahan hadalka uu sheegay sax miyaa mise wa qalad?

  • @somalisareone6198
    @somalisareone6198 14 дней назад +2

    Waxaad moodaa inay suuriya waxyeeleen
    Iyagaa dulli nimadooda muujiyay

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 14 дней назад

    Sheekhii abey.waa.nin.siyaasada.kujiray.cimrigiisa.xasana.waa.aan.weligii.siyaasad.gelin.qarakii.somalia.oo.dhan.ayuu.dhulka.kujiiday

  • @boondheeretvchannel
    @boondheeretvchannel 14 дней назад

    Hassan sheeq waa uu ka horeeya aby Ahmed.
    Hassan sheeq waa the best president we ever had.

  • @maxamedmire1434
    @maxamedmire1434 14 дней назад

    Xisbulah si fiican ha loo duqeeyo ileen waa doqomo

  • @samiramuse2458
    @samiramuse2458 14 дней назад

    Asc Dhamaan ninkan Waa Waalanyahay umada cid Qabata Mala Waayey Subxaanallaah caafimaad ma jiro walee
    Suuriyana Sucuudi iyo imaaraat waa Laba Mujrim Oo Culimada Iyo Cid walboo ilaahay Ka Baqaysa God Ayeey galiyaan sidaas Ayeey u cadaadinayaan Rag Libaaxyo ah Oo Wadaado ah ayaa meesha yimid Waa Baqdin ay ka qabaan Waxaasi Walee Halkaa Waligiin Fadhin Maysaan Reer caloola Wayne maalinba Midbaa Loo imaan ilaahay Tawfiiqda Hayna Waafajiyo islaamkana Haw Gargaaro meel kastooy joogaan Khaasatan Walaalaheen ree Gaza Aaamiin

  • @AbdiAde-k5z
    @AbdiAde-k5z 13 дней назад

    Xasan garguurte waa duli dulina ma xishoodo ceebta maba qoro siyaasada meel laga maro ma yaqaano wlhi waa ka daacad weligiis waa la adoonsan jiray dameer waxba ma dhaamo

  • @MuhiimAhmed-v8c
    @MuhiimAhmed-v8c 14 дней назад

    Hadey Soomaaliya ahaan lahayd Madaxweynaheena Xssan baahane bahdilkaas wuu qaadan lahaa illeen ma yaqaano waxa bahdil ku ah iyo waxa la qaadan karo, qiimahiisa ma yaqaano.

  • @Abuu-isxaaqAlmuqdishawi
    @Abuu-isxaaqAlmuqdishawi 14 дней назад

    Ragga duurka jooga xafiisyada u baneeya.
    Ayuu yiri latiliyihii farmaajo

  • @HafsaGorod
    @HafsaGorod 10 дней назад

    😊😊😊

  • @sahidaarush
    @sahidaarush 14 дней назад +1

    In ad taloyin in ubaha ladhigo bahdil habo ku danbeye. Wehey Dhawaceysa Dintaada Muqdska ah wabo Shirki Adim ah. Hasan Sheikh marku dindiisa .ogan waye الله aya bo u caroday .hadi oo tobad Nasuuh oo la.iman waayo Mar dhaw asga lawyna.........!! Wahan malyn jiray inoo indaas dhamo....wa natogtay يارب

  • @SmilingAquariumFish-zf2vv
    @SmilingAquariumFish-zf2vv 14 дней назад +1

    Kaso hadal shikh taladi burco gariga dagalka aha lasarey manta aya laka dajiyey😊😊

  • @maandeeqcookingmuxadrahcha7392
    @maandeeqcookingmuxadrahcha7392 14 дней назад

    Hadan wax loogu yeeray si loo tuso ciidamada bada ee itbya ay dhistay xasan qasab in looga dhigo inuu bad siiyo...waxaan dhihi lahaa mweyn qabiilkiisa quraan ha saareen wax laga yaabaa in la sixray...shalay wax ma tari doono mar hadii dalka laga saxiixto

  • @mrdhagane1268
    @mrdhagane1268 14 дней назад

    Shiekh aniga manan doranin iyo dadka ila midka ah wxaa dortay tuuga qowlaysato waxa uu doona hasameeya

  • @keysasahardid6750
    @keysasahardid6750 14 дней назад

    Warfiican baad soo dayn jiraty lakiin hada xasan sheikh baad ku qafiiftay

  • @Dalmar-r6g
    @Dalmar-r6g 14 дней назад

    Xasan hadaanu protocol ka aqoonin miyaanay dadka la socdaa wax u sheegi karin?😊

  • @mohamedissack9050
    @mohamedissack9050 14 дней назад

    Mowqifka shacabka somaliyed ismabadelin hadii kii Hassan isbadali.

  • @callidheere2600
    @callidheere2600 14 дней назад

    Shiiq iyo siyaasi iyo wadani darood ah waligaa ha dhageesan arag shiiqan wuxuu ku hadlaayo waa qabii liista caadi ah dhiig darood ayaa ku jira xaqa alaha tuso

  • @suldanka
    @suldanka 14 дней назад

    Asc
    Sh. Wararkaga fadlan 15m noga so dhig marka laga reebo xayeysiiska i.a

  • @saylirobleh5698
    @saylirobleh5698 14 дней назад

    Gaal iyo suni maxaa isdaba dhigay

  • @umxasan7407
    @umxasan7407 14 дней назад

    Sheekh dulmi diid walaal xukaam Al carab hada joogtaa qax yar oo qiira ah ma laha waa wey duleysan yihiin

  • @mohamedbilal950
    @mohamedbilal950 14 дней назад

    Jazakallahu kheyr sheikh for the updates, but Hassan should resign from the office because he uses for the parliaments double face or his people/ citizens ..

  • @IqtaribHaji
    @IqtaribHaji 14 дней назад

    Ha iska celiyan

  • @nadifamohamed9397
    @nadifamohamed9397 14 дней назад

    Sheekh waxad na xifdisey ceebaha xasan ee naga daa denbigiisa mase uma aragtidi denbi xanta qof islaama

  • @aminomohamed2850
    @aminomohamed2850 14 дней назад +1

    Madaxweynaheen waa nin mar Waldo qaato bahdilka so that nin qabkiis liito iasga

  • @ileey-Teens
    @ileey-Teens 14 дней назад

    Xasan sheekh, ceeb ma kardo

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041 14 дней назад

    MBC isagoon sharaf lahayn miyuu rabaa in reer shaam baladkii anbiyada iyo taariikha dhaxalka ah ee islaamka bahdilo!

  • @abdullahimohamed9751
    @abdullahimohamed9751 14 дней назад

    Xasan shiikh gabar soomaaliyeed maqaadateen waxa uuqaatay ilowsho dhawaa ma.umulbaa tuug maxishoodo

  • @ibtijah2747
    @ibtijah2747 14 дней назад

    AMARKA ILAAHEY SOMALI PRESIDENY WUXUU IILA EKYAHAY NIN BALIID AH OO AAN AQOON U LAHEEN HOGAAMINTA NOOCAY AHAATABA

  • @ducaaleducaysane6497
    @ducaaleducaysane6497 14 дней назад

    Madax weyne masajidka kusoo laabo shalay itoobiya cadaw waaye ayad ina dhahday maanta maxa is badalay madax weyne 🫢

  • @Mukhtaar2004
    @Mukhtaar2004 14 дней назад

    Xaqiiq waa na bahdileen xasan shiiq na sumcadiisa aya ku dhimatay aad Ayaan uga xumahay Wlh in aw is casilo aya u fiican ileen Somali qalbiga ayey ka oynaysahe waxba kama qaban karno

  • @issaackabdi2046
    @issaackabdi2046 14 дней назад

    حسنا الله ونعم الوكيل madax waynaha wuu namatalaa lkn wuu nabahdilay

  • @loolan01
    @loolan01 14 дней назад

    Somalia haday ahaan lahyd waa iska sixiixi lahaayeen