Walaahi waan ilmeeyey waa hees run ah wax sahlan ma soo marin dadka hartiyeed gaarahaan dhulbante dad aysan waxba ka haysan baa gurigoodii intay ugu yimaadeen uus xabaal ku dhameeyey weliba qofka ay islahaan waxba u tari karaa weliba meeshii qof dhaqaaqayaa ka joogaba ku dilay sida saado cali, hodon naaleeye, cali khaliif, wiilashii buuhoodle ,ninka loogu diray doolal 😮iyo ku wakaloo badan iyo kaloo badan oo harti ama darod ah kolay qofkii belo shaqaysyaa isagay ku soo noqonaysaa
😍😍😍😍Codba jaamac yare kamasoo hadhin, muusigna jimmy. Bal muusigaaa dhagayso Oheeey oh!!!!
Jimmy waxa uu tumayo wale anuu yaabay 🙏🙏🙏✅
Wow wiil shidan bowe single matahay mise xaasle
yaasalaam ninkii yaqaan baa yaqaan ragii reer canada iyo waayo waayo JAAMAC YARE iyo CABDISALAAN SAID JIMMY
Waayo waayo
masha allah afkaaga caano macaan lagu qabay JAAMAC ABDI DH. MISS U AND LOVE U PAPA
Ayan Degan 👍
😍
hersta haceeban
Waayo waayo 2000 ayaa Italië ku dhageysan jiray 🥰🚍🚎🚈🚊🚖🚘♥️♥️♥️♥️♥️
Jaamac yare wayadii dhexe ayuu ugu magac dheerAa fanantii la mida ahayd. Intii uu bur,burey wadankeenu
walahi nafsadada waad jeceshahay inadqan isseed aniga aya reerbadiya Ah dhibmalaan guul ayey kudhaamanidonta
Walaahi waan ilmeeyey waa hees run ah wax sahlan ma soo marin dadka hartiyeed gaarahaan dhulbante dad aysan waxba ka haysan baa gurigoodii intay ugu yimaadeen uus xabaal ku dhameeyey weliba qofka ay islahaan waxba u tari karaa weliba meeshii qof dhaqaaqayaa ka joogaba ku dilay sida saado cali, hodon naaleeye, cali khaliif, wiilashii buuhoodle ,ninka loogu diray doolal 😮iyo ku wakaloo badan iyo kaloo badan oo harti ama darod ah kolay qofkii belo shaqaysyaa isagay ku soo noqonaysaa
Wow mazha allaah abtigay fanaan hore uzocday imuka inanatadii ayaa hore uzocotay ileen abti fankaagii ayay hideyzanaysaayee
Legend Jama Elmi (Jama Yare ) Haldoorki fanka alle Cimri dher io Cafimaad haku siyo dib ayan u dhagaysanaya hesahaga
27/10/2021😊
WaaaW adeer codkaagu caadi maaha
Waa real music eeshcalaa jimmy
Heestan yaa lahaa codka iyo midhaha
Muusig buuxa oo meel banaan lahayn.
Jamac yare nice song
masha allah wad iqanissèey
Jamac yare 1997
❤
❤️ ❤️ ❤️ 💖
Hees xasus igu rebtay
kkkk
danayso
adoo
lahaa
bal
ufiiso
midhaha
💓💓💓💓💓
ciyaalkii hore
ax
hees iskaadeeh
ilaah was duwaa
ilaah yuukaadu waa
ilaahayo unaxriiso maxmad mooge