DEG DEG!! 7 QOF OO HAL QOYS AH SOMALI AH OO CAWA MEYDKOODA LAGA HELAY QOL KUYAALO DALKA MASAR
HTML-код
- Опубликовано: 1 дек 2024
- Haldoor Media FALDAN SUBSCRIBE
Welcome to your local news website with everything you need. News from Somalia and around the world. Don’t miss nothing.
Contact
Email: govtsom@gmail.com
RUclips: Haldoor Media
Facebook page : Haldoor Media
Snapchat: Haldoormedia
Instagram: Haldoormedia
www.Haldooredia.com // Kala Soco: Warka, Madadaalo, Qiso, Fanka iyo wixii cusub…
Welcome And Contact Us Any Time :)
Ilaahay haw naxariisto reerkaa ehelkana samir iyo iimaan alle hasiiyo
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw
Scw❤❤❤❤scw scw
Ilahay ha unax riisto aamiin yaarabi
Inaa lilahi wa inaa ileyhi Raajacuun. Allaha u wada naxariisto. Eheladii ay ka geeryoodeen Samir iyo imaan Allaha ka siiyo.
ilahay ha unaxariisto janadul fardowso Aclaa ilahay ha ugu biishaareeyo 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😮
Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun. Ilaahay ha u naxariisto waa masiibo.
Inallihi wa ina illeyhi rajucun illahay swt naxaristi jano haka warabiyo ehelki iyo qarabadina samir iyo iman haka siyo
Allaha uNaxariisto Amiin🤲
Innaillaahi wa ina ilahey rajicuun Allah u naxaristo
Ina Lillah wa Ina ilahi rajicun
Subuxaan Allaah illaahay hawa naxariisito yaa rabii🤲🤲🤲🤲
حسبنا الله ونعم الوكيل اللهم أجرنا في مصيبتنا واخلفنا خير منهم😭😭😭😭😭😭
Subhan allah this is very sad😢
Allah ha unaxariisto janatul fardowsa ha ka waraabiyo
Inaalillaahi wa inaa ileyhi Raajicuun llaahey ha Naxariisto😭😭😭😭😭😭😭
Ilahay ha unaxriisto jantu farduwsa haka warbiyo 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Alaha u naxriisto waa xanuun badan tahay
Sawirka ciyalka ka qaad waa ciyal kiristana waye. qoys muslina oo somaliya dhibtu ku dhacday.ilahay ha unaxariisto
Ciyaal gaalo may naqdan marka wax baro wll ado Raali ah🙏
Gaaskaa furnaa iyagoo hurda ay sumoobeen Allah ha u naxariisto
Inaalillaahi wainaa ilaahey raajucoon ulaha unaxariisto
Ilahay unaxariistto qoyskaa muslimkaa
inaaLi.Laah.inaaLi.Raajicuun
😮Waa guss baa laga yaabaa😮, inaa lilahi wa inaa ileehi raajicuun,sxa,
Inaalilllaah wa inaa illaahii raajucuun Allaha uNaxariisto
Allah ha u naxaristo 🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾
Ina lilahey wa ina lilahey raajacuun 😢
Alla ha unaxariisto
Reerka Gaaska wax lagu karsado ayaa gaas sii daysay sidaas darteed Naqaska ku xidhmay habeenkii jimcaha ayey wada geeriyoodeen Ilaahay Janada Firdawsa ha ku arsaaqo.
أنا لله وإنا إليه راجعون اللهم ارحم واغفر واسكنهم فسيح جناتك
laaxawla walaaquwa illaa billaahi caliyo cadiim
Rabi ha uwada naxariisto
Allaha unaxariisto
Inaallillaahi wa inaa illeyhi rajacuun kitaab kooda midigta allaah kasiiyo amiin yaa rabi
Inaa Lilaah wa inaa ilayhi raajicuun
I
Dad islama oo somali ah weeye ka qaad sawirka gaalada
Ilàahy ha unaxariisto reerkaas waa reer Burco caafimaad ahaan ayey utageen baan maqalnay kadibna shay Gelinnkii dam e ayuunbaa layidhi reerkii waa wada dhintee Ilàahy baa og Waxa heley laakiin waxaa loo badinayaa in ay Gaas thy😭😭😭😭😭😭😭
Inaalillaahi wa inaa ileyhi Raajicuun Ilaahey ha Naxariisto
7qof maxaa dillay halmar masunbaa lasiiyay
Million ba Hal mar dhinte qadarka aamin huuno
Allaha u naxariisto.
Waa. 2. Abo midba. 2 caruur dhalay waa. 6 daa hooy. 2carru. Turkiga. 1 itbiy 1hargays 1landhan
Iloow unaxariisso samiir iyo imaankasi aheelka waa ee helkaygiye 2:55
subxaan Allah allaha u naxariisto yaa rabi 😭😭😭🤲
ALLAHA unaxariisto
Ilahay hawnaxariisto adeer mahdi xajidaahir wiilkiisii iyo gabadhiisii iyo 2deedii caruur ahaa iyo ninkeedii soomaliyeey beenta joojiyaa guriga khamiistii ayay dageen gurikale ayay kaguureen is la habeenkii ay galeen hadal dambe lamahelin khadkana onelen ayay ahaayeen dadku 😢😢😢😢😢
Dadkan waa la dilay siidey ila tahay
Maxaa kudhacaay wall
Hada ka horma reer shan qof oo maamo iyo ciyaalkeedaa baa saas u dhintay gaas baana ku furmay.
Ilaahay ha u naxariisto ehellkoodanaha samriyo
Gaaska ha ka digtoonaadaan dadka masar ku nool
Ilaahayo unaxariiso
Waa 6 qof ilahay ha u naxaaristo elhelkayga
Subxaanalaah ilaahay haw naxariisto calool xumoo badanaa
Innaalilaahi wa innaa illaahi raajacuun
Oo muxuu ninku Codka u badalayaa
الله يرحمهم ا
Gabadha lee makirstaaby ahaye alle utobad ceeli oo dayga adeerkybu aha iyo inankisi marka alle kacabsada ilaahay ayaa uqory marky xab iyo biya ahayeen inay halmar wadadhiitan marka qofka sidalohow akhiro ayay xantasikuxidhanty wanad gafty mayhayn kirsan musliim ayay ahayeen alle hawnaxarito anagana .hanogadaba naxariiisto
Waa With out awareness , Ogaansho La’aan . Intaan Practical Issue Kafakerilahayn Baanu Xiddigaha Iskuwaaleenaa.
Waan Kaxumahay Walahi , Gaaska Lama Arko , Iyagoo Jiifo Bey Sixun Uqaateen Waana Suuxeen.
War Alarm Haladhigto Meesha uu Gaaska Yaalo.
Innalilaahi Wa Inaa ileyhi Raajicuun.
Aarmi see ah
Alarm noocee ah?
@@Umusafaumusafa-u5p
10-Year Battery Smoke and Carbon Monoxide Detector with LCD Display, Dual Sensors Smoke and CO Alarm Complies with EN 14604 & EN 50291 Standards, Auto-Check.
Haysashada gaaska dabiiciga ah iyo qalabka kaarboon moono-oksaydh ee gurigaaga ayaa kaa caawin kara naftaada iyo qoyskaagaba ka ilaalinta khataraha daadinta gaaska iyo sumowga carbon monoxide.
Kuqor Waxa Kor Kuqoran Google Kadib Weykuusoobaxayaan Waayo Link masoodhigikari Halkan.
Gas Leak Carbon Monoxide CO2 Detector Alarm for Home
@@mariamosmanfarah8174
10-Year Battery Smoke and Carbon Monoxide Detector with LCD Display, Dual Sensors Smoke and CO Alarm Complies with EN 14604 & EN 50291 Standards, Auto-Check.
Haysashada gaaska dabiiciga ah iyo qalabka kaarboon moono-oksaydh ee gurigaaga ayaa kaa caawin kara naftaada iyo qoyskaagaba ka ilaalinta khataraha daadinta gaaska iyo sumowga carbon monoxide.
Kuqor Waxa Kor Kuqoran Google Kadib Weykuusoobaxayaan Waayo Link masoodhigikari Halkan.
Gas Leak Carbon Monoxide CO2 Detector Alarm for Home
@
10-Year Battery Smoke and Carbon Monoxide Detector with LCD Display, Dual Sensors Smoke and CO Alarm Complies with EN 14604 & EN 50291 Standards, Auto-Check.
Haysashada gaaska dabiiciga ah iyo qalabka kaarboon moono-oksaydh ee gurigaaga ayaa kaa caawin kara naftaada iyo qoyskaagaba ka ilaalinta khataraha daadinta gaaska iyo sumowga carbon monoxide.
Kuqor Waxa Kor Kuqoran Google Kadib Weykuusoobaxayaan Waayo Link masoodhigikari Halkan.
Gas Leak Carbon Monoxide CO2 Detector Alarm for Home
subxanallah inalilahi wainaileyhi rajacuun🤲🤲😭😭😭😭😭😭😭😭😭🙏🇬🇲🇬🇲
انا لله وانااليه راجعون
Mala sumeyay subxana allah
Alaah unaxariisto 😅😅😅😅
Sawiradan meesha aad saartay caruurtu maxay qoorta ku sitaa waar somali fudud wax u fiirsada
Gaas baa laayey soo mahan
Allow.naxariiso
Subhaanalaah maxaad masawirada reerkan gaalada u soo qaadateen ma Itoobiyaan Soomaaliland degnaa baa? Hadaadan masawiradooda sax ah hayn bil axsaanad ka bixi masawirkaan
Wadeeca Allah 😢😢😢
SUBXANALLAH ALLAH U NAXARIISTO. CARBON MONOXIDE POISONING AMEE TAHAY
Gaska meqa mar isaga furan iga tagay Osama gaska ka ibsaday urka gaska la jogi wayay bis iga tahay gas danbe isticmalo 😂😂😂😂 aun family kas 😂😂😂
Makuwana marka wlo somali miya tayar calamada kiristan ka qorta usaran malaha itobian
Kadaa. 6
ilmo calaamada kiristaan u xirantahay ayaad meesha soo saartay caalamada kiristaan ma taqaanid miyaa ?
السلام عليكم ور 2:07 حمة الله وبركاته walaal dadka soo maalida ah oo geeriyooday ma kiristaan bay ahaayeen waa maxay waxa wada macatabka xiran ood nah or keentay
Umada masiibadu kudhacday haday dadkayaga yihiin allaha unaxariisto dhamaantsyo iyo gaar ahaan ehelkoodiina samir iyo iimaan hanaga siiyo aamiin
Arinkaana sida ugu dhaqsahabadan wax ugabadal
Hadalkana kalacadee umada xanuunku gaaray midkal ha ugu darine
Allha unaxiisto
Waa been waxaan waxey ahed 2023 gii
dadku waa itobiyan macatabay qadaan ciyalku wasidee
Caruurtu maxay qoorta ku xidhanyihiin bal ha loo fiirsado
Waasumoobeen.
Na miya lasumeyey
🎉🎉
ALLAH yarxam
Waar ilahay ka baqo dadkan kirstanka ka qad mesha somali mahe waaba ethopiane
Allha unaxaristo waa 6 qofood wax yar ka hor ayan mesha ka imdy daris isku dhaw nhy mesha musiibada ka dhacday
Sister waa goormeey geeridan masar waan jogahe waa xagee xafadan dhibku kadhacay waa xafadee wll
Waa shalay walalo ma joogo masar lkin waa qoskayga
@ haa lkn shly unbaa lawada maqly arinta
Xubnaha ayaa lagala vaxay
Maxay taahay ciiyalkah muutacabkah waataa, ood meeshah sooh saartay
Amiga’s jooga
Ninka cookies maxaa bedelay?
Waa lixa qofe
Gas ka waaye gacal helay 😢😢😢
Waa gaska
❤0k
Bal been taan day gabadha yar waxaa u xiraan katiinad Christinka ma Somali baa ?
Dadkas dadka waa quursadan yaab bal mey u cararan wilka markuu usoo shegay
Waan jooga waa Liza qofe
Inaa lilaah wainaa ilaahu raajiciin
WaxaaN u maleyna yaa waa been waayo maxaa codka.loo badalay
L
Inaailaahu wa waa inaa ilayhi raajucuun wey dhacday hadda ka hor masar tanoo kale gaasta family ku dhintey saaspo kale Alle ha u naxariisto midada kale daaqaduhu hadaanay fureyn ama hawadu u fureyn waa dhibkaas dadka soomalidda ah waxaan kula tallinaayaa habeenkii iska hubsadda inay gaastu xidhan thy waliba qofka masuulka ah gurigu ee hooyadda ahi ha hubiso inay gaastu xidhan thy waayo soomilideena gacmo badan baa isticmaalaaya oo kolba wax ku karinaaya
Xbzmz
Xubnaha ayaa laga baxsaday