MUNYE IYO FARAH KAFTAN HEESTA SOO SHABLEEY 2018 HD

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 фев 2025
  • Home of Somali Music Channel, you find everything you look for in music, news, News, videos, shows, lyrics, music, television.

Комментарии • 92

  • @hibosamatar3224
    @hibosamatar3224 7 лет назад +15

    AR MUNYE WELI QOF KA BADIYA WAA LA WAAYEY, XITAA FARAH OO NO 1 EHEED XIIN UU KU DHAAFEY,,,,,FANNAAN WAXAASAA LAGAA DHAHAA AMA WAA LA ISKA FARIISTAA SIDEYDA. VIVA BANAADIRI, VIVA MUNYE

  • @freshman4055
    @freshman4055 7 лет назад +2

    “Sharafleey waa taneee, shankaroon waa tanee, Ma shalaayo Ninkii shaaash ku saarayeeee...... sooo shableeey, shoobtooy Kaalay sharax iila cayaaareeee......” 🥁🎼🎸🎷🎸🎻🎤👏🏿👏🏿👏🏿👏🏿Muunye Maaaxi ii Farax heestaan waaa ku faaakiheesateen.... meeshaas ka sii wada Nooleeya oo Shida Fanka Banaadiriga🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @mohaisse8887
    @mohaisse8887 7 лет назад +6

    First view intaaa iga dambYsO like igu qptaaaa ilmo aderyaLow

  • @hayaathassan612
    @hayaathassan612 7 лет назад +52

    Wixii Wadaniya o dhiig leeh like igu ronaada Somali weyn ha nolaato

    • @iskakitchen1981
      @iskakitchen1981 7 лет назад +2

      Amina Hassan
      Waxan leeyahay channel oo cunto karis marka my sisters&brothers support your girl to subscribe her channel , like and comment. Thank you in advance.

    • @wacanmedia6728
      @wacanmedia6728 7 лет назад

      Iska Kitchen wall iku qabo SUBSCRIBE Thanks

    • @aliheydraakil5095
      @aliheydraakil5095 7 лет назад

      Ok

    • @xumaandiidxoreye5232
      @xumaandiidxoreye5232 7 лет назад

      Iska Kitchen waa kugu qabtay subscribe horay u soco waligaa horeey

  • @BintiRashid-u2k
    @BintiRashid-u2k 2 месяца назад +1

    Who's listening 🎶 and watching 👀 like me now

  • @jibiso4491
    @jibiso4491 7 лет назад +34

    Ununka hadaa reer xamar nahay waa ku funaa heesa banadiriga😍😍😍😍😘

    • @macowcade9985
      @macowcade9985 7 лет назад +1

      zamzamiina zunta wiilasha aaad iyo aaaaad wlhi

    • @saucysomalian9158
      @saucysomalian9158 7 лет назад +1

      NINBA KIISA AA UULA QUMAN

    • @aisha665
      @aisha665 7 лет назад +1

      waxan u xiisay heesihi iyo ciyaarti sharaxa qofki yaqaanay o arki jiray aroosyada xamar sharax la,aan ma socon jirin,an weydiisano inu Abuukar Mahdi no so daayo.

    • @macowcade9985
      @macowcade9985 7 лет назад +1

      yaqshid shibis 👌👌👌👌👌👌👌

    • @daganchannel0250
      @daganchannel0250 7 лет назад +1

      haa waan ku fanaa hesah

  • @Somaliprotv
    @Somaliprotv 7 лет назад +10

    NINKAAAN LOOGAMA HORAYN CAANBAXISAA HEESTIIII QOOTO QQOTO MALA IGU RAACAY ASXAAB HADAD IGU RAACDO LIKE ISAAR

    • @farhiyoahmed9730
      @farhiyoahmed9730 7 лет назад +5

      SOMALI Media ninkan ka hor o heesi jiray waliba hada rabto ina ogato heesti jiijo qor

    • @saucysomalian9158
      @saucysomalian9158 7 лет назад +3

      SOMALIA FANAANKA QOOTO QOOTO KA HOR UU HEESI JIREY ADIGA UUNBAA KU BARTEY QOOTO QOOTO

    • @saucysomalian9158
      @saucysomalian9158 7 лет назад

      FARHIO SAX SIS , JIIJA WAA ALBUM OO HEESO BADAN AYKU JIRAAN HEESTA JIIJA AYAA UGU CAANSAN, WAXUU KALOO LEE YAHAY ALBUN MAGACIISA LA DHAHO BAC MADOOW OO HEESO BADAN ASNA AYKU JIRAAN

    • @Somaliprotv
      @Somaliprotv 7 лет назад +1

      ASXAABTA QAALIGA INUU JIRAY LA ISUMA HAYO LAKINSE MEESHA UU AADKA UGU SOO CAAN BAXAY WAA HEESTA QOOTO QOOTO YAA IGU DIIDAN

    • @Somaliprotv
      @Somaliprotv 7 лет назад

      HADII LA LABO ENG ABUUKAR MAHDI INOOGU WACA MARKII NINKAN LAGA BARTAY WOQOOYI IYO IYO SOMALIDA KALE OO DHAN KALIYA KOOFUR AYAA LAGA DHAGAYSAN JIRAY

  • @malintajir3128
    @malintajir3128 7 лет назад +28

    Inta gabadha quruxdeeda ka heshay like ugu bakhtii

  • @xumaandiidxoreye5232
    @xumaandiidxoreye5232 7 лет назад +6

    Wooow hees holac ah Munye iyo Farh kaftan laba fanaan aan kala dhicin 👌🏻👌🏻❤️❤️👑👑💐💐

  • @MunaMW
    @MunaMW 7 лет назад +25

    farax kaftan inta ku xiran Bitte like mir 😘😘😘

  • @farxiyosheekh8885
    @farxiyosheekh8885 7 лет назад +10

    Wiil sharlaheenaa tahay sharcigiijecelka yaqaan waaw wanka helay hesta inata Ila midka ah like isaara idinkoo mahadsan

  • @foos7330
    @foos7330 4 года назад

    Asc asxaabta abuukar mahdi qatar aa tahay kii qeyliyo hal hees ugu tuur laakiin na dhig ay ku dhaheyn see layeela👌💪💯👍

  • @farhiaabdi6385
    @farhiaabdi6385 5 лет назад

    caadi ma ahan heestan waankaley inta kaheshey like isaara

  • @ayeshakiin3210
    @ayeshakiin3210 7 лет назад +5

    Wiil shar laheena tahayee sharcigii jcylka yaqanee shahidkey asluubta kusoshubaye WWW isha cla hees 😍😍😗 munye and farah kaftan

  • @naimabarre7307
    @naimabarre7307 7 лет назад +2

    VIVA Cabdi maaxi iyo farax kaftan wooow waa ka baxsateen heestaan 😍😍😍😍💖💖💖💖💖💖💕💕💜💜💛💛💌💌❣💛💚💙💟💟

  • @qaliyeyabdinor948
    @qaliyeyabdinor948 7 лет назад

    masha Allah wlh re xididkeyga cadima aha nolato wlh wan idin jeclahay wayo abdiftah aya idinka dhashay Xajigeyga ayan jeclahay rerkisna inan jeclato wanku qasbnahy

  • @saucysomalian9158
    @saucysomalian9158 7 лет назад +7

    yaa salaam farax kafan iyo muuye hees caadi eheen bst baaadiri 2018

  • @xamdinura6044
    @xamdinura6044 6 лет назад

    heestaan sidey u macaan tahay looma daawan me like this eesh calaa 2 fanaan

  • @FaadumoJeylaani-zb4jm
    @FaadumoJeylaani-zb4jm Год назад +1

    M alaah viva

  • @updyrazackgulled3600
    @updyrazackgulled3600 7 лет назад +4

    Abukar Mahdi plz waxa ka codsanena showga oo complete eh noso gali plz

  • @roziyanaruun5151
    @roziyanaruun5151 7 лет назад +4

    inta kaheshay heesta like igu qabta

  • @fariidafeynuus3556
    @fariidafeynuus3556 5 лет назад

    Gabadhan quruxleey farax kaftan Allah haku daayo

  • @qaliyeyabdinor948
    @qaliyeyabdinor948 7 лет назад

    ishafi Adan kuso shekte inta fahantay o jacelka iyo daremka u xabarsan yahay taqno inta like cml hhhhh

  • @saucysomalian9158
    @saucysomalian9158 7 лет назад +1

    ma adaaba fahmay heesaha reerxamarka waxaa sameyay abwaan axmadeey gaashaan caadi ma aha I LOVE IT

  • @hamdimoha1616
    @hamdimoha1616 7 лет назад

    Ma favo singer farax kaftan waa kuu tageyra

  • @sundusaxmed8994
    @sundusaxmed8994 6 лет назад

    Woooooooooow waa laysku helay meesha wale

  • @saamiyainduo733
    @saamiyainduo733 7 лет назад +1

    wiil shar leheen aa tahay sharcigii jacaylka yaqaanee soo shabieeey aan shirnee wuuuuuw

  • @quenkeyla8337
    @quenkeyla8337 7 лет назад +3

    😍😍😍😍

  • @nanaboqorka3645
    @nanaboqorka3645 5 лет назад

    Heesa ree xamar waan jeclahay

  • @siidcaliyuusufyare618
    @siidcaliyuusufyare618 6 лет назад

    farax kaftan abayoo mac waye hesta 😚😙

  • @wilabh1716
    @wilabh1716 7 лет назад

    Caadi mahan😍😍🌹

  • @cumarqerdoon3462
    @cumarqerdoon3462 7 лет назад

    www hees iga dheh farax kaftan

  • @zihamabdi6729
    @zihamabdi6729 7 лет назад +1

    Hees shidan iyo fanaaniin shidan intaba

  • @wilabh1716
    @wilabh1716 7 лет назад +1

    Aad ayaan ugahelay heestan

  • @superstarnunogomes3769
    @superstarnunogomes3769 7 лет назад

    Masha Allah my best fananinta

  • @boqorkaumada9562
    @boqorkaumada9562 7 лет назад +2

    Qoftaan codkeeda layaaba waa iska qoslaa dhulka 😂😂😂

  • @sharmaarkeabdi2915
    @sharmaarkeabdi2915 7 лет назад +1

    Wax kale farax kaftan

  • @aishaabdi5488
    @aishaabdi5488 7 лет назад

    Wiil shar lehena tahay sharcikii jecelka yaqantahay sharaf lee watan shankaroon watan Mahala yayo nin kii shash kusaro inta wa iga gadantahay

  • @raaliyaninkeedajecel9707
    @raaliyaninkeedajecel9707 7 лет назад +3

    Intaan fahmin karin like hayga bakhaylin

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 4 года назад

    Xamar xuduntey a ku taal qalbigega ey ku taal markii namada aheyd xamar cadey hal riwayad ma i dhafin 35sano ma u noqon xamartey berkey wadnaheyga as ku tal ilahey waxan ka baryey intaas dhiman in xamar namadeda ku so noqoto kuwa dhibka wadana alaha naga rebo sen lo bashalayey

  • @waxqabadchannel6668
    @waxqabadchannel6668 6 лет назад

    haya haya haya kaftan waye abukar IGA dawagey waxa jira

  • @maryanmohamed1804
    @maryanmohamed1804 7 лет назад +2

    Viv hees reer xamar 😍😍😍

  • @barotech4015
    @barotech4015 6 лет назад +3

    Unukaa Isku Leh Af BaNaaDir Noah Af Adaga Reer KooNFurKa Unukaa Kulhaa Anaga Iska Leh dhaha

    • @Zizouu94
      @Zizouu94 5 лет назад +2

      Jaahil nimada mesha Kala Tag hada kala aqoon reer koonfur iyo iyo banaadiriga xoola yaheey

  • @boqoradasomaliland4503
    @boqoradasomaliland4503 7 лет назад

    Ma shalayo ninkii bajaj ku saaray ku lahaa waar wuxu hadal xumaa

    • @saucysomalian9158
      @saucysomalian9158 7 лет назад +1

      waar bajaaj maa hee ma shalayo nikii shaash kusaaray waaye wllo

    • @harsohirsi9413
      @harsohirsi9413 7 лет назад +1

      Reer xamarka ma adaaba fahmayo MA shalayo niinkii shaash kusaray ayuu yirii

    • @saamiyainduo733
      @saamiyainduo733 7 лет назад +1

      Harso Hirsi qoftaan Boroda somaliland wadato ilaahey aa boqor ehe hadey heesta fahmeenin maxeey isku dhibee ma iska dhaaftoo hhhhhhh

  • @zeynabmaxamed6701
    @zeynabmaxamed6701 4 года назад

    💃💃💃💃💃🤣

  • @nuorhusseinaden6786
    @nuorhusseinaden6786 7 лет назад +2

    banaadiriga waan kufaanaa

  • @zahraaminzahraamin6765
    @zahraaminzahraamin6765 4 года назад

    Zahra Amin

  • @feysalmadoobe7905
    @feysalmadoobe7905 7 лет назад

    Number 8

  • @AmuunFaradagan
    @AmuunFaradagan 7 лет назад +1

    Aba baala sharax kalay ila cayar

  • @kafiadahir770
    @kafiadahir770 7 лет назад +2

    farax kafatan iyo munya fananin jiro

  • @sharmaarkeabdi2915
    @sharmaarkeabdi2915 7 лет назад +1

    Farax ku jecliya yaaqay

  • @nashadmaxamed2339
    @nashadmaxamed2339 7 лет назад

    aaan shiirnee may ledahy

    • @saamiyainduo733
      @saamiyainduo733 7 лет назад

      aan shirnee waaye waa ciyaar dhaqameed ay ciyaaraan reer xamarka waxaa layiraahaa shirta

  • @FsgchhafljgehsebviomDugafcheeg
    @FsgchhafljgehsebviomDugafcheeg 5 лет назад

    khilar

  • @maidocabdi8334
    @maidocabdi8334 2 года назад

    Wisk

  • @abdirizakmohamud4580
    @abdirizakmohamud4580 7 лет назад

    .

    • @wacanmedia6728
      @wacanmedia6728 7 лет назад

      Abdirizak Mohamud bro SUBSCRIBE iku qabo Ado rali ah

    • @aminahassan2166
      @aminahassan2166 7 лет назад

      Maasha allaah heesta waa qater

    • @wacanmedia6728
      @wacanmedia6728 7 лет назад

      Amina Hassan walasheyda iku qabo SUBSCRIBE

  • @qaliyeyabdinor948
    @qaliyeyabdinor948 7 лет назад

    masha Allah wlh re xididkeyga cadima aha nolato wlh wan idin jeclahay wayo abdiftah aya idinka dhashay Xajigeyga ayan jeclahay rerkisna inan jeclato wanku qasbnahy