NADIIRO NAYRUUS IYO CAYDIID JOWHAR HEES AAD UMACAAN OGOOW TOP 10 2021

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 окт 2024

Комментарии • 133

  • @FaisaAmir
    @FaisaAmir  2 года назад +38

    Fadlan asxaabta like meel dheer ayey nagaarsineysaa marwalibo liketa iska saara channalka please subscribe and share
    ruclips.net/channel/UCGNzHhKEtDi9AJyhsDWpkxQ

    • @Khaalidcade01
      @Khaalidcade01 2 года назад +5

      Heestan meesheedi ba dhigteen walee

    • @fartunjama6879
      @fartunjama6879 2 года назад

      Salama caleykum keep going walashey ( waxaan la yaabay fanaaniinta Xamar joogaa mar aroos ka heesayaa waa loo shaqaala siiyey in aroosada u heesaan aan oo ay FARXAN galiyaan Lakin look like they’re injuning them salf

    • @monuur3996
      @monuur3996 2 года назад

      0

    • @najmacabdirisaq4996
      @najmacabdirisaq4996 2 года назад

      @@Khaalidcade01
      Lll
      Ĺ

    • @ayaanlemaxamed9951
      @ayaanlemaxamed9951 2 года назад

      Ayaan.

  • @boqoradasomaliland5695
    @boqoradasomaliland5695 2 года назад +18

    Nadiira iney Boqorad tahay shaki kuma jiro nolol quruxon ku nolow ♥️🥰💝

  • @aminahassan5217
    @aminahassan5217 2 года назад +17

    Boqorda codka iyo 💞boqorka codk fanani💓 aan tagero nadiira caty iyo seykeda caydid farxd ku wara❤❤❤💯💯💯💋💋💗💗🤙

  • @faizam523
    @faizam523 2 года назад +26

    Masha Allah lamaane aad iskugu qurxoon Allah ha idin xafido, nadiiro waa fanaanad qalbi wanaagsan oon jeclahay.🌺❤🌹👍

  • @cibadoibrahim7247
    @cibadoibrahim7247 2 года назад +11

    Hestaan ilaa yarantedi ayaan jclaaay waana kufikiri jiray anoo jcylkaba aqoon lkn hda jceyl dhab ahayaan leyahy Feb 2022 isguursanena ani io gacaliyahega ❤💍💎🤴🍯🌍💋💯

  • @munna9537
    @munna9537 2 года назад +6

    Nadira nayrus cod dahabi ah isha baxarka illaahay haydinka hayo family quruxbadan

  • @saynabxasan1103
    @saynabxasan1103 2 года назад +9

    Boqorada codka nadiira iyo sayigeda keep going

  • @shukrialihassan6405
    @shukrialihassan6405 2 года назад +22

    Hesta markey mareyso 3:03 gawadha Nadhiro rajastinka lojedho qari dhaheyso fadhlan halacimaamatho coz that's all what we need women to stand for each other 🧢👑❤🥀

    • @farxiyomahamed5773
      @farxiyomahamed5773 2 года назад +5

      Adigu ma hees baad dhegaysanaysaa misee gabadhaad ka dhex.baxday waa yaab

    • @cabdirashiid8860
      @cabdirashiid8860 Год назад

      @@farxiyomahamed5773 really queen

    • @Mahamedhadidayib
      @Mahamedhadidayib Год назад

      Somali iyo far lamakalawayo

    • @AyaanMuuse-qd4lc
      @AyaanMuuse-qd4lc 7 месяцев назад

      adigoo naaga maxad nag qayrkaa ah kaga fogan tahay uf naa orodoo shaqo doono camal la aan ayaa dhulka kudhigtee😊

    • @XuseenAxmed-s5h
      @XuseenAxmed-s5h 11 дней назад

      Caawa ii khafiifa dushiisa garwga dul saare nadiira

  • @mohammedhassan2370
    @mohammedhassan2370 2 года назад +1

    Mashaa Allah Aniga sidhii Aar libaxoo gajadhu kuragto miciyada isdafsaday miciyada isdafsaday

  • @saynabm3396
    @saynabm3396 2 года назад +11

    Kaltuun bacaado ❤️❤️❤️ ogolaansho maad ku qaadaysaan heesta

    • @hodancabdi9973
      @hodancabdi9973 2 года назад +2

      Kaltuun bacado iyo farxaan xidig ogalaasho malaga wataa dheh😃😃

    • @bilicdumar7403
      @bilicdumar7403 2 года назад +3

      🙄somali ba nahay ogolansho maxa la dhaha🤣

    • @dekamohamed5801
      @dekamohamed5801 2 года назад

      @@bilicdumar7403 🤣🤣🤣 wallahi waa runta 👍👍

    • @caalinentertainment8874
      @caalinentertainment8874 2 года назад

      @@bilicdumar7403 😂😂😂😂

    • @ahmedshaqale5467
      @ahmedshaqale5467 2 года назад

      Subar weyi lkn nadira wa asal lkn ninka codka sax kuma aha

  • @xamdaabtidoon7329
    @xamdaabtidoon7329 2 года назад +2

    Ogow baxa sooriyo cishqi baxadweynbaan baryahan lajifee baryahan lajifee bashishihii nafteydow hiba baxey lamoodyow midkii aan bugoyee barbartaba dhamantood kala soo dhexabayow waaaa bilig hilaac wabarara nolol wcn wasidaan ubadinoo rabi inoo baan yashee wainagaa bararnee beed wacn yagleelneene

  • @bilyandhaan7379
    @bilyandhaan7379 2 года назад +6

    Insha allah Coming soon farxadayda Arooska ayaan sugayaa 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤🌹🥰😘

  • @axmeddheere6025
    @axmeddheere6025 2 года назад +6

    Nadiiro nayruus waad kuso baxday wlhi ceydiid jowhar quruxley noqotey abu dahabi isneelaha ah kkkkk

  • @kamaalcade4225
    @kamaalcade4225 2 года назад +5

    nadiiro nayruus fanaanad farxaamada love love codmaan. caydiid fanaan culus

  • @maalincadmedia7484
    @maalincadmedia7484 2 года назад +5

    Ninkeeda iyada ka shidin

  • @maxamedjamaal340
    @maxamedjamaal340 2 года назад +1

    Welcome back from London

  • @sucaadclaahi3116
    @sucaadclaahi3116 2 года назад +5

    Nadiira nayruus gabadh Jacob macaan muqdisho majoogto runtii

  • @hanimohamuud6137
    @hanimohamuud6137 2 года назад +1

    Arooska nasra io liibana habenkana xadira ahaaya allha isku barakeeya

  • @sabaadibraahim3559
    @sabaadibraahim3559 2 года назад +5

    Woow.boqoradii.dumarka.iyo.saygeedii.allow..idin.dhowr

  • @nimcomaxamuud2438
    @nimcomaxamuud2438 2 года назад +4

    boqorada codka nadiira oo muqdisho shiday🧨💯🥰💜💜🌹🌹💜💜💜💜🌹💜❤❤❤❤❤🌹💜💜🌹🎉🌹💜🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰💜💜💜❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @faizam523
    @faizam523 2 года назад +8

    Laakiin heesta ku xusa fanaaniintii lahayd, Farxaan xidig iyo kaltoun bacado ayaa heestan lahaaye hadii kale waa idinku sharaf daro inta hees fanaankii lahaa noolyey qaadaan hadana aydaan ku xusin.

  • @boqaradarerbukeofficial
    @boqaradarerbukeofficial 2 года назад +8

    Keep going my dear friend 🌹🌹❤️❤️

  • @raxmakhadar2899
    @raxmakhadar2899 2 года назад +5

    qofta kaliyen xoog utagero ❤❣❣

  • @nabilhoussein5083
    @nabilhoussein5083 2 года назад +5

    Nice song xasuusti farxan xidig iyo kaltoun bacado bareteda ayaa dhiigen

    • @anisamohamed3211
      @anisamohamed3211 2 года назад +4

      Maashaa Allah il iyo cawri la’aada oo markaa soo galaysaan bisinka shaydaanka iska naara oo waliba idinkoo weysa qaba guriga kasoobaxa,adkaartana soo aqrista inshaa Allah ✌️💕🌹🥰💕

  • @abas--muhammed-official5708
    @abas--muhammed-official5708 2 года назад +4

    Keep going wll qaali igu ah faiza

  • @se1059
    @se1059 2 года назад +4

    Lamaanaha qarniga hore u socda❤

  • @DHEXNIMOTV
    @DHEXNIMOTV 2 года назад +4

    Adeer heesta ha ku ciyaarina

  • @xusnifashionofficial6303
    @xusnifashionofficial6303 2 года назад +4

    keeb going

  • @idareesksa3127
    @idareesksa3127 2 года назад +1

    Nadiro adan utageray caydiid jowhar Ana rer jowhar ah xafada horsed gacan libax gul caydiid

  • @zulthantwo1828
    @zulthantwo1828 2 месяца назад

    SAKA AYAA IGU HORAYSA XILI AAN TELFAN ANIGA AAN LEYAHAY KA DHAGAYSANAYO LKN HOREY AYAAN RADIO UGA DHAGAYSAN JIRAY AHA ABTIGAY /29/7/2024 HEESTAN IYO QEYBTA KLE WAAA CAJIIB WLLHI

  • @naimaabdi3876
    @naimaabdi3876 2 месяца назад

    I hope kan inuu aheeyn istus 🤨👋🤔🤔

  • @NimoDH1
    @NimoDH1 10 месяцев назад +1

    Beautiful couple

  • @wardamaxamuud4645
    @wardamaxamuud4645 2 года назад +2

    nimanka wx duubaya shaqadoodiiba garan maayaan ma fanaaniinta so kiraystay mise aroosada reer xamarow ilbaxnimo ku dara meeshu shaw maahee waa aroose

  • @omarosman9136
    @omarosman9136 2 года назад +3

    machallah le couple marie

  • @MOHAMADJanan-ss4sy
    @MOHAMADJanan-ss4sy Год назад

    HANBALYO AROOSKA ALLE HAYDIN SIIYO UBAD KHAYR QABBA AMEEN ALOOW 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @amxaar
    @amxaar 2 года назад +6

    Faniinta Xamar Waxas uga yaabaa. Meeday aroosadii ay uheesayeen. Ayagaa. Meesha. Qabsado.

  • @khadarmahad8173
    @khadarmahad8173 2 года назад +1

    Cod mcn iyo jidh buu is lahelay caana beelahan

  • @asmahappy4846
    @asmahappy4846 2 года назад +10

    dadka yiraahda nadiira nayruus shaadiya ka qurux badan horta qurux ma yaqanaan miyaa mise kalarka ayay qurux uyaqaaniin

    • @anzalaliabdi6844
      @anzalaliabdi6844 2 года назад +2

      Boqolkiba boqol gabadana kagurxoon lkn shadiya mekup iyo diana isla dacda waxa moda wRabee Oman

    • @ceynishamsi820
      @ceynishamsi820 2 года назад +1

      Qurux iyo style nadiro kalehhl

    • @ayanabdirashid9679
      @ayanabdirashid9679 2 года назад

      Ana fakarkas kula qabo

  • @muktaryussuf6633
    @muktaryussuf6633 2 года назад +1

    M.a hees igadeh taan

  • @Apdifatah_arbe
    @Apdifatah_arbe 2 года назад +4

    Keep going sister

  • @xamzamaxamediikar2415
    @xamzamaxamediikar2415 2 года назад +3

    Keep going

  • @khadarmahad8173
    @khadarmahad8173 2 года назад +3

    Islaantan saa may ucod macaanayd

  • @LeylaHusna
    @LeylaHusna Год назад

    MashaAllah nadiira iyo cidiid

  • @MBmubaarig
    @MBmubaarig 2 года назад +2

    walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 5k igaadhsiya please 💓💕💓💕💓💕💕💓💕💓💕💓💕💓💕💓💕💕🧡💕💓💕🧡💕💓

  • @amxaar
    @amxaar 2 года назад +3

    Aroosad iyeeratsy. Maba. Ujeedan

  • @AyaanAEiltireh
    @AyaanAEiltireh 4 месяца назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤habibi AR ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Harishyare
    @Harishyare 2 года назад +5

    Golden voice nadira

    • @Supr93
      @Supr93 Год назад

      The idea of an open trial was first

  • @cabdirashiid8860
    @cabdirashiid8860 Год назад

    Boqorada faanka nadiiir dhaal quraaysheed iyo sedigay caydiiid nice voice

  • @mutaasfaysal7311
    @mutaasfaysal7311 10 месяцев назад

    12/dec/2023 waan dhagayzanyaah😂❤

  • @AbdirazakMahamudMahamed
    @AbdirazakMahamudMahamed 2 месяца назад

    afkaga cano lagu qabay nadiro

  • @mustafebulshaale2648
    @mustafebulshaale2648 2 года назад +3

    Show hees walba cidii lahayd cid kagama qurux badna, marka mid dhif ah laga reebo Hada nadiiraba roon ee kan cod iyo si kalaba uma keenin heesta. Kaltuun bacado iyo farxaan xidid waa xaadir.

  • @Top10Arabic
    @Top10Arabic 2 года назад +3

    great video

  • @shukrijama5399
    @shukrijama5399 2 года назад +4

    Xusuus ❤❤❤❣❤💞💔👍

  • @Maankahooy
    @Maankahooy 8 месяцев назад

    M.a nadiro iyo caydiid❤❤❤❤❤❤

  • @basraali7318
    @basraali7318 10 месяцев назад

    Maasha alaah

  • @mohasaid6159
    @mohasaid6159 2 года назад +3

    ma qurux badna adiga oo lagu qabo inaad candhada ka hor lusho raga isna u ka ogolado sorry my cat

  • @deeqwarsameali1977
    @deeqwarsameali1977 Год назад

    Masha Allah

  • @yasinomar9665
    @yasinomar9665 2 года назад +2

    Fanankeena

  • @NastexoCali-gq1cd
    @NastexoCali-gq1cd Год назад

    Wooww

  • @nimcom7111
    @nimcom7111 Год назад

    Eeshe call hees♥️♥️♥️♥️

  • @World-games2024
    @World-games2024 2 года назад +1

    War ninkaan muxu dhulka ka fiirshaa Mar walba

  • @dullahiayoub2432
    @dullahiayoub2432 2 года назад +5

    Ka kabadbadiska furis Ayow lee yahay Wax kasta xuduud ayay lee yihiin hadii laga talaabiyo ku dumaaan is Qaboojiya

  • @QURXINTAGURYAHA
    @QURXINTAGURYAHA 2 года назад +2

    niiko ayey nafta nagaga qaaday nadiiro anigoo ku hadlaaya afka dhamaan dhalinyarta iskaabulada somaliyeed kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @kamalkhaldoun5949
    @kamalkhaldoun5949 2 года назад +3

    ASC SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW THEN KEEP.GOING FAMILY.💘💙💘💙💘💙💘💙💘💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😁🙏

  • @rukiyamuse7332
    @rukiyamuse7332 2 года назад +2

    Gabadhaadan nadiira ah ninkaan islameed hawaalin sagashanka wuu rukuucsanyahay xishood dartii dadka xitaa mafiirin karo naa wiilkan gurigiisa udaa adiguu indho adeeg iyo kalsoni ilaahey kusiye melahaga kaqosal

  • @abdirahmanabdi934
    @abdirahmanabdi934 2 года назад +1

    Extra chansan

  • @khadarmaxamed6181
    @khadarmaxamed6181 11 месяцев назад

    ❤❤❤

  • @caalinentertainment8874
    @caalinentertainment8874 2 года назад +1

    Remember 2022

  • @aaminobilaalxasan4438
    @aaminobilaalxasan4438 2 года назад

    Aamina xasan

  • @suleqajacfar2957
    @suleqajacfar2957 2 года назад +2

    Heestaan daad baa wati ku bixiye ee waxad leedihiin laimaada sorry

  • @cabdiwali8313
    @cabdiwali8313 2 года назад +1

    Shasta cusub

  • @siciiddheere427
    @siciiddheere427 2 года назад

    Shadiyashraf

  • @korotimidrabo1549
    @korotimidrabo1549 2 года назад +2

    💖💖💖💖💕💕💕🌹🌹🌹🥰🥰

  • @kadykhalaf5901
    @kadykhalaf5901 2 года назад +1

    Aamin

  • @geedowadan5931
    @geedowadan5931 2 года назад +1

    Aahamd

  • @bilanbella2519
    @bilanbella2519 2 года назад +3

    🤴🏻❤👸🏻🌺🥀

  • @FardowsaFardowsa-vk4eu
    @FardowsaFardowsa-vk4eu Год назад

    M.a

  • @joeokieh43
    @joeokieh43 2 года назад +2

    💖💖💖💖💖😍😍😍😍😘

  • @adanbakey7821
    @adanbakey7821 2 года назад

    W
    Am

  • @ayaanqurux1130
    @ayaanqurux1130 Год назад

    💔💔💔💔🤙

  • @ruwaydahersi9749
    @ruwaydahersi9749 2 года назад +2

    🥰😋🥰

  • @hassankere8308
    @hassankere8308 2 года назад +1

    😛🤩😍🥰

  • @farxiyomahamed5773
    @farxiyomahamed5773 2 года назад +2

    Heestaan kaltuun bacado iyo farxaan ayaa ku ficnaa

  • @rumanaruman9020
    @rumanaruman9020 2 года назад

    M,a

  • @UbaxAhmed-kp8gt
    @UbaxAhmed-kp8gt 3 месяца назад

    Ehdhrt

  • @cabdihyeeryo9538
    @cabdihyeeryo9538 2 года назад

    0l

  • @qalcadohousein509
    @qalcadohousein509 2 года назад

    T

    • @ahmedshaqale5467
      @ahmedshaqale5467 2 года назад

      Nadira quruxlay caydiidna qurux wa sx lkn xoga codka luuqda hesta ka qaldan

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 2 года назад +2

    Ceydiid needs to loose weight he gained a lot of weight.

  • @caanhaysteofficial8393
    @caanhaysteofficial8393 2 года назад

    Hadaa taqaan sida subscribe loo saaro fadlan isaar abaal waybaan kuu hayaa

  • @mohamedgedi7095
    @mohamedgedi7095 2 года назад

    Keep going

  • @nawaalwarsmeahmed5094
    @nawaalwarsmeahmed5094 Год назад

    M.a