Abyo kaniini fero cun ha qadanin sawabto ah wixi kugu dhaco hdhow adaa saxiixay ayaa lgu leyahy mana uqabsankartit kaniinigaas fero sanol ladhaho cun alha kugu daro cfimad quran isa saar Insha allh xapipti
Alle cafimaad taam ah ha ku siiyo walaashey mcn allena dhiigaaga dhib laan ha kuu soo qaado insha allaa khayr afar indhood oo nabada raxamaankey kaa dhig adiga iyo ilmaha yarba rabi cafimaad ha idinku kala keeno allaahuma amiin ya rabi u fududey maskiintan yar ameen ya rabi
Scw habo waa ku salaamay taladaan ku siinaayo waa haqaadanin waxba ma noqon doontid Insha Allah Hooyo kasto waa saas markey urka leedahay ha ka yeelin habo
Abayi ilahay haku cafiyo e waxa isticumasha qudarta malayga fruit fiintada kili iyo waxi ad is leedahay fitimina ka helsid isticmal insha dhaqsi aya dhigaga so noqon doonaa
Abayo iron tu waxa weyan dhiiga cas ee ka so qada oxygen ta sanbabka ee jidhka kale gaadhsiya , waxa lagayaba markay iron kaa yarato inaad dawkhdo ama naqsku ku qabto marka waxa jirta daawo laqato hadad dawada ka walacdo waxa jira cuntoyin aad kaga cawinya inay iron tada badato sida beerka, hilibka,kalunka, beans ka cad ama harakoga , misirka and digirta ama cambulada. Inshaallah cafimad tama ku rajaynaya
And timir iyo Cano mara walba don't use because of the fetus weigh gain at lest use 2 to 3 days in a week abayo manta wa arfa ilahi Haa nagaqbalo somka adna ha ku fududeyo inshaaAllah mcney
Iron sucrose abaayo waan qaatay wax dhib ah ma lahan , tabar baad yeelaneeysaa, kaniiniga madaxa waxuu leeyahay side affect hadii kale joogaa ka dhaceeysaa mama riixi kartid dhiiga ayaa kaaga daran alaha kuu fududeeyo!!!
Uk jogaa wa qatay waxana madareemin malaha wadanka kala duwan ani kanin ayaa leysiiyay 14 malin matano ayaan dhalay wa markii igu horeysay an cuno iron allaah ku saqiro fusha allaah ku fududeeyo
Walhi abayo aniga waa qaatay eronka kaniinikaa yurub ayana kula jogaa waxas oo ciladaa aya la kulmeysana leyma dhihin sas ay tahay 2 bil aya ika harsana dhalitaanka waqtiga kaniinikaas ima cawin malin walba 1 xaba cunayay lakin dhiig dag dag ah aya leyku shubay marna 1000. Sisii marna 500. Oo siisii 7 bari aya u dhaxeysay hooyo dhibkey mareyso ma sahlana aniga ilmahii 3 waye alxamdulilah waa kaso gudbay hadane waaba sanad jir alxamdulilah alle haku fududeyo qaado hadii oo ku cawiyona alxamdulilah hadii dhiigaga hoos said u dhac San yahayna koley dhiig ku shubis kama marmi kardid alle haku saqiro abayo
Xbbti timirta si fican u cun iron ful aad noqon aniga cuni jiray way la yaben dhigaga said waye maxa ku so kicisay malinti o dhan hadba 3 xabo so qada wan cuna kosto ama spanaq asana wuu fican yahy
Abaayo waan kusalaamay aniga taladaan ku siinayo waa inaad qaadanin ilaahey talada saaro insha allah dib ayuuu alle kugu soo celinaa mida labaad aan kugula talinaayo waxa waaye caano iyo timir isku shiido cab dag dag ayuu dhiiga kor usoo qaada insha allah afar indhood oo nabad allaha kaa dhigo Aamiiin
Abayo MCN waqti Bdn waad heysataa is quraan saar please qudrad cun mida kale beytaraaf hadaad garanee oo wadankaa joogto laga helaa isticmaal wllhi dhaqso oo dhiiga kuu siyaadinaa rabina hakula grb galo 4indho oo is jacel i.a oo nbd abayo rabi hakaa dhigo Amaaley❤️❤️❤️🥀🌹🤲🤲🤲🤲cfmd buuxa
Iron ameeysan eheen waxaad ka hadlayso waayo mareeykan caadi hooyinka uurka leh caadi ayaa loo siiyaa aniga xataa waan qaadtay. Timir cun maalin walba 3 ama todobo qudaarta badso.
Night routine shidan 👇
ruclips.net/video/yl19Flfe06U/видео.html
Allha haku cafiyo qali
Abyo kaniini fero cun ha qadanin sawabto ah wixi kugu dhaco hdhow adaa saxiixay ayaa lgu leyahy mana uqabsankartit kaniinigaas fero sanol ladhaho cun alha kugu daro cfimad quran isa saar Insha allh xapipti
Abaayoy Xaamila ahay Tabarta sidaas iigaga tagto hdlka xata waa i dhibaa cabaar marki leygu dhaganaado aa leyga fuqaaa
Abaayo aniga canada jooga gabar walashay ah ayaa lasiiyay sidaada camal ayay ahayd waxna maku noqon waa nasiib illahay haku cafiyo amiin
Qur'an Saar tag adna isku aqri Abaayo Doctor kalaamka Eeba ka fcn
Quraan isku aqri abayo allaha kucafiyo baby nabad alaha ku keeeno insha alaaah
Ilahay ha ku caafiyo inshallah quranka isku aqri 🥰👍
Mashaallhi xabiibti keepgoing 😍😍😍
Alle cafimaad taam ah ha ku siiyo walaashey mcn allena dhiigaaga dhib laan ha kuu soo qaado insha allaa khayr afar indhood oo nabada raxamaankey kaa dhig adiga iyo ilmaha yarba rabi cafimaad ha idinku kala keeno allaahuma amiin ya rabi u fududey maskiintan yar ameen ya rabi
Ilahey haku caafiyo wlshey ha isticmalin waxas abayo ilahey talada saaro wax walbo ilahey aya awode Somali waxey isku daweyan sida kilida fiintada liimo bambelada iska isticmal wixi fitimin ah ilahey haku fududeeyo insha allah
Abyo allaha ku caafiyo quraan isa saar muhiim waaye quraanka adigana isku aqri quraanka ilaahna talo saaro inshallh waa cfmdee🤲🥺💯
Scw habo waa ku salaamay taladaan ku siinaayo waa haqaadanin waxba ma noqon doontid Insha Allah Hooyo kasto waa saas markey urka leedahay ha ka yeelin habo
Illahey ha ku cafiyo illahey wxn kagag Baryay inu idinka dhigo afar indhod Oo is eegay amen 🥰🤲
Abaayo amal ilaah haku cafiyo hana kufududeyo nunaha yarabi stresses iska dhaf mcnto ilah talosaro salad istiqaro tuko malbey ilaah hakuwafajiyo kheerka🥰🥰
Alle ha kucafiyo Insha allah alle ne ha kufudeyo
Abayo yowmu carfa hortada ah oona jimcada ah ilaahey dhigaga hakuu Soo celiyo I.a Allena Bari anagana waku so ducenaa Insha Allah
Allahuma amiin abaayo
Abayo ilaah hakucafiyo Quran isasar dawadana iskadaa ee fruit iyo barkana can salada iyo saliga nabiga badso iyo isdiqfarda
Ilaahey waxbo kuma tuso xabibt insha alaah cafimaad ku rajeynaya fro fardowso waye
fadliga saliga napiga waxa kamid ah hadad 1 mar kusaliso napiga ilaahay 10 jeer pukugu salinaya culays haduu kuhaysto badi saliga napiga insha Allh wuu fududanaya aan dhamanten kuwada salino xapiip keena scw scw scw❤❤❤
scw scw scw
Allah ku cfiyo aamiin aamiin yaarabi
Alle haku cafiyo abayo cunto ficn cun sida kilida berka cano iyo dimir isku shido linta iyo isbinech ku daldal wanku duceyna I.a
Allaha ku caafiyo sis
Asc abayo si natural ah isoo cesho IRON kaga waxa cuni kartaa ((beer , hilibka gaduudan , spinach , beetroot , eggs ,olives , beans sida mahragada okale red beans iyo white beans , )) quracda hadii aad cuneso boorash “ whole grains” okale waxad ku firdhisataa =>(flaxseed , pumpkin , sesame , hemp ) aad ayuu IRON kagu kor usoo qaadaya FOLIC ACID waa muhiim abayo insha’allah Ilahey cafimaad iyo awood buuxda haku siiyo amiin 😇
Alllaha kuufududeeyo abaayo mcnto afar indhood oo caaafimaad qaba alllaha kaadhigo
Allaahuma amiin mahadsanid abaayo
Allah ku caafiyo abyo caafimaad taam insha Allah
ilahay haku cafiyo wll insha allh
Abayo ha qaadan Hade SaaS ucilad badantahy qof qatay wali ma arkin teda kale wax dhiga Soo celiyo cun ilaahey haku caafiyo quraan isku aqri
Alle haku caafiyo hppt samidey Amal🥰
Alle ha ku caafiyo aby allha talda saro qurna isku aqria
Alle haku caafiyo abyo alle haku waafajiyo meeshii qeer kuugu jiro inaad qaadato ama inaad iska deyso
Amal alaah haku caafiyo hbbti 🥰🥰🥰
Abaayo plz kili raadso wlh 100%100 wax badan ayaa ku dareemee hadee macquul tahay iska dhaaf inshaa alah Uma baahnaaneesid alahana kuuma baahiyo🤲 RUclips neh iska jooji dadka mashaa alah mawada yaqaanaanee
asc abaayo week balanta kaga dhiman isku dadaal quraacda muhiim ah ku quraaco beer kilyo iyo koosto aniga isbuuc ayu kor uso kacay dhiigeyga aadna waxa ii caawiyey betroot iyo liinta orange ka isku shiidan jiray isbuuc alx wanku fiicnaaday tijabi ilaheyna talo saaro hadey macqul tahay kaniini iron wuu jira hakugu badalan
Abayo Allah ha ku cafiyo ❤️
Ax alle haku caafiyo amaly
Amale allah ha ku cafiyo abyo quraan isa saar insha allah wd cafimade
Kkkkk waxa ahay gabar walasha ah dhalinta is adkeey howl aya ku sukeysa anaa ku og xanuunka jiro alle haku saqiro amaal wallo hore u soco
Ironka anaga mareekanka waa nala siiyaa abaayo wax dhib ah kuma aragno spinachka digirta iyo hilibka cun abaayo dhiiga wee soo celiyaan doctorka sidoo kugu taliyo samee abaayo rabi hagu fududeeyo
Waa run wll talo wanagsan ayaa siisay waan ku gu raacsanahay.
Wll awood badan ayad ka heleysaa waa u muhiim hooyada uur ka leh.
Mash Allah wllo ❤ 💖 💓
Masha allha
ALLAHA Kucafiyo abayo 🤲
Take timir and Cano Abayo isku shida ama kilii inshaaAllah in 1 week it will help you abayo 12week is 3 mother you have time
Alle cafimad taam haku siiyo walal qali
Allaha ku fududeyo wad ku babaday uurka wlh illahey walad salaxa haku siiyo abayo taa shektana wa normal wanba mataki jiray xitaa wlh
Asc walaal Dhig la aan baakuhayso jifka badanaa iskadhaf waxaad tacbasnka unaqaneyso wainaad socota wax qaboob hacabin baraf hacunin waxaas dhig la aanta waye abayo alah kufududeyo in sha allaah bi idnillaah
Ilahay haku fudueyo abyo Lkn hduu yahay kaniniga midka dhiga soo celiyo abayo cun Wyo dumarka somaliyeed hdaa nahay macuno cuntoyinka dhiga soo celiyo marka waa cadi cun ani alwo cunga dhalay waa qatay marka qado hdaa qadnain cunto dhiga soceliyo cun insha allha
Abayi ilahay haku cafiyo e waxa isticumasha qudarta malayga fruit fiintada kili iyo waxi ad is leedahay fitimina ka helsid isticmal insha dhaqsi aya dhigaga so noqon doonaa
Ha isku cunin abayo ilhy cafimadka hayo ilhy haku cafiyo 😥
allaha ku fududeyo abyo
cafimat taam ah nh allaha ku siyo
istiqareyso abyo alle nh bari hdey qeyr ku thy alle ku wafajinayo
Asalamucalykum amal baqre Allah nabad ha ku gu kale keeno vitamo cun nisha Allah .
Ilhey hku cafiyo abyo allena haku fududeyo
Allah haku caafiyo caafimad Tama ah I.a quen
Mashallah wll mcn wan idan salaamay adi iyo dum maya ha qaadan waxkale oo dhiiga ku soo calinaya isticmaal ❤️
Allah haku caafiyo Oo Allah haku fududeeyo
Alle haku caafiyo saliga nabiga badi
Abayo inshallah waad cafimadheysa ee niyada qeyr usheg Abayo
Wcs walsheey amal cadeey alha ku cafiyo mida kale quraan isasaar mida kale ilheey hakuu fududeeyo mcnto xijaabka qado il sha alha kaa qabto
Macanto waa bentood waxba haismurjinin walhi ilheey tala saaro mida kale fatamiinaad oo forto ah ayaa jiro waliba cirbido oo lacabo sharoobo ayaa jiro isticmaal
Adigana ismurjinin anaga oo somaali jogno waliba bishi sagaald kujino ayaa niig laan leyga sosheegay alx cirbidahaas ayaan 10 xabo kacabay mash alh wana kudhalay alx abyo ala tala saaro
Xbbti qaaali wlhi wn idn jecelhy adi iyo ninkaakbo
Msha Allah
Hno mcn costo shiiido cab timir iyo misirka madawna karsoo cun adoon dalicin insha alaaah waad ku soo cashankartaaa intaasu
Illaaahay hakuu caafiyo abaayo
Abayo haqaadan labo bilood way kugu filantahay qudar cun beer iyo liin balmeelmada alle talasaaro allah haku caafiyo
Timirta badso abyo insha allah dhigaga kor ayu usokaca Inshaa allah duceyso adna
Abayo iron tu waxa weyan dhiiga cas ee ka so qada oxygen ta sanbabka ee jidhka kale gaadhsiya , waxa lagayaba markay iron kaa yarato inaad dawkhdo ama naqsku ku qabto marka waxa jirta daawo laqato hadad dawada ka walacdo waxa jira cuntoyin aad kaga cawinya inay iron tada badato sida beerka, hilibka,kalunka, beans ka cad ama harakoga , misirka and digirta ama cambulada. Inshaallah cafimad tama ku rajaynaya
Abayo ilhye Aku cafiyo ana sas ahye waxad samesa betroot iyo orange isku shiid caab waku sonaqana,ana hoyoo isamen jirti Masha Allah waye kaas batso
Betroodka miyaa lashiidayaa markaa xbbti
@@zajittahassaan8938 ha macanto
Allah haku caafiyo abyo
And timir iyo Cano mara walba don't use because of the fetus weigh gain at lest use 2 to 3 days in a week abayo manta wa arfa ilahi Haa nagaqbalo somka adna ha ku fududeyo inshaaAllah mcney
Ha cunin wllo ilhy izka talasaaro timaha ka cararaya wax ka xun ma jiraaan 🥺🥺🥺
Wcs abayo amal illhey haku cafiyo cafimad allha gaku siiyo allahuma aamin Yaa rabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤❤
Abyo ilahey hakuufdudeeyo idigoo nabad qabo dhafarka badane iskadhaf hadii aad dhafartid biyahane badso iyo furutiska insh allh
Iron sucrose abaayo waan qaatay wax dhib ah ma lahan , tabar baad yeelaneeysaa, kaniiniga madaxa waxuu leeyahay side affect hadii kale joogaa ka dhaceeysaa mama riixi kartid dhiiga ayaa kaaga daran alaha kuu fududeeyo!!!
Ilaah haku caafiyo Abaayo
Ilaahey haku caafiyo
Maya Allaha ka Allah haudawanin beetroot grape juice and more fruits inshallah u your child will be alright inshallah 🤲
Allaha ha ku caafiyo Amiin Yaaa Allaha 😢😢😢🤲🤲🤲🤲🤲🙏
Allahaha🤲🤲
Allah hakuufududeeyo
Allah ku cafiyo🤲🤲🤲🤲🤲
Inshalha niyada qeyr usheg walashey mcn ani cunugeyga curud wanko xanunsade alx wadka dhamaney Inshalha
Abyo alha nofududeeyo runtii hooyo.culeyskeeda mayaro aniga hdda dhigeyga wxow maraa 7dobo alx cirbado oo caano.lagu cabaa ayaa leyso qory bidrud.iyo.timirna wan iskushitaa kistoo tabar yaradi bqdneed wan karoonhy marka qali isku dadaal
Abayo aniga 6 ciyaal ayaan dhaly lixdoodaba waan qaaty ayroonka lkiin waa cirbad 10 cirbadood oo eyroon ah ayaa laygu durayey marka cirbad iigu badal dheh insha alh wax ma noqoneysid hadii kale timir iyo caano cun iyo kilyo hawa qadaan eeyroon insha alh alaha kucaafiyo
allha ku caafiyo abyo
Uk jogaa wa qatay waxana madareemin malaha wadanka kala duwan ani kanin ayaa leysiiyay 14 malin matano ayaan dhalay wa markii igu horeysay an cuno iron allaah ku saqiro fusha allaah ku fududeeyo
Allahuma amiin
Allah ku cafiyo abyo mcn
ilaah haku caafiyo abaayo
Walalo waxad samaysaaa subuxii salaada hare waxaad cuntaaa timir inshaa aalh dhiigaagu wuu fiicnaNY WLĹLO INSHA AALH. Caafimaad dagdaga wlllo waan kuu ducaynayaa
Walhi abayo aniga waa qaatay eronka kaniinikaa yurub ayana kula jogaa waxas oo ciladaa aya la kulmeysana leyma dhihin sas ay tahay 2 bil aya ika harsana dhalitaanka waqtiga kaniinikaas ima cawin malin walba 1 xaba cunayay lakin dhiig dag dag ah aya leyku shubay marna 1000. Sisii marna 500. Oo siisii 7 bari aya u dhaxeysay hooyo dhibkey mareyso ma sahlana aniga ilmahii 3 waye alxamdulilah waa kaso gudbay hadane waaba sanad jir alxamdulilah alle haku fududeyo qaado hadii oo ku cawiyona alxamdulilah hadii dhiigaga hoos said u dhac San yahayna koley dhiig ku shubis kama marmi kardid alle haku saqiro abayo
Saliga rasuulka badso abaayo inshaa alah waa fiicnaanee biyo badana cab
scw scw scw
Abayo mesha aad joogto qudaar cagaran lagahelayo miya abayo qudarta cagaran iskuguronaw hadii gili geel aad heleysina wllhi waa bello shan daqiiqo ayey kusocelineysaa dhiiga kilida geela ama liin banbelmo iyo ansalato iyo wixii qudar ah iskugu ronaw insha Allah wokusolabadona dhigaaga iskada cirbad iyo dawa dhib hadhow kukeneyso haye dheh xpipti insha Allah khayr badan ayan kudhafay insha Allah
Waxaas wax wayn ma ahan hadii laguugushubo qaliin waad kabadbaadeysaa ilaahay idinkiisa anaa 2 xaamilo laygu shubay alx foosho xoog aad yeelaneysaa waadna dhaleysaa insha allah
Xbbti timirta si fican u cun iron ful aad noqon aniga cuni jiray way la yaben dhigaga said waye maxa ku so kicisay malinti o dhan hadba 3 xabo so qada wan cuna kosto ama spanaq asana wuu fican yahy
Abaayo waan kusalaamay aniga taladaan ku siinayo waa inaad qaadanin ilaahey talada saaro insha allah dib ayuuu alle kugu soo celinaa mida labaad aan kugula talinaayo waxa waaye caano iyo timir isku shiido cab dag dag ayuu dhiiga kor usoo qaada insha allah afar indhood oo nabad allaha kaa dhigo Aamiiin
Ha saxexin habo timir iyo liinbalbilmo cun
Alle ha ku fududeyo abayo
Allah kucaafiyo ilaahey talo saaro duceesane
Abayo MCN waqti Bdn waad heysataa is quraan saar please qudrad cun mida kale beytaraaf hadaad garanee oo wadankaa joogto laga helaa isticmaal wllhi dhaqso oo dhiiga kuu siyaadinaa rabina hakula grb galo 4indho oo is jacel i.a oo nbd abayo rabi hakaa dhigo Amaaley❤️❤️❤️🥀🌹🤲🤲🤲🤲cfmd buuxa
Allaahuma amiin
Iron ameeysan eheen waxaad ka hadlayso waayo mareeykan caadi hooyinka uurka leh caadi ayaa loo siiyaa aniga xataa waan qaadtay. Timir cun maalin walba 3 ama todobo qudaarta badso.
Abayo hadey hali tahay iska dhafa abayo amal
Alha ku caafiyo mcn
Alle haku caafiyo mcnto
Asc abaayo waa dhacdaa lkn aqwaan xididka haka qaadan ee kaniinka qaado iyo biyo liin pampelo insha alaah waa ku caawin doodaana caanaha na joogi ayagaa dhiig la,aanta keena aida badan maadaama aadan cuna fiican la cuni kari xiliga uurka intaas waa inta aqoonta u leyahay.
Abyo mcn waxaa cabtaa beyturafka isgaa dhaqsi kusoo celinaye insha allah
Quraan isa saar wllo ilahy haku cafiyo meen
Illahay haku caafiyo aamin
Qado abaayo anaga nalahushubijiray wey ku fiicantahay