Buugaagta ad tarjuntey kii ugu qimaha iyo akhrinta ficna ee an akhriyo wye qiso iyo casharkeedi carurtada iyo saxibada dadka ku dhawna ad bari karto si fudud, casariye ❤
- • قال الإمام ابن باز رحمه الله: هذا العصر عصر الرفق والصبر والحكمة، وليس عصر الشدة، الناس أكثرهم في جهل، في غفلة إيثار للدنيا، فلا بد من الصبر، ولا بد من الرفق حتى تصل الدعوة، وحتى يبلغ الناس وحتى يعلموا، ونسأل الله للجميع الهداية. فتاوىٰ نور على الدرب(٣٧٦/٨).
Walal aadan sahan Allah haku sharfo sidaad inoo sharaftay. wallahai ma'aqaan wax aan kugu iraado sababtoo ah eray walba oo qalbigayga ku soo dhici karo waad kamaamuus saraydaa ❤❤❤❤
inaad naftaada la faqdo oo la shekaysato waa wax aad u fiican xaqiiqadana aad iskugu sheegi krta hlka taa badalkeda dadka hortoda aanad mararka qaar qaladkaga qaadan karin ado is difacis ku jira la shekayso naftaada lkn Yaanu hdlku kor kaaga qaadmin hdi kale wixi mLinka ka danbeya qof waashay bad u xisabsantay umadii ku aragta dhanka kle iqra books buugteda qurbaha ma soo gaaran taasina waa caqabad haysata qurbo jogta inay helan buugtas
Aadan maad aragtay buuga under the flag and Somalia coast storied Abti buuga ayaan kugu boorinayaa inaad halbarnaamijna Ale ha ka yeelo wax naga la wadaag
Codka daciif waaye makarafooan xayi eh ku duub hada ka dib mase adaa daal naay oo tartiib u hadlaayey horto maleeyla qabaa mase anigee wax iga siyihiin
Labadii kale ayaan dhameyay oo aan kiiba 2 jeer akhriyay waligay ma arkin waan ku salamay saaxiib buug ka macaan . ANd then there were none dabaday qofna ha hadhin ayaaan hada wadaaa. Aad ayaad u mahadsan tahay casariyana waan bilaabi rabaa 12kaaga buugba waaan jeclahay halkeen kaala soo xidhiidhi karnaaa ?
Buugaagta ad tarjuntey kii ugu qimaha iyo akhrinta ficna ee an akhriyo wye qiso iyo casharkeedi carurtada iyo saxibada dadka ku dhawna ad bari karto si fudud, casariye ❤
Xage kahelaa wall
Arabic magaciisa iisheeq
Xagaan ka heleyaa wll
-
• قال الإمام ابن باز رحمه الله:
هذا العصر عصر الرفق والصبر والحكمة، وليس عصر الشدة، الناس أكثرهم في جهل، في غفلة إيثار للدنيا،
فلا بد من الصبر، ولا بد من الرفق حتى تصل الدعوة، وحتى يبلغ الناس وحتى يعلموا، ونسأل الله للجميع الهداية.
فتاوىٰ نور على الدرب(٣٧٦/٨).
Laba bil kahor buu Yiri waxaan baranayaa editing maantanaa waan aragnaa Masha Allah
Reality
😊😊😊😊😊😊
Jazaka Allah ustaad
Masha allah baarakallaah yaa aadan SAHAN
Aadan sahan ilahy cimriga iyi caqligaba haku siyaadiyo cafimadkana hakuu taam yeelo 🤲
M.a allah aadanow waa ku salaami janatul firdowsa alle haku awaal mariyo❤
Masha Allah will mcn ❤❤❤ ✍️
Buugani waa buug
Anfacaya dadka nool waayahan😢
Ila casariyee buug aan aqrin se aan jeclaahy inaan akhariyo❤❤
Aad baad u mahadsanid tahay aadanoow eebe hakaa abaaliyo turjimida buugaas casariye. wacyiga, fahmka iyo qiyamka dhalinyarada soomaaliyeed xaqiiq daruuraha ayuu ka aag dhawaynayaa ka shakhsi ahaan waa buug aan jeclaystay gabi ahaan ba amase badankii inaan nolashayda ku dabakho
Shukran ustaad🙏
Xaqu waa nin sheega iyo nin qaata cajiib ❤
Walal aadan sahan Allah haku sharfo sidaad inoo sharaftay. wallahai ma'aqaan wax aan kugu iraado sababtoo ah eray walba oo qalbigayga ku soo dhici karo waad kamaamuus saraydaa ❤❤❤❤
Aad buu anfici doona mahadsanid ❤
Mahadsanid macalin
Buuga casariye masha allah waa buug qiimo badan wallow aan aqrin. waana aqrin doona markaan dhameeyo buuga waan ku salaamay saaxib, Aadan allaha kaa abaal mariyo saaxib.
Mhdsanid teacher adan m.a tabarakallah
Mahadsanid walaal ajar Allaha kaa siiyo
Mahadsanid wll
Aadanow dhignaha waayaha daanyeerta sida labada dhigane kle casariye wan ku salamay saxiib qoraal badan kamad so gudbin labadan kle ayad aad usoo ban dhigtay dhignaha waa mid kooban mowduuc aad mihiim abaaraya waliba waqtigan lagu jiro casrigan bal isagan xaqiisa sii
mahadsanid
Waa maxay sobobta dadku ubaran waayeen cilmiga hawada sare , dadka qaarba modaya in dhulka , dayaxa , qoraxda oo kaliya jiran , hawada sare waxa inaga xiga bilyan meerayaal makhluqad , Awooda ALLAH ma sawiran kattid ee halka sare inaga xigta , dhulku qudhanjo ayu ka noqonayaa
Ustaad codka ku yara dar pls❤
Thanks teacher
👍 بارك الله فيك
waanku salaams Saran adiga Iyo asxaabta kasoohadal saxiib mucamar maxamed cabdisalaam qaddaafiga cusub❤❤❤
Xigmaawi Aadan Khadar Cali
Mnsh Allah alle sida aad noogu faa idaysay adigana Jano abaalkaga haka dhigo❤
Manshallah wll wadku Mahadsantahy Sida quruxda badan ad waqtigada Nogu Hurtay Sharaf iyo Karamo Libentada Loyar uma baahno Noso badi Videoyada wax tarka leh Sido kale Videoyada Dhambi barista Noso diyar waligeyga chanelkada Kuma Arag wanku Aaminsanahy wana ku tagera 💯👌💖
La shukra calaal wajib
Legend aadan
Aad ayaad u mahad san tahay 💯
Mansha Allah zxp 💯
Legendka jazk allh
horay u soco
Nabi suleyman☺️✨️
Podcast iyadii noo soo same aadan zahan❤
Aadanow waan ku salaamay zxp
Casariye wacan ustaad
Int3 ka hela pro buugan😮
Waa ku salamay saxiib
Keep going pro
Wlhi waarun taa saxib
Djibouti ka falaqoo sxp
Thanks ilaahayna dambigaga ha dhaafo
Buuga waayaha daanyeerta ayaanu kaa sugaynaa zhp aadanow
Insha allah waan akhrin 📔👍
Lagenkan hadlayo waa tagyay 🎉🎉❤
You saved my life sir
Ustad waxan rajaynayaa inad kitab kaloo badan inoso sartid inşallah
Wll waan ku farxaa markaad vedio soodhigto❤❤❤
Nacn bilah pro🤗
mahadasanidi walal 😊😊
M.a. macin. Azaakaahalah
Adam sahan salaan zhp
Sxb adigo mahadsan video yadaada codka aad saareeyso xoogaa kor uqaad yacni codkaagu wa nagu hooseeyaa xaga maqalka mahadsanid markale
Carabigiisa ayaan akhrstaa waa buug aan aad ujecelahay
Aadan
halkaan ka heleyaa wayee dr
Mnsh alh❤
Salaam walalayaal anigu macduuca waan fahmiwaayay. Bal adigu maxaad ka fahantay?
Waa xogo kooban oo uukasoo dhexsaaray hadad akheisato waxbadan ayaad kafaa idaysaaa
salalahu calihii wasalam ❤❤
inaad naftaada la faqdo oo la shekaysato waa wax aad u fiican xaqiiqadana aad iskugu sheegi krta hlka taa badalkeda dadka hortoda aanad mararka qaar qaladkaga qaadan karin ado is difacis ku jira la shekayso naftaada lkn Yaanu hdlku kor kaaga qaadmin hdi kale wixi mLinka ka danbeya qof waashay bad u xisabsantay umadii ku aragta dhanka kle iqra books buugteda qurbaha ma soo gaaran taasina waa caqabad haysata qurbo jogta inay helan buugtas
Aadan maad aragtay buuga under the flag and Somalia coast storied Abti buuga ayaan kugu boorinayaa inaad halbarnaamijna Ale ha ka yeelo wax naga la wadaag
Ka hadalka maansoniyada maxaad ujoojisay aadanow
Scw scw scw scw
Run ahaantii waa xikmado iyo hadalo waayo aragnimo loo soo maray oo laysku soo keenay aad iyo aad ayaad ugu mahad santahay saaxiib aadan
Bookta aad turjymta seen ku heleenaaa 😮
❤❤❤❤
Inte kaheli kara buuga casariye
Slow sound 😂 dhib ayuu nagu hayaa
Xagaas naga xagaaji. Adoo Mahadsan
Playback speed tabo 1.5x ku daawo
Asc
Walaal aadan khadar anoo og inaad mashquul tahay, hadana waxaan kaa codsanayaa inaad iiso qorto email aan kaala soo xiriiro hawl baan ka lahaa.
Sxp Adan waan kuwata aniga ee sxp buuga وبالحق أنزلناه
Ee uu leyahay Adham sharqaawi no so Turjin sxp
3daada buugna wan Haysta sxp ee
Codka daciif waaye makarafooan xayi eh ku duub hada ka dib mase adaa daal naay oo tartiib u hadlaayey horto maleeyla qabaa mase anigee wax iga siyihiin
War wll waxan ku idhi codkaagi Hore LA imo
Xaqu waa nin sheega iyo nin qaata
Aadanow ethiopia ayaan joogabuugan sidee uhelaa xagee ka iibsankaraa
Asc masuul bukam xamar malaga helaa fadlan ila soo wadaag
Wcs
Nebi Suleymaan dheh
Saleemaan ma,aha iska sax
Casariye wnagsn ❤
Codka wuu gaabaanyahy
Nio codka aad looma maqlaayo 😢
Wax macnele kahadal waxaatahay dabadhilif xunoo lasafan CBB
Aadanow Maxay gaaladu ka wadaa magaca Jesus ma nabi ciise ayay u la Jeedaa see
Qof liitaa haduu hdal xaq ah sheego maamuus ayuu yeeshaa
Cod kadu gabanaa🙁
Dadka joga qurbah joga sidey kuheli karan bugan
🫡🫡🫡
Labadii kale ayaan dhameyay oo aan kiiba 2 jeer akhriyay waligay ma arkin waan ku salamay saaxiib buug ka macaan .
ANd then there were none dabaday qofna ha hadhin ayaaan hada wadaaa.
Aad ayaad u mahadsan tahay casariyana waan bilaabi rabaa 12kaaga buugba waaan jeclahay halkeen kaala soo xidhiidhi karnaaa ?
Shp labada buug inte ban ka hela ado mahadsan
❤❤