WARARKII UGU DANBEEYAY CAALAMKA | BARIGA DHEXE | US | GAZA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 фев 2025
  • ARIN LAYAAB LEH OO KA DHACDAY GAZA | WARARKII UGU DANBEEYAY BARIGA DHEXE | MARAYKANKA IYO PUNTLAND • WARARKII UGU DANBEEYAY...
    Yarden Bibas reportedly says Hamas taunted him about Shiri and kids; he’s clinging to hope
    Keith Siegel, Ofer Calderon also said mistreated * In 1st message, ex-hostage Steinbrecher recalls being forced to be in ‘terrible’ Hamas clip * Eyal Zamir tapped as next IDF chief.
    Israel-Hamas ceasefire deal to start Sunday; attacks on Gaza continue
    Palestinians in Gaza are celebrating after mediators confirmed a ceasefire deal has been reached between Hamas and Israel after 15 months of war. The truce is set to take effect on Sunday, January 19.
    Israeli forces, however, are continuing with their attacks across the Gaza Strip, killing at least 30 Palestinians in the enclave since the agreement was announced.
    #LIVE: ISRAEL AND HAMAS AGREE GAZA CEASEFIRE DEAL TO HALT WAR
    Israel and Hamas have agreed a ceasefire starting on Sunday to halt the devastating 15-month war in Gaza, Qatar’s Prime Minister says.
    Sheikh Mohammed bin Abdulrahman bin Jassim Al Thani said the deal will lead to the release of Israeli captives and a surge in humanitarian aid to Gaza.
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 31

  • @LadanOsman-m5h
    @LadanOsman-m5h 6 дней назад +1

    Allaah swt hala jiro reer falastiin Guusha gacantooda Raboow ku sug 🇯🇴❤️🇯🇴💪❤️❤️❤️

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 6 дней назад +1

    Allah ha baabiyo munaafaqiinta ku dhexjirto umada muslimiinta aamiin Allah ha isku salido hana ku rido musiibo degdeg ah Allah ha isku mashquuliyo yuhuud iyo xulufadooda aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo falastiin wey guuleyysanee ee Allah ha u dhameestiro guusha u bilaabatey walaalaha falastiin aamiin

  • @MostafaMohamed-md4ve
    @MostafaMohamed-md4ve 6 дней назад +1

    Ninkan aad meessha keentay su,ashaadii kaahama jawaabim i didn't know waxaad markasta ugu naagaysid you're always an apologistic feel a confidente my brother and make priority for your home i have been watching you long time fulay.

  • @hawaomarmohamud5763
    @hawaomarmohamud5763 6 дней назад

    Asallamu calaykum waraxmatullaahi wabarakaatuh wallaalaha warbaahinta noojoogah iyo isgaarsiinta adoonka Mahadsanidiin

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 6 дней назад

    Happy Saturday Weriye A.hafid

  • @MaxamedCismaanMuuse
    @MaxamedCismaanMuuse 6 дней назад +2

    Tii aley noqonaysaa
    Dunidan aankunool nahayna alaah iskaleh isagaana maamula
    Hadii ay carabi caqli leedahay
    Horey udiidi lahaayeen
    Dagaalka reer Gasa lagu baa bieyey hadana raalibey kanoqon doonaan
    Ama waaba karaali

    • @LadanOsman-m5h
      @LadanOsman-m5h 6 дней назад

      Saxiix walaahay Allaah swt ayaa aduunka maamula oo Islka leh , Carabta maanta jooga waa kuwa sahyuuniyada u shaqeeya yaan loogu yeerin Carab EE waa caada Qaatayaal aan diin iyo dadnimo diin iyo wax yar oo damiir laheen,
      Allaah swt ha u Gargaaro walaalheen reer falastiin Guusha gacantooda Raboow ku sug 🇯🇴💪🇯🇴💪🇯🇴💪🇯🇴💪🇯🇴

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 5 дней назад +1

    IAllah khiyanada Drump iyo Natinyahu ninka maatida oo kaliya in uu xaqsuuqa,Maxabistii eey soo furan waayen Allaha weyn ayaa Goanka gaaray.

  • @mr.canadi3651
    @mr.canadi3651 6 дней назад

    Haye

  • @sahramohamed4931
    @sahramohamed4931 5 дней назад

    buuraha caamiskaad ataa dhaha

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 6 дней назад

    ASC WR WB

  • @Mahdi-hc3ud
    @Mahdi-hc3ud 6 дней назад

    Golis maha waxaa la dhahaa calmiskaad golis waa buraha calmadow

  • @qoordheerenaashka6058
    @qoordheerenaashka6058 6 дней назад

    cadi xafiid tageere meherad daada laguma ciyaro xoolahaga se kuciyar garaca cirka dolada kuhoreysey danina wuusi yasadeyay dadshacab ahaaba lagaracay magtina waalaga rabaa ayuyiri turam mailhan bakaso dhameysay

  • @SadiyaNuh-zt3ct
    @SadiyaNuh-zt3ct 6 дней назад

    Meeshay ku shiraayan Allah baa jooga Allana Daalim Uma Hiiliyo

  • @SafiaJama-s4c
    @SafiaJama-s4c 6 дней назад

    KHIYAANAY WATEEN KOOFIYAD YARTA IYO REER GALBEEDKU WAXAY IS LA HAAYEEN MARKA HORE DADKIINA HA IDIIN SOO DAAYEEN DIFAACAYAASHA DHULKOODA IYO DADKOODA

  • @qaalielmi4479
    @qaalielmi4479 6 дней назад

    Dunida Qofkii ugu caqli yaraa Waa ninkaa leh dad dhulkooda ha laga qixiyo, dhulka falastiin baa iska leh
    Mana qaxayaan 60 sano badan ayaa Saas loo garaacayey oo loo gumaadayey, gacanta sarayn doontana Waa iyaga inshaallah,
    Carabtuna intay reer galbeed ka baqayaan waxaa u roon inay alle ka baqaan.

  • @laylabirjeeb9559
    @laylabirjeeb9559 6 дней назад

    waxaa u fican in gorgortanka in lagu daro in wabiga niil oo itoobiya ay xiratay oo ay ka xirtay Masar. waa kaa biyo xireenka la burburiyo

  • @cabdinuurSalaad-t5g
    @cabdinuurSalaad-t5g 6 дней назад

    Warkii muhiinka ahaa ee shaydamada waad yaray.
    Oo somali khuseyey

  • @Kiney-u7f
    @Kiney-u7f 6 дней назад +1

    Wlhi anigu waxa is dhahay umadas maskinta ah ee reer Palestine 🇵🇸 heshis ka masar garwaden ka tahay in qiyano tahay wayo Donald Trump. Wuxu fasaxay in la siyo bom banoyin ki cusla ee isral istimali lahed ee laga hakiye dhulka hose aye raban ine lasiman waxa dhan mar hadi maxabisti helan

  • @fardowsaomer5910
    @fardowsaomer5910 6 дней назад

    Asc dhalinyaro

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 6 дней назад

    SACUUDIGA IYO EMARATES MAKA HADLEEN

  • @qaalielmi4479
    @qaalielmi4479 6 дней назад

    Sababta loo kicanqyo dadka reer falastiin ayaaba yaab ah

  • @qoordheerenaashka6058
    @qoordheerenaashka6058 6 дней назад

    dani turaam miyu kaso dhameyay mise ilhaan ayaa kadhamey saarinka dadka cami miya butlan ayuu laxariray aqliga dadka xushmee

  • @aslicadeey8511
    @aslicadeey8511 6 дней назад

    Ree palestine carab ineey caawiyaan iskabadaaye iyagaa halkaas dhigay oo gumeeystahaa gacmaha uqabtay yuhuud iyo mareykan waay sheegeen ineey carabi u adeegto faa niido laga sugimaayo carab

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 6 дней назад

    CARAB OO KHALIIJKA AH AYAA ARINTAN TRUMP KU RAACSAN

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 5 дней назад

    Ahafid Drump waa bina Aadmi madaxda Carabta laba daran midd dooro Ayaa eey wajahan bulshada carapta oo lamid ah bulshadii Calamks ee Bideyn Awoodii huwanta mudhaharadka calamka Kuwa aan islam aheyn Ingriska Reer galbeydka kuwa qarada calamka kala joogan Ardeydii Mareykanka Cidamadii.Cirka ee isgubay Yuhudda sida loo wada la'yay.Awoodi Yuhudda Ahafidow waad kawar haysa.

  • @yuridanhaaji1101
    @yuridanhaaji1101 6 дней назад

    Go,an.carabtu.waan.ku.didneyleyihii.mw.daram.waa.jes.dhololo.tus.shacabka.carbed.loo
    DHIGAYE.ayago.cabsi.ka.qabo.kacdon.meesha.loga.turo.xukunkoda,

  • @IsxaqSaalah
    @IsxaqSaalah 6 дней назад

    Xamaas waxa ku dhax jira dad Xun India real Israel India waji Xun waji fcn ayey Lee yihin mid diin ah doctor sakir niak dubia diin ah kaniisada dubia kutaalo galnimo ah qiyaanada dagalka sfcn ayey uyaqanan dagalka mar hore ayey so diyariyeen waxadna ka Fahmi Kartaa film qayamat Ajay Devgan qiyada India real Israel India masjidul Aqsa Sida u qabsadan wax kasto ayey u adeegsadaan India fsaadka dunida kawadan wax lo dulqadan Karo ma ahan Ani waxan dhixi lahaa marki hore India xala iska qabto Pakistan dagal xaloogi furo real Israel india