Lafta Gareen ma ka faa’iideysan doona fursadda siyaasaddeed ee ay siiyeen Xasan Sheekh iyo kooxdiisa

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 ноя 2024

Комментарии • 46

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 Месяц назад

    Mahadsant walaalkey balwaan ❤❤❤❤❤

  • @issakmahad2676
    @issakmahad2676 Месяц назад +4

    Run baad noo sheegta
    Mar walba. Ilaahey ha
    ku barakeeyo. Hassana
    Ummadda Somaliyed
    Rabbi ha ka horwarejiyo.
    Somali heshiisa waa
    Bentowdey, bal waa sii
    kala fogaatey, yaa rabb
    Nabadbaadi. Amiin.

  • @mohameddiriye2304
    @mohameddiriye2304 Месяц назад

    Maashaa Allaah runta waa guuleysataa

  • @AbshiroIssa
    @AbshiroIssa Месяц назад

    Gobanimo abdullahi balwaan 👍👍👍👍

  • @sudiissa5701
    @sudiissa5701 Месяц назад +1

    Umalayen maayo lefta gareen inuu Fursadaa ka faidaayesanyo Balwàn Brother👍

  • @HasanAAmin-o6y
    @HasanAAmin-o6y Месяц назад

    Masha alah

  • @abduwelidimbile4183
    @abduwelidimbile4183 Месяц назад +1

    Balawaan walale guuul iyo gobanimo warata 💯💯💯💯💯✅✅✅✅🇸🇴🇸🇴🇸🇴☝️☝️☝️

  • @talaalmaxamed5223
    @talaalmaxamed5223 Месяц назад +2

    Maasha alaah Rabi haku xafido ilaah baa kaa abaal marin doona

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla7376 Месяц назад +1

    Well done Balwaan
    Allah ha kaia qaboojiyo.
    Xaqa Allah ha tuso

  • @abdiqanioomaar7285
    @abdiqanioomaar7285 Месяц назад

    Waa.xasan.shekh
    Siyaasadiisii.

  • @shukrilibax
    @shukrilibax Месяц назад

    Aad iyo aad ❤

  • @boorowcade2636
    @boorowcade2636 Месяц назад

    Taas waa riyo balwaan habartooda xitaa kuma dhama

  • @SayidCali-vw9ie
    @SayidCali-vw9ie Месяц назад

    Waad saxan tahay wll c/hi

  • @abdirahmaanabdulla8133
    @abdirahmaanabdulla8133 Месяц назад +2

    Hawiye habartan sharciga dasturka ama digirtoda haiska cunan iyo moxogoda😢😊

  • @ABDIRASHIIDAbdirashiid-q7c
    @ABDIRASHIIDAbdirashiid-q7c Месяц назад

    SHARAF IYO KARAAMO AYAD LEEDAHY BROTHERKYGA BAYDHABO JANAAY AYN KAA SOO SALAAMAA BROTHERKYGA

  • @abdallamohamud3948
    @abdallamohamud3948 Месяц назад

    Mr.balwan
    Wariye cadalad baatahay
    runta kahadla runkeeg ah.
    Sxb guulayso
    Soomaali haguulaysto.

  • @rahadeyadam9642
    @rahadeyadam9642 Месяц назад

    Madaxweyne Laftagareen qof kaso horjeeda malan o shacabka konfurgalbeed ah konfurgalbeed guud ahanteeda ciidamada darawiishta konfurgalbeed aya qabaneyso ogada 🙏🏼🙏🏼

  • @rocky4066
    @rocky4066 Месяц назад

    Doqon beelow

  • @mursalmukhatar9549
    @mursalmukhatar9549 Месяц назад

    Maasha allah hadda waxad kahadashey Runta waxad tahay wariye dhex dhaxad😅

  • @CismaanAweys-f6l
    @CismaanAweys-f6l Месяц назад +1

    Hawiye somaali dulmi ayaalagu raacay hawiye baarlamaanka wadadii eeyfuren ayeey dulmiugudurbaantumeen. Ayaamaanta haysto away sheegoow iyo dadbadan xaqa xaqa had iyo hawiye

  • @zainabsulman3881
    @zainabsulman3881 Месяц назад

    Walaal Balwaan guulayso waxaad tahay muwaadin dhab ah garab kaagan taaganahay 🙏✌️

  • @AbdiaziizIsse-w5r
    @AbdiaziizIsse-w5r Месяц назад

    Iyagaka dran xasan waa yuugo

  • @fadma638
    @fadma638 Месяц назад

    Dhaqanka Hawiye ,waa dhaqan Mooryaan waa ceeb in ay yiraahdaan guryaha ha looga daado , odeygaas xerig buu mudanyahay waa in sharciga la marsiiya waa odeyga dhalay ciyaal weero .

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 Месяц назад +1

    Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan mw lafta gareen wu ka faidasan fursadan hal wado ba u furan mw lafta gareen in galahisa wasirada waraq deg deg intey so qoran yirdan dowlada muqdisho ka jirdo xirka wa u jarney inu yirado ba la rabah wlkn abdulahi balwan please mw lafta gareen la hadal arintas ushg

  • @abdiqanioomaar7285
    @abdiqanioomaar7285 Месяц назад

    Balwan.marwalba.wuxu.ka
    Hadlaa.xaqa.qabiil.waran.ma
    Noqdo

  • @abdiqanioomaar7285
    @abdiqanioomaar7285 Месяц назад

    Awdal .ested.waxay.u.taagantahay.midnimada.soomaaliya

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q Месяц назад +2

    Xassan duufle bahane tuug munafaqa aakhiro cadaab aduunyadana ceeb iyo fool xumo😮😮😮

  • @mohammedabdul5923
    @mohammedabdul5923 Месяц назад

    Laftagaren cadi khof nool wayhy wa ka faideysnaa cadi yhy khof dhinty wa Lacasi dona 2madase mid bu nokhona

  • @abobasement346
    @abobasement346 Месяц назад +1

    xasan moryan iyo villa family waxay so wadan bah kah daran waxan u shegayah konfur galbed inay iskah celiyan moryantah xamar xildhibanadah waa inay ugah guran xamar sih lo wayoh casumad ku shegah xamar

  • @salahkerrow6482
    @salahkerrow6482 Месяц назад

    ❤❤❤❤😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SumeyaDahir-wq8od
    @SumeyaDahir-wq8od Месяц назад +1

    Waxaa lootargad gareysanayo reer konfur galbed waa qaabyaalad iyo hiirabeysi odoy iyo habarba lagasimanyahay markii lasaro inyar oo dalka laaxjelokahayso sidi Abdullahi Balwaan🇸🇴👈

  • @ahmedsalad1393
    @ahmedsalad1393 Месяц назад

    AR XASAN XUMOOW WADANKII WAA ROGAYAAYE YAA KA QABTA WAA WEJI MADOOW SHEEDAAN AH BAL MAXUUW KA RABAA LAFTA GAREEN WAA NIN KA WANAAGSAN XASAN XUMOOW

  • @mohamedomar610
    @mohamedomar610 Месяц назад

    ADIGA RUNTAA KU DHIMANEE BALWAAN LIBAAX

  • @AishaAli-ck3zc
    @AishaAli-ck3zc Месяц назад +2

    😂😂😂😂😂😂😂MUDANE HAWIYE INTA AYKA FAHMAYAAN
    FEDERAALKU MAAHA IN BAQDIN
    GELIN LAYSKULA JOOGO, BAL WAA SHARCI IYO WADATASHI
    UMADEED DAWLADNIMO JIRIMAYSO MUQDISHONA CAASIMAD SIIMA NOQON
    DOONTO EE GOOF ABGAAL
    IYO BANAADIRY WADAAGAAN
    BAY NOQON DOONTAA.

  • @prosl11
    @prosl11 Месяц назад

    Digil iyo.midifle iyaga halka isdhigay markay ay ogaladeen inay hoos imadaan Vila somalia oo hawiye iyo darood oo qudha kaa talin karaan marka inay sidaa isaaq iyo samaroon iyo ciise kaa madaxbanaandan bay ahayd hormar bay gaadhi lahayeen

  • @faliswarsame3327
    @faliswarsame3327 Месяц назад

    .xasan.ilma.adeer.radiisa.ayaa.itoobiya.jaajuus.uah.sida.geedi.iy.salasd.cali.jeele.nin.kuwaas.ladhashay.maahan.inuu.wadaniyad.ka.hadlo.yaahuu

  • @fadumarashid
    @fadumarashid Месяц назад

    Balwaanpw aniga dadka ku xiran ba ahey maanta si xaq ah ba k,g uga hiilisey daraadna waxaan ka dhageytey in ku qaadey hawiynim aad tiri hawiyow g,j garab istaaga g,j dhul digil ayu qasab inu ku qaato taas oo gar daro ah maxa uga garab siisey ilen yaaq bariwen wa degmada daafeed ma kugu qasbey inaad tiraahdo g,j hala garab istaag d

  • @MaryamTuni
    @MaryamTuni Месяц назад

    Guuleso balance waad tahay suxfi Cadillac yad tahay

  • @Mohamed-x2i9b
    @Mohamed-x2i9b Месяц назад +1

    Odayaashaan waxayan kala aqoon hawiye iyo soomaali,war soomaaliyoodhan hawiye maahin,ee hawiye soomaalibuu kamid yahay

  • @abdulsaid1380
    @abdulsaid1380 Месяц назад

    Waaruntaa

  • @abdiqanioomaar7285
    @abdiqanioomaar7285 Месяц назад

    Asc.awdal.ested..waxay.u.taagan.tahay

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 Месяц назад

    Xasan dhiiqo maanta marku digir iyo midhifile marku isku doonota loo yaaba qabyaalada waa ta halkaa soomaaliya dhigitaya😏

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 Месяц назад

    Kuwo Qabyaaladda Qaawan islamarkaana uu Hoggaaminayo Xasan Sheikh, su'aashu waxaay tahay haddii Xamar la kala xagsanayo qaab qabiil oo qaawan>>>>>>>> intii u dhexeysey 26/01/1991 ilaaa 2006-7, yaa Xamar joogey?, xaaladdu sidee aheyd intii u dhexeysey waqtiga aan kor ku xusay?
    Waxaan aaminsanahay ineysan sidaan Nadaam Dowladnimo oo huwan magaca Soomaaliya sii jiri doonin.
    Waxaa jira feker uu aaminsan yahay Xasan Sheikh iyo koox la shaqeysa ay wada joogaan Villa Somalia waxaay ku qanacsan yihiin iney qaab kooxeed u joogaan Villa Somalia si kastaba.
    Waana sababaha keenaya in xattaa Xildhibaanno loogu hanjabo dil, fariintaas Waxaa soo dhiibey una soo dhiibey dad sheeganaya masuuliyiin, weliba Xasan Sheikh, waayo Waxaa la xirxirayey weliba Maxkamad la soo taagay Gabdho baraha Bulshada fariimo isu marinayey!
    Su'aashu waxay tahay niman waa weyn weliba la soo taagan waxaan nahay odeyaashii Reer Hebel sidaas awgeed waa in Guryaha loogu daato Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, maxaa loo xiri waayey waayo Hanjabaad dil iyo kicin qaab qabiil waa faldamiyeed, mudan in sharciga la horkeeno.

  • @abdulkadirhussein2308
    @abdulkadirhussein2308 Месяц назад

    Adiga bakwaan ah ee Ethopian maa tahay

  • @fatumamohamed2338
    @fatumamohamed2338 Месяц назад

    Laftagaren asaga ayaa ku so duuley besha gaaljecel uma jeedit miyaa