Boqorkii Cuudka (AUN) JIIM Sh MuuMin hada waa jiime ❤. Boqorkii Codka (AUN) Maxamed S Tubaac. Waxay ahaayen hibbo mucjisadeeda wadata oo mar ina soo maray. Cuudka aad u maleeyso ugu yaraan 2 ilaa shan cuud in la isku dhinac garaacaayo waa jiim, JIIM wuxuu ahaa muusishanka kalia is raacin kara musik iyo rthym is wata Aun. Tue, Nov 1, 2022 / 11:35Am (GMT+3 Anigoo kaligay maqaaxi fadhiya ayaan dhagaysaneyaa malaha 3 koob shaax baan ka saaray😂 maya waa labo OLD IS GOLD
Inuu diirsho sowdku maan ku dayoo--> 2 Dalliiliyo deelka maansada' e--> 2 Inuu damqo maan bal kula daalo --> 2 Dubaaqeeda maan ku raaridoy'e--> 2 Naf weyday naruuradeediiyeey --->2 Naafoowday maxay ku nooshahayee-->2 Bogaygii warran baad badheedh ku taagtoo-->2 Bagaad ii dishoo'nad ii bixinee.-->2 Baroordiiqdu meyd'ka waa ka badh--->2 Bagaanad is lahayn biyo aan quba'e ilaahay ha u naxariisto Marxuunka MAXAMED SALEBAN TUBEEEC.
Markanoo kale waa marka la fahmo in Jiim Sheekh Muumin uu in badan ka gacan sareeyey Xudeydi. Jiim Sh. Muumin hadduu reer Hargeysa ahaan lahaa waa horaa loo bixin lahaa King of the Cuud Kings.
Sxb ninkaas hadaanu reer hargaysa nahay cimaamada waanu ku tuurnay, waa boqorka cuudka, rabbul cuud. Ninkaasi waa mucjiso, ninkii I baray ee ilyaas c carte aan u mahadnaqo.
caawa waa habeen arbaca soo galeeyso 16/0/2021 London UK baan ku dhageeysanayaa boqorka codka rabi ha u naxariistee, xasuus dheer baan galay anigoo dalkeeyga arag mudo 30 sano ah, home sweat home, peace and love to all somali people
Adduunka waxa aan u jeclahay in aan Tubeec dhagayso waxaana xusuus igu reebay gabar mar album Tubeec ah hadiyad iigu keenay laakiin gabadhaas meel kuma ogi, waayo haddii aan meel ku ogaan lahaa hadiyad baan u diri lahaa. Qofkii wixii aad jeceshahay hadiyad kuugu keena waa qaali.
Beydka hore ::::Inuu diirsho sowdku maan ku dayo Dalliiliyo deelka maansada e Beydka 2aad Inuu damqo maan bal kula daalo Dubaaqeeda maan ku raarido ye (ka dhaadhiciyo) Beydka 3aad Naf weyday naruuradeediiye Naafowdaye maxay ku nooshahayè Beydka 4aad Boggeyga waran baad bareer(kas) ku jartee, Bagaad ii dishoo oonad ii bixinee Beydka 5aad Broordiiqdu meydka waa ka bar!ee(badh) bagaanad is lahayn biyò aan quboè(biyo aan qubo) Waxaa qorey Mursal Ali
Ma garanayo xaalad ka wanaagsan dhagaysiga kabanka cajabta iyo la yaabka wata ee ina Ismaaciil Xudaydi iyo codka toolmoon ee xaragadu ku ladhan tahay ee ina Saleebaan tubeec. ❤
Naf weyday naruuradeedii Naafoowday maxay ku nooshahaye Bogaygii warran baad bareer ku jartoo Bagaad ii dishoo ii bixinee. Maxamed Saleebaan Tubeec Eebbow kuu naxariiso.
Beydka hore ::::Inuu diirsho sowdku maan ku dayo Dalliiliyo deelka maansada e Beydka 2aad Inuu damqo maan bal kula daalo Dubaaqeeda maan ku raarido ye (ka dhaadhiciyo) Beydka 3aad Naf weyday naruuradeediiye Naafowdaye maxay ku nooshahayè Beydka 4aad Boggeyga waran baad bareer(kas) ku jartee, Bagaad ii dishoo oonad ii bixinee Beydka 5aad Broordiiqdu meydka waa ka bar!ee(badh) bagaanad is lahayn biyò aan quboè(biyo aan qubo) Ihope inaan wax kugu caaiyey: Afkeennu waa quruxdeena`` Ha lagu dadaalo. from sweden;
INUU DIIRSHO SOWDKU MAAN KUU DAAYO 2 DALIIILIHIYO DEEL KA MAANSADAAYE EHEE EHEE KA MAANSADAAYE INUU DAMQO MAAN BAL KULA DAALO 2 DUBAAQAHAHEEDA MAAN KU RAARIDOOYE NAFWAYDAY NARUURADEEDII NAAFOWDAY MAXAY KU NOOSHAHAY2 BOGAYGAA WARANBAAD BADHEEDH UGU TAAGTOOO BAGAAD II DISHOO NAF II BIXINE BAROORDIIQDU MAYD KA WAA KA BADHE BAGAANAD IS LAHAYD BIYO AAN QUBAAYE
Boqorkii Cuudka (AUN) JIIM Sh MuuMin hada waa jiime ❤.
Boqorkii Codka (AUN) Maxamed S Tubaac.
Waxay ahaayen hibbo mucjisadeeda wadata oo mar ina soo maray.
Cuudka aad u maleeyso ugu yaraan 2 ilaa shan cuud in la isku dhinac garaacaayo waa jiim, JIIM wuxuu ahaa muusishanka kalia is raacin kara musik iyo rthym is wata Aun.
Tue, Nov 1, 2022 / 11:35Am (GMT+3
Anigoo kaligay maqaaxi fadhiya ayaan dhagaysaneyaa malaha 3 koob shaax baan ka saaray😂 maya waa labo
OLD IS GOLD
😂😂
xudeydina meel ku qoro
Xudaydi wuu ku horeeyey mooyee waa lagaga xariifsan yahay sxb @@CabdiYare-i1m
Inuu diirsho sowdku maan ku dayoo--> 2
Dalliiliyo deelka maansada' e--> 2
Inuu damqo maan bal kula daalo --> 2
Dubaaqeeda maan ku raaridoy'e--> 2
Naf weyday naruuradeediiyeey --->2
Naafoowday maxay ku nooshahayee-->2
Bogaygii warran baad badheedh ku taagtoo-->2
Bagaad ii dishoo'nad ii bixinee.-->2
Baroordiiqdu meyd'ka waa ka badh--->2
Bagaanad is lahayn biyo aan quba'e
ilaahay ha u naxariisto Marxuunka MAXAMED SALEBAN TUBEEEC.
Maxa sababay so noqosho LA anta fanan wax kaal aah
Shanta soomali
walaal baydka sadexaad wa heestiisa kale ee RAAXEEYE
thanks in badan
N
اغنيه رايعه كلمة لحنآ واداء ...أللهم إرحمه واغفر له محمد سليمان فنان من الزمن الجميل والفن الاصيل
Waa hees laysugu tagay boaorkii cuudka jiim shiiq muumin wlh waxaad moodaa inow xabado ridaayo iyo boqorkii codka
Markanoo kale waa marka la fahmo in Jiim Sheekh Muumin uu in badan ka gacan sareeyey Xudeydi. Jiim Sh. Muumin hadduu reer Hargeysa ahaan lahaa waa horaa loo bixin lahaa King of the Cuud Kings.
Jiim waa mucjiso meel kale ka timid sidow 50 sano kaban ugaraacaayay ilaa hada lama haayo cid sidiisa ugaraaci taqaano
QABYAALADA iyo jibada yar ee jaban marka laga imaado jiim sh.mumin gacntiisu wa cajiib lkn walal hadad tariikh faneed wax uun ka garnyso. amiir al cuud wa Xudaydii. taana la iskama odhan ee wax qabadkiisii faneed ayunba sida loo idhi oo isagu manta hadanu kaban qadan lahayn somali xiligan fan mayeelateen, isaga iyo cabdilaahi qarshe iyo Guroonjire ayaa modren somali music sameeyay .wuxuna ahaa maclinka jiim , cumar dhuule iyo kuwo badan. hestan lafteeda beerdilaacshe oo laxan adag turkooyin badan leh, dadka tuma cuudka ama kabanka markay rabaan in la ansixiyo fartooda isaga xudaydii ayay ku dul tumi jireen waxana kamida dadka ku tumay laxankan Gutariest Caydaruus oo lawada garanayo kabaniste caana ah o ree jabuti ah. waaxnu. xudaydi sido kale wuxu curiyay laxmada qaraamka ugu tunkawayn sida Raaxeeye, Riftoon, iyo kuwo kle. hadii manta alle haw raxmade jiim hadalkaga maqli laha afka ayu ka dhirbaxi laha.
Sxb ninkaas hadaanu reer hargaysa nahay cimaamada waanu ku tuurnay, waa boqorka cuudka, rabbul cuud. Ninkaasi waa mucjiso, ninkii I baray ee ilyaas c carte aan u mahadnaqo.
maanta oo ah 11-3-2020 waa maalinkii uu geeriyooday boqorkii codka maxamed suleiman tubeec , wuxuu inaga sii maqan yahay lix sanadood , ilaahay cadaabka haka xoreeyo , sidaan mar hore sheegay waa hubaal inay adag tahay la helo bedelkiisa , taariikh cajiib ah buu ka tegey , rabiyoow qabrigiisa uga dhig beer ka mid ah beeraha janatul firdoowsa aclaa . allaaahum aamiin
Oooof caleeeek heeestani way imarty midho laxan iyo codba
Eeeesh qiyaaasak
Xudaydi ayaa yidhi _jiim kabanka matumee wuu garaacaa yacnii wuu edbiyaa.wllhi waa runtii siduu ugu raaxaystay kawaramA AHUN
caawa waa habeen arbaca soo galeeyso 16/0/2021 London UK baan ku dhageeysanayaa boqorka codka rabi ha u naxariistee, xasuus dheer baan galay anigoo dalkeeyga arag mudo 30 sano ah, home sweat home, peace and love to all somali people
Inuu diirsho sowdku maan Ku dayoo daliiliyo deelka maansada eey .😍
Allaw kuu naxariiso boqorkii codka. Maxamed S Tubeec😓
Salmo xagee kaala soo xariiraa heesta ayad ibari laheyd
Salma Cali Wallaahi Hee staan waan jeclahay
Kalmadna kama aqoon
intaa qortay baan akhriyay oo dib u hubiyay
Habka iyo luuqdaan iska dhagaysan jiray
Qoftan cadi maha 100 gela istahisha
@@elmiiyasiin32440mm..m
Ilahay naxariis baan uga baryayaa Maxamed Salebaan.
Beerdilaashe waa heesaha lagu xusuusan doono boqorka allaha u naxariistee
Kaliya Beerdilaacshe lagu xasuusan Mahayo sidoo kale
Carwo
Nugul
Murug
Muxibo
Higsad
Soodaani
Laxamadan iyo kuwo kalaba isagaa ugu cod macaan
Adduunka waxa aan u jeclahay in aan Tubeec dhagayso waxaana xusuus igu reebay gabar mar album Tubeec ah hadiyad iigu keenay laakiin gabadhaas meel kuma ogi, waayo haddii aan meel ku ogaan lahaa hadiyad baan u diri lahaa. Qofkii wixii aad jeceshahay hadiyad kuugu keena waa qaali.
salaam yaa salaam
axsan sowt boqorkii codka illaaahay naxariistii jano haka waraaabiyo
jiimina waa ugu hagar baxay dhanka kabanka
waa tan kali ah oo aaanan ka daaalin dhegaysigeeeda
Uh
Tani waa heesta Kali ah ee soomaali ah oo aan ka fahmi waayay hal eray ah yaab anagaa aragnay!
2019 yaa ila dhageysanaayo tolow hadi ayba hees qiimo leedahay axsan hees alle ha unaxaristo boqorki codka
Beydka hore ::::Inuu diirsho sowdku maan ku dayo Dalliiliyo deelka maansada e Beydka 2aad Inuu damqo maan bal kula daalo Dubaaqeeda maan ku raarido ye (ka dhaadhiciyo) Beydka 3aad Naf weyday naruuradeediiye Naafowdaye maxay ku nooshahayè Beydka 4aad Boggeyga waran baad bareer(kas) ku jartee, Bagaad ii dishoo oonad ii bixinee Beydka 5aad Broordiiqdu meydka waa ka bar!ee(badh) bagaanad is lahayn biyò aan quboè(biyo aan qubo) Waxaa qorey Mursal Ali
Wll waad ku mahadsanthy qoraalka waan kuu hambalyeynayaa 🙏💕
Mgaceygu waa aamina
Thanks
@@medhadijamac7266 aamin sòodaa
thank you very much. Your lyrics made me understand more
Sii fiican baad u qortay lkn halkaad tidhi bogaygii waran baad (bareer) maha sax waxa sax ah (badheeah)
Alle haunaxariisto mohmed saleeban tueec
Badalkiina hadaa heli lahayn ciil maba aanan qabneen😰❤️
Fanaan somaliyeed meekastoon jogona xuduudeenu maha somali lakala qaybin dadmida ayeynu nahahy
Heestan habeenki un ba loogu tala galay sidu sheegay AHU abdilahi qarshe o aha ninki ka danbeyay heeskan farshaxankeda
Rabbi subxaanahu wa tacaalaa ha u naxariisto isaga intii dhimatayba amiin yaa allaah ax
Jiim sheikh macalinka Eesh qiyaasak( Bogayga waran baad badheedh ugu taagto Bagaad iidisho aanad iibixine.
wa habeen taldadu so galeyso 18 bish navenbra 2019 sacadu ku begantahy sagalak iyo labtan taqiqoo
Maxaaan commenti ku cabiraa ,magaranyo runtii wax aan idhaahdo oo aan ahay ,culimadii iyo cuqaaashii ,iyo farshaxanadii fanka ,iyo raggii udhashay fanka ee aan iska yeelyeelijirin, ha ugu horeeyo ninkii masuulka ka ahaa fanka cod iyo cajaaiba tubeeec AlHN
Boqorka codka M. Saleebaan tubeec allaha naxaristo jano hasiyo amiin
28 june 2021.
3.17 habeenimo. Habeenku isniin buu u sii faanaguranayaa.
Goobtu waa Hargaysa.
Tubeec waa mucjiso. We love him.
Boqorka codka allah u naxariisto wuxuu dhintay 2014 aaas qaran ayaa loo qabtay waan xasuustaa tubeec
Ayado LYRiCS ah ayaan kasi jeclan lahayn alla yacizak cod io laxan lkn miraha wan fahmi wayey
Waa hees macaaan
Waa habeen sabti ah jimcena baxay saacaddu waa 11:53habeennimo
Allow ku naxariso boqorki codka
Lkn anigu waxaan ugu jeclaa markuu maxamed axmed qaadayo
Waaa hees macaan wlhi
Rabbi janatulfardowsa ha geeyo
Ma garanayo xaalad ka wanaagsan dhagaysiga kabanka cajabta iyo la yaabka wata ee ina Ismaaciil Xudaydi iyo codka toolmoon ee xaragadu ku ladhan tahay ee ina Saleebaan tubeec. ❤
Qurankaa kawanagsan bro
Kabanka waa macalin jiim shiekh mumin
Kabanka ma ahan Xudaydi, waa Jiimi Sheikh Muumin isku gacan ma ahan.Shaqsi Rhythmic sidiisa isku raacsho muusica waa yar yahay.
Waaa gacanti jiiim sh muumin ala yarxame, nina ku gacan maaaaha cajab, cuudka wuu ka hadal siiyay.
Jiim ala hau naxariisto
axsan soowt Maxamed Salebaan Tubeec Alla yaa raxma.
Nice one
Kabanku ma Jiim baa tolow Nuradinow @@@@
In fact, it is a surprise both of the sound and music about this song!
Cajebta heesahaasi lahaayeen midhahu mid welba wey gelayaan waanad ku luuqayn kartaa iyaga oo kala naaxiyad duwan imika midhahan uu ku qaadayo beerdilaacshe hadaad degeesato markuu ku heesayo raxaaye waa isla kuwii
Ax yaaaaaa salam tubec 1961 best song
Waad mahadsan tahay muuse shire
Laxankan waxaa la yidhaahdaa beerdilaacshe waxaa leh cabdilahi qarshi midhuhu waa cagaf codkii m.saleebaan kabankii jiimi sheekh muumin waxaa kaloo qaada heestan kuluc aabaha heesaha qaraamiga magool cumar dhuule waa laxan aad u adag m.mooge wuu qaaday
Thanks
Yaasalaam yaasalaam axsan cod iyo kaban boqorka codka
xaaaax waa waah maahan cod bili aadmi waa ka gadisanyahay codkan
Salma ali
Heesta qoraalkeda
Oo dhamaystiran
wll mahaysaa
Axsan song i ever Hear
Waaanan ka helay
Heestani Waa heesa aan licin Hobala baddan oo kala gadisan baan qadday uu tubeec kamid yahay aamina farax gacanla iyo maxamed mooge waana heesihii raxeeye cuudka waxaan filayaa inuu yahay hudiydi
Jim sheikh muumin waaye.
Jim sheikh muumin
Gacanta jiim wax uma eka, waa jiim sh muumin
Walaal wa jiim sheekh muumin
Amiin andirahman Abaarso school 2019 oct 8th
what a great voice
Yaaa jiim kabanka wuu ka hadlinayaa
Jiim sheekh muumin alla yacisak
Faarax Ladane
Music waxa tumaya xasan great oo markii u dambaysay joogay moqdisho garan maayo inuu noolyahay iyo in kale
Waa jiim sheekh muumin
Adeer kabanka jiim sheikh muumin kuma qaldamo kabanada kale sida uu jiim sheikh muumin uga hadliyo kabanka xudaydi iyo daa.uud cali masxaf ayaa ka haray ee waa jiim sheikh muumin @@ahmedibraguka1239
Laxankan waxaa u sareeya
1- Tubeec Aun
2- Siciid Cabdi Aun
3- Maxamed Mooge Aun
4- Xuseen Cali Kaahin Aun
5- Xaliimo Khaliif Magool Aun
6- Axmed Mooge Liibaan Aun
7- Axmed Cali Cigaal
8- Aamina Gacanla
...................................................................
Siciid Cabdi oo Si Layaab leh u qaadaya Laxankan Beerdilaacshe halkaan ka dhagayso ruclips.net/video/LNX549OmouY/видео.html
Markan uu jiim tumayo chanelkaada kumaan arag
Xaliimo waad la degtay malaha kkk
1961 Mahmet saleban tubeeC
26KA BISHA SAGAALAAD 2020KA
Jim sheikh mumin 9:50 kaban ka sidow yelaya bal ila dhageysta
mussa shire ma jim sh. Muimin baa sxb. Oo 1962 weeye ayuu dhahay prof axmed i samatar heestani
nafweyday naruuradeedii naafowday maxay ku nooshahay
C/kariin Muruq
NAF WEYDEY NUURKEEDI
NAAFOWDEY BAANU KU SAXNEY SAXIB!!😊😊
Wlh anaa layaabay war ninku tumi ogaa wlh caadi maaheyn ilaahay haw naxariisto iyo sida Amisome ay kibirka iyo santaaga u jiirsiishay baabuurta gaashaaman Afisyooni
Xudaydi AHN weeyaan ,maaha jiim
Kabanka siduuu ugu oohiyay jiim
Duni jiim laka oofsaday
Naf weyday naruuradeedii
Naafoowday maxay ku nooshahaye
Bogaygii warran baad bareer ku jartoo
Bagaad ii dishoo ii bixinee.
Maxamed Saleebaan Tubeec Eebbow kuu naxariiso.
Libaaax thanks sxb
@@zubayrmohamed Adaa Mudan Masuul halkan waatan iyadoo dhamaystiran qoraalkeedii. Mahad balaadhan baan uu soo dirayaa. ruclips.net/video/Fkh_B1QtWwk/видео.html
Waa astaan qaran cuudkani
Codkaga lagu ladhay
Caashaqa
Calooshaydaay ciirsi loo waa
Maasha.allaah tabaaraka
❤❤
Ii daa tubeec
Wake will uma hayee
Beerdilaacshe weeyaan qaabkani midhaha heestan ayaa raaxeeye hadana lagu qaadayaa
Wanaagsheege waan ogahay xudeydi wuu nool yahay london buu joogay markii iigu dambeysay.
U malayn maayo inaay caruurahan danbe isku deyayaan inaay qaadan heestan waayo waxa isagu tegey ragwaa weeyn absolutely
Jiim iyo Tubeec ayaa is helay
2020 ka
Heestani laxamo badan bay leedahay waxaana qaada fanaaniin badan sida magool cumar dhuule maxamed axmed maandeeq marba si gooniyaa loo qaadi jiray
Balwadoon Ku jiraan baraarugy oo
Beerkaygu Barni
Buu ubaaqaa
Naf baa ila
Baydhay buubeysee
Badaan galy
Baaxad waynaa
Cismaan biid baa
Balwadan mariyee
Baryuu ubukooday beerlula
Bogsoonwaa munaay baahidaadi
Qaraam beer dillaacshe .
Luuqda: tubeec
Laxanka ama codka maxamuud ismaaciil xudaydii
Garaacidda cuudku waa isla xudeydi.
Midhaha: ismaaciil sheekh axmed cagaf.
Dhammaantood alle ha u naxariisto.
Xudeydi muu dhiman wali Wu noolyahey
Adeer maaha lagaa yidhi taakhiirda heeska kadaa kamanka xudeydi laxamka makarono codka tubeec
Codka Cabdillaahi Qarshe ayaa sameeyay.
Boqorka codka abeeyow isagookale manasoomaridonaa
Allah yaraxa
AUN al Fanan maxamed suleebaan hees mcn
Waayo waayo
Inuu diirasho sowadaka maan ku dayo daliiliyo deelaka maasada
Allow kuu naxariisto cod dagganaa oo cabqarisaana maashe boqorka codka la yiri.
Maxamed saleban tubec fanan dhabba
May Allah grant him paradise, the king of sound of Somalia
qoraal ahaan yaa igu cawiya heeska
Beydka hore ::::Inuu diirsho sowdku maan ku dayo Dalliiliyo deelka maansada e
Beydka 2aad Inuu damqo maan bal kula daalo Dubaaqeeda maan ku raarido ye (ka dhaadhiciyo)
Beydka 3aad Naf weyday naruuradeediiye Naafowdaye maxay ku nooshahayè
Beydka 4aad Boggeyga waran baad bareer(kas) ku jartee, Bagaad ii dishoo oonad ii bixinee
Beydka 5aad Broordiiqdu meydka waa ka bar!ee(badh) bagaanad is lahayn biyò aan quboè(biyo aan qubo)
Ihope inaan wax kugu caaiyey: Afkeennu waa quruxdeena`` Ha lagu dadaalo. from sweden;
@@mursalali9176 Mahadsanid Fahanka suugaanta iyo gabayadda waa i dhabaan Haddana Somaaliya uunbaan ku kiray . mahadsanid
@@yusurmariinxiga4277 welcome walaal
@@mursalali9176 mahadsanid walaal
@@cabdiqaadirmaxamedaxmed620 Adaa mudan walaal
war heedhahaya waxba kama.fahmahayo ereyada
BOGAYGA WARANBAAD BAREER KU JARTOO, BAGAAD IDISHOODNA II BIXINEEY.
GOD IS GOOD ALL THE TIME
AHUN Tubeec
Kabanka jimmi Sheekh mumin siduu ugu hagar baxay waxay ku tusaysaa .5 inay umadda iska jecel yihiin NOLADA
Yaasalaam
Wow wow bro xasan Mohamed salebaan tubeec aabo mashaa allah alow u naxriiso bro schol waabari cusub waad igaratay filayaa
INUU DIIRSHO SOWDKA MAAN KU DAYO, DALIILIYO DEELKA MAANSADA.
BOGAYGA WARAN BAAD BADHEEDH KU JARTEE
BAGAAD IDISHOO OONAD II BIXIN
Ok
Waa erayadii maxed Suleiman Goox waa abwaan habarjeclo ah oo nool hadaba tel. No waa 0634802299
Qof iga caawisa heestan oo qoraal ah Pls Reply me
aniga walaal inta miyaa kugu qora mise
INUU DIIRSHO SOWDKU MAAN KUU DAAYO 2
DALIIILIHIYO DEEL KA MAANSADAAYE
EHEE EHEE KA MAANSADAAYE
INUU DAMQO MAAN BAL KULA DAALO 2
DUBAAQAHAHEEDA MAAN KU RAARIDOOYE
NAFWAYDAY NARUURADEEDII
NAAFOWDAY MAXAY KU NOOSHAHAY2
BOGAYGAA WARANBAAD BADHEEDH
UGU TAAGTOOO
BAGAAD II DISHOO NAF II BIXINE
BAROORDIIQDU MAYD KA WAA KA BADHE
BAGAANAD IS LAHAYD BIYO AAN QUBAAYE
Kaban kii XUDAYDA.
Wll waa jiiim sheekh muumin