DEG DEG Dagaalka Ogaden Iyo Majeerteen oo meel xun gaaray & Puntland oo War Culus Kasoo Saartay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 ноя 2024

Комментарии • 16

  • @nurahmed8878
    @nurahmed8878 Месяц назад +2

    Ogadeen iyo majeerteen waa walaalo. Fadlan joojiya dhibta dhexdooda ah.

  • @farhanmeilingf3438
    @farhanmeilingf3438 Месяц назад +1

    masha allaah masuul sare guuleyso!

  • @nurahmed8878
    @nurahmed8878 Месяц назад +2

    Anigu majeerteen iyo ogaadeen midna ma ihi ee walayal joojiya dhibta xun ee dhexdiina ah

  • @f.o847
    @f.o847 Месяц назад +1

    Suldaan khayr Allaha ku siiyo

  • @ibrahimyusuf6408
    @ibrahimyusuf6408 Месяц назад +2

    Waa wax aan la aqbali Karin onmagac ogaden lahu dhibastey qof majeerteen ah in qof ogade lagufhibaateeyo magaca majeerteen.dadku waa walaalo yaan fursad lasiin alkoliste iyo tiktokle.iyo wax lamid ah

  • @AyanAli-c3g
    @AyanAli-c3g Месяц назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @zainabmaxamuud6091
    @zainabmaxamuud6091 Месяц назад +1

    Aamiin

  • @saynabmaxamuudjaamac9218
    @saynabmaxamuudjaamac9218 Месяц назад +2

    Waasax sheekhow kuwii wiilkayar garoowe ku bahdilay jeelka hala dhigo hala karbaasho kuwii nayroobi halasoo xirxiro team fidno illaahay umada ha ka qabto

  • @asadabdulahi1257
    @asadabdulahi1257 Месяц назад +2

    Waad ku Mahadsan tihiin sida hufan ee mugga wayn ee aad uga falceliseen Arrinta foosha xun ee laga bilaabay Nairobi iyo Garoowe. Waxaa looga fadhiyaa odayasha Nairobi ee Ogaden in ay iyagana si deg deg ah arrintan uga hadlaan oo doorkooda sharif’s ah ka Qaataan.

    • @lulm6983
      @lulm6983 Месяц назад +1

      ❤❤❤❤❤

  • @f.o847
    @f.o847 Месяц назад +1

    dhalin yaro shaydaanku yuusan isku kiin dirin

  • @musyas7277
    @musyas7277 Месяц назад +1

    Adeer hadal kaliaya waxmataraayo ee dhalinyarada camal in loo sameeyo halaga shaqeeyo hadalkaaga waaqiimo badanyahay

  • @MohamudAhmed-z9g
    @MohamudAhmed-z9g Месяц назад +1

    Odayaal.miyey.siiwadidoonan.wanaaga.hadii.kuwiibedelilahaa.waxun.sameeyaan.

  • @ahmedjama2285
    @ahmedjama2285 Месяц назад +1

    Beentu waa ta la hadhay darood xamar magalo hawiye waye farmajo marexan waye tii kagu mudaharadaye xamar no magalo madax

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Месяц назад +1

    kkkkkkkk wa wadanka wuu bur buray xasan ba kugalgalshay

  • @samirr546
    @samirr546 Месяц назад

    Adeer dhibku marka uu ku taabto hadaad yaabto oo qayliso lagu rumaysan maayo Mar hadii aad ku faraxsanayd marka cid kale dhibku haysto Allahna qalbiga ayuu fiiriyaa!!!!!!
    Laascaano markii la xoraynayey yaa laga xoraynayey ?waayo loo dhimanayey?adigu sow qayb ka maad ahayn imisa ayaan halkaa kaa fiirsaday adiga oo u eexanaya qabiil oo duraya qabiil kale!!!!!