Been ha ku darin, Madaxwenaha iyo wasiirka amniga iyo Cali balcad ayey wataan Itopiyanku, waana aya heestan wadanka, baarlamanka ayey dad ku leeyihiin, sirdonkii ay wadanka ku beeren aya meelkasta jooga. Allaah wadanka ha noo badbaadiyo.
Xasan shek in laga ogolado ayaa qalad ah in ay joogan somalia cidamo etopian ah war anaga turkiga dantisa maxa nzga quseya madaxda somaliya wa qaldanyihiin shacabka wa in ay ku banaan baxan cidamada etopi wa in laga sara wadanka turkiya wax naga dhaxeya ma jiran xasan illhey ha naga qabto madax maqabno
Si kal iyo laab ayaan u taageersanahay
Guulaha iyo Hogaminta Madaxwaynaha Somalia
XAFADAHA LLAH
Md XASAN SHIEKH MAXAMUUD
Guuuuuuuuuuuuul Dowladeena Somali
Masha allah guuul guuul ayan u rajayna insha allah
Masha-allah Guul Soomaaliweyn Iyo Dowladda Dan Qaran
Xasan sheekh IYO wixii raacaba DR XABEEB AYEY U BAAHAN YIHIIN
Masha allah guul iyo gabanimo
Somalia guul
Itoobiya tusay in somali somaliya leedahay madaxweyne jiroo joog waan ku xasuusan doonaa
Soomaaliya guul insha Allah Aamiin yaarabi 🤲 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Asc waaxaanu argnaa. Karti. Maskax caafimaad. Qabta. Wanibadka dadka iyo Dalka. Waxaan. Leeyahay. Allah Ha ku xoojiyo malaaktiisa. Xassan sh iyo fiqi. geesiyo allah jabiyo. Xabadhida. Iyo kuwa. La. Halmaalo asc
❤❤❤❤❤ noloow . Wasiir . Fiqi ✊
Guuuuuul ummadda somaliyeed ❤❤❤❤❤❤
ASC runtii Etophia in wadankeena kaga saaro ayay aheyd,lkn haddii loo dayaay waa Dawladda iyo sidii ay siga dhici laheyd cadowgaas inoo soo qalab qaatay oo Afka kala haya Thanks ❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴
Xasan sheekh ilaahay hanadhaafiyo waa kheeyru masuul aan waxba lajoogin
Joog oo jir madaxwayne soomaali wayn baa ku jecel
Guuul umada soomalieed
Been ha ku darin, Madaxwenaha iyo wasiirka amniga iyo Cali balcad ayey wataan Itopiyanku, waana aya heestan wadanka, baarlamanka ayey dad ku leeyihiin, sirdonkii ay wadanka ku beeren aya meelkasta jooga. Allaah wadanka ha noo badbaadiyo.
Itoobiya habaaga baxaan hoolgal kama rabno
Abii manta faaido qaba Soomaaliya waa u jabtay
Waa guul waa guulo iyo gacnabuuxa
Guuuuuul wayn soomaaliyay
Wa . Qaacin . itoopiya . Hasoo
Dhawesanina . Walaahi . Wa . Qaacin .
Guul guul
Good madaxweyne isticmaar diid siyaasi ah soomaali loo helay
Saxwaye wasiraka🎉🎉🎉
❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Waago ansidiiloo bahnaa udhacay
Heshiska 2 da dariska ah wa .muqadis rayigyga
Guul
Ethiopia 🇪🇹 they crying 😂 now ✅️
🇸🇴🫡🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁
OK dal xureeye
Maxaa lagu falay somaliyeey meel eey naga qasto kaliya ayeey raadinee war yaa wax fahmaaya oo mushkiladaan nala arka
Adeeroow waa ka bad badis warkaaga
Xasan shek in laga ogolado ayaa qalad ah in ay joogan somalia cidamo etopian ah war anaga turkiga dantisa maxa nzga quseya madaxda somaliya wa qaldanyihiin shacabka wa in ay ku banaan baxan cidamada etopi wa in laga sara wadanka turkiya wax naga dhaxeya ma jiran xasan illhey ha naga qabto madax maqabno
Halugu ad keyo itobiya
Jooji ereyga Amxaaro. Oromo dheh, Ethiopia wey kala tagtaye ha mideyn
Aragaane meeshaad wax geeystaan dam jadiid.
Bah dil mawaxaa ah in Ethobia balka lasoo gashto o layiraahdo Badbaan ka kireyneynaa!? Madax Haan gorofa aad moodo madaxooda
Anaga miya walan mise wariyahan war iga qac naga yertey
Warkaaga.waa.gabadhii..aabaheedakutiri.wiilkii.reerhebel.ayaan.soowaxeeyay..anaakakoreeyay...aaboow.korjirtaa.iyo.hoosjirtaa.adiga.unbaa.waxaysan.soomaalia.korjirtaa.iyo.hoos.jirtaa.iyadaa.waxeeysan
Been Been badanaa
Itobiya gacantaa loo shumiyey
WR FIQI LEGAND
Guul guul