Aad io aad wrkaan hadaad meel kle ku argto ila soo wadaag . ani saaky baan warkaan maqly ninkaan waa kii ugu horeeyy ee aan ka dhagaysto meel kle oo looga warbixinayo ma arag
Walaalkayo jawaab ma noqontoontaa Nin la sugayow maxaad sugaysaa laakiin maaha shicibka Qatar oo kale baahi baqti loo ma cuno Islaam ayaan nahay laakiin waxaba naga kalin las vegas ka dhiga dheh waliba Thank you for your dignity🪐
War warka aad ka sheegaysaa Sh Sudays war dhammaystiran ma. aha wuxuu ka soo tagay Sucuudiga ma aha micnaheeda inuu ka soo baxsaday sh Sudays hadalkiisaana dadka ma.aanad.maqashiinin waa arrin aad iska fasiratay
Waxaad sheegaysid cadeen u yeel,mw oo soo dhaweey ayaad leedahay waxna ma arkin,na tus sudeeysi oo salaad tujinaa masjidka sofia masjid, Ama warkaada waa fayuus raadis.
Madax ku sheegga luqunta kaga duuban dhammaan caalamka islaamka dhammaan weydhacayaan iyaga iyo xukuumadahooda mujrimiinta ah kacdoonaa ku dhacaya markaas baa islaamku xoogeey sanaya ❤
Masha Allah tabaraka Allah. munaafiqiita horjoogayasha umada Carbeed horey ayey culumadi Carbeed lo gadhigay mid la diilay, mid la xidhay iyo mid cararay Sheekh al qaari Cabdiraxamaan sudeysi. Illahay umada musliminta ha badbaadiyo
MashaAllah..#livelong turkey 🇹🇷..
Allah madaxda wadamada islaamka Allah ha wanaajiyo..
Yaa Allah...
Muxamed binu salman Alle weyne hanaga qabto wadanki sacudiga ee Alle weyne barakeeyay ayuu ku ciyaray
Subxanalah yaaraabii ka qaabo guriga barakaysan fasahadkan uu wado
Allahu Akbar Allahu Akbar
ASC. Sh Sudais "ILLAAHAYOW" Xifdi meel uu joogaa.
Illahay ha uu gargaaro reer Qaza
Ilahay culumada ha no badbadiyo
الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر
حسبنا الله ونعم الوكيل
Sheekh sudeeys allaah yardaa caleeyka ahlulaahi khaasa allaah swt ha ku daro allaah yaxfadka fidunyaa wal aakhiro jkz ♥️
Alaah Akbar ❤ sheq sudeys ❤ walahi wa muslim dhab ah weye madax weynha islamka rajib dhayib ilahey musliminta dhaman Alaah xafido❤
maxamed bin salmaan gaalkaas allaha qabto dhulka barakeysan uu ku ciyaaraayo
Wlhi halaag baa kasoo socdo SACUUDIGA xasbunalah 2da nin ee dhalan Rogay waa
1 Mohamed bin Salman
2 Turk Al sheikh
Subxanallah munafaqiin shaqale kofiyad qab ah ayaa calamu muslim wada hayista. Allahu mak finiihim bima shita Aamiin yaa Rabbi.
Horayba anigu sucuudigu waan uga quustay
alaha barakeeyo dhakhtar shaafici waa masaakiin kaalmeeye
Yeeeeees Barrow aad & aad baa loogu bogay barnaamijyadaada hore u soco sxb.
Ilaahayoow boqor ha ka dhigin wajigii gubay damiirlaawaha waalan ee aan xishoon!
Sakhrankan max salamnkan
Sudaisi leaving KSA is a loss for Saudi and win for Turkey
Maxamed Binu Salman dikniin dhamaan muslimiinta halagusiiyo in laga badbaadiyo kacbada iyo qabriga nabigeeyni muxamadu scw maxamed Binu Salman oo dhoorjeer sheegay in uu hoteelo Ka akdhisayo kacbada jihaad xaq xaq xaq eeraan iyo yaman ruushka turkiga waa ineey si ugudhaqsibadan oo jihaad haween iyo maalin loosooafjaree m Binu Salman hadiikale islaamka weeydhamaatay m Binu Salman waayahuud dhaladah alaahu Akbar waajihaad islaan nimoah
inta kale Alle hak soo bad baadaho yaarabi🥲🥲🥲🥲🥲🥲
Bismilah Ina binisalmaan halaga ilaaliyo qaarigaweyn sheekh sudeys yuusan ku sameyn sii weriyihii uusafarads ku cuney ee juqerji😊😮😢🎉😂❤❤
Sudaysi waa munaafaq boqortooyada Yahudi Arabia u shaqaynayay
Subhanallah..
Waa Sofia ee Suufiya ma ahan.
Ilahay umada haka qabto kuwa dadka muslimiinta cabudhinaya sheekhyadana dhipaya
Sh c rexmaan assudeeysi ilaalin adag ayuu ubaahan yahay hadii kale wixi ku dhacay kashooqi ayuu halis ugu jiraa
Ayaga ayaa qaldan
Inaay runta sheegaan ayuu rabay allah
Allaahyabarak
Mr. C.Barrow Xagee kasoo xigatay Mawduuca Sh.Sidais. kaligaa Ayaan kaa haynaa Cararidiisa Turkiga ?
Aad io aad wrkaan hadaad meel kle ku argto ila soo wadaag .
ani saaky baan warkaan maqly ninkaan waa kii ugu horeeyy ee aan ka dhagaysto meel kle oo looga warbixinayo ma arag
😂❤ku mahadsanid Tabintaada xogaha mihiimka ah ee caalmka ❤😂🎉😢😮😅😊❤❤😂😂
Runtii waa wax lagaxumaado in gurugii Barakeysnaa mantana culimadii ay kacararaan Mohamad Bini Salman umada allaha kaqabto
maashaalaah.
Sxb ama ha cararo ama yuusan cararin danbiga wayku wadajiraan iyo diimaha laysku darsanayo.
Sacuudiga haduu qax bilaabay
Allaah kareem
Zxp warkan xagee kaso xigatey adi kaligaa ayaan ka maqalnee
subxaanalaah sucuudigii mawuxuunoqday firidown
Ninkan sucuudi waa yuhuudi
Subxanallah rabi talo kufilan
Walaalkayo jawaab ma noqontoontaa
Nin la sugayow maxaad sugaysaa laakiin maaha shicibka Qatar oo kale baahi baqti loo ma cuno
Islaam ayaan nahay laakiin waxaba naga kalin las vegas ka dhiga dheh waliba
Thank you for your dignity🪐
Mash allh❤❤❤❤❤❤
WAA. AAKHIRU. SAMAAN
Voa aa kugu naqanaye intana manala jogtaa 😅🎉
sck barow show walaalkayow horta dhamaanten rabi ha Ina xifdiyo khaatumadeena rabi Khayr ha inoogu khatimo reer falastiina rabi culayska ha ka qaado oo jihadka reer gasa kii lagu guulaysta ha ka dhigo rabi ha xoreeyo gasa iyo alaqsa aamiin yaa alaah mida sucuudiga rabi xaramkiisa iyo baydkiisa ha badbadiyo wiilkan kibray ee dhaxal sugaha maxamad binu salmaan. diintii iyo sharaftii islaamka ayuu biiyay oo ceebeeyay laakiin isaga iyo waxaa is haya alaah tabaraku wa tacaala waana khasaarahiisi iyo ciqaabtiisi raga rabiga waxa uuna dhaxli doonaa ciqaab daran oo xaga rabiga UGA timid waana arki doonaa askhirkiisa iyo waxa uu dhaxlo xaramka ele ayaa ilaalinaaya subxanahu wa tacaala insha alaah alaan ku kalsoonahay amarkiisa iyo awoodiisa
Macalfandoono insh,allaah
Ilahow munafiq bin salman umadaa muslimintaa iyo beytul Allah sharif kabadbadhi
Mashallaah
Niyo warka aad sheegtay waxba kama jiraan ee ku saabsan sheekh Sudeesi marka iska hubso warka aad soo gudbisay
Allow Naga qabo mujrimkaas
Innalilahi wainaileyrajacon. Saudia. Masiwo. Ayakasosocata. Halasofiriya
Saaxib Alharamaynu asharifayn cid dhibaatayn kartaa majirto waa meel ilaahay ilaashanayo warka aad dheegayso aad u hubi talabaad sheekhu wuu booqankaraa wadamada islaamka xaaraan maaha
Kkk sacuudigu mafadexo ka baxaa culmada wagabidu waa god koodaa biyo ugu galen
Sheikh wujoga saka salat robdoonk latukanayey wujogey
C.casiis barow weriye qaali ah intaan ka arkay
Omg Yaa allah
Boqortooyada sacuudigu waa yahuud badhax la 😢
Mafaxmin cabsidamatay isgarabsaday
Sheekooy kunacay. Sudesi wuxuu ahaa musmaar uu isticmaalijiray Boqorkii hore ee Sucudiga si dadka maskaxda looga dhaqo.
😂😂😂 WA XAARAN YUOTUBERS. LACAKTA UU KA HELAAYO. WA QASAAREN
Thanks 🙏👍
Masjid aya Sofia
Munaafaqiinta wahaabiisika carb eed masiibo hakudhaco
Guul
Sudeysi anigaba wan dhalilayay inoo ka cararo waye sababto ah yaman xasuuqeda wuu ogoladay yuhudana wuu ka gabsaday lkn manta ka sugena inoo xuriyad ku hadlo
Sucuudiga dadku rayiigoda inee dhiibtaan loma ogala xor maaha
Maxaad ka sugaysay meesha looga diidey in falestin looga duceeyo 😮
Waxoo doorinaayaa dhaqanka islamka ayoo doorinaayaa ee dhaqanka sacoodiga bes maaha
Sidii khashukhi ay u jarjareen yaney sheekha u galin
subxanallah
Hadanu nahay somali waxan ku can baxnay benta iyo ishacadka xita wax iska xaqeje isma dhaheysan
Aniga waxaan umaleynaa inuu boqasho utagey turky sudeysi
Asaga u sacbiyay miyo ilawbay, wuu si wadi waayay lkn hado ka hdlo fisqigaas side khashuqji cml aye u jarjarayaan
This young guy MBS must be stopped by entire muslims if he can extradite shiekh sudais.
Meeshi marakaysneyd kujaroo hoosta gaal ka inuu qabsaday ogow
War warkaan maa iska hubisid wararka nuucan ah
Mbs wa sheydan sudesi gabadhisa ayu qaba hana waxba ma xureyo, qofka waxyar so qoraba wuu xera
Boqortoyada mastaqbalka dhaw waa qoof iyoo coot
Axmadkamaal
Muxuu sameeyaa wuu ka ciqaabnaa sheekhu dhinac kasta qolo waxay lahaayeen waa ( علماء السلطنة ) isagana qabligiisu waxa uu ka gubanayey waxa ka socda dalkiisa
Sacuudigahogaakiisawaamunaafiq
War warka aad ka sheegaysaa Sh Sudays war dhammaystiran ma. aha wuxuu ka soo tagay Sucuudiga ma aha micnaheeda inuu ka soo baxsaday sh Sudays hadalkiisaana dadka ma.aanad.maqashiinin waa arrin aad iska fasiratay
Waxa dadka diin looga dhigayeyna diin maahayn waxa hadda lagu badalayna diin maaha. Runta ayaa laga meeraysanayaa waayo Runtu dulmiga ayey meesha kasaaraysaa, dulmigana cidina marabto inuu suulo.
Saudi Arab=Yahudi Arabia
Warkaan kaligaa ayaa sheegayo
Binu salman waa kafura waliba waa shiydan cabuda ali hajbiyo bogrtoyad sucudiga gala nimo ayay sucudiga use jidayane
Awelba Madjid ayow ahasy waajire
qiyaamihii baadhacaaya.
Boqortooyadu way jiri inta ay yahuudi jirto waayo waa yahuud xaramka qabsatay 😅😅😅😅
Aduunkani nabad ka fog ee waa leysu nasanayaa
Waxan ma hubta
Waxaad sheegaysid cadeen u yeel,mw oo soo dhaweey ayaad leedahay waxna ma arkin,na tus sudeeysi oo salaad tujinaa masjidka sofia masjid,
Ama warkaada waa fayuus raadis.
Baqti salman
Runta hasheegaan oo ha hadlaan
Walikodba ceeb ayeey dhex fadhiyen😂😂😂
madaxda sucuudiga waa ridobeen illaahow laay madaxda carbeed yaahuu alle magan
Armuu safar u aaday
Sudaysi awalba sheekha dawlada ayuu ahaa
Beryahaanba wey aheyd sidaas.no wonder, waan sugeeyna waaba daahay ahiikhaanu aaway kuwii kale
Sucudiga dalkabaraysan waa in lagaqabtaa m,binu salmaan
israiil lama amini karo wayo wa nidam gcn ku samaysa on isku kal sonayn marka wa budh cad khiyano badan oo isba khiyano ku dhisan
Would daahay dulmi iyo fool xumo badan ayu usoo joogay Mar hore inu ka baxsado ayay ahayd