DEGDEG SH SHARIIF OO SEEFTA GASHA KALA BAXAY, TAAGEERADA LAFTAGAREEN, WEERARKA XASAN IYO BAYDHABO OO

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 9 ноя 2024

Комментарии • 14

  • @bakarkulow6312
    @bakarkulow6312 Месяц назад +1

    MW Sheekh Shariif horey u soco

  • @CismaanAweys-f6l
    @CismaanAweys-f6l Месяц назад +2

    Xasaanada halagaqaado xasan

  • @ahmedsalad1393
    @ahmedsalad1393 Месяц назад +3

    XASAN XUMOOW MAKU DHACAA INUUW WEERARI KARO SHEEKH SHARIIF JAWAABTA WAA MAYA EE MAXUUW KA RABAA LAFTA GAREEN EE XASAN DHIIQOOW MAAD KA JOOGTID OO CAGAHAAGA DHULKA KU QABATIID WALLEE HADAAD WEERARTO LAFTA GAREEN XASAN DHIIQOO WAA LAGUU YAABI DOONAA WAA TAAD KU BIXI LAHEED XAARAANKIIYOOW

  • @JeelemaxamedNuur
    @JeelemaxamedNuur Месяц назад

    Hambaliyo

  • @abukardhaay8360
    @abukardhaay8360 Месяц назад

    Waa kaas nin kii madaxweyne soo maray ayaa itoobiya iyo kuwo la.jira taageeraya, waa ayaan daro itoobiya oo waddanka ku soo duushay iyo argagixisadii in m sh.shariif, uu halkaas ka raadiyo siyaasad xukun jacayl

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by Месяц назад

    Shekh Sharif shekh axmed hawiye matihid 'abgaal matihid mudulood matihid waxaa tahay soomaali dhab dhalad ah siyaasi illaahisa aaminsan sidoo kale waxaa tahay Nin isku kalsoon doqoniimo iyo qabiil ka hufan

  • @habibaomar8567
    @habibaomar8567 Месяц назад

    Shar leeya u soctay saredo

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 Месяц назад

    Hawiye waa codowga koowaad ee Digil Aw mirifle

    • @abukardhaay8360
      @abukardhaay8360 Месяц назад

      Adoo itoobiyaan ah in aad isku dirty qabiilada soomaali kaa yeeli mayno

  • @AmranXasan-g9g
    @AmranXasan-g9g Месяц назад

    ❤😂🎉😢😮😅😊🎉😮😢😢❤❤❤❤

  • @abdihakimboy3178
    @abdihakimboy3178 Месяц назад

    Shiikh shariif wurde awoodaa in uu madaxtooyada ugu galo xasan Balse waxuu u muudgaa ilko abeeso hoos ka xiriirsan waayo lagama sugaayo hadal mooye in uu ficil dalka lagu badbaadinayo uu sameeyo

  • @nurta-gh2xb
    @nurta-gh2xb Месяц назад

    Guul sh.shriif horay u soco

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u Месяц назад

    WAR WAX LA QARIYABA XOOSH BAA DAAHA KA QAADAY DAMACA HESHIISKII 3 GE3SOOD KA AHAA EE SHURUN SHUUR SAMAALE KU KALA SAXEEXDEEN DALKA JAARKA 😂. QAYBTII 1KOWAAD WAATII MUSE BIIXI U SOCON WAYDEY.
    PAYJE KII 2 LABAAD BAA BILOWDEY OO AHAA IN DALKU KA BAXO FEDERAL OO GALO CONFÉDÉRAL. WUXUU XOOSH ISLASOO BIKAACIYEY IN XASAN SHEEKH DICTATOR YAHAY OO TIISU SOCOTO. WAA NASIIBDARO IYO BEEN AY ISU SHEEGEEN😂. SOOMALIYA DASTUUR AAN HESHIIS LAGU AHAY MID SOCONAAYA MAHA. DAGAALNA DAMULJADIID CIDNA KAGAMA ADKAANAYSO EE WAA WAALI WAXA AY KU SOCDAAN😂. XILDHIBAANADA SOOMALIYA BERI NIN KASTI XILKA MASII JOOGAYO XILKA MARKA DALKA LUGU KALA TAGO. HADA WAA IN AY WAAJIBKOODA GUTAAN. DALKANA IYO DIMUQRAADIYADANA UMADA SOOMALIYEED HESHIISKA KU TAHAY HA BADBAADSHAAN.