dadka caqliga badan iyo sababta looga baqo!!!!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024
  • #dadka#caqliga#badan

Комментарии • 22

  • @xafsaabdullahi7512
    @xafsaabdullahi7512 Год назад +2

    Shukran habo mcnto jasaakallahu kheeyr

  • @abdirazakabdirahman7484
    @abdirazakabdirahman7484 9 месяцев назад +1

    Maashaa allaah
    Ilaahay ha ku ilaaliyo adigaaba caqli cajiib ah

  • @jihansharif7352
    @jihansharif7352 Год назад +3

    Masha allah xaqiiqda jirta ayaad ka hadashay jazakalahu qeyr maama

  • @mohammedupdykhadir3124
    @mohammedupdykhadir3124 Год назад +2

    Masha allah thanks

  • @asmadaoudelmi9158
    @asmadaoudelmi9158 Год назад +3

    Mashallah 💯 🥰

  • @4waabDhoowooy
    @4waabDhoowooy 11 месяцев назад +1

    Asc. Abaayo. Waa. Walaalkaada. Korneel Hussein Sheybow. Canada

  • @mahamudshasha6978
    @mahamudshasha6978 Год назад +1

    Mshalh

  • @suldaantimacade8338
    @suldaantimacade8338 Год назад +1

    Mahadsanid abyo wllh video yadaada waxbadan baan ka faaiidaa

  • @Keysexade
    @Keysexade Год назад +2

    waa xaqiiqa wllshay waa sax

  • @faadumocali3834
    @faadumocali3834 Год назад +3

    Asc walal ilaahay ajar hakaa siiyo cashardaada wax badan bay i an facaan marka walal talo walal tinimo baan kaa rabaah ee wathsapka igu caawi lacala in aan taladaada ku meel maro baa laga yaabaah

    • @abshircabdule2988
      @abshircabdule2988 Год назад

      Master.. caaliya..shuceb
      WA.. wiilkii..habow..ladhahay
      Ku..salaamayo..quraxey
      Inmuda..aa..is..moogeyn
      Maxa..kaa..cusub

  • @ibnucali1080
    @ibnucali1080 6 месяцев назад

    Walahi waxaan u xiisnay fikradaha aad noo so gudbi jirtay , waxaa tahay qof si dagan u fahansiinayo dadka kana dhaadhicinaayo come back

  • @Keysexade
    @Keysexade Год назад +1

    waxaa tahay gabar fiican wll

  • @ceebla1617
    @ceebla1617 Год назад +4

    Caliya wanku salamey dadkas kamid ahy dadku mxy kugu nacayan marwalba isweydiya waligeyna qof inan cawiyo moye qof uma calacalin lkn asxaab la aan kugu dhaceysa caqli markad ledahay wayo dadku majecla qof asturan dagan danihiisa raacda

    • @caaliyashuceybchannel
      @caaliyashuceybchannel  Год назад +1

      Sax xabiibti caqligaaga haduu badan yahay saaxiibada wey yaraan ku mahadsanid nala wadaagidaada ❤️

  • @muqtaarmaxamed1817
    @muqtaarmaxamed1817 Год назад +1

    Mama qalbigaad iidhistey
    Waa mahad san tahey

  • @mahamudshasha6978
    @mahamudshasha6978 Год назад +2

    Mamo

  • @mahamudshasha6978
    @mahamudshasha6978 Год назад +1

    Hanblyo

  • @karaamakaarama92
    @karaamakaarama92 Год назад +3

    Manisha allh maamo Alle Haku barakeeyo hadalo qiimo leh ayaad ku hadashay horey usoco