CIIDAMADA ITOOBIYA OO LA WAREEGAY DHAMAAN GAROOMADA DIYAARADAHA EE GOBOLKA GEDO.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 сен 2024
  • CIIDAMADA ITOOBIYA OO LA WAREEGAY DHAMAAN GAROOMADA DIYAARADAHA EE GOBOLKA GEDO.
    Disclaimer!
    ©copyrighted material Used.
    ©copyright strike may apply to both Facebook TikTok and RUclips
    © Color luts music and all graphics Motionarrays.com
    Kusoo dhawoow Abdijaliil Show.
    wadaagga fikir xor ah, waa barbilowga adduun-arag huffan.
    ~A freelance Somali Journalist| Wariye Madax-Bannaan|
    Salaam Salaam: Welcome to My channel, your gateway to the diverse and dynamic world of news, documentary investigations, entertainment, and interviews primarily focused on Africa and the global stage.
    Who I am:
    ~Former Producer at BBC News
    ~STN TV Head of Programs.
    ~Horn Cable TV cameraman
    BACKGROUND:
    ~Mult-Skilled Journalist
    ~Video Editor
    ~Photographer+Videographer
    ~Storyteller
    ~Camera Operator
    WHAT I DO:
    🌍 Event video and photography
    📰 News and Documentaries:
    🎬 Entertainment:
    🎙️ Interviews:
    📺 Subscribe and Join the Community:
    By subscribing to My channel, you become part of a vibrant community of curious minds, eager to learn, discuss, and explore the world together.
    🌟 Join Me on Social Media As @Abdijaliil Osman: Facebook-Instagram-Tiktok.
    Stay connected beyond RUclips!
    ~abdijalilosman@gmail.com
    +447368981541
    #subscribe
    #share
    #like
    #comments

Комментарии • 170

  • @SADAAM-Ak
    @SADAAM-Ak 6 дней назад +12

    Madax dhimatay ayaan meesha kuheynaaa

  • @osmanali2281
    @osmanali2281 6 дней назад +5

    Masar hadday rabto inay Soomaliya u hiiliso ciidamadeeda ha geyso Xadka Suudaan iyo Itoobiya kaas oo boyoxireenkana u dhow..itoobiyana dhankeeda ha u jeediso!!

  • @AboudiM
    @AboudiM 6 дней назад +34

    Somali waa ina hurdadaa ah kaa kacaan maa hooyadood baa leh somali baa leh

    • @captainsanto5572
      @captainsanto5572 6 дней назад

      😂😂

    • @cadaaweyare9045
      @cadaaweyare9045 6 дней назад +1

      Darood ayaa siyy Siba farmajo

    • @AboudiM
      @AboudiM 6 дней назад +1

      @@cadaaweyare9045
      Wale Maa kaa ruun baa waa xalis marka waa yaab

    • @cadaaweyare9045
      @cadaaweyare9045 6 дней назад +1

      @@AboudiM wa run qofka donto weydi

    • @AboudiM
      @AboudiM 6 дней назад

      @@cadaaweyare9045
      Haye waad mahadsanty

  • @sour.candly7868
    @sour.candly7868 6 дней назад +1

    Allow Dadka, Dalka iyo Diintaba inoo Xifdi .......🤲🤲🤲........Af Qarmuun Allow hana hoosgeyn......🤲🤲🤲

  • @AbuKhaalid-e5b
    @AbuKhaalid-e5b 6 дней назад +4

    itoobiya waxaa looga adkaan karaa kaliya midnimo kaliya lkn xasanow puntland ma haysid koonfur galbeedna ma haysid jupland ma haysid dowladiina waxaa ka shaqaalaysiiyay qoyskaagii

    • @rashkaviproyal1425
      @rashkaviproyal1425 5 дней назад

      5somali iyo maamul kaste somalia mid kuma heyso gacanta xamarta aa sheegeyso xita kama jirto oo hadi ay wax qalada sameeyan hoobiya baa lagu soo jeedin iyo suug nio dadki waa dhinten xita jifo jifo by isku laandheerenayan iskada Darood iyo hawiye 😂😊

  • @zaamofficial9266
    @zaamofficial9266 6 дней назад +11

    War waan dhimanay waayo madaxdii dalka ey Ethiopian soo dhaweynayaan 😢
    Dowlada xasan sheikh banadir ayay ku egtahay
    Inta kale illah ayaa u maqan

  • @deeqa9531
    @deeqa9531 3 дня назад

    Shabaab iidhama itoobiyo😭

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 6 дней назад +3

    Subxanallah wa masibo horleh ku daxday somalia 🇸🇴 waxasa kasidaran in dad somaliyeed iyo mamul gobaled rabo in gumesato itobiya hadey qeer ledahay firiya ogadeniya somaligalbed xasuqa iyo bahdilka lagu hayo dadka somaliyeed adigan ado xur ah aya gumesi wacatay somaliya wax ubahantahay in laga xuryo mamul gobaledyada itobiyank ka hor walahi

    • @user-sq5tf9ok1e
      @user-sq5tf9ok1e 6 дней назад +2

      Dadka soomaaliyeed wainay sugin dawlada oy difaacdaan Dalkooda

  • @khada917
    @khada917 6 дней назад +17

    Waa wadan la gatay oo laba maroodi la isugu balamiyay

  • @Xaswawa-rz2et
    @Xaswawa-rz2et 6 дней назад +2

    Soomaliyeey ha qalbi jabina waxna fahma.
    Amisom waxay acceess iyo mandate u leeyahay in aay dawladda federaslka ka caawiso dekedaha,eerboorada iyo xafiidyada dawladda.
    Ethiopia waa la saarayaa Inshallah.
    Markii horaba weey joogeen laakin mandate kooga waa dhamaaday

  • @1Horyaal
    @1Horyaal 6 дней назад +1

    Walahi.manta aad ban Stress uga qaday markan arkay ciidanka itoobiya iyo calan kooda oo somalia ka dhex babanaya,insha allah guusu way dhawdahay.madax kala wanagsan.kala sharaf badan.dawlad dadka mamula ay karti iyo awood leyihin.ka wanagsan madax dal faqira oo ay u weheliso tuugo nimo khiyamo qaran

  • @user-vc1tb7nt6c
    @user-vc1tb7nt6c 6 дней назад

    Maaansha Allah Ethiopia Ku Soco Walee MD Muse Biixi Dacar iyo Naarta Ayuu Cagaha U Geliyey Cadowgii Somaliland Jiritaankeeda Dafirsanaa Waa inay Xanuunka dhadhamiyaan

  • @mahmoudhersi4603
    @mahmoudhersi4603 6 дней назад +1

    Tarooja ma ahee waa tojorra, saaxiib.

  • @artenwarsame6991
    @artenwarsame6991 6 дней назад +1

    Ethiopia 🇪🇹 dilla Somalida baranbarada

    • @SomalianTime
      @SomalianTime 5 дней назад

      😡😡

    • @artenwarsame6991
      @artenwarsame6991 5 дней назад +1

      Ethiopia 🇪🇹 👍

    • @SomalianTime
      @SomalianTime 5 дней назад

      @@artenwarsame6991 adoo somalia 🇸🇴 hada Ethiopia sheeganee waa ayaan daro bro sorry 💔

    • @artenwarsame6991
      @artenwarsame6991 3 дня назад

      Ethiopia 🇪🇹 👍

  • @mohamedzidiiq7969
    @mohamedzidiiq7969 6 дней назад +7

    Reer koonfur intay somaliland ku mashquulsanayeen iyaga dhulkeedu malagu qabsaday

    • @cadaaweyare9045
      @cadaaweyare9045 6 дней назад +2

      Waligod bee darood io isaq Gus oromo jecleden wanila xorena ima

    • @amiincox6206
      @amiincox6206 6 дней назад +3

      Nin jileec yahow itoobiya miyy ku jeceshahy adiga mrkd wxa iskugu sheekanaysid

    • @hasnanoordeman5828
      @hasnanoordeman5828 6 дней назад

      😅waqoyiga iyo kofurta wa isku darsatay amxaro

    • @NounareDj-qo2sq
      @NounareDj-qo2sq 6 дней назад

      Oo adiga dhulkadi ma ahan miyaa miyadan damiir laheyn Subxanallah Subxanallah

    • @Bakery9hargeisaawi
      @Bakery9hargeisaawi 6 дней назад

      Let's go aniga iyo adigana wa isku darsanaynaa bustahaaga isoo agdhigo 😂😂😂​@@hasnanoordeman5828

  • @CabdiyoCabdixasan-kq2oc
    @CabdiyoCabdixasan-kq2oc 6 дней назад +4

    Ninka kali e an warkiisa kukalsonhy abdijalil

  • @a.i.abdirizak5612
    @a.i.abdirizak5612 6 дней назад +1

    magaca dekada sax wa toujorah

  • @Dalmarlogistic
    @Dalmarlogistic 6 дней назад +1

    Warka ethiopia ha la hubsado. Reer baardheere iyo luuq warkaas ma sheegin. Ee abdijalill show karaamada ha beelin. Waad fiicantahay ee in ay kula leexan . War la hubo sheek .hadikale iska aamusnow

  • @Mudane.
    @Mudane. 6 дней назад

    Dekadda Toroja❌️Tajoora✅️

  • @ninamoqbil7417
    @ninamoqbil7417 6 дней назад +1

    Subxaanalaah amxaaro aa iiga dhow wiilashayda xitaa haday dhunsan yahiin

  • @amiindaaud5629
    @amiindaaud5629 6 дней назад +4

    Tarooja, ma aha ee waa Tajorra ee halkaa iska sax hadda kadib marka aad ku dhawaaqayso Magacaas.

    • @nasriyaasiin6268
      @nasriyaasiin6268 6 дней назад +4

      Aduu ma intaasaad gabi ahaanba wixii xog laguu sheegay kala soo dhexbaxday

    • @GUUL-t2m
      @GUUL-t2m 6 дней назад

      Hahaha 🤣... isku mashquula.​@@nasriyaasiin6268

    • @amiindaaud5629
      @amiindaaud5629 6 дней назад

      @@nasriyaasiin6268 adeer ninku waa saxafi, waa uuna ku qasban yahay in uu iska saxo shaandhaynna ku sameeyo warbixinnada uu soo tabinayo iyo sida uu u akhrinayaba. Sideesa adigu aad ku ogaatay in aan xogtii la sheegayay aan intaa kala soo baxay?.

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 6 дней назад +1

    mashallah

  • @TheodoreHilger-g5x
    @TheodoreHilger-g5x 5 дней назад

    Rogelio Extensions

  • @siciidmaxamud9121
    @siciidmaxamud9121 6 дней назад

    Libaax dakada magacedu Taroja ma aha EE wa Tadjoura(Tadjuura)

  • @user-dp4tn2xs8l
    @user-dp4tn2xs8l 5 дней назад

    ANIGU WAXAANJOOGAA JIGJIGA
    MAALINKASTASAAN UMAQLAYAY WARXUN OOWADANKEENA KASOOYEEDHA YAANUDAALNAY IYO ETHIOPIA HALKANMARTAY AYNUISDIFAACNO AMA AYNU AAMUSNO GEERIDUBA,MARBAY NOLOSHA DHAANTAAYE

  • @AWELIHAJIAWAD
    @AWELIHAJIAWAD 6 дней назад

    Welcome Ethiopia to Gedo

  • @saidabdullahiahmed3337
    @saidabdullahiahmed3337 6 дней назад

    Tadjoura port weeye

  • @farahmacalinadan6688
    @farahmacalinadan6688 6 дней назад

    Wadankan Rajada kali ah ee leeyahay waa in ciidan somaaliyeed military coup kuqabsadaan . Maamul gobaleedyada waxaa sameysatay ajaanib

  • @abdisalanmoha4174
    @abdisalanmoha4174 6 дней назад +1

    Hadiiba ey xoog kusoogaleen maxaan ufadhinaa marka 😢😢😢😢

  • @hossainechaji6158
    @hossainechaji6158 6 дней назад

    DAWLAD KAMAJIRTO MEESHA EE HAWIYE STATE DHE WAA LAGU KALA TAGAY WAXANE INTA SOOHADHAYNA ETHIOPIA HALA SIIYO

  • @cabdiraxmaanmuqtaar6483
    @cabdiraxmaanmuqtaar6483 6 дней назад

    Another chapter waadankan mashruc ayu noqdo walee😢

  • @ismanismael8992
    @ismanismael8992 6 дней назад

    Maaha dekeda Tarooja e waa Tojera iska sax.

  • @foziaibrahimosman9842
    @foziaibrahimosman9842 6 дней назад

    Waxaan oo khilaaf ah waxaa ka masculine ah Xasan Sheekh asagaa Somali kala diray dastuur aan lagu faraxsanayn keenay ayada oo damac Ethiopa ay taagan tahay Somaliya qabkeedii asagaa boosaneero ku dhex riday waxaanba u malaynayaa in quwada waa wayn in ay masul uga dhigeen Somaya burburinteeda wayna u egtahay qofkii fikiraya. Heshisya badan oo aan barlamanka la keeni iwl

  • @Mudane.
    @Mudane. 6 дней назад

    Ciidanka masar ee lakeenayo Soomaliya ka 10kun baa mise 2kun
    Halkaa yaa noo xaqiijin kara

  • @aminaosman1807
    @aminaosman1807 6 дней назад

    Marexanka ayagaa.itobiyanka.rabo.sida.farmaajo

  • @hajiihassan4803
    @hajiihassan4803 6 дней назад

    Dakedha Tojora, not toroja Abdijaliil Osman

  • @hanaddada74
    @hanaddada74 6 дней назад

    SOMAAALIYA SOMAALIYA SOMAALIYA
    AYAA 100 JEER DHAHDAA

  • @benjames1447
    @benjames1447 6 дней назад

    Qabiil ayay ku mashquuleen wlhi somali wey u dhamaatay

  • @ubaxabshi5563
    @ubaxabshi5563 6 дней назад

    Good ha qabsadan muu geyo xamar
    Iyo balad weyne wy gado
    Itobiya axsan

  • @SomalianTime
    @SomalianTime 5 дней назад

    Wariyuhu cod xumaa

  • @keyzibrownlive1896
    @keyzibrownlive1896 6 дней назад

    Wlh waa damir xumo manta in la tagero shawaw ayaa mudan wlh wayo ma haysano dolad dhabti sidan miyaa wadanka dowlad ugu jirtaa

  • @mustafaasalaam7488
    @mustafaasalaam7488 6 дней назад

    Khalaas. somalia waa ku daysay.nin walbow naagtaada ilmahaaga iyo intii aad mas’uul ka tahay meel nabad ah ula qax.

  • @AbdiaziizIsse-w5r
    @AbdiaziizIsse-w5r 6 дней назад +1

    Masari ma Iman karto somaliya

    • @YasserAA93
      @YasserAA93 6 дней назад +3

      Kalay adu u did!
      Oromo kuwa aan qoorta ka jari dono ayaad tahay!

    • @AliHusseinMohamed-ig3qr
      @AliHusseinMohamed-ig3qr 6 дней назад +1

      ​​@@YasserAA93car ha imadan wakas masar dhulkeeda israail ka heysta maxy somalia ka dfaaceysa😂?

    • @Abdurhmano0o
      @Abdurhmano0o 6 дней назад

      ​@@AliHusseinMohamed-ig3qreitopia caano may ku heesa mise masar bay noga fcnthy

    • @AliHusseinMohamed-ig3qr
      @AliHusseinMohamed-ig3qr 6 дней назад +1

      @@Abdurhmano0o Ethiopia daris nahay Dad badn Somalia muqdisho ka tagey Addis appa ku nol Xta wx cunsuriyad ma dareman Masari somalia wxa u heystan wx liita qoralada page kooda kuso qoraan aqri wa arki doonta Wxa shacabka masar ku yaqanan 😁

    • @Abdurhmano0o
      @Abdurhmano0o 6 дней назад

      @@AliHusseinMohamed-ig3qr eitopia waa Dal christan ah hadii aa adi christan jeceshahay soco aad eitopia nooga tag wadanka

  • @Mufakar
    @Mufakar 6 дней назад

    Wixii doonto hala dhaho dakada muhiimadu waaa in dadkiini dhintee dalkiina la iibsaday

  • @moh4127
    @moh4127 6 дней назад

    Baga baga somalia hala qaybiyo.

  • @noradenabdekarem2917
    @noradenabdekarem2917 6 дней назад

    Ciidan masar waxee ku haboontahay in la geeyo zaylac

  • @abdirahmanabdikarin1873
    @abdirahmanabdikarin1873 6 дней назад

    Mareexaanku show ethiopian bay ahaayeen. 😂

  • @KhaalidDaahir-b9y
    @KhaalidDaahir-b9y 6 дней назад +1

    Xasan wadankii mool buu kuridey ballo ku qaadey

  • @xasanmuxsin2306
    @xasanmuxsin2306 6 дней назад

    Intaa Somaliland Arimeheeda ku Mashquul.sanaydeen ayaa Tiinii Laydiinku Yimi

  • @AbdiSheik-rl8sj
    @AbdiSheik-rl8sj 6 дней назад

    Waligoodba wey haysteene maxaa nooga gidhiish ah

  • @AbdiXafid-ur6he
    @AbdiXafid-ur6he 6 дней назад

    wll runtaa siyasintaa ila musharaxintaa farmajo
    xasan
    sharif
    abdirahman abdi shakur
    xasn a qeyraa
    iyo kuwa kalo badan ila hada kma hadlaan sabab sabab mmxay ku dacde

  • @baxsan698
    @baxsan698 6 дней назад

    Subxanalaa shekadan marunba mise ka waa iska hadlaya soomaali hadannahay haben iska daye harcadban sareyna amxarada iyo daba dhilifyada

  • @AbdiXafid-ur6he
    @AbdiXafid-ur6he 6 дней назад

    :wll runtaa siyasintaa ila musharaxintaa farmajo
    xasan
    sharif
    abdirahman abdi shakur
    xasn a qeyraa
    iyo kuwa kalo badan ila hada kma hadlaan sabab sabab

  • @maxamedcali9886
    @maxamedcali9886 6 дней назад

    Dowlada wa in ay go.Aan ka gaarta dalalka shisheye wadanka ku sugan inee iskaga baxaan masarta hada la keenay ku jirto iyo Ethiopian ka ku sugan dalka iyo kuwa Un ka keenay

  • @adanIbrahim-lq2kk
    @adanIbrahim-lq2kk 6 дней назад

    Ayaga xassan way is ogyihiin haduu runsheego muu weerara

  • @Mudane.
    @Mudane. 6 дней назад

    Somalaay kaca

  • @maftuuxmahdi
    @maftuuxmahdi 6 дней назад

    Abwaan'"SHUBE"Laga Hayey
    • Halqudha markay tahay ayey umadi horumar gaadhaa
    • Marhaduu "hiyigu" qaybsanyahay waa hungo ujoog

  • @elmihirabey4127
    @elmihirabey4127 6 дней назад

    Tojora

  • @hassanessa8655
    @hassanessa8655 6 дней назад

    Soow awal ba ma ay haysani madaarada aad sheegtay?😊

  • @emeryfinanceinc9752
    @emeryfinanceinc9752 6 дней назад

    War aan ku saxno, saxafi haddii aad tahay, fadlan iska sax magacyada. Dekedda Tojorre ayaa la yiraahdaa ee ma'ahan Toroje.

  • @MAHADALIAWALEH-ss3zn
    @MAHADALIAWALEH-ss3zn 6 дней назад

    Say tadjourah

  • @rocky4066
    @rocky4066 6 дней назад

    Istaahil marhoraa laga rabay inay ka saarto itoobiyaanka dowladda xasansheekh.

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 6 дней назад

    Reer Gedo waxaa u daran aysan arki karin sanweynta kenyaatiga . Reer Gedo way la dhaqmi karaan etiobiyaanka wax dhib uma arkaan walaalahood etiobiya

  • @Khad-j1r
    @Khad-j1r 6 дней назад

    waxa kenay farmaja iyo darod o ah wax lita

  • @axmedciise1907
    @axmedciise1907 6 дней назад

    Madaxda Soomaalida iyo siyaasiyiinta waa In lawada gawracaa waa xaaraamiyiin.

  • @AbdiXafid-ur6he
    @AbdiXafid-ur6he 6 дней назад

    0:wll runtaa siyasintaa ila musharaxintaa farmajo
    xasan
    sharif
    abdirahman abdi shakur
    xasn a qeyraa
    iyo kuwa kalo badan ila hada kma hadlaan sabab sabab mmxay ku dacde

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 6 дней назад

    Ethiopia dhamanaba dhulkasi way lawada waraysaa

  • @SulubYare-e9b
    @SulubYare-e9b 6 дней назад

    Waxan hal sac gudahoda ayn kaga furan karnaa

  • @iy4621
    @iy4621 6 дней назад

    Hawiye marwlba waa shiyeeye kalkaal waa maangaab in lootaliyo ma ahanee talo looma dhiibi karo

  • @hassanahmed6760
    @hassanahmed6760 6 дней назад +1

    Guuul laftagareeeen

  • @mouhyadinabdi7052
    @mouhyadinabdi7052 6 дней назад

    Tajoora weeye sxb maha trooja😂

  • @Gmaaad
    @Gmaaad 6 дней назад

    Wadan madaxdisa xarasheen miyaa wax ka qaban karnaa

  • @mohamedcabdiwade5036
    @mohamedcabdiwade5036 6 дней назад

    Tarooja halke la dhaha o jibuuti ku taal😂😂😂 war erayga iyo magaca iska sax intaad codka iska yeel yeeleyso o dheh dekada tajora

  • @cilmiboodhari4776
    @cilmiboodhari4776 6 дней назад

    Dekada magaceedu waa Tojora maahan dorooja

  • @munahassan880
    @munahassan880 6 дней назад

    Gado ma bada itoobiya rabta maa kuyaala maxaa masar lagala doonaayaa maalageeyo meesha bada aykarabto itoobiya dalkaan allaha badbaadiyo dowladaan dalkii iyo dadkiiba way sii kala qaybisay

  • @truthhurts2085
    @truthhurts2085 6 дней назад

    Shacabka hais dufacaan

  • @AbdiaziizIsse-w5r
    @AbdiaziizIsse-w5r 6 дней назад

    Xasan baa yiri gala

  • @AbdiaziizIsse-w5r
    @AbdiaziizIsse-w5r 6 дней назад

    Xasan halla wediyo cidanki uu karaan geyo

  • @ahmedmusse9562
    @ahmedmusse9562 6 дней назад

    😂😂

  • @dilara-jj5yj
    @dilara-jj5yj 6 дней назад

    Warkaasa imara hawiye masar keenso darood iyo digil aw mirifle iyo dir waa itoobiyaan kii xoog bata dalka u haraya

  • @AbshirMohamed-r6u
    @AbshirMohamed-r6u 6 дней назад

    Amxaar ka iyo gaal nin kii is ka dhici yaa sow adin kii oran jiray waa ar ga gixi so haduu waa gu idiin bar yey midhaa duqo ma yohow

  • @user-zx5nr2of3b
    @user-zx5nr2of3b 6 дней назад

    Horta marwalba maxay KG iyo jubaland dowlada federalka uga soo horjedan, Ethiopia waxay ka faa,idaysanysaa khilaafka ka dhexeeya mamul goboledka iyo federalka,, Soomaaliya Hanoolaato 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✊️✊️✊️✊️✊️

    • @endoferagoat2393
      @endoferagoat2393 6 дней назад

      Dawlada urur samaale iyo mooryaan uu xasan qabri faagte wato maxaa lagu falaa waxa qudhmay

    • @axmedsixteen8509
      @axmedsixteen8509 6 дней назад

      Xasan waad necebtihion lkn lkn ogaada xasan itobiyaan sida loola dagaalo wuu yaqaan ee futadaa u dhiibta itobiyaan isinka ayaa leydinka waayey inaad dawladda taageertiin .
      Xasan iyo qabiilkiisu mar hore ayeey itobiyaan meel saareen lkn xuduudka dadka deggan wey is ogyihiine difaacda dhulkiina xasan xeebta ayuu jiraa ee xuduudka ma deggana ​@@endoferagoat2393

  • @mrbulshawibutaale6066
    @mrbulshawibutaale6066 6 дней назад

    Adiga waxaa ku xukuma Ethiopia waayo iyada ayaa Alshabaab kaa ilaalisa Ilayn Adigu isma maamulikartide Faqash ilaa Faqash
    Kkkkkkkkk

  • @user-hw5bt5bj8r
    @user-hw5bt5bj8r 6 дней назад

    Baga ilahow may xamar qabsadan

  • @soogalooti907
    @soogalooti907 5 дней назад

    ala maxa gabdho lagu kufsan doona ileen nin wadankiisi an joogin naagahoodi kaso dheeeraday marku qooq dareemo wlhi busan cidna u eebe yeelen

  • @abdiwalimuhumed4502
    @abdiwalimuhumed4502 6 дней назад

    Markii horoba somaynan gacanta ku haynin

  • @ahmedamin3936
    @ahmedamin3936 6 дней назад

    Wadanku muuna lahayn dawlad

  • @hassanmohamedroble8396
    @hassanmohamedroble8396 6 дней назад

    Farmaajo ayaa ku yiri gala. Taas waa wax iska cad.

  • @cabdiraxmaan3754
    @cabdiraxmaan3754 6 дней назад

    Awalba iyagaa heestay

  • @hamzeclraxmaan9775
    @hamzeclraxmaan9775 6 дней назад

    Calaacal government weligiin sidaa Ahaada nacalaaaa😂😂😂

  • @YacqubAli-j9d
    @YacqubAli-j9d 5 дней назад

    😂😂 Soomaliland si aaney waxba ugaadhin baad jarksta uga duuleysan brother Cawska labad maroodi ku dul dagaalameyn waa dadkaaga rayidka Hadaanu Js Waan isku kiin fiirsaneynaa soo kala adkaada🇮🇹

  • @duniadunia7492
    @duniadunia7492 6 дней назад

    Casus Ethiopië baa tahay maxay la wareegi karan haduu dhamado waqtigiii wa lagu duqeyb doona dhulka wa Somali not ethische

  • @JIMCAALE__10
    @JIMCAALE__10 6 дней назад

    Waa ayaan darro weyn runtii adiga oo dhulkaagii jooga cadowgaagii 1aad ha ku baaro gedo hadaa aado shaki la'aan ciidamo itoobiyaan ayaa i baaraya ma garanayo dulimo ka weyn itoobiyana warkeegu waa cad yahay.

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 6 дней назад

      Cadow aan hawiye ahyn ma lihin

  • @cumarmahamed5335
    @cumarmahamed5335 6 дней назад

    Ma markii itoobiya diiday ayay badashay hadalkeegii hore miyaan la odhan karin waxay fashil ku tahay isbadalka hadladooda

  • @DADAahmed-iz4xw
    @DADAahmed-iz4xw 6 дней назад

    Gobolka gado jubba land maka amarqato amar kutagleen ayuu wada mida kowada, mida lawad golkas, awalba ethopia aya horey ujogtay mudo dheer ah iska sax warka

  • @sahimabdirahman8685
    @sahimabdirahman8685 6 дней назад

    Hhhh dad qabiil ah miyaa dowlad noqodo dhulkaan somalida waa cawaan cadi itobiya ayaa na iska keen gumeysto wadaniyad malahin somalida kuligood waa jahiliin madaxdood waa doqoma cadi ah

  • @omarkalif123
    @omarkalif123 6 дней назад

    Toroja maha waa tadjouraha

  • @AbshirMohamed-r6u
    @AbshirMohamed-r6u 6 дней назад

    Bee naala tahay amxaaradu maha day la wa reeg tey gobo la daas weli geed bay hee satay waa ba gobol ka mid ah gobolada xabashida munaafiqow ma ha daas soo baraa rug tay gaal ku is ka dhicin buu raba e hadal u ma baahna

  • @SayidSiciid-q2k
    @SayidSiciid-q2k 6 дней назад

    Magalada reer kaygu dego inta lagu yaacayo baan sugaya ka dib marki lagu yaaco waan tahriibaya waayo somali waa dad dhintey 😂

  • @Fahmimaxamed1
    @Fahmimaxamed1 6 дней назад

    Labadoduba dan inoma hayane dantod ayay ilashanaysa