Hadii Aanu Madaxweyne Xasan sheekh 1) Joojin diyaaradaha Xabashida , Jaadka Ethiopia , Safiirka Ethiopia dalka ka saarin walee Far baa ku godan .. Badeena waa la soo weeraray .. Xasanow ama is casil Ama Raac waxa ay Umada Somaliyeed RABAAN !!!!
Heestaan wa Guubaabo Dhab ahaantii Tiktok Ayaan Ku arkay wan ka xumahy aydoo 7 month taalo inan Daawday Midowga umada soomaaliyeed bal suurayso inago Hal Dowlad ah Africa Dhan Ba U sarayn lahayn Qabyaalad ayaa na dhigty halkaan maanta Joog allah ayan ka baryayay Ina qabigeena Burcad isku mariyo Insha lh Soomaali Mid ah 🇸🇴❤️
Wlhi bilaahi talaahi dadkega soomali inaa udhinta waan jecelahay culeeysyo jiran iga habsamiye insha allah mar uun waan udhimana dalkeega ii so duceya asxapey
Dhiiga I kacay wllhi somalia Toosoy Toosoy isku Tiirsada💙
I watched this song more than 30 times.
Runtii hees dhab ah waan jeclahay wllhi heesaha waddaniga ah ee ku saabsan difaaca dalka somaliyeed .
somaliyey Tariq ayaa idin xusidonto hadaan midnimo lamujinin ciidkana halqoro 10 million oo dhalinayar wlh Tariq baa naxusidonto wax dhaxdenaya aan ka tagno hadii kale malinba meel ayaa gacanta ka baxeyso midnimo halamujiyo dadkeygoow ❤️
Dhufeesyada kama Baxeyno 🥺🇸🇴😭💪
Aad io aad ka bixi maayno dhufeesyada ❤
Hadenu udhalaynay ciida anaga dhaxalkeda lanahy dhulkena ayn udhimaneyna dharaar iyo habeen difaceyna 😢😭✊🏻🇸🇴
Jijiga kudhashay wax kubartay ku dhalay diyaar in an difaacno hooyada somaliyeed iyo magaceenaba No bilaaba ❤ somaliyeey
Waxgarad fahmaya dhulka asal uu leeyahay
Dhiigeyga guleysta 😢 dareen keyga 100 💯
Allow wadanka nabada nooga dhik 🤲😢😢
Somali weyn guul🔥💕
Somaliya wey dhaqaaqdey kanaxow nafta waa. Horaa loo soconayaa cadawga somaliya ha jabo. Guul somaliya. Guul ciidan kayaga qalab ka sida.
Xagay aaday 😂😂😂😂
m.a m.a midnimo loo wada dhanyahay markey dhalataan farxeynaa sax
Somalia 🇸🇴 soomaali baa leh
Heestaani wa Guubabo markii aad loo dhuuxo Erayadeeda
Hadaynu u dhalane Ciida
Anagu Dhaxal keeda leenahy×2
Dhulkeena ayaan U dhimanayna
Dharar Iyo Habeen difaacyna
Naftiyo Dhigaan u hurayna2×
Dhamaan Dadka yago is Raacin
Dhabtii hurdo seexan mayno
Dhufaysyada kama baxayno ×2
Dhararti dharartii Waynu soconayna
Habenku waynu dhafrayna
Midnimo loo wada dhan yahay
Markay dhalataan Farxaynaa ×2🇸🇴💪
Cadow codowga Cadowga codwga
Dhuunigaa u joogo 'e
Ayeynu u dhaaranayna
Dhadhamo raac doonimayno
Mid kii qaranimada dhowra
Ayaan Dhaxal kiisa siinaa
Waliba dhinac joogsanayna
Mid kii raba inow dhantaalo
Ayaan dhu dhunkiisa wiiqnaa
Mid kii dhacayaa ka dhiidhna
Midkii dhagrayan dilaynaa
Mid kii dhisayaan Kabaynaa ×2
Bulshada midba dhinac u joogo
Inan isku soo dhawayno
Ayeyni ku dhiiranaynaa
Qeyraadka ka dal keena dhooban
Dheyman ka yaalo iyo batrooka
Midkii rabo inow la dhuunto
Shisheeya u dhoofsanaya
Dhiigaysaa baneysanynaa
Shuruuc dey dhigteen dad keenu
Mid kii dhoohane fahmeynina
Dhagtaan ugu sheegu doona
Midkii kibir uga dhaqaaqo ne
Sharcigan kula dhaadandoonaa⚖️
bal Suurayso umada soomaaliyed oo mid ah Hal dowlad ah Aduun oo dhani ka heybeysto Ilahy agtiisa wxba kama ahan Qalbiyadeena Burcad allah isku mariyo Soomaalinimadu Ha waarato🇸🇴❤️
dhaman dadkeygoo is racin dhabtii hurdo saxa meyno❤♥️😭🇸🇴
Guulesta ciidan Keena qatanka❤❤ horseed noolada codkiina hadabka dadka ku baraarujiya🎉❤❤❤❤❤ walshey mcn Aya u jeeda inoolow abayo
Dhulkeyn ayaan u dhimaneyna .... naf iy dhiigan u hureynaa ❤❤ somalia allaha na mideeyo🤲
30 ilaa maanta wali halkii ayaan jognaa waxa dadkenii qaribay waa labo mid ok kala ah qabyaalad iyo musuq waana mid sii koreysaa markaa u fiirsato gaar ahaan mediyaha dhalintii qabyaalad ayaan lagaga taag wayay siyaasinteenana musuq iyo been bay ku jiraan meel walba waxaa galay musuq cidaankii,cafimaadkii,waxbarashadii,amnigii,cadaaladii,meel noo fiyoow maleh waan wada dhiig baxaynaa ,ciidanku waa sharafta dadka iyo dalka guleysta cidanka xooga dalka
Somalia 🇸🇴 Somalia baa leh❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Dhiiga biyo ma ahn Somalinimo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴wlhi xada ikacde 💪💪💪
Guushu way dhowdahay in aan samarno guul io gobonimo somalia ❤
Guul Somalia ❤️🇸🇴
Heesta soo baxday 2024 dhiigey nugu shubtay somalinimo🦁🇸🇴💎🦅
Guul Somalia guul guul guul
Nafta dhiiga u hureena ❤ somalia 🇸🇴
Wan ilmeeyay wlhi ilahow dalkeena noo dhis dadkenana is jeclesiiii yaa rabi 😭💔🤝
Heestan way iga ilmeysiisay wlhi inshallah wan guleysanaynaa somaaliyey❤😢😢
guuuuul somaliya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💪
🇸🇴❤
🇸🇴😭🩸From DDS😭
Guul baan u rajeynayaa umada soomaaliyeed from somaliland❤
Yes yes somali Annolatoo
Heja Somalia vi dör för dig ! Älskade Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Ilah ha is raacsiyo somalida 😢😢😢
Hadii Aanu Madaxweyne Xasan sheekh 1) Joojin diyaaradaha Xabashida , Jaadka Ethiopia , Safiirka Ethiopia dalka ka saarin walee Far baa ku godan .. Badeena waa la soo weeraray .. Xasanow ama is casil Ama Raac waxa ay Umada Somaliyeed RABAAN !!!!
CXD Heesta an ugu jecelahay Heesaha Qaranka Madaxwayne HSHM ayaan kuso xasuusan doona tan 🇸🇴🫡2025
Somali 🇸🇴 🦁 🇸🇴 🦁 🇸🇴 🎉
Allow nagaarsi guul io hormar ❤aan ku diirsano
Wlhi wan iska oya markan maqlo hestan runti 😢😢😢😢😢😢😢
Maasha allah guuul guuul
Guul ama geeri
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Qabil waaaa qurun hadan qabil iskadhafnooo herban garilaheehn😢😢😢😢😢
Somalia🇸🇴 allaah u naxariisto
Heestan walahi markan dageysto wan ooyaa walahi 😢😢
Ani xitaa 😢😢
guuLeysta ciideykaygow 😢
What a songs
Viva 🇸🇴 🇸🇴 💪
🇸🇴💔2027 somalinmo iney jiri ilimaha😊
Ha dhihin sidaas waan jireyna inagoo sidan kasii hagagsan inshallah 🇸🇴😍
@najmaabdulkadir2608 wan arki Dona insha'Allah 😎
Somalidu waxeytirahda ikacay dhiga ikacay ❤❤❤❤
Somaliya nolow
Guul ama geeri ❤
Heestaan wa Guubaabo Dhab ahaantii Tiktok Ayaan Ku arkay wan ka xumahy aydoo 7 month taalo inan Daawday Midowga umada soomaaliyeed bal suurayso inago Hal Dowlad ah Africa Dhan Ba U sarayn lahayn Qabyaalad ayaa na dhigty halkaan maanta Joog allah ayan ka baryayay Ina qabigeena Burcad isku mariyo Insha lh Soomaali Mid ah 🇸🇴❤️
Somalia guul😢❤
Wan jiriricooday 💀🔥🇸🇴
Guuuul xoga dalka❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
DHAMAAN DADKAYAGOO IS RAACIN
DHABTII HURDO SEEXAN MAYNO
DHUFAYSYADA KAMA BAXAYNOO❤
Waan uhureynaaa❤❤❤❤❤somalinimo dhiiga ikacay❤❤❤❤❤caawa
CXDS💪🦁⚔️🔫🇸🇴 Waxan dawanaya 17/9/2024
Mahadsanid
Allow dalkeenaa noo amansoo🤲🤲😢
Hesh wadani macan waa ok 4:57 ❤❤❤😂😂😂❤😅
Wlhi bilaahi talaahi dadkega soomali inaa udhinta waan jecelahay culeeysyo jiran iga habsamiye insha allah mar uun waan udhimana dalkeega ii so duceya asxapey
Hadeyna u dhalaynay ciida
Anagu dhaxlkeena leenahy
Dhulkeena ayaan u dhimaneynaa dharaar iyo habeen difaaceynaa nafta iyo dhiigaa u hureynaa waa u hureynaa
Somali meel walba ay jogto xafidh, guulesta somaliyeey
❤🫡🤗
Guul inshallah Somalie toosoy ❤❤❤❤
GUUUUUUUL 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Guul io hormar ❤I.a
INSHA ALLAH SOMAALI GUUL MEEL WALBO QABYAALADA ALLAHA NAGA JOJIYO AAMIIN
Somalia 🇸🇴 hanolaato ❤
CIIDAAMDA XOOGA WAAN KU FAANO MANSHALLAH GUUL GUUL
Guul 💪🦁🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️
Habeenkii wannu dhafreenaa🇸🇴💪
Dalkeena halkuu marayaana maanta wax dhulka udhimanayo majrto shacab iyo madax bila Damir ban noqonay.
Dalkeyga hoyo adgo lugahaga kuistaagay ayan rajeynaya I.a
Cadawga dhulkayga haystay marki bad lagudaray ayan niyad jabay.
From somali gableed🇬🇶🇸🇴
Dabado hadii hal lagu keeni waayo waa🎉in aan hoog ku keenaa anigo alle lakaashaneyno
Whqg❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 have you?
Hees lama rabee ina keena dhulka dhacsanee haddii kale aynu iska sugno 5 sano kadib in dusheena laysku dagaalo 70 sano ayaynu soo heesaynay welina qofkii madaxweyne noqda lama taageerayee lugahaa lagu dhegayaa subxaan war eber ayaynu garaacaynaa waana qabyaalad waxaasi iyo reer hebel miyaa madax noo noqonaaya anagoo reer hebel ah 😢 sidii saddexdii dibi inta maalinba mid lacunaayo iska daawo ayuu dalka iyo dadku ku socdaan casrigii heesta waa la dhaafay casriga rag iska dhicinta iyo kartida ayaa la joogaa nio ciyaarta iyo maaweelada naga daaya
Maahmaahdii ahayd meel hoo u baahan hadal wax kama taro ayuu xaalku maanta garaacayaaa 😢
Heesuhu wasguubaabo iyo dhiiri galin adeer
W song 🇸🇴🔥
Dhufeesyada Kama baxayno 😢❤🫡
My dhiiga somali❤
ANIGU MAXAN LA OOYAYAY 😢😢😢😢😢WABA YAABE OO MAXAY XAADDU IDHAQAAQEYSAA 😢😢
Absolutely
❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Dhiiga wlhi heestan dareen gaara ayay leedahay❤
Guul soomaaliya ❤❤❤
DHA-DHAMO WAA XASAN SHEEKH ILAAHOW DALKA KA SOO GAAR
SOMALIA HA NOOLATO🥺
Fav song somali nimada igu ween
❤❤❤❤❤❤
Geesi Askari ah dalkiis iyo dadkiis u dhintay markuu ku dhalo heesahan oo kle dhiiga kugu kicinayan somalinimada ha jiro soomali ha noolato 😢❤✊🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Walaahi wan uu hureena naftena iyo dhigeenba💪💪💪
Dhiiragaliyasha Qarankow Guyleesta ❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ala dhiiga 🫂😭🇸🇴🇸🇴🫂🫂🫂🫂🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Heatan darted ama cidan unoqda😭❤️🫶🏿🇸🇴
Guul ama geeri
🙏🙏🙏🙏🙏🙏 ❤❤❤❤❤
Guul
Fz 1:59
😂😂
waabalan in aan xifdoyo ❤😮
🎉🎉🎉🎉🎉
Waxan diyaar u ahay inaan difaaco dib u xurreyo dulkeyga hooyo waxan rabaa inaan dhiigo ama geeri mid uun helo waxan rabaa inaan ka mid noqdo ciidan xooga dalka waxan ku noolahay kenya gaar ahaan Nairobi
Dharaartii wa soconanyaa habenkii waan Dhafraynaa😢😢
Guuul somalia 🇸🇴