Thank you Ustaad waa arrin xaqiiq ah Kuwa kala booda iyo kuwa kala laalaada ilaahay nagama dhigo ee kuwo isku laab xaaran iyo is xalliyah Allah hanaga dhigo.
Ustaadi baarakallah waxaa nooso gudbisaa topics kusaansan real life ka qofka ku dheehan xikam iyo tusaaloyin aad u qurux bdn cajiib MashaAllah Thnks Ustaadi 👍🥰
Dadka waxay isugu dhacan boqolkii boqol marka hore ayay noloshooda been ka sheegan sida wax yaabo ayna ku fiicnayn inay sheegtan waxasina ay labada qof midkod so jiidato hadhowna qofki marku wixi wayo niyad jab yimado sido kale qofka hadii aad Dan u gasho dantiina noqoto wax aan suurto gal ahayn way adkanaysa inad is fahantan Alx markan guursanayay noloshayda cidi in leeg o been ah kama sheegin mana ogolan in lay sheego hadafkaygu ma ahayn Dan iyo aduunyo in aan ka raadsado ninkan guursaday sido kalena ma sheegan wax anan ku fiicnayn si aan qalbigisa u helo noloshayda waxan ku litay on lowga ka aha iyo waxan ku ficnaba wan u shegay waxan waydiyay sida aan ahay maygu guursanaysa haa ayu yidhi ugu danbayn waxan guursaday nin aan jecla onan wax danaysi ah ka lahayn ilayne filanwaga waxa kena markay adiga lug ku laban tahay alx maanta hoyo ayan ahay welina bishu way bilatay iyo may bilan iskumanu qaban Taladaydu waxay tahay bilawga noloshada ka ilali inay khayali ku dhisanto si ayna runtu kaga burburin rajadada
Haa waa run aniga xaas ayan ahay wilka i qaba mudo yar is qabna waxyabo badan ayan ka filanayey ina ka helo lacag badan example markan ka waye divorce me ayan ku iri wuu diiday marka hada bal wan isi saxa oo casharkaan qadanaa divorce marabe too much expectations an wate wlhi
Mubarak Hadi asc legend noloshayada waax badan Ayaad ka badashay 2 years ago baa dawan jiiray ur videos RUclipsr baa ahay we galkacyo Marka imatay Ina kula kulmo ayaan rabay waku wayay legend aad ku tageera Allah haku dhowaro 💕
In kastoo aanaan wali guursan hadana intaad sheegtay waan la kulmay waan arkay qodobadaad sheegayso dhowr jeer na waan ka gar naqay maankayga aad ayaad u korisay ustaad #MUBARAK_HADI
Amazon: www.amazon.com/gp/product/9758738658/ref=dbs_a_def_rwt_bibl_vppi_i0
Thank you Ustaad waa arrin xaqiiq ah
Kuwa kala booda iyo kuwa kala laalaada ilaahay nagama dhigo ee kuwo isku laab xaaran iyo is xalliyah Allah hanaga dhigo.
Aqoon kororsi daayee caqligaa Na balaadhisay Ustaad❤️
Ustaadah aad baad umahadsantahy sida qiimaha badan aad nooga caqabtireyso waxyaabaha inaga dhax guuxaya hdii aynu nahay dhalinta soo baxeyso ,ustad Eebe haku sharfo oo haku kraameyo❤✋
Alaahay aqoonta hakuu barakeeyo macalin
maskaxdayda waxay isiisay inaad guur doon tahay adigaagan akhrinaya Faaladaan
ilaahay hakuu rumeeyo hamigaaga guur I-ALLAH
Walal waxan ka codsanayaa inad iso booqato ilaahay dartiisa
Ustaadi baarakallah waxaa nooso gudbisaa topics kusaansan real life ka qofka ku dheehan xikam iyo tusaaloyin aad u qurux bdn cajiib MashaAllah
Thnks Ustaadi 👍🥰
Mahadsanid qoraa mubarak hadi magacaga wa mubarak iyo hadi mashaalah mid dadka wadada barskesan iyo wadada Hanunsan utilmama alah ka dhigo . Run ahanti gurka waxa ka fahanay sawir qaldan tasna waxe qeb ka ahed mediaha aflanta hesaha lakin quranka iyo sunada ween shegtay fahanka saxda ah ee guur
Dadka waxay isugu dhacan boqolkii boqol marka hore ayay noloshooda been ka sheegan sida wax yaabo ayna ku fiicnayn inay sheegtan waxasina ay labada qof midkod so jiidato hadhowna qofki marku wixi wayo niyad jab yimado sido kale qofka hadii aad Dan u gasho dantiina noqoto wax aan suurto gal ahayn way adkanaysa inad is fahantan
Alx markan guursanayay noloshayda cidi in leeg o been ah kama sheegin mana ogolan in lay sheego hadafkaygu ma ahayn Dan iyo aduunyo in aan ka raadsado ninkan guursaday sido kalena ma sheegan wax anan ku fiicnayn si aan qalbigisa u helo noloshayda waxan ku litay on lowga ka aha iyo waxan ku ficnaba wan u shegay waxan waydiyay sida aan ahay maygu guursanaysa haa ayu yidhi ugu danbayn waxan guursaday nin aan jecla onan wax danaysi ah ka lahayn ilayne filanwaga waxa kena markay adiga lug ku laban tahay alx maanta hoyo ayan ahay welina bishu way bilatay iyo may bilan iskumanu qaban
Taladaydu waxay tahay bilawga noloshada ka ilali inay khayali ku dhisanto si ayna runtu kaga burburin rajadada
M.a gabar ficn abayo luqa kaly 😢
Masha Allaah,, qofkii taladan qataa waxbadanbuu kafaaiidi xaqiiqatan جزاك الله خيرا وبارك الله فيك، ، أخي ,
Aad iyo aad buugaagan ama dhiganahaan aad noso alifta waxbadan oo fahamka nolosha ah ayaan ka dhaxlay shukran wll mubarik
buugaaga wan aqristay Lkn dood cilmiyeed ina kula abuuro aheed😁📚❤️🤲
MshAllah waa Mowduuc muhim u ah inta guursaty iyo inta ku han wayn.
Mahadsnid Mubarak
Walal allaah dambigaaga
aduun iyo aakhiro ha dhaafo
Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❤❤💔❤💔
Haa waa run aniga xaas ayan ahay wilka i qaba mudo yar is qabna waxyabo badan ayan ka filanayey ina ka helo lacag badan example markan ka waye divorce me ayan ku iri wuu diiday marka hada bal wan isi saxa oo casharkaan qadanaa divorce marabe too much expectations an wate wlhi
Isku day wax walbo in aad isla xalisan Alle ha idin barakeeyo 🥰
@@abukarahmedosman1424 mahadsanid wll talada wanagsan
Mahadsanid masuul wax badan ayaanu kaa faa’idnay ✅ allah haku xafido.
Gurka kuma dhismo kaliya jacel ee wa.masuulyad iyo maskaxada inee ku qanacsantahay qofkaan dooratay isla noolaatan sabatoo ah caadifada wee kacda wena dagta lalin aqlaaq wa inuu ku dhisnaada xarirka guur mahadsanid walaal
wcs ww mahadsanid ustaadi inbadan.
waxbadanban fa'idey alx.
Mashaa allh
Masha Allah ustad Mubarak hadi
Wll mubarik aad ayd mhdsnthy
Xirfadaha seen kubarakaraa wajeclhy inaa barto sida wadahadalka iyo xalinta adoo mahadsan
Masha allah
Mahad.sanid Ustaad mubarak Hadi
my Role Modal ustaad Allaha Ku Xafido🥰🔥
Mansha allah ustaad mubaarak
Runtii buugaag cutub kamida ayaanku arkay
Aad baad umahad santahay
M.a ustaad mahdsnid
ماشاء الله شكرا لك يا استاذ الفاضل
Mubarak Hadi asc legend noloshayada waax badan Ayaad ka badashay 2 years ago baa dawan jiiray ur videos RUclipsr baa ahay we galkacyo Marka imatay Ina kula kulmo ayaan rabay waku wayay legend aad ku tageera Allah haku dhowaro 💕
Mashallah ustaat Moubarak hadii
Mahdsnid Ustaad Allah maa raali nqodo🙏💯
Mansha Alaah wataloyin fican jasakalaah qeyr
❤my role model 💛
My Role model Qimo Badan
Masha allah walaalkay qaali waad mahad santahay guulayso
Mahadsanid ustaad mubarak. Buugagii" Garaadso intaadan guursan" wax badan baanka faa'iiday.
waad mahadsanthy ustaad❤
Ustaad am still single but yeah good advice 🙌🏻
ustaad abaalkaaga ma gudi karno alle miisaanka xasanaadka hakuugu daro casharada aad nala wadaagto
ee qiimaha badan
Buuga garaadso intadan gursan Nairobi xagee kaheli kara thanks
My roll model
Thanks bro☝♥️🌹🥰♥️🥰🌹😘
In kastoo aanaan wali guursan hadana intaad sheegtay waan la kulmay waan arkay qodobadaad sheegayso dhowr jeer na waan ka gar naqay maankayga aad ayaad u korisay ustaad #MUBARAK_HADI
Masha allah
Mhsnd macalin🥰🙏
Txn teacher 🥰
Toolkit= 'qandi' baan dhahnaa anaga.
waxa jira caalim muslima oo yidhaahdo د. مصطفى أبو سعد aadbuu u faaido badanyahay ustaad halaga faaidaysto.
KKKK WAXYAABAHAAS ANIGA AYEEYBA IEYSTAAN
Mhdsanid ustad buugina qaybta 1aad Waan dhamayay waaxay ahayd qayb xiiso leh
Ustaad ma dhameysay "oudiobook" aaad ka sameysay buugeena garaadso inta aad guuran
Asc I’m first mansha allah
Mhdsanid ustad wax badan kaa faa'iiday🥰🙏
Masha Allah thanks ustad hadi
Runtii wan ka helay cashar kan ❤❤❤
#qoraa" fadlan buuga garaadso inta aadan guurso ma Ku heli karaa online xageese Ka dalban karaa
Labarkaga Gmail ca igu sodir sxb
Waxaan maraynaa qodobka 3aad waalakala noolyahay anagoo isla nool
Sidaa baa loo badan yahay!
Is af garad ayaana lagu gaadhi karaa heerka shanaad.
քʀօʍօֆʍ 😢
Sodhawoow
Ramadaanka Waxaa Ka Dhiman Maalmo Gaaban
Ilaaheey Caafimaad Hakugu Gaarsiiyo Walal
Subscribe Iisar Ilaaheey Dartiisa 🙏
Masha Allah