Interprenurship and leadership knowledge is the basics of economic development and we can't see any students doing it,without this nothing changes.we can't create products or any small busineses,micro economics is The power to produce grouth.
What if there are no job opportunities, Annual income of a woman from Europe earns 35,000 dollars a year. These girls sitting in the hall with you now have $2,400 a year. It is completely impossible to keep numbers of people when there are no jobs in East Africa
Ma fahmin farqiga u dhexeeya, haddii shaqsigu aanu lahayn wax soo saar, oo dadkale wax ka sugo iyo hadduu ku hadlo luqad wadan kale leeyahay oo dhalintiina ka faanaan luqaddoodii si ay Bayle u koobi garreeyaan. Bulshada inuu dhiso buu doonayaa laakiin dhanka kale afsoomaligii buu aasayaa.
KANA SIIB KANA SAAR MARBA PROFSOR REER GABILEY SAMROON AH IN OO DUUNKA LA SOCDEEY REER QABIIL HADHEYEY CILMIGOODA IYO WAAYA ARAG NIMADOODA KU KHASAARIYAAN AADBAAN UGU XUMSHAY DAD XANUUNSAN ADEER LAMA JAAN QAADI KARTIIN
Mid Waliba Marku Camalku So eego Ee u Busarasado Ayu English Yar kula So Hoor istagaya Ninkan Aqoon Uma lihi Siyasiyinta Somalidana inta Magaca sare leh Ayan Aqana Sida Madaxwayneyasha iwm lkn seeh Dhalinyaro Miynan Korin aqoon Ahan Iyo Caqli Ahan Dadkan Horey Waxba Inagu So Kordhin wayay Sabab An Wakhtiga ugu lumina Imika wuxu leyahay Japan Aya Sida Sameysay okay Way Samaysay Tusal will Yar oo Somali Ah Aya Samayay Diyar Yar Markiba Camalka Aya Qadanaya Kama Hadlayan Dhalinyarayada Hibada Leh Xage Lagu Wada
Siyaasiga Somaliga markuu xildoonka yaya ama xilka Ka dago wax Ka hadal Macaan ma jiraan inta uu xilka hayana waa Ka shaqaysanayaa bal axadkaan eega Wasiirka maaliyada inta uu ahaa muxuu wax uga qaban wayay?
Ignorence is the biggest problem that our people are facing. People charge per hour to give such a time to others, and you are here challenging a PHD guy who is giving you guys his precious time and advices. This is very unfortunate and is very discouraging .
@halimamumin3643 You miss the point. No one is challenging his wisdom or the valuable advice he is sharing. I actually enjoyed it so much that I forwarded it to all my friends. But the question is: Why was he quiet when he was in a position of power? Was it because of fear or was in the usual Somali situation, which is, "bariiska ha iska ciideyn!" Typical Somali politician if we can say that.
BEENAALE WAJIYA BADAN CARUURTAAN BEEN HA KU BEERIN NACASKII BANGIGA SAGADA GEEYEY BAATAAHEE QEYB SOOMAALI KAMIDANA WAXBAAN IDINBARAYAA QEYBA WAAN SOO DHACAYAA XAGEE KA SHAQEYSAA
Mahadsanid Dr Beyle
sida wacan aad noo baraarujisay iyo dhiiragelintaada aragtida fog leh.
Economic marka la joogo Hadalkiisaa waxaan ka fahmay tiro waxba ma tarto ee tayada dadkay ku xidhantahay thanks dr Bayle
Ceebta ugu. Foosha. Xun. Waa. Halis. La ogyahay oo aan laga hortegeyn
Dr Beyle mahadsanid
Thanks dr bayle usheeg in eey joojiyaan waxa at cunayaan
Wasiirkii ugu qaalisanaa abid wlhi intaan garaadsadey ❤👏
Masha Allah ❤❤❤❤🎉🎉🎉.
ASC DR. BAYLE WASIRA HORE NIN AYA SHACABKA SOMALIYA KU QAALIYA 🇸🇴
❤❤❤❤ Dr Bayle
Interprenurship and leadership knowledge is the basics of economic development and we can't see any students doing it,without this nothing changes.we can't create products or any small busineses,micro economics is
The power to produce grouth.
Maanta. Soomaaliland iyo. Soomaaliya. Uu. La. Taagan. Yahay. Waa da'a waana aqoon yahan
Somalia wali waxaan helin Hogaamiye Aragti dheer oo Qabiil ka Xor ah.
Kaasna insha Allah waa Aniga .
waa labadeena
Wa rayigaga oo gaban
Waa mowduu qiimo badan
horumar gaari mayno inta adiga mudane wasiir aad aaminsan tahay in where why what ay ka cilmi santahay xagee, sabab , maxaa. eynu aamino luuqadeena iyo nafteena iyo waxa aynu haysano. horey usoco adi iyo barnaamijkaaga
Ciddii soo abuubushay barnaamijka, aadbay u mahadsantahay. Waxaan jeclaa ciwaamka inaad ka dhigtaan ARADAYDA SOOMALIDA, waayo cashar ka waxa lasiinayaa waa qaybtii bulshada ugu muhiiimsanayd oo ah arday wax baranaysa.
Af Soomaali xaqiisa hakugu dhaco😢
Mansh Allah geesi geesi dhalay
Macnuhu maaha dhulka iyo khayraadka ku jira ee macnuhu waa dadka tayadooda iyo hab fikirkooda. Waxaynu nahay umad falaagaysan. Ninka ii madaxa ahi Dhawr iyo Soddon sanno ka hor ayuun bay igu leeyihiin Somali sidaas ayey ahaan jirtay blse wax maanta ah iyo wax beri ah wax ka hadlaya maleh.
Where is this place brothers ?
Aqoonyahanka aan u baahannahay waa Dr. Bayle oo kale. Dhallinyaroy wax ka barta.
Somali maxamed casharkan dhegeysta fadlan
dadkaygow waxaad kahadlaysaan hormar waxaan aad oogu fiirsaday hablaha meeshaas fadhiyay intooda badan waa bilaa xijaab dadkaygow masaas baan hormar kugaaraynaa ?
Inta kale ee aqoontaada leh ee Somalilanderska ah waa in ay sidaa Beyleh ula hadlaan Dhalinyarada Somaliland ee hurdaa.
Somalia waxaa dib udige qabail, masuqmaasuq, moryaanimo.
Somali kharkeed iyo kharxigahedii
Waxa ka reebay sida usugay kalma
Shisheeye iyagu marnaba iskumadayaan in ay iskufiladaan
Iyagu iskaafiyaan
kalmada aan ka guntay Bayle waxa weeye ninkii cadaa maxuu inasiiyey halkaas ayaan maraynaa dawlad iyo shacab-ba kuligeen waxaynunahay dawarsato, dawarsatona waligiidba waa dawarsato.
an ellection qaylo lagu wado ma aha Dimoqraadiyad.
What if there are no job opportunities, Annual income of a woman from Europe earns 35,000 dollars a year. These girls sitting in the hall with you now have $2,400 a year. It is completely impossible to keep numbers of people when there are no jobs in East Africa
DHAQAALE HOOSBAÅ LAGA SOO BILAABAAYE JUMLO LOOMA SOO DHAQO WAQTIGA IYO CADAALADAAN KULA SUGEYNAA
Nr 2 Somaliland has gold oil, gold do you think that people go part of the money, the state takes all of the money!
Hadhow ninkan ayaa inta meel soo fadhiisto ayuu leeyahay afsomaligii waa lagu ciyaaray oo dhalin yaradu afsomaliga way qarinen 😅😂
Beyle snm baa burburisay shacabkii wax qabsanlaha
SNM baa dalkan xoreeyso Ilaahey ha ka abaal mariyo.
Cadowgu waa kaaga as oo kale.
Ka naxoow nafta waa.
Agree 100%
Ma fahmin farqiga u dhexeeya, haddii shaqsigu aanu lahayn wax soo saar, oo dadkale wax ka sugo iyo hadduu ku hadlo luqad wadan kale leeyahay oo dhalintiina ka faanaan luqaddoodii si ay Bayle u koobi garreeyaan. Bulshada inuu dhiso buu doonayaa laakiin dhanka kale afsoomaligii buu aasayaa.
Haku daalin Soomaali shaqo ma rabto ee Tuugsi bay rabtaa
Waxa uu kahadlay wa muhim wana dhibatada naheysa hadan somali nahay rux walbana kufakaro inow naftisa iyo midda umadda somaliyedba hormariyo
Ninkii Soomaaliya Soo Qiyaanay Somalilandna waa qiyaani Doona .
KANA SIIB KANA SAAR MARBA PROFSOR REER GABILEY SAMROON AH IN OO DUUNKA LA SOCDEEY REER QABIIL HADHEYEY CILMIGOODA IYO WAAYA ARAG NIMADOODA KU KHASAARIYAAN AADBAAN UGU XUMSHAY DAD XANUUNSAN ADEER LAMA JAAN QAADI KARTIIN
Tuug hantida ummada so dhacay aya weli hadlayo
Ma habarta bu ayuuto ka so dhacay doqonow 😂
Xafisyda dawladu waloo dalxis tagaa
Ninkaan somaliland haloo dhiibo waa somali dhab ah
Somalida mooska iyo canbaha loso dhoofinayo waxa laga damac san yihin magaran
Amaan si caruurta yar yar tuug yahaw waad ogtahay in lagùgu dabajogo malayinti dollar ee aad somaliya kaxaday.
kan soomaaha wasiirkii warqdaa cafiska u qortay Deegaankiisaa, quursi ku noolow adeero
ASDA
Reer boorama nin aqoonyahanaa ka soo baxay
warshado yar yar waa la sameyn karaa
Qofkasto koman kabuxinayaa hadalkiisa wuxuu ardayda usheegay waxkawanaagsan hasoobandhigo ama iska aamus
Sagxaddaannu taagannahay waa kalmaddiisii caanka noqotay... odaygu waa calooshii la cayaar😢
Way dhaqaaqday kkkk
Mid Waliba Marku Camalku So eego Ee u Busarasado Ayu English Yar kula So Hoor istagaya
Ninkan Aqoon Uma lihi Siyasiyinta Somalidana inta Magaca sare leh Ayan Aqana Sida Madaxwayneyasha iwm lkn seeh Dhalinyaro Miynan Korin aqoon Ahan Iyo Caqli Ahan Dadkan Horey Waxba Inagu So Kordhin wayay Sabab An Wakhtiga ugu lumina
Imika wuxu leyahay Japan Aya Sida Sameysay okay Way Samaysay Tusal will Yar oo Somali Ah Aya Samayay Diyar Yar Markiba Camalka Aya Qadanaya Kama Hadlayan Dhalinyarayada Hibada Leh Xage Lagu Wada
Aqoontiisa oo kale yeelo horta markaas ayaad wax ku dhaliili kartaa.
Waxaad ayaad meel ugu gaadhi weydeen. Xasiidnimo iyo cunfi kama weeynaataan.
Wakhtigiisa ayuu bilaash idin ku siiye, markaas ayaad wax ka sheegeysaan?
@@halimamumin3643 ma Aderkaba Mise Wa rerkina Wa adiga olalaye
Waa beenaale dantisa ayuu kaeganayaa Kan ayaa ugugugu hoeya kuwa ugu cilcilimiga badan waa qaasaro
Luqadii somaali wwba laga faanayaa oo luqad shisheeye la modaa ilbaxnimo
Tuuggii ina farmaajo kabaqaadka u ahaa.
Wallo ficilbaa loo baahanyahay loomabaahna sheeko
Siyaasiga Somaliga markuu xildoonka yaya ama xilka Ka dago wax Ka hadal Macaan ma jiraan inta uu xilka hayana waa Ka shaqaysanayaa bal axadkaan eega Wasiirka maaliyada inta uu ahaa muxuu wax uga qaban wayay?
Lol😂😂 waad la heshay walee! Munaafaqadda Somalida ayaaba sidaa u shaqeysa.
Ignorence is the biggest problem that our people are facing.
People charge per hour to give such a time to others, and you are here challenging a PHD guy who is giving you guys his precious time and advices.
This is very unfortunate and is very discouraging .
@halimamumin3643
You miss the point. No one is challenging his wisdom or the valuable advice he is sharing. I actually enjoyed it so much that I forwarded it to all my friends. But the question is: Why was he quiet when he was in a position of power? Was it because of fear or was in the usual Somali situation, which is, "bariiska ha iska ciideyn!" Typical Somali politician if we can say that.
Calanka maxa loo bedeli wayay
Calankee ?
@@Jaalejaale12 de calanka somaliland ee googo,ay
BEENAALE WAJIYA BADAN CARUURTAAN BEEN HA KU BEERIN NACASKII BANGIGA SAGADA GEEYEY BAATAAHEE QEYB SOOMAALI KAMIDANA WAXBAAN IDINBARAYAA QEYBA WAAN SOO DHACAYAA XAGEE KA SHAQEYSAA
waa doqon kani munaafaq ah
Caqliga wanaagsan somali way necebtahay hadii aanay isku qabii. Ahayn@@Jaalejaale12
Well that was depressing and not uplifting at all, 😮 can't imagine the students who listened to that lecture came out any the wiser.
beenaale cilmi maskaxeed maaha allaahu baa ka waramay beenaale