Ciidankii Argagixisada Isku Dhiibay & U Maxkamadaynta wareysiyadii gefka ahaa ee laga qaaday.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 13 дек 2024

Комментарии • 38

  • @OmarOmar-qe2lx
    @OmarOmar-qe2lx 3 месяца назад +8

    Video horay u Soo dhigteen haku soo celinina please waxii markaasi jiro noo soo dhiga mar waliba . Waa codsi

    • @CiidKhalif
      @CiidKhalif 3 месяца назад +1

      Wll hadii aad adigu dawatay dad aan dawan ayaa jira sas u fahan👍

  • @AishaMohamed-j4t
    @AishaMohamed-j4t 3 месяца назад

    Niman kaan hada amnigooda yaa sugaa😢😢😢😢

  • @abdisamadhassan2011
    @abdisamadhassan2011 3 месяца назад

    Ninkaas lagu soo eedeeyey in uu laxiiray rag horjoogayaal ah, maxaa looga shakinaa warkiisa waaba iska cad yahaye😢

  • @KING-HASSAN-OFFICIAL
    @KING-HASSAN-OFFICIAL 3 месяца назад

    Waxaan la yaabsanahay waxey lee yihiin meel aan deegaankooda aheyn ayaan ka noqoneynaa ciidamada macawiisleyda warkaas war soconaayo ma'ahan ee sharciga hala mariyo kuwaan, caqliga ha shaqeeyo wixii loo aaday baardheere iyo jilib wey cadahay

  • @asadawoowe2823
    @asadawoowe2823 3 месяца назад

    Ilaah ba oh😅😅😅😅

  • @World-games2024
    @World-games2024 3 месяца назад

    Nimankaan garyaqaanada ah case kasta waku jiraan cid lasii daayana majirto

  • @Ahmed_Rainfall.10
    @Ahmed_Rainfall.10 3 месяца назад +2

    Sida Muuqata nimankan wax danbiya maleh, Waayo Iyagaa isasoo dhiibay... Mida kale, maxaa keenay in Vedio laga duubto🙏?

  • @KUNANI23
    @KUNANI23 3 месяца назад +1

    Cafiska argagixisadu waa khiyaamaynta muwaadiniinteena Somaliyeed ee shahiiday waa in argagixisadan la toogto

  • @ahmadabtidoon7081
    @ahmadabtidoon7081 3 месяца назад +2

    Waraa ninyahow dowladaan jiljileeca aankunacay walaahi warnaga daaya ninyahow adinkaaba dhiiri gelinaaya waxaan

    • @siradm
      @siradm 3 месяца назад

      Sow in la hubiyo maaha? Dhiig waaye wuxu arrin fudud maaha, Tiirka waaye, dowladda in lagu amaano waaye hawshan

  • @degan4
    @degan4 3 месяца назад

    Kaadidiisuu cabay kkkkk yaaa ku gaaray
    Kitaab baa ku dhaaratay…..😂😂😂😂

  • @hassanmohamudgacal8829
    @hassanmohamudgacal8829 3 месяца назад

    Anigoo Ciidanka Dowlada katirsanaa ayaa Allashabbaab i qabtay weyna isoo dayeen wlh Timir laf ayaa ku jirto,

  • @MaryamaAli-cj1ne
    @MaryamaAli-cj1ne 3 месяца назад +3

    Aniga wax cusub baan umaleyay kawaran

  • @the_prince_abdulkadir
    @the_prince_abdulkadir 3 месяца назад +3

    doowladu kaliyaa canshuur kama qaado dadka
    youtube na waa ka qaadaa
    hal muuqaalbeey lix mar kusoo dhigaayaan😅😅

  • @kimuhumad6594
    @kimuhumad6594 3 месяца назад

    Kan askariga ah ee edaynaya nimanka waxa uu shegayo maba cada hhh

  • @Abdiasismohamed-e1c
    @Abdiasismohamed-e1c 3 месяца назад

    Benalow waye midkan
    Aso buale marin siduu saakow ku tagay 😂

  • @maxamuudkhalar5056
    @maxamuudkhalar5056 3 месяца назад

    Masaakiinta iskadaaya oo xoog waynta aada nacald baa 8dinku taale?

  • @KHALIFIBRAHIM-dr8qv
    @KHALIFIBRAHIM-dr8qv 3 месяца назад

    Askari gani ambao wanafunga nywele zao kama huyu jamaa eti ni askari

  • @Allasheikh.
    @Allasheikh. 3 месяца назад

    Ciidanka aad ku celcelinee gebigood waa shabaab 😂

  • @xasanaxmed770
    @xasanaxmed770 3 месяца назад

    Qareenada dad noocee ah waye
    Mid wuxu leeyahy video lagama dubin mina waalaqasby iygina wey qirsanyihin ee maxa qaldan

  • @AwrkiiCirka
    @AwrkiiCirka 3 месяца назад +1

    Horta Tv ga qaran ma waalanyihiin maxay ugu soo celcelinayaan hal video usbuuc dhan

  • @maxamuudkhalar5056
    @maxamuudkhalar5056 3 месяца назад

    Farxaan Qaroole allaha u naxariistee dadkii dilay maxaa maxkamad loo sootaagi waayey?

  • @maxamuudkhalar5056
    @maxamuudkhalar5056 3 месяца назад

    Adiga maxay Alqushaash quudili waayeen?ma adaa la shaqeeya mise cida ay maaro u waayaan bay kuu soodhiibaan war dlimka naga dhaafa salaa caleek!

  • @taamirsharif6716
    @taamirsharif6716 3 месяца назад

    Inta codow ku ah jiritaanka umada somaliyeed cudur xun ilaah haku rido walow kuwa madaxda isku sheegaayo ilaah haka dhigee

    • @MaryamaAli-cj1ne
      @MaryamaAli-cj1ne 3 месяца назад

      اللهم امين يا رب العالمين

    • @MaryamaAli-cj1ne
      @MaryamaAli-cj1ne 3 месяца назад

      Allah soo hanuunsho ugu dar

    • @MaryamaAli-cj1ne
      @MaryamaAli-cj1ne 3 месяца назад

      Aamiin Allah naga qabto cadowga

    • @taamirsharif6716
      @taamirsharif6716 3 месяца назад

      @@MaryamaAli-cj1ne tuug xoolo kaa xadey waaloo ducenkaraa lkn qof jiritaankaga diidan farxadada diidan caalamka inaad la tartanto diidan jaanis hadu kugu helana ku dilaayo ku qarxinaayo kaas duco ma istaahilo 😢😢😢

    • @MaryamaAli-cj1ne
      @MaryamaAli-cj1ne 3 месяца назад

      @@taamirsharif6716 mahadsanid wadanka nabad Allah inooga dhigo cadowga Allah naga qabto

  • @FarhanOfficial02
    @FarhanOfficial02 3 месяца назад

    😂😂😂😂