@@AbdirahmanJota-b2o Misgiin Ciise Waraabe aad u gacan qabtay Isaaq oo dhaqaale u fureen. Hadeed waad arkidoontaaan ta Ciise dhigo marka uu meesha dhaafo Ina Geele.
Oo maxad uga cabaneysaan isku wadanba ma nihin baad leedihiine maad madaxweynihina u cabatan. Hadii aad leedihiin isku wadanba ma nihin sow qalad idinkuma aha in aad madaxweyne dal kale u cabatan.
Cirooy saaxiibka xasan sheekh madaa dalkii u saxeexay waakan dhacabkeeni xasan u cabanayee ka qabo saaxiibka dadkan ama dadkan dareenkaaga tus o u jawaabi hanoo amusnaane
Reer Somaliland waa iin aad xoolaha ka iibisaan ama siisaan danyarta oo dadka isleh isticmaara reer SL ha ku hadho oo iyaga ha ka waayaan wax aay guneeystaan. Idinku gumeeysta ha arkaan xanuunka
ISSAQ BARYO BADANA, MEE QARAAN ISSAQLAND FROM JABUUTI
Isaaq somalai oo dhan baa waxba ka qaadi wayday adna wa aigu balan tuulada ciise waraabe inaan dab dhex geliyo
@@AbdirahmanJota-b2o
Misgiin
Ciise Waraabe aad u gacan qabtay Isaaq oo dhaqaale u fureen.
Hadeed waad arkidoontaaan ta Ciise dhigo marka uu meesha dhaafo Ina Geele.
😂😂Adoon yaroo ismacil leeyhy baa tahee ka dhex bax meesha rag baa ku loolamaye naago inaan idin soo dirno maa rptan
Ismael calol weyne usheeg calacalka xaarka iyo dimiska naga nadifii
Somaliland waa tuulo ka tirsan dowlada somaliya 😊@@AbdirahmanJota-b2o
Eshcallah xassan sheikh durtaba shuxissi durbaanki collaadda !!! war aniga votekaygi fircoon ku xidhee iigu raaxe riinka gumaysigga ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤from saylac city somaliland republic
Xasan shekh yu eedii arrinka xollaha Somaliland❤
WALIBA AFKA HA IDINKA JIFEEYO WAA ISBEDELKA GUUSHIISA
Magaca soomaliyeed hadii hargeysa laga maqlaayo waa al xamdulilaah from isla hargeysa
Mamarbaanu ahanayn hadaa xabashi
Wr asxaabey aniga iga dhaadhiciya siday wax ujiraan,
Xasan sheekh maxaa soomaliland soo dhex geliyey Bal aniga Taas ifahansiiya,
Dee inta layna aqonsanayo calamku isagay tixgalinayaan.mida kale ciro haduu ka hadlo caalamku ciruu raaci lkn imika ciro iyo xasan sheekh waa isku guruub oo isagaaba curaacsan
@abdirashiidguuleed2996 Haaa. Sax wr huwan ayeynu kursi saarnay, ninkani wuxu doonayaa inuu soomaliweyn soo celiyo,
Dee dalka madaxweynaha sharciga ah ee ku matala waa xasan sheekh wuxuu doono ha ahaadee
Wxso dhan wa been 2 nin oo carab ah aya leysku heysta kii xoolaha laga iibin laha jaaburi iyo abu yasir
Sxb
Deee been qaran laguu sheegay waxba kama jirin e wax walb a Somaliya ayay hoostaan ilaa maslintii la aqoonsaday dawladnimada Somaliya oo mid ah 2012kii.
Waxa jiray in laydiin aamusijiray laakiin maalintii uu Muuse saxeexay Mou-ga Somaliya way cadhootay.
Wax walba waxa lagu soo celiyay gacanta Somaliya.
Xawaaladaha iyo dhoofka xoolaha iyo wixij soo degaya aduunka ka imanaya waxay ku socdaan magaca Somaliya.Cashuurna waxa qaata Somaliya.
Xasan Sheekh iyo sland Halkay iska soo galeen
U maxa isku keenay Xasan sheekh iyo degada Berbera
Meeday somaliland
Hurdada kakac walal
Dadkan dad baa ku shaqaysanaya oo odhanaya waxaas dhaha balse iyagu wax ma oga
Oo maxaa xasan dhiiqo inoo keenay,
Oo maxad uga cabaneysaan isku wadanba ma nihin baad leedihiine maad madaxweynihina u cabatan.
Hadii aad leedihiin isku wadanba ma nihin sow qalad idinkuma aha in aad madaxweyne dal kale u cabatan.
Waar muuse ino soceliya kaasa laga baqaaye
Dhiiqadanba muuse ayaa idin geliye majirtoo 😂
Dawlada Somalia 🇸🇴 dadka xoolo dhaqatada maslaxadooda hafiiriso oo haka shaqeyso
Bismillaah xasan sheekh maxuu haleyey bal nasoo gaarsiiya
Cirooy saaxiibka xasan sheekh madaa dalkii u saxeexay waakan dhacabkeeni xasan u cabanayee ka qabo saaxiibka dadkan ama dadkan dareenkaaga tus o u jawaabi hanoo amusnaane
Hassan It's not esy wllhi😂😂 awaay qaraank¡¡¡¡ 😂😝
Ma qaran baad nagu ogayd markaa
Insha allah warqadaa wey heli Somaliland
WAXBA XASSAN HA KU MERAYSINA WAXASO DHAN WAXA KA MASUL AH DILAALINTA CIRO MUNAFAAQ XIRSI MUNAFAAQA IYO ITICSAANKA U DABADA KU WATO EE SOMALILAND DONAYA INEY GOOD RIDAAN.CIRO MUNAFAQ UMADA SOMALILAND AYU KOLBA ISLANASAXAYE WAXLBA WU OGYAHAY EYGU.
war dadkani,ma asqa xasanku muxu aha war somaLind xasan gurgurte maxukumo eciro dheha
Madaxwayne xasanow baa ka dhacday 🤣😂😂
Nafka nfd muxuu kasodonaya bar bara 😂😂😂😂 alla rerka qaaad ba rogaaay walahi mombasa aya laga dhofiyaa maxa kagalaay idooor marqaaan
Deked ayaad leedihine maxaad la catabaysaan waxba laga iibinmaayo ninkaas somaliya moodaya inay xukunto SL 😂
Aduunka Sharci iyo kala dambayn ayaa lagu joogaa waa dhamaatay xiligii qabiil walba inta dekado iska samaysto uu kala soo dego wax walba sida hubka ,daroogada ,argagixisada, Xasan Sheekh waa Madaxweynaha Soomaaliya Xuduudahana dowlada ayaa xukunta maraakiibta ku soo xadgudubta xuduuda Soomaaliaya waxaa lagala noqonayaa license waana la ganaaxayaa .
Tan yar ee abgaal waxay aaminsan tahay xukunka xasan xoolo inuu dhafsiisan yahay Xamar.
IIDOOR XAGAY XOOLO KU DHAQDAAN XOOLIHII SOO MAA LIDU WAY KA JOOJISAY MEELAHA ARGAGAXISADA
Waydinkii doirtay ciro waxa ka gurta😢😢😢😢
Waa tuuug abuu yasiir jabuti ka soo diiga roggtay!
XASAN TUUUUUUG KALA SAAR XAARWAYNE FAQASH FAQASH JAARKA XATAA LASHEEGO MEEL AANAD LAHAYN SOOMALIA ITALIAN DESTROYED
waxay ku leeyihiin waa madaxweynihii soomaalida. waxani caqli xumaa. maxaa ka si ah....... xasan sheekh ma soomaali oo dhan buu u madax yahay?
Ninka xabaalaha cashuuraaya miyaa neef nool u daahaya waa iimaan laawe xasansheekh
Yaab oo Xassan Maxaa meesha keenay gow
Inkastoo aan diidannahay go'itaanka somaliland lkn irsaaqda lama xiro nin dadkiisa guryaha ka saaraya ma wuxuu daneynayaa xolaha somaliland
Ku dhaha madexweynaha reer konfureed mana ina xukumo alla yasir sl maxkamadeeha hala horgeeyo si loo qabto gashigii uu dhacayna halaga magdhabo
Xasan sheekhoo horta halkjj joogaba katalin kari Waayd masoomaalilan bjj uxininya waa weynyahay waar iska celiya sharafgkinki buu ku ciyaareye
Reer Somaliland waa iin aad xoolaha ka iibisaan ama siisaan danyarta oo dadka isleh isticmaara reer SL ha ku hadho oo iyaga ha ka waayaan wax aay guneeystaan. Idinku gumeeysta ha arkaan xanuunka
Dhaqaalaha soomaliland dhaawac baa gaaray wallah…sababtuna waa siyaasad xumo iyo dagaala aan laga fiirsan
Cirro wuu idin ibiyey somaliland way socotay eryaa
Berbera ma xassn sheekh baa xukuma mise ciraa xukumo waa maxay waxani😂😂
xasan
Cirro
Somalia dagaal bay inagu soo qaaday!Dhinac walba aha !
Somaliland ayn nahay iyo xasan shiikh isma galaan ee afka dhinac isugu geeya
Ninka aad u caabnasa noo daliyo
Sorry sorry somaliland waa dal madax baana 💚🤍♥️💪💪💪💪
Ciro meeyay
Trade and export is part of the political economy sidaa darteed dhoofinta xoolaha yaan la siyaasadeen waa dood iyo cabasho qaldan.
oo reer somalilanow sowdinka ninkii xasan ahaa qiimeeyey cajaayib
KKKKKKKKK TUUUG URURTAY FAQASHEEY XAMAAR KU EKAW
Waar dila carabka maxaayeelay waa tuug oo tuug kale la socodda.
Ilayn tuugna waa tuug sheegagasho
Somaliland waa tuulo ka tirsan dowlada somaliya 😊
Asc ma hadalka dadka ayaad war nooga dhigaysaan
XASSAN MUNAFIQ MUNAFIQ ILAAHAY HA KA QABTO DAD KA ISLAAM KA AH
Ciro muxuu uga hadli waayey
Yaab!!! Dawla'aani wataa
Ma hadaad ogaateen in Hasan Sheikh madaxweyne idiin yahay aaway kuwii idin maaweelin jiray
Failed soomalia italiya only 3km destroyed
Waar muuse inoo soo celiya waxay sidani
Markaa maxanbaa xukuma yaabadana
Burco xasan xasan correct meet
qaran baa nahaye kkkkkk meeday adeer soomaliya waa mid soowtaad lahaaydeen qaran baanahay xasan soomaliyuu uxidhaye maxaad la ooyaaysaan hadaad qatran gaara tihiin kkkk
1 sano ka hor ayay Somaliya si buuxda ula wareegtay dhoofka xoolaha iyo xawaaladaha.
Iyo waliba diyaarad kasta oo tagta Hargisa. Magaca Somaliya ayaa lagu shaqeeyaa..
Maanta ayay run sheegeen kkkk
Hassan dhiiqo caar hadu niin raag yahay baal ha imiido somaliland maskinku
@@faryarmuusa9323muxuu kasodonaa halkaaas aya xayiraaad lagasaraya idinka qarankiii prank aha kadhofsada
Jabuti nogu kena xolaha anaga idin dhofiin
Sokii adlaheydeen somaliland wa qaraan dakadenii so bar bar idinkuma talaalo idinka somali maba tihiiin rer laftiinagaa
Aax somaliya Warqdaa yar ee aqoonsiga Ayey nagu ciishey
iskaga soo laabta huno fatxaay
Xasan shekh yu eedii arrinka xollaha Somaliland❤
Xasan shekh yu eedii arrinka xollaha Somaliland❤