hadey leeyihiin waa jabhad,jabhad hubeysan ayaa iska celisa ''dhaqankii somaliland

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 24 дек 2024

Комментарии • 76

  • @aadanxadiisXuseen
    @aadanxadiisXuseen 11 часов назад +3

    Ethiopia in aan kaxoroowno adaaa diiday markaan dagaalamayay waaa adigii Ethiopia iga iibsan jiray markaan kulafahmayna adaa colaad aadan kaxisaabtamin igu gaaday go aan kaanu qaadanayna ee somali nagu kaliftay waa in aanu Ethiopia iyo Kenya yaan anagoo ah idin ku xasuuuqnaaa

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 12 часов назад +4

    Ciro ha xakameeyo caruurahan shirka jaraa’id iska qabanays,iyagoo aan diblamaasi iyo aqoon toona garanayn.waxa ay ka helaan saxafad ayan ka hadalnay,waana coyaalkii wadani.

    • @Aw88-c1r
      @Aw88-c1r 11 часов назад +1

      ma xaqiiqdaad diidaysaa in la sheego? Dawladda Somaliland inay siday wiilkan uga hadsho weeye xusuuqa

    • @barkhadhassan4378
      @barkhadhassan4378 5 часов назад

      Maxa da'diisa kaa xanaajiyaay oo wax ugu sheegi wayday?

  • @abdiabdullahi3108
    @abdiabdullahi3108 8 часов назад +1

    Ergada maxa geeye itopia. Alahayow isak fahansi xaqa.

  • @AbdiShakur-f1s
    @AbdiShakur-f1s 7 часов назад +1

    Somaliland iyo DDS waa labo maamul dadkaas idinkaa u loogay cadowga liyubolis waayo waxaa ka dhigteen arin siyaasadeed

  • @abucabdleiriir7271
    @abucabdleiriir7271 11 часов назад +2

    Dawladna mahee waa cadaw

  • @fathaibrahim7079
    @fathaibrahim7079 4 часа назад

    Inaa lilahi wainaa eleehi raajucuun
    Ilaahaw adaa xaq soora ah
    Walww soomaali dhibaataa u dhan

  • @mahdibihi5095
    @mahdibihi5095 11 часов назад +1

    Ergada soma ahayn inay dowlad degqlaankq ay ogaysiiyan ooy dhahan war odayaal baanu nahay ergaanu nahay hanalaga warhayo

  • @Ibrahincabdinasiraden
    @Ibrahincabdinasiraden 10 часов назад +2

    Liyuu bolice guuuuuuuul

  • @Abdikanijibril
    @Abdikanijibril 11 часов назад +1

    Waxaa weeye rag kaama kaxeysee orodoo furinta aad ama ordoo idka barja doono

  • @maxamedfarax4280
    @maxamedfarax4280 10 часов назад

    Cabdi ilay yare

  • @OgaalInan
    @OgaalInan 12 часов назад +1

    Nimanka dayroom ergo iyo Islaamnimo midna ma yaqaanaan.
    Taariikh dog baa waxaa loogu gabyeyey" ergo dadabta lagu gawracaa Dunida waa kow".
    Martin iyo mudan iyo magan midna ma laha.
    Ilaahay gardaradooda haku jabiyo.Ilaahay gardaradooda haku jabiyo. Iyaga ayaa ku jabidoontaa.
    Cuqubo Allah haku rido.

  • @WadoCad
    @WadoCad 9 часов назад

    Waa cadow ee hala iska celiyo oo halagu jihaado.

  • @fathaibrahim7079
    @fathaibrahim7079 4 часа назад

    Ergo la dilo, lagama faaiido
    Way arki doonaan cawaaqibnimada ay ku danbeeyaan

  • @freer-tf3um
    @freer-tf3um 12 часов назад +1

    dagalku ma somaliland ayu kadhacay mise dds wa yape

  • @yusufjamanoor417
    @yusufjamanoor417 11 часов назад +1

    Adigu tvga ayaad taagan tahay maalin kasta ee horta yaa ku yidhi ka hadal wax aanad warba ka hayn.??!!
    Adeer afkaaga iska hayso wax aad garanaysaa ma jireee.
    Dadkii hadalka kaga xaqa lahaa ayaan weli hadlin markaas ayaad nacnac meesha la taagan tahay maaalin kasta

  • @aadanxadiisXuseen
    @aadanxadiisXuseen 11 часов назад +1

    Waaa hargaysa meeshaad kasoohadlaysaa waanu ogayn in aad soodirtay waanu ogayn in aad beensoosheegtay waaanu maqalaa in aad hadana beeen soosheegayso walaaahi bilaahi talaahi hadaad aaamusi waydaan hargaysaanu qabsan war xisaabtama somali baad tihiin waad naladhalateen darisbaad nootihiin makala maarano waad noobaahantihiin nagamaarmimaysaaan lkn waanu idinkamaaranaa waanu idinqabsankaraa waanu idin dulaynkaraaa lkn xooganaga maanaan rabin in aaanu ku tijaabino somali

    • @adamyuusuf5097
      @adamyuusuf5097 11 часов назад

      Itoobiya sxb awoodaada sowdigii is xoreyn Kari waaayay

    • @AxmedYaasiin-s9g
      @AxmedYaasiin-s9g 11 часов назад

      63 Sano maad isku xoraysid awooda ayaad sheegayso ?!!!!

    • @AbdiShakur-f1s
      @AbdiShakur-f1s 7 часов назад

      Wlhi cid aad qabsan karto ma jirto ee nafta been ha u sheegin

  • @SawdaAhmed-lv3kw
    @SawdaAhmed-lv3kw 11 часов назад

    Walee wanu iska celin cagdheer io waxay wataanba

  • @engab001
    @engab001 12 часов назад +1

    Ogadeen Salaadiintooda iyo ugaasyadooda halka lagu arko ha lagu toogto iyaga ayaa maalmihii ina dhaafay lahaa dadka dacawalay ha la laayo

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 7 часов назад

      Aakhiraadaada ilaalso yaa kudhaha. Ogaadeen waa Qaran la loodin karin mashaa Allaah.

  • @hirsifow2183
    @hirsifow2183 5 часов назад

    Cabaad weyn.

  • @anabali8433
    @anabali8433 11 часов назад

    Hubaal 👍

  • @abdihakinnur3980
    @abdihakinnur3980 11 часов назад

    Isaaqow afkaga iyo dhagahaa hays maqleen

  • @MaxamuudFarax-f8g
    @MaxamuudFarax-f8g 11 часов назад +1

    Mashaa alaah ogaadeen
    Waa aar sanayaa

    • @MakoSheekhmuxumed
      @MakoSheekhmuxumed 11 часов назад +1

      Maan gaabow .machallah aad maanta leedahay bilow Bari ba a ka dambaysaa. Sidii awawgay awaawgaa u Gali.jiray😅

    • @mesut9478
      @mesut9478 11 часов назад

      😂😂​@@MakoSheekhmuxumed

    • @kinsialin8009
      @kinsialin8009 10 часов назад +1

      Cimrigaa qof iskaama uun baad ku taagnayd iyo dhiig islaam iyo kol aad idinku isku dhamaataan waa layka kiin celinin doqonow

    • @kinsialin8009
      @kinsialin8009 10 часов назад

      ​@@MakoSheekhmuxumedwaa sax layskuma qufaacee ciyaari waa gellin dambe

    • @kinsialin8009
      @kinsialin8009 10 часов назад

      Mumumiintu kuma jirto dadkani waa munaafiqiinta iyo dhiigyacabka

  • @nimonimco3063
    @nimonimco3063 10 часов назад +1

    Nabad baanu rabnaa. Saladiinta la qabtay waxba nagama galin. Nabad Nabad. Hajabada jojiya😆😆

  • @Nimcomaxamed-vp7qd
    @Nimcomaxamed-vp7qd 10 часов назад

    Hhhhhhh orod oo abiye u dacwed tag

  • @kinsialin8009
    @kinsialin8009 11 часов назад

    Wixii xaq darro wadda ee xun Alle hanooga hiiliyo cadawgaa is bahaysteystay ee khiyaameeyay salaadiintii iyo dadka nabadaynta ka waday meeshaas xaqaana noo hiilin cadawaw ma jabno ee ogaade hadaad na gaadeen guusha Ilaalhay iyo dadka kheyrka wadaa iska leh waa waxaad ka heshaan xumaani waxba ma tarto waahalkey kula gaadho cadawow

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 11 часов назад +1

    Waxan waa sil silad isku xidhan shalay qaarba marykan ka so hanjbayay af qabil ku hadlyay mnta waka wererka odyshi shacbka ku so qaaday mashruci daroodku kula dagalmyin somaliland aya wali socda

  • @AminoApdi
    @AminoApdi 11 часов назад +3

    CaaaC😂

  • @Jaamac-i5b
    @Jaamac-i5b 10 часов назад

    Weliba waa shufto aad u liitadata, waa in Jawaab ku haboon la Siiyo ,

  • @nimcoqaasaim1434
    @nimcoqaasaim1434 5 часов назад

    Aabahod wasooyin mayaqanan ergo waxay yaqanan inay soo diran dad nabad doono ah hadana dulaan kadaba kenaan

  • @MaryamaSaleebaan
    @MaryamaSaleebaan 6 часов назад

    Hhhhhhh waar reer wadani miyaad kaftamaysaan shalay sawdinkii lahaa muuse biixi laascaanood dulmibuu ku hayaa somaliland cidina kuma soo duulin ilahayaw haa iyo maya meel hanagaga wada keenin

  • @ismailmohamed3613
    @ismailmohamed3613 6 часов назад

    ninkani ciro muxuu ugu magacaaban yahay maxaa lagaa qoraa hada afkee ku hadlaysaa is cadee

  • @Awliyo3344yo
    @Awliyo3344yo 12 часов назад +1

    ERGO LAMA DIRO. RAGA ISKA CELI ISAAQOW

    • @osmaanmunasar
      @osmaanmunasar 12 часов назад

      ergo cagdheera burce joogaan lama.Laayo laakiin hada kadib waala leynayaa

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 7 часов назад +1

      ​@osmaanmunasar
      Ergo miyaad garaneysaan. Sowdinkii Martida Ogaadeen ee Hargeysa utimid dhul Muslim inay tahay aad Itoobiyaanka ka iibsan jirteen. Subxaanallaah.

    • @Awliyo3344yo
      @Awliyo3344yo 5 часов назад +1

      @hafsaali4297 IMIKAABAD MEEL FIICAN DHIGTAY ISAQ HADUU DIYAAR YAHAY KUSO DHAWAW .IMIDAYSAY. HADAN KOOYA WARBA MAN HAYN..

  • @bardacad
    @bardacad 8 часов назад

    100%90😅😅😅😅

  • @saamiyajaamac8315
    @saamiyajaamac8315 11 часов назад

    markey ogaden idin khiyamayo idinku miya walantihin war ogan ba layin kala diray sida matida lolayo😢

  • @IbrahimIsmail-i3p
    @IbrahimIsmail-i3p 7 часов назад

    Sojog ninki lagawayo soo kifo ya laga hela

  • @AhmedyaasinAhmedYaasin
    @AhmedyaasinAhmedYaasin 12 часов назад +1

    Farid

  • @abdirobleh8923
    @abdirobleh8923 10 часов назад

    afka xidho

  • @nimonimco3063
    @nimonimco3063 10 часов назад +1

    Babad baanu rabnaa. Saladiinta la qabtay waxba nagama galin. Nabad Nabad. Hajabada jojiya😆😆

  • @SalebaanCandillahi
    @SalebaanCandillahi 11 часов назад

    Yaa

  • @kiranpath7033
    @kiranpath7033 10 часов назад

    Ethiopia waa dal aanu walaalo nahey weydinkii lahaaye mee Abiye ahmed maxaa ku dhacey walaaltini adii?
    War waad hurudaan isaaqow hurdada ka toosa.

    • @AbdiShakur-f1s
      @AbdiShakur-f1s 7 часов назад

      Sax wlhi ciidanka etoopiya ayaa ku jira dagaalkq

  • @abdirobleh8923
    @abdirobleh8923 10 часов назад

    jogi afxuma

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 7 часов назад

    intay xadhkihii muse bixi guntay furayeen oo cadowga lashirayeen iskadaa xirsi iyo xaashi ee xitaa faananin abwaan iyo tijaarti iyo salaadintii H.Awal ayaa ka qabgalay fashilka siyassadii muse bixi rooga loogu dhigayay saldhiga millitary iyo aqonsi dhamaystiran iyo badbaado somaliland iyo ethiopia lakin cirro somaliland u gowracay maalinku yidhi MOU-ma aqaaan aan arko ilaa maantana huu la amussay Ethiopia tani waa digniin sheegaysa in meel laydiinku yimaado !!!!!!❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤issaq ma aqli yaayine cadowba wahelia❤❤❤❤❤❤cirro ma hurdee waala sumeeyay xirsi iyo xaashi waa fircooniyo habaan ayaa agfadhiya oo muse bixi wadadiisi cadaabta ka doortay !!!!! Ibrahim caydiid ilaa suurta laydiin afuufo waa fashilinayaa masaska iyo baranbara gudaha ❤❤❤❤❤❤❤❤Talo Talo Talo cirroy toos waxani hurdo ka wayne MOU meel saar ama tuur oo issaq iyo somaliland jahanaba u dir ticket one go oo somaliyadaa toos ugu biir ama nin noqo oo isyeel yeelka jooji iyo magaranayo MOU wakhti aad ku aragto waxaanu arkayno nagama caqli yarid ee ku dhawaaq oo adigu horkac iyo wasir kayd period wabilaahi tawfiiq sunti gashaan besha cise wayne saylac somaliland republic ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @SaadoCabdi-u9m
    @SaadoCabdi-u9m 12 часов назад

    😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @SaadoCabdi-u9m
    @SaadoCabdi-u9m 12 часов назад

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @Mahmeedahmed-b5z
    @Mahmeedahmed-b5z 9 часов назад

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk iidoro xarka iska meedhkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @Dalmar-r6g
    @Dalmar-r6g 11 часов назад

    Ogaadeen weligii buu xisaab khaldan isku dhufan jirey.
    Tani se waa tii lagu kala bogsan lahaa.

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 7 часов назад +1

      Idinkaa Ogaadeenka ka iibsan jiray Itoobiyaanka. Markaasa wali la idin sharfi jiray oo Faafan iyo meel walba isaga faafeyseen. Marti falaatxun oo Hub uruursi wada hadii lanoqday Shaqo fiican ayaa laga qaban waxii edeb yeelan waayo.

  • @hirsifow2183
    @hirsifow2183 5 часов назад

    Beenta jooji Sanaag iyo Sool idinkaa ku soo duuley , oo huhaa iyo xuduudo lasoo galay Harti la soo galay kkkkkk
    Cabaadka yareeya.

  • @ismailmohamed3417
    @ismailmohamed3417 10 часов назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @kaderhusseindhere4709
    @kaderhusseindhere4709 12 часов назад

    Kaalay oo dagalan caadiba loo isir sifeyne

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 12 часов назад

    Doqon Doqon dhalay ayaad tahay ee iska aamus,media ah aad isasoo taagaysan iska daaya reer Wadaniyow. Val waxaad hadalkiisa aya odhanaya qof siyaasad wax ka garanaya ayaa sidaas u hadla.

  • @Seynaab24Synaab24
    @Seynaab24Synaab24 11 часов назад

    Eergo maa wadiin cade gud iyo asaxabtiye ha lainaga qaabto