Masha allah alhuma baarik Aniga xitaaa emotional ayaaan noqday Noloshiiina&farxdiiina alla ha idiin barkeeyo walalheey Gabdha markeey diin&maadi ba gabr lagu dadaalay weeey ka muuqneeysy qofka nolosheeda ku jirana waa qof aad u nasiib badna. Masha allh
Ww guleyso manta wan oyay xajigey oo iga fog 7sano an so xasustey mgacisana wa xasan samigisa nin xsan wax ka fcn adunka majiro walhi ilah ha no dhafo ❤❤❤❤
Markan isdhaho jaceylka waligaa hasameynin hadana idinka idindawata Allah ha idinbarakeyo wana idintagera Waqtigana nikalamageyo Sidan nijeclahay Allah swt ha idinjeclado 😊
Saaxib xasan waan ku salaamay salaan kadib waxaan ku noolahay somaaliya saaxib waxaan rabaa in aan kuu sheego sida aan dareemayo uma axzaab waa gabar wanaag san oo qiima badan laakiinse Waxaan ka baqayaa in aad cidleyso
waxan rajaynayaa inaad noloshiina aad isku faraxsanaan doontaan wlhi waxa tihiin lamaano keenay social media inaan kaliya dhaqan xumo la keeni kari hal video aa leedihiin walahay aan dareemo inay ila idhasheen wlhi waana hopyy gayga inaan maalin aan kulmi doonoo insha alah guulaysta
M.a hamdiyeey maalin un waakaa sugaayay inaa umahad celisid Hassan lawadiina waa mahadsantihiin waa sax wey yaryihiin in la helo lkn ilaalsho dheymanta waa ladhoora ee noo dhoor ee gawadheena
Omg 🥰 dar illahayba u jeclahay lamanahan illahow xafid o barakey 🤲❤️
Hassan iyo Hamdi runtii waxaaad tihiin laba shakhsiyoo aqoon iyo akhlaaqba isku darsadey Guuleysta marwalba wll❤
Mahadsanid queen saa farxadiisa oga talinaysid boqorkaaga ❤❤ allhuma baarik waayo badan wada jooga ihay idam kiiis❤😊🎉
Abyo my is guursadeen labdaan. Wlhi Wan Isla jeclhy
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ilaahay ha isku kiin daayo aduunka ku faraxsanaada
Anaaba ooye 😢❤ alle ha isku kiina barakeeyo waan isku kiin jclhy
Mansh Allah isku wara walaahi aad Ayaan isla Kiin jecelahy Woow Xasan oo kale wa lagu ducaystaa say Mansh Allah🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
M.a farxdina alle ha idin siyadi gabar walbo wlhi qofki garab uahado iyo farxadsiya qalbigeda wu ku wenyhy allow midkas mid ka ficn isahal qof ifahmo wali man arkin😊
M,a ilhey ha idiin barkeyo❤❤❤
Masha allah alhuma baarik
Aniga xitaaa emotional ayaaan noqday
Noloshiiina&farxdiiina alla ha idiin barkeeyo walalheey
Gabdha markeey diin&maadi ba gabr lagu dadaalay weeey ka muuqneeysy qofka nolosheeda ku jirana waa qof aad u nasiib badna. Masha allh
Brother please gubadha qalbigeda ilaali wlhi wehel ayaad u thay she's so happy lest 2 years ❤
Masha Alla❤Masha Allah❤ Masha Allah❤Masha Allah❤ Tabaraka Laah❤Xifdulaah❤ ilaahay farxadiina Ha idiin Siyaadiyo Cadowgana Ha idinka Qabto waxan illahay idiinka Rajaynayaa Nolol Qurux Badan cimri dheer caafimad taamah iyo wal8ba in illahay calaf isugu kiin daro Aamiin Aamiin YAA RABI🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Masha Allah hassan iyo hamdi Allah hani dhoro Aduunga ku no lallada cebla aan akhira na jaana🤲🤲
Hassan io hamdi dad wxa tihiin xishood io xishmad intaba leh dadkan social media ka tageera dhigiin usharaf badnada ❤❤
Waaaw! Mcneey masha Allh dunidaan idin jeclhy inaadeertay iyo Actorkayga soya masha allh caawa wad iga ilmeesiisey ii noolaada intay nolol jirto 🎉🎉🎉🎉🎉😂🎉
Manshallah congratulations congratulations my brother my sister ❤❤❤❤❤
Hamdiyo kale dunida way ka dhamadiin hassanow huno raga waaa ka nasip badantahy😢❤
M.sha alllh Familkaan markaa daawanaayo jcy jcyl daremaaaa Guulayzta family H❤H🎉
Walaahay mantakahor masooqorin komanti mantana waxanarkay hadalo amaodhaahyo isojiitay marwalbo faraxsanaada waxatihiin labadhalinyaroah jeclahay anoonaqoon idiinlahan waxanidiinrajeenaya farxad warta❤❤❤❤
Ww guleyso manta wan oyay xajigey oo iga fog 7sano an so xasustey mgacisana wa xasan samigisa nin xsan wax ka fcn adunka majiro walhi ilah ha no dhafo ❤❤❤❤
Hno alle haysukiin keeno 7yrs waa badantahaye🎉
Kusali xabiibkena Mohamed scw scw scw
Scw scw
Pro hasan soya adiga iyo walashey hamdi weligiin ifarax sanaada❤❤❤❤❤❤❤
Intaan idin daawanayey kan mid lamida ma arag
😢😢❤❤jira oo noolaada
ilaahy haiku kiin day waayo badness ifka siikjoog ❤❤ jacylka ❤❤dediinu abidma madmaao❤❤❤❤❤❤❤❤
xamdi iyo xasan runtiii aad baan uqiirooday caawa alahaysu kiindaayo runtiii waan idin jeclahay alahaysukiin daayo
M.a family qurux badan allha niga dhigo faraxsanada waligiin isna ilashada🎉
M.a guleysta aya idileyahay❤❤❤❤❤❤
Masha Allah hambalyo hambalyo 🎉🎉🎉🎉❤❤⚘️🌹🌹🌺🌻🌼🥰😘
M.a my. Family❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
alle ha isku kiin barakeeyo wll ❤❤❤
Mashaalah abayo intasiyo inkabadan wadanolada❤❤❤❤❤❤❤❤
Mash allh hooray usocda my queen my king🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤
Maasha alaah waligiina faraxsanaada
Indho isjecel isma eegaan wllHi isma fiirinayaan❤
Masha allah allaha inibarkeyo aamin aamin guul guul❤❤
alle ayaan jecelahay iyo waalidkay ❤❤❤
M.a m.a ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ 🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶 ale hadin deesto inbadan kuwe idn kudesta ale hanaga dhego markasta ii faraxsanada
Wlhi anaaba jaceylkiina ku farxay❤m.a ❤isku waara❤❤💋💋🫶🫶🫶🫶
Waxatihi dad aad wanagsan tan iyo 2023 ilaa hada waa idin kuxiranahay idin kumana cajisin aad baan idin salamay fiqiyada iyo shariifka🙏
Team soya Dumashidooda madaxa korkiiisa Duu❤🎉
M.a my family gulaysta wll noloshu idinma xumyso❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
M.a abyo iyo abwe gulesta ❤❤❤❤❤❤❤
Farxasanad waligeen my family isku waar abid dad aan jecelhy baad tihiin ❤
Maashaha walal all qiima iyoqaayeo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤alahidin shrafo🎉🎉🎉🎉🎉
Masha Allh masha Allh madha Allh
Ilahy haydinbarakeeyo. Jacelkinana. Kiiguulaysta ee ilaa intad kadhimanaysan jira ale haydinka dhigo noloshinana bareefadkaa haidiinahaato. Ale kacabsigana isku dardaarma marwalba. Wxad kunoolaan dontaan farxado badan❤ 👋
M.a alleh ha iskukiin barakeeyo ❤❤
Masha allha family qurux badan ❤❤❤❤❤
Wan idin jeclhay wlhi Ale calaf ha is kugu kiindaro❤❤❤😊
Ma,shall wuligiina isku farax sanada jira oo joga lamanaheyga 🎉🎉❤❤
Markan isdhaho jaceylka waligaa hasameynin hadana idinka idindawata
Allah ha idinbarakeyo wana idintagera
Waqtigana nikalamageyo
Sidan nijeclahay Allah swt ha idinjeclado 😊
Masha Allah ❤❤❤❤🎉🎉 haraw socda❤❤❤❤❤❤
Mashallha. Hassan iyo xamdi Keep going ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Msh allh guulaysta waxaad tihin lamaano aan and u tageero🎉🎉
❤mashaallah tabarakallah 👏 cimri dheer isku hela
My Queen 👸 masha allah ♥️
Saaxib xasan waan ku salaamay salaan kadib waxaan ku noolahay somaaliya saaxib waxaan rabaa in aan kuu sheego sida aan dareemayo uma axzaab waa gabar wanaag san oo qiima badan laakiinse
Waxaan ka baqayaa in aad cidleyso
ila xun ima argato size and brother ❤
M.a my family nolada intee noli jirto❤❤❤❤❤
Masha Allah ❤❤kunolada ❤ 🙏🏆☪️🇸🇴💕
waxan rajaynayaa inaad noloshiina aad isku faraxsanaan doontaan wlhi waxa tihiin lamaano keenay social media inaan kaliya dhaqan xumo la keeni kari hal video aa leedihiin walahay aan dareemo inay ila idhasheen wlhi waana hopyy gayga inaan maalin aan kulmi doonoo insha alah guulaysta
Mashallah family qurux badan ayn tiheyn keep going ❤❤❤
Waa Xaqiiq Dumarku Waa Naxariis mana ilaawaan Ninka ragaa Garab siiyaa markay Garab Rabto Waliba Xamdi Waxaan Dareemaya Xili Adag baad siisay Garab lkn Walaal ilaali dheyman Weeye Walaahi Qofka ilaa heerka Qira Abaal kaagaa haduu kuwaayo Waa khtar mar labaad lama hello ilaahay ha isku Siin Simo farxad ku noollaadaa
Wuujiraa isiisay Garab malin la icidleeyay Maalin Aan ka dhigtay sxbkaygaa kowaadna Waan waayay hadana ilaa maanta Waan Qiraa Wanaa giisaa Waana Qiri doona Waligay Qof uma sheegin xumaantiisa Waaxan ku Qariyaa Wanaagiisi
Mhdsanid tiim mama wadajira oo wada jooga m.a ❤❤❤🥰🥰
Mansha Allah hanbalyo isku waaara sanado badan H H family
5:24 m’a aad baan idinla faraxsnhy Alle haydin siyadsho my family ❤
Waxaad. Tihiin. Wiil. Iyo. Gabar. Qaali. Ah. Waxsan. Idin. Magan. Galinaya. Alle. Maansha. Alaahu. Tabaarakalaahu. Il iyo. Cayuun ilaahay. Ha. Idin. Kaxijaabo
Allah haisku. Kiinbarakeeyo❤❤
Mashallah Tabarakalah 🎉🎉
Waaaaaaaaawao❤❤❤❤🎉🎂🎉👏🏻 Gratulerer med dagen❤❤❤❤🎉
Masaha allha my sister ❤❤❤
M.a guuleysta kuweygii❤
Masha Allah, congratulations to both of you ❤
M.a allaah Alle haisku kiin barakeeyo
Why am I crying!!!!
M. Famil qurux bdn kudayasho mudn
Masha allah ❤🎉
Guulaysta H❤H family 😊❤
Mr. Fanbarooj wan ku wata gar io gardaro 🎉
Wwww you did great job 👏 xamdi ❤ m.a wnpo ooyn rpy kwrn
Masha Allah guys keep going for ever
Family H H ❤keep going mcntoo
laamane quurxoon plz plz noloshina haa kusoo dhexdhigina barta bulshada ee internetka waayo dadku iskuma quudhan lamane isjecel iskukalsone xasan soya iyo dumashidaye bareefad haa ini ahaado wllo ariintina
❤❤❤❤❤ vs etes vraiment magnifique❤🎉
Masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤
Mcha allah beautiful couples
Masha allh lamanaheygii ku waraa bid
M.a hamdiyeey maalin un waakaa sugaayay inaa umahad celisid Hassan lawadiina waa mahadsantihiin waa sax wey yaryihiin in la helo lkn ilaalsho dheymanta waa ladhoora ee noo dhoor ee gawadheena
M.amy.FamiIy❤❤❤❤❤❤❤
Allah iskiin daayo 😢 walahi aniga iska ilmeyey
Masha Allah waa maxad san tahy
Xabdi eedo aad ayaad umadsantahay waxaa tahay gabar Arati dherr qaali dumar noolaw eedo macac
Wllhie hamdi marka ku arko runtiiii waa iska farxaaaa wada jira wada nolada abidkiina farxad io rayn rayn ku nolaada
Mansha allah farax sanaada waligiin❤❤❤
Mascha allah isku wara huno ❤❤❤
Wow lamanaha ❤❤❤
Masha allah 🎉
Waaaaaaaw farxad ku waara❤❤❤❤
waligiin faraxsanaada my family❤❤❤❤
Sidisaba jacaylka dhabta ah waxa la hela guurka ka dib
Wlhi wann idinn tageera guulaystta my family umcccc qalpiyaaal whi😭💔💋😊
Farxad igu nolaada hasaan soya iyo Hamdi caday
Msha alhaa tabarakalhaa ❤wada nolaada🎉