KOKO AYAA ISKU EKAYSIIYAY SIDA AN KUSOO BAXAY QOSOL ADUNKA 😃

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 май 2024

Комментарии • 462

  • @user-xy5ci5we3z
    @user-xy5ci5we3z 2 месяца назад +210

    inta u xistey koko iyo amira ag jogoda iyo sxptinimadoda like

    • @salmamaxamed703
      @salmamaxamed703 2 месяца назад

      Wlhi sa Id ugu xisey malmhn ma isku badno😢

    • @user-xy5ci5we3z
      @user-xy5ci5we3z 2 месяца назад

      @@salmamaxamed703 ilahey ha isku so celiyo

    • @hiboaxmed1952
      @hiboaxmed1952 2 месяца назад

      ❤❤sundus🎉🎉🎉😊😊😊🌒🌓🌓🌔🌖🌕🌗🌘🌙🌚🕦🕚

  • @user-nw4cr2fx7r
    @user-nw4cr2fx7r 2 месяца назад +84

    Koko qalbi wanaag seku dhiragelinoso sxp wanagsan 😢run waye wax farqi makudhexeyo marwalba waa qurux bdntehe queen 👸🏻❤

    • @cuud_
      @cuud_ 2 месяца назад

      Actually ❤

  • @AbdibasirSalimMohamed-hw3dl
    @AbdibasirSalimMohamed-hw3dl 2 месяца назад +80

    Ku sali nabigeena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Mohamed scw 🕋😊😢❤️❤️❤️

  • @nuurhollac
    @nuurhollac 2 месяца назад +149

    Hadad aragto Qoralkeyga
    kusali Nabi muxamed
    Sca sca sca s❤️😃

  • @FoosMahamed-ny5bv
    @FoosMahamed-ny5bv 2 месяца назад +145

    Team Koko iyo sundus one like 👍

  • @Sheeko_time
    @Sheeko_time 2 месяца назад +191

    Inta koko aragtay soo oroday like ❤ waxan sogudbiya sheekooyin igu dhirigaliya team sundus ❤❤

  • @Sheeko_time
    @Sheeko_time 2 месяца назад +129

    KU sali nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created Mohamed scw 🕋😢😢

  • @Qu681
    @Qu681 2 месяца назад +42

    Sundusey sanaba ku qurxan tahay masha Allah waxana indhaha gashaneysid iska dhaf wayo kuma qurxanid sister ❤❤❤❤❤

  • @Nastii145
    @Nastii145 2 месяца назад +36

    Mashallah koko farhad socoto waye hadi been lakahadleynin video amira kañ koko different waye kan farhad waad iskaqosleysin Mashallah amira bariyahan wee iska amusantahay maogi wah kudacay illhay hakafarhiyo masknta adi iyo koko illahay farhad hanisiyadiyo abo❤❤❤😊😊😊😊 lkn shaqsiyada koko sahda aad noqote farhadedi iyo labiskeda tarahada quruh aad kutahay❤❤❤😊😊labo funny ah 🎉😂😂

  • @Zaambae
    @Zaambae 2 месяца назад +49

    Ayyy koko qalbi wanag saxibteed seudhiragelineso sundus koko waku jeceshahy wllhi ilasho❤😢

  • @MilleteryGirl11
    @MilleteryGirl11 2 месяца назад +83

    Maqoslese mise waa amusned sundus dhib badnaa😂😂

  • @user-sz1sx8gc7n
    @user-sz1sx8gc7n 2 месяца назад +33

    Koko dharkeda ku qurxonthy wlh blh m.a Koko best❤

  • @abdiqaadir7729
    @abdiqaadir7729 2 месяца назад +12

    Anoo ragg ah ban kuleyhy Koko is the best wlhi sidaan lee u samyso😂😭 i dont know spptan uga helay wlhi masha allah🥰❤️

  • @user-yu5jt4qi5z
    @user-yu5jt4qi5z 2 месяца назад +17

    Halka waxa ka cad in amiira ayna ku farax saneeen inaad isku eekeysiiso balse koko wey kugu faraxzn thy ❤😮ilaaasho sunduseey koko ayaa. Fcn

  • @SaabirinAbdi
    @SaabirinAbdi 2 месяца назад +21

    Dhirageliso koko sundus koko wekujeceshahy wllhi seku dhiira gelineso mashallah🥹❤️

  • @Nastii145
    @Nastii145 2 месяца назад +25

    Koko Wallahi waad diri galise sida aad udahda sidan aad kuqorhontaha kalsoni aad daramise mashallh sundus abayo sida haqiqada😊😊😊😊❤❤ saan aad kuqorhuntahay hore usoco

  • @Nastii145
    @Nastii145 2 месяца назад +25

    Tarahada sida aad uhirato quruh waye koko sundus saan uhiro hada kadib abayo ❤❤😊

  • @Rrrrrrr-vq4xn
    @Rrrrrrr-vq4xn 2 месяца назад +30

    Dharka koko ku qurxan tahay ❤️❤️

  • @Caliya529
    @Caliya529 2 месяца назад +20

    Sunudus San ku qurux badan tahy iska daa balasha so beautiful

  • @ikranfatxi3544
    @ikranfatxi3544 2 месяца назад +20

    she is beutifull koko you are good friend the way aad udhiirigalise waxla siisto marlahan

  • @DeeqoAbdullah-ol8zb
    @DeeqoAbdullah-ol8zb 2 месяца назад +21

    Wllhi sida Koko qurxan been Allah cayeee❤❤❤

  • @user-hy3bl6qx5v
    @user-hy3bl6qx5v 2 месяца назад +29

    Koko shaqsiyadeda kuqurxontahe

  • @ismahaaan8945
    @ismahaaan8945 2 месяца назад +18

    Sudus hada wax maqlayso bilaaaa makeup qurux kutahay iyo sida koko kugu labistay

  • @user-yu5jt4qi5z
    @user-yu5jt4qi5z 2 месяца назад +8

    Amiira. Kan baa. Ka qurux badan koko is not easy😂❤

  • @mohamedheidar
    @mohamedheidar 2 месяца назад +12

    Koko sunyaha oo laxiiro waa danbi wayn abaayo Allaah nacladiisa yeesan kugu dhicin

  • @BilanQaldane
    @BilanQaldane 2 месяца назад +25

    Koko dacad waye suniyaha se lo jara kulaha😂😂

    • @afnaanmohamed9765
      @afnaanmohamed9765 2 месяца назад

      Anigaba waxaan moodaa xiiris in laga wado maxaa jaristaas laga wadaa

  • @user-vr3kb4er8p
    @user-vr3kb4er8p 2 месяца назад +15

    Wajigaada runta ah ayaa qurxoon sunduseyy❤

  • @Thequeen_237
    @Thequeen_237 2 месяца назад +16

    Kan koko said uguso baxday qurux kutahy😍

  • @MutMut-gv6cp
    @MutMut-gv6cp 2 месяца назад +25

    Abaayo samiya isku soo eykeesii😊😊

  • @marianadawe2213
    @marianadawe2213 2 месяца назад +5

    Bilaa makeup sundus macan ku tahy wlhi saan lee ahw hda kadib 😊❤

  • @user-im4eb4dl6o
    @user-im4eb4dl6o 2 месяца назад +15

    koko abaayo wanku jeclahay suniyaha la xiiro dambi wayn weeye iska dhaaf quruxe.

  • @mahamedgooni5730
    @mahamedgooni5730 2 месяца назад +20

    200k lest go team sundus

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 2 месяца назад +8

    اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِـهِ وَذُرِّيَّـتِهِ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ. وَبَارِكْ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِهِ وَذُرِّيَّتِهِ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ🎉🎉🎉

  • @nasrahaji6511
    @nasrahaji6511 2 месяца назад +6

    Naa ileen gabadha wixi folxumayn jirayba wa makeup 💄 wa quruxley

  • @MssFaraxsan2898
    @MssFaraxsan2898 2 месяца назад +25

    Alla kuwanaa meel kuwan jogan Qosol la.aan ma ahan 🎉😂😂😂 sundus funny io kokodeyda kabax

  • @ahmedcalisalaad5099
    @ahmedcalisalaad5099 2 месяца назад +21

    Wajikaga runta qurux waye mek up hamarsan😂

  • @user-dj3lg7tt8z
    @user-dj3lg7tt8z 2 месяца назад +6

    Funny weeye sundus keep going love language wa physical touch ❤

  • @drssaarah3431
    @drssaarah3431 2 месяца назад +10

    😂 6:52 alla sundusaaa😂mucjiso waa xaraabo socoto video ga amira kan ayaaba ka qurxon oo ka farxad badan amira maalikad isku ekeysiineysay way xanaqsaned kuma faraxsanayn lkn koko m. a ❤🎉

    • @Mineyyyyyyy
      @Mineyyyyyyy 2 месяца назад

      Show badna amiro dadka hadlo maha maha,mrke wax smenese maxakaqldan🙄🤣

  • @drssaarah3431
    @drssaarah3431 2 месяца назад +6

    14:44 waxba uma dhaxeeyo koko waa runteed sundusti leee waye m. a mar waliba waaa qurux badan thy sundusey❤😅

  • @user-qn7vz1se2e
    @user-qn7vz1se2e 2 месяца назад +4

    Sundusey wlhi wad iga badisy adi iyo koko qosolka aduunka aya igu disheen wlhi 😂😂😂😂waxn idin leyahy keb gowin🎉😂😂😂😂

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 2 месяца назад +5

    Masha"Allah : Sundus😘🤲 Boqoradeena ❤❤❤ Waad Soo Saarty 💪💪💪🤲🤲🤲 Keep Going Sister 🤲🤲🤲😘😘😘😘🇸🇴🇸🇴🇸🇴👏👏👏

  • @user-iw3mf3ob4c
    @user-iw3mf3ob4c 2 месяца назад +10

    Sundus iamin abayo wlhi qurux bad noqotay ❤❤

  • @CabdiraxmanCali-po3zj
    @CabdiraxmanCali-po3zj 2 месяца назад +8

    Warka kudaawanayo xamasad bandareema oo fans ah my sister

  • @amranhajji
    @amranhajji 2 месяца назад +10

    😂bes intaa ku eeke sunuduseyyy chalangan

  • @Iqroahmed-qq9us
    @Iqroahmed-qq9us 2 месяца назад +5

    Haa wlhi marwalbo waa qurux bdn thy queen

  • @user-kv9oh9go9n
    @user-kv9oh9go9n 2 месяца назад +6

    Labadaan isku jeclahay ilaaheey amarkii wada joogooda❤

  • @zeinababdullah7590
    @zeinababdullah7590 2 месяца назад +4

    Different omadaxeyso wale sundus isku mid le tahay xapipti ❤😊

  • @maymun1xasn2
    @maymun1xasn2 2 месяца назад

    Sunsud apyo farxada waan jeclhy waligaa iifaraxsanow keep going lipaaxadiyay

  • @AlishBea
    @AlishBea 2 месяца назад +3

    Koko 2💃is not easy🔥😂

  • @Mineyyyyyyy
    @Mineyyyyyyy 2 месяца назад +2

    Wlhii sana qurux kuthy😩🥺suduus m.a sida amiro qurux kuma sobixin adi sida koko kuso baxde

  • @djibouti8484-y8g
    @djibouti8484-y8g 2 месяца назад +1

    Sunduseey mashalalh quruxleey a tahay koko iga gadhsiii ilahay isha umuda kaxijabee iskadhaaf kamerada xbbti

  • @user-po3xp1us1i
    @user-po3xp1us1i 2 месяца назад +5

    Walahi sundus san aa ku qurux badan tahay 😊😊

  • @udj2052
    @udj2052 2 месяца назад +4

    Next samiya😊

  • @Awliyo.
    @Awliyo. 2 месяца назад +2

    Koko Kaa soo dhaweysay ❤

  • @XafsoCabdirashid-en8zh
    @XafsoCabdirashid-en8zh 2 месяца назад +2

    Make up la an qurux eh wlh❤

  • @SaabirinAbdi
    @SaabirinAbdi 2 месяца назад +4

    Kan koko kushidantehe amiiri sizeka kaweyna folxumo kueheed kana kusobaxde❤

  • @user-vs2jk9es9p
    @user-vs2jk9es9p 2 месяца назад +4

    Koko keep goin zhp wansan❤

  • @lulbishar3208
    @lulbishar3208 2 месяца назад +3

    Sidhan quruxbadhan tahyee❤ isdan kusocoo plz❤

  • @boqorada886
    @boqorada886 2 месяца назад +4

    Saan aaba kusii qurux badan tahay iskadaa sundusay indhaha qaabka usameeneeyso saanaa beelo ah wllhi❤

  • @abdullahimohamednoor5383
    @abdullahimohamednoor5383 2 месяца назад +1

    Koko is always road model ❤❤ of team 27 ...

  • @user-lh4zv1qe4m
    @user-lh4zv1qe4m 2 месяца назад +7

    Koko wa uekati wlh m.a hada kadib San ulabiso

  • @Amuunmoha8
    @Amuunmoha8 2 месяца назад +3

    Horta qosol igumaharin 😂😂😂tankle wllhi sanbad kuquwxanthy style badba noqoty❤

  • @Nastii145
    @Nastii145 2 месяца назад +7

    Koko aad uegatay❤❤😊

  • @AminaAbdirahmen-bn8xd
    @AminaAbdirahmen-bn8xd 2 месяца назад +2

    Sandus wxd Marsato iska daa sidaa ayaad ku qurux badan thy abaayo❤

  • @Nastii145
    @Nastii145 2 месяца назад +4

    San aad kuqorhuntahay❤❤😊😊😊 wallahi quruh adi dan

  • @abdullahimohamednoor5383
    @abdullahimohamednoor5383 2 месяца назад

    Our funniest lady ❤❤❤ Sundus keep going as to reach your visions ❤❤❤

  • @fowziaali3942
    @fowziaali3942 2 месяца назад

    Wax defferent ah uma dhexeyo wlh male up la aanta ayadba ki qurxon tahay masha allah

  • @aaminaxussen8345
    @aaminaxussen8345 2 месяца назад +1

    Sundus speed ku socota m.a 200k coming soon dadaal si laba jabaar

  • @Ugbaadindhojacayl
    @Ugbaadindhojacayl 2 месяца назад +5

    Next ayaaaniita kasoo saneeee❤😂

  • @Umahodandeeqo1
    @Umahodandeeqo1 2 месяца назад +3

    Sundus wey quruxbadantahay lkn xogaa kalsoonidaa kamaqan

  • @user-hw1jg2zc5u
    @user-hw1jg2zc5u 2 месяца назад +4

    Hadad. Urxantay
    Qalbi ❤

  • @user-tr3fc8rr1v
    @user-tr3fc8rr1v 2 месяца назад +2

    Wlhi sana kuu quruxbadantahy mekAp is daaah❤😊

  • @user-vm5ib4hz5t
    @user-vm5ib4hz5t 2 месяца назад +3

    Dharka koko qurux ku thy❤❤❤

  • @user-fw5ni4jd8v
    @user-fw5ni4jd8v 2 месяца назад +8

    Koko, ba uekatay❤❤❤

  • @bilandahir
    @bilandahir 2 месяца назад +5

    Wlhi markaan ayay quruxtahay😂❤

  • @sucaadosuusuu1066
    @sucaadosuusuu1066 2 месяца назад +9

    sundus or koko😂😂

  • @MarisaDagan
    @MarisaDagan 2 месяца назад +5

    Koko Waan ka helaa kabiskeeda walhy waad isku eeekaateen

  • @HipoReermagaal
    @HipoReermagaal 2 месяца назад

    Sunduseeyy abaayo koko qof ka wanaagsan ma arkee waa ilahay ha kuu daysto❤

  • @FaayQaadi
    @FaayQaadi 2 месяца назад

    Sunduseyy Sami nahay waxaan rabaa inaan niga mid noqdo Koko Io adi waa idin jeclahay wallahi

  • @user-mt1ir1mt4t
    @user-mt1ir1mt4t 2 месяца назад +5

    Wlhy warun sana qurux kutahay marka kale habar duqa uegthy iskadaa

  • @LuulBarrow
    @LuulBarrow 2 месяца назад +5

    Keep going 🎉🎉❤

  • @YaasiinCabdixaji
    @YaasiinCabdixaji 2 месяца назад +3

    Sundus make uplaanta ku shidantahy walli❤

  • @zeinababdullah7590
    @zeinababdullah7590 2 месяца назад +4

    Koko waba u ekatey wale sundus 😂amira dikala eheyd❤❤❤😊

  • @hafsadhuux9979
    @hafsadhuux9979 2 месяца назад +1

    Wara koko abayo danbi weeye
    Nabigu SCW wuu nacladay naagaha
    SUNIYAHA qor qora ...iskadaa walashey mcn

  • @user-cb3jd8mh8p
    @user-cb3jd8mh8p 2 месяца назад +3

    Wlhi sida koko ku qurxnthy❤❤❤m.a

  • @dheymanluula4550
    @dheymanluula4550 2 месяца назад +7

    Sundusey umadena ma tihid maanta horor amaan u ekaada maa dhahdey 😂😂😂😂😂😂

  • @user-hi1nn6to3h
    @user-hi1nn6to3h 2 месяца назад +5

    WALAAHI SAAN KOKO QURXUUN❤

  • @user-ck8qh3vd6m
    @user-ck8qh3vd6m 2 месяца назад +2

    Sunduseey saamiya isku Soo eekeesiiisi❤❤❤

  • @user-kj2pm9vh5o
    @user-kj2pm9vh5o 2 месяца назад +5

    Qurux waaye❤

  • @user-zq6bv9cs1u
    @user-zq6bv9cs1u 2 месяца назад +10

    Adna isku ekeysii😂😂😂😂

  • @maniinaali7987
    @maniinaali7987 2 месяца назад +5

    Wajigaada caadiga qurux badan 😂😂😢

  • @suadali2598
    @suadali2598 2 месяца назад +16

    Sundus qurux aad tahay xogaa isdeji inader❤

    • @mohaniAkwac
      @mohaniAkwac 2 месяца назад

      Fudayda kujira moo hoo😂😂

    • @suadali2598
      @suadali2598 2 месяца назад

      Haa sharaf uma ah gabar fudud faido maleh

  • @user-ns3mp3kb8g
    @user-ns3mp3kb8g 2 месяца назад +1

    Abaayo samiya isku soo eykeesii❤❤

  • @muna___maanka..4584
    @muna___maanka..4584 2 месяца назад +6

    Wey qurxantahy sundus m.a

  • @queenhaboon9176
    @queenhaboon9176 2 месяца назад

    Wxba Uma dhaxeyan abyo sundusey Quruxley ba tahy isku qanacsanow waligaa ❤

  • @HaniAhmed-xh3kx
    @HaniAhmed-xh3kx 2 месяца назад +5

    Sunko see nayesheena❤😂

  • @nimcomaxamedcabdi4724
    @nimcomaxamedcabdi4724 2 месяца назад +4

    Wllhi boqolkiba boqol sanay qurux kutahay jcyl ❤❤❤

  • @NasracarabXasan-jb5gu
    @NasracarabXasan-jb5gu 2 месяца назад +1

    msh alh wlhi waad u eejaathy❤❤❤❤ koko

  • @Nalkanuura5
    @Nalkanuura5 2 месяца назад +3

    M.a sundus qurux badan waad kusoo baxday lkn kii Amira ku qurxanayd wlhi amiro taagan baad noqotay ❤❤

  • @user-vx7cu8td3r
    @user-vx7cu8td3r 2 месяца назад +6

    Kokooooo ❤