DAG DAG | ISLII IYO GANACSIGEENA WAA IN AAN DIFAACANAA DHALIN YARADEENANA QABANAA || Dr. Aadan

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 26 июн 2024
  • #SUBSCRIBE#DAACAD#PRODUCTION
    Produced By Daacad Production (Abdinasir Daacad )
    PLEASE SUBSCRIBE OUR YOUTUB CHANNEL / @daacadproduction
    For more new video visit / @daacadproduction
    Find us on Facebook :- Ducaysane999...
    ✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like

Комментарии • 202

  • @AbdiraufAbdi
    @AbdiraufAbdi 6 дней назад +2

    Raaya iyo qooraha bes kadaa
    Jazzakallahu kheyran

  • @faridasheik9404
    @faridasheik9404 8 дней назад +11

    Jazakallah khair Sheikh, hope Allah relieves all the misery happening around you guys, in the end there is no winner when it comes to haram. Someone who does haram things will not be enriched by Allah😢

  • @C.f.W
    @C.f.W 4 дня назад +1

    Il iyO dhag Alaha niga dhigO reer Islii 😔

  • @abuuramla
    @abuuramla 7 дней назад +7

    Ganacsigiina in la difaaco waa jihaadu nafsi amaa dhulkeena iyo diinteena in aan gaalada ka difaacano waa xagjirnimo iyo fidno

  • @NoLimitSomali
    @NoLimitSomali 8 дней назад +5

    Dhul aan dhulkiina ehen in aad dhisataan oo maal gashataan caqligee ku kenteen?

  • @mohamedawale1642
    @mohamedawale1642 7 дней назад +6

    Haybad waxaa ku leedahay dhulkaaga Hooyo. Saraha dhaadheer ee somalidu jataageen Kenya waxaa dhaxli doona madawga keynya.

  • @fartaxaaji9451
    @fartaxaaji9451 8 дней назад +20

    Somaliyey wadankina dhista wadan adan lahenina ha isku dhajina

  • @cabdisalanahmed3386
    @cabdisalanahmed3386 8 дней назад +5

    Somalia Aan dhisno In Khayr idiinku jiraaba laga Yabaaye waa Aduun waana La Helaa waana Lawaaya Ilaahay Khayr Haka dhigee

    • @abu-ff8ws
      @abu-ff8ws 8 дней назад

      Dee kenya soo dhul soomaliyeed oo somaliyada maanta nuskeeda taqriiban laeg soomaheeystaan

  • @thinkabout.2504
    @thinkabout.2504 8 дней назад +13

    Somaliyeey kenya sixir bay idin isticmaaleen inaad wadankoda dhistaan dhaqaalo galisaan war ordaha Somalia dhisa

    • @SafaMarwa-ww8wc
      @SafaMarwa-ww8wc 7 дней назад +2

      Sixirna majiree. Nin wadankiisii iyo walaalkii qiyaamay illahay cadaw inuu kusali dadka kalena uu galaafanayo waa xaqiiq

  • @islamcompletefavourfromall5701
    @islamcompletefavourfromall5701 8 дней назад +5

    Sh alle hanoo caafiyo
    Waxaan leeyahay kenya laiskuma aamini karo waa mesha iga yaabisay marwalbo sigasho iyo cabsi
    Waxa ku hareeraysan isliii malaayin udhaarsan

  • @safiawarsame8598
    @safiawarsame8598 8 дней назад +6

    Wassax ilmihinana ceshta isna difaaca

  • @sharmarkeahmed2864
    @sharmarkeahmed2864 7 дней назад +5

    Nairobi Kenya ayan joogaa xaalka kenya ma qurxoona dadka rer Kenya dowlada way ka cabsan jireen lkn hada wax cabsi ah ma jiro waana lugu dhiiranayaa kenya dagaalo qabiil ayaa ka soo socda wadankeenii aan aadno waa iga talo sida ay wax u socdaan ma qurxoona

  • @abdirizakhassan3234
    @abdirizakhassan3234 8 дней назад +4

    Mashallah wa arin dhab ah yaan layareysan

  • @saladmohamed8894
    @saladmohamed8894 8 дней назад +5

    Waa ayaan xumo in la soo isticmaalo dhilin yaro Somali ah si loo boobo hanti Somali
    Ilmaha waain guryaha loogu tago oo la ciqaabo.

  • @hawobashir838
    @hawobashir838 8 дней назад +15

    Wadan adan lahayn hor orod.waa inkaar alle umada muslinkaa ha ka badbadsho wadankenina nabad noga yeel waruntiis shekha jasakumalah shekh

    • @kamal171
      @kamal171 4 дня назад

      Xagen lenahay soti somaliya laysku cunay maha

  • @abdifatahabdullahi980
    @abdifatahabdullahi980 6 дней назад +1

    MAsha allah dr Adam Sh ali allaha dhowro isdifaaca somaliyeeey zool ihi ina kaceshta gaaalada

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed 8 дней назад +10

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @bashirmohamed5464
    @bashirmohamed5464 8 дней назад +3

    Al sheikh dr Aden xafidahualh shukran❤

  • @kaeya_kun3368
    @kaeya_kun3368 5 дней назад +1

    Soomaali horaan ugu sheegey Joojiya dhul iiden lahay iniid dhaqaalihiin Soomaaliyey Xoolihiin dalkiina gashada No Kenya 🇰🇪 No daganaasha Kenya. Usooguura soomaaliya wabilaahi towfiiq

  • @user-pd8gk7qv7d
    @user-pd8gk7qv7d 6 дней назад +1

    Illahay ha badbadiyo ummada muslimka ah

  • @Abdi-uy2jj
    @Abdi-uy2jj 8 дней назад +6

    somalida ha u kacdo difaaca hantida somaliyed gabar iyo wiil haloo kaco way ganasatada loo boobayaa

    • @NewMeAllthatway
      @NewMeAllthatway 6 дней назад

      Ganacasiiyasha lacag meey dadka siiyane marki la diifacano , walalo aqliga ka shaaqeeysi dad islaamed lacagto ma loo dhimana

  • @hhabdi4981
    @hhabdi4981 8 дней назад +1

    Ilaahay khayr hakusiiyo sheekha sifiican buu uhadlo

  • @warsamemohammed9422
    @warsamemohammed9422 8 дней назад +1

    Axmedrashiid ugu yeera isagaa xasuuqiye

  • @JamaMohamud
    @JamaMohamud 2 дня назад +2

    Ciyaaladii xaaraanta lasiiyay ee soomaaliya kayimid iska qabta.

  • @Jamac20
    @Jamac20 8 дней назад +3

    Ganacsigiina gaarisa kusoo wareejiya

  • @noornooradanabdi4267
    @noornooradanabdi4267 6 дней назад +1

    inta masakinta barrakicineso oo guryaha kudugadaneso duul barakiciyo Allah ha ukeno insha'Allah

  • @user-ow6st7hs2t
    @user-ow6st7hs2t 8 дней назад +2

    Jazakalah

  • @nuradinaahmed5292
    @nuradinaahmed5292 8 дней назад +6

    Umadii somaliyeed idinkaa nayroobi u soo raray wadankoodi waad nacsiiseen afar wadaad oo lacag haysta ayaa umada soo raray

    • @hamdimohammed9094
      @hamdimohammed9094 8 дней назад +2

      Waa run

    • @user-ir2yt2oj4z
      @user-ir2yt2oj4z 7 дней назад

      Run ma,aha wadanka ninkii noolana ladilayo kii dhintayna lasoobixinaayo​@@hamdimohammed9094intui joogtayna soo carayso Nauru oradea bay kuguaamintaa baa kadhacady.soomaaliya

    • @HamzaMalik-ez4ro
      @HamzaMalik-ez4ro 7 дней назад +1

      Waa Tuugo gar leh oo Umaddi halaagay, Shibli ayaan arkayay oo amaanaya shacabka & dowlada kenya dadkana ku dhiiri galinaya iney Kenya maal-gashadaan, Khaa'imiin waaye wallaahi dadka masaakiinta ah lugooyeen.

  • @OsmanTheDoc
    @OsmanTheDoc 6 часов назад

    Somalida dalkooda Garissa, wajir, mandera, Moqdisho, hadhistaan.

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 8 дней назад +5

    Walee maalintaas waan joogay 7/7/1997

    • @hamdimohammed9094
      @hamdimohammed9094 8 дней назад +3

      Mansha allah ilahey cimriga hanoo barakeyo aniga markas aan dhashey

    • @Sahallohos1940
      @Sahallohos1940 8 дней назад

      @@hamdimohammed9094walee wax badan ayaan kaa waynahay
      Dhamaanteen cimri barakaysan alaha nasiiyo

  • @caishamaxamuud4875
    @caishamaxamuud4875 8 дней назад +4

    Dal aadan lahayn waa dareen KU joog somaliyey lacagta nairobi aad KU malgalin aysan dhulkii a galiya dhib haduu dhaco somali kaliya la dhaca somali ladilaa war isdifaaca ama dhulkina aadaa🥺🥺🥺🥺

    • @SAF.3861
      @SAF.3861 7 дней назад +1

      Waliba baryahan waxay lahaayeen soomalidu dhulkay naga qaadaysaa,

    • @Gracias2024
      @Gracias2024 7 дней назад

      Dhulka somaliada yaa isku halenayo
      Hantida yadii somalia dhacdee
      Muqdisho away Hantidi dadka somaliyed lahayen
      So dad xaaran kuma Hestan

  • @NewMeAllthatway
    @NewMeAllthatway 6 дней назад +1

    Asc wr wb Somaliyeey Aweey wadanankiiina, wadane ma heysatinee miyaaa ??

  • @adarsheikh-ali9290
    @adarsheikh-ali9290 8 дней назад +3

    Inagaa diidnay inaan wadan keena dhisano kuna sabarno inagaa isku keenay waxa nugu dhacay

  • @Abucumayrkhaalidismaaciil
    @Abucumayrkhaalidismaaciil 8 дней назад +4

    Mudaharaadku waa dhaqan gaalo dhaqan islaam maaha.

    • @Cawaale131
      @Cawaale131 7 дней назад

      Hadana kuwo culumo sheeganaya ayaa baneeya mudaharaadka

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041 8 дней назад +5

    Warka sheekha waxaa iiga soo baxay dhalinyaro furuukhoowday oo waalidiintoodii gacmahoodii lagala baxay ayaa lagu guuray oo hantidii soomaalidana lagu dhacay! Cajiib! Nairobi meel ka masaajido badan oo ka culimo badani ma jirtee maxay ahaayeen duulkani baas ee faraha ka baxay?

  • @osmanahmed9780
    @osmanahmed9780 8 дней назад +3

    Aad iyo aad shiiq

  • @Tamsim3358
    @Tamsim3358 7 дней назад +1

    Af somali xuma 🫣

  • @danyarrelief3930
    @danyarrelief3930 8 дней назад +5

    Ganasiga dadka leh ha difaacdan

  • @aasiyaaxmed2331
    @aasiyaaxmed2331 8 дней назад +3

    Waa runtiiii

  • @user-xc5vn1do9z
    @user-xc5vn1do9z 8 дней назад

    Xayawaan iyo ilmihiisu waa xayawaan.
    Bisiq Sarmaan

  • @warsamemohammed9422
    @warsamemohammed9422 8 дней назад +4

    Kkkkkkk wadan eeydan laheyn idinkaa maalgashtey.

    • @FuadAbdi-qu7vf
      @FuadAbdi-qu7vf 7 дней назад

      North eastern ya leh😂

    • @NewMeAllthatway
      @NewMeAllthatway 6 дней назад

      ⁠@@FuadAbdi-qu7vfnorth east waaa badiyo ciida tagato ma jirto

  • @user-xm3vz1zu7w
    @user-xm3vz1zu7w 13 часов назад

    Waamaxay waxaan Gacan Kurimiska ah war Wadanka Bar Idinkaaleh waana Gobolka labradorite, ee Uguweyn , War Hubgata Oo Isdifaaca hadddiikale , Mooyaale, Ilaa Mandheera ilaa Garissa ilaa wajeer ilaa Hola Tana River usooguura oo Dhulkiina dhista Iskuna Hubeeya oo Waxaad Aragtaan Adoonta Madaxa Kajara!

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 7 дней назад +2

    Somaliyey iska jira cadawga

  • @islamchannel7385
    @islamchannel7385 4 дня назад +1

    Tuug tuug dhly ,dalka hooyadaa male

  • @user-yj9fz8sh4g
    @user-yj9fz8sh4g 8 дней назад +2

    Waa runataa

  • @sacdiyoxuseen6951
    @sacdiyoxuseen6951 7 дней назад +1

    Kkkkkkkk Nairobi idinkaa maa leeh wadaankiinaa maalgashtaa

  • @PoppieRooi
    @PoppieRooi 7 дней назад +1

    Good my brother

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 6 дней назад +1

    Dufaacnaa Difaacna ! Waar yaan laamiyada laydinku gawrgawracin sidii Zansibaar 1958 !

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc 7 дней назад +2

    Dhalinyaro. Waalidiintoodu ku koriyeen. Xaaraan iyo xoolo dadwayne ooku caqliyeystay aabayaashood adeerafood. Hooyooyinkood oo. Wax. Qiyaamaynaya maxaad ka sugaysaa

  • @InnocentOrcas-lp8tg
    @InnocentOrcas-lp8tg 7 дней назад

    Guri kiro qaali ah aan ka daganahay balaaya buulka aan lagaga jiraa intii hanti ku leh allaha u badbaadiyo

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
    @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 7 дней назад +1

    CUNSURIYIINTII FAARAX MACALINKA IYO SHAYDAAN UMAL HA IDIN BAD BAADIYAAN.

  • @kamal171
    @kamal171 4 дня назад +1

    Ninka dukankisa iyo gurigisa an difacin yu kasugaya iney difacan

  • @naasirxasan5451
    @naasirxasan5451 8 дней назад +2

    Kaso guura dhulka gaalada

  • @farhanabdi1102
    @farhanabdi1102 8 дней назад +1

    Waa in la laayaan cidii raacda

  • @abdigouled
    @abdigouled 8 дней назад +2

    Kuwan Ogden wa cawan wadanlahay wa sida

    • @nyumbakumi5675
      @nyumbakumi5675 8 дней назад +1

      Doqomo.... iidoor lee garanaayan...

    • @warsamemohammed9422
      @warsamemohammed9422 8 дней назад +2

      abdigouled
      Maxaa ogaden ku aragtey indhaha allaha ku tiree. Ma ogadenbaa mudaharadka wato .somali iyagaa dalkoda soo gubey oo dalka rabo inay gubaan.

    • @ahmedmahamed8193
      @ahmedmahamed8193 7 дней назад

      Yaa ku yidhi waa iidoor

  • @marianwarsame1010
    @marianwarsame1010 8 дней назад +2

    Yaa idin yirih wadankiina soo baabiya oo wadan kale dhisa

  • @salahmaalimhassan5604
    @salahmaalimhassan5604 7 дней назад

    yeah allah

  • @Ahmedali-fo4wo
    @Ahmedali-fo4wo 8 дней назад +1

    adeerayaal wadad aniga ha ii somali bey ahaayeen war somalida waa fuly war kenyan gaajeysan bey ahaayeen wadaad waxba ma aadan arag ilaahey ka baq waxaan arkaayey waxey ahaayeen uhuru kenyata iyo ruto dadkooda maxaad hadalka uga gambaneysaan somalida sujuuga ah waxan arkey iney yihiin dad masiibo ah oo dhibaatoyin ka somalida ka faaideysta

  • @FowsiyoIbrahim-pb6wi
    @FowsiyoIbrahim-pb6wi 6 дней назад +1

    Adeer adoo Mey baa ku dheceen waxas dadka haka dhaa dhicinin
    Somayo bililiqo kama dhacdo adinkay idiin tala

  • @17jirchannel86
    @17jirchannel86 8 дней назад +1

    War sheekha burka u difaaca

  • @yogolabdifath
    @yogolabdifath 7 дней назад

    Isli ma somali ba Leh aniga wan yaabay

  • @tawakalmadia1840
    @tawakalmadia1840 8 дней назад +1

    💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚 لا إله إلا الله محمد رسول الله 💚💚💚💚💚💚💚 اللهم صلى على سيدنا 💚 محمد 💚 بدر التمام 💚💚💚 ومصباح الظلام ومفتاح دار السلام وشمس دين 💚💚💚 الإسلام وعلى أله وصحبه الطيبين الطاهرين 💚💚💚💚💚 وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين جزى الله 💚💚💚💚 عنا سيدنا 💚 محمد 💚 صل 💚 الله 💚💚💚💚 عليه وسلم ماهو أهله 💚 عدد ماذكره الذاكرون وعدد ما غفل عن ذكره الغافلون ورزقكم الله زيارته وشفاعته 💚

  • @saeedbuni8104
    @saeedbuni8104 8 дней назад +1

    Qadaaadweynaaaaa

  • @noornooradanabdi4267
    @noornooradanabdi4267 6 дней назад

    Shiqoo maka hadashid somalida hantida ilahey udhibay obarakicineso uwoda masakinta 6:00

  • @AnmTV3329
    @AnmTV3329 2 дня назад

    Waakaxunahay kenyaatiga iyo sakadhudhiga intaa dhulkooda maalgelineysaan waxaasi caqli maahan wadankiisa maalgashta waxii niiga lui markaasi waakasabri tartan oo waa wax wadankiina uun galaya lkn imika waa qasaaro

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 6 дней назад +2

    Mooryaan maxaad difaacataa? Waa hanti xaaraan ah oo aad Somaalia Italiana ka soo dhacdeen oo istidhaahdeen Kenya kula dhuunta oo ku cuna
    Illaahay tuug kale oo Kenyaan ah ayuu idiin soo diray oo idinka boobay. Maxaad difaaci tuugow, damiirlaawow? Kenya way ogtahay hantidan in aad Somaalia ka soo dhacdeen, idin dufaaci mayso, idinkuna qof Kenyaan ah far ma taabsiin kartaan !

  • @FaadumoArdo
    @FaadumoArdo 7 дней назад

    Maxaa dhacayna??

  • @daherosoble9975
    @daherosoble9975 7 дней назад +2

    Oo wadankaan ma somaali ayaa le adeerow dhulkiina dhista somalimeel wallpa aad tagtaan nolosh ayaad daka ku waa Lisa an Somali waa shiddo

  • @17jirchannel86
    @17jirchannel86 8 дней назад +1

    Saliida iyo burka ku jihaada gaaladana ka carara

  • @user-jp9mu1of2r
    @user-jp9mu1of2r 8 дней назад +1

    aniga Nairobi ayaan joogaa hadana hanti igama taalo aan difaacdo marka ciday hanti kataal habdifaacto

    • @islamcompletefavourfromall5701
      @islamcompletefavourfromall5701 8 дней назад

      Hhhh

    • @user-jp9mu1of2r
      @user-jp9mu1of2r 8 дней назад

      @@islamcompletefavourfromall5701 waa runteey anigoo hantidooda difaacaya hadaan ku dhaawacmo hadhow waa ogahay inaysan cidna hospital ka iigu imaneeyn

  • @mohagurey2214
    @mohagurey2214 7 дней назад

    Raayahaga kubadal cirdigaga walalo, wa better word

  • @abdimoha9206
    @abdimoha9206 8 дней назад +1

    Maalul maa ilala maa' waaye

  • @hamdimohammed9094
    @hamdimohammed9094 8 дней назад +1

    Walee wadan aadan laheyn saadrabto u dhiso waa lagaa qaxin maxaa dhul dadow dhabaq uga dhisaa walee keenii nabad uu noqonlahaa hadii lagu indho adeygo

  • @katar443
    @katar443 День назад

    Wahaabi welwelaa hayo Ganagsigii Madrisooyinka iyo Masaajidda magaca looga dhigay ayaa loo dhacay intaa Soomaali badeen Allaha idin bado Faqrina Allaha idinku Ganacsato Diimeed

  • @user-zz9zg2cx8k
    @user-zz9zg2cx8k 7 дней назад

    Waa Diideen inaad Gaallo iska dhicisaan waa aadinkii lahaa waa Waddankeenii waa Daarul-islaam Kenya waa Walaalaheen Aminka maxaad sida Fiinta ugu dhawaaqaysaan Talladu waxa weeyaan Alle u tawbad-keen u soo laabta Dhulkii Soomaaliya jihaada oo Cadawga Dhulkiina jooga ka saara Ethiopianka, Kenyaanka, Ugaandhayska, Burundhayska iyo Gaallada Cad cad iyo wixii la hal maala ee Soomaaliba ha sheegteene.

  • @BEERYAHAN
    @BEERYAHAN 7 дней назад

    IN LA DIFAACDO BAATIYAASHA ISLII WAA JIHAAD. LKN SOOMAALIYA in KENYAANKA laga difaacdo waa KHAWAARIJNIMO 😂😂 ALLA SH Xasaan nimankaan mar horuu sheegay

  • @tawakalmadia1840
    @tawakalmadia1840 8 дней назад

    الُلُُهمٌ🍁🌿 صّلُي 🍁🌿وَسِلُـــم🍁🌿 ٌوبارك🍁🌿 ْعلى🍁🌿 نبيَــنَا🍁🌿 مٌحُمٌدِ🍁🌿 وَْعلى🍁🌿 آلُُه وَصّحُبُّه🍁🌿 اجْمٌْعيَنَ🍁🌿 ْعدِدِ 🍁🌿مٌاذَكِــرَُه🍁🌿 الُذَاكِرَوَنَ🍁🌿 وعدد🍁🌿 ما َغًفَلُ ْعنَ🍁🌿 ذَكِرَُه🍁🌿 الُغًافَلُـــوَن 🍁🌿ﷺ 💞םבםב 💞رسول🍁🌿 ٱɑɺɺ🍁🌿 ﷺ"🍁🌿

  • @SheikhMohamed.
    @SheikhMohamed. 7 дней назад +1

    Ku jjhaada xoolihiina maa ma leedahay sheekhooe, oo badarka halagu naf baxo, mee maroosaa.

  • @hamdimohammed9094
    @hamdimohammed9094 8 дней назад +1

    Oo maxey udhimanayan walee jareerta adinkey idinka bilaabee war domaliyey fudeydka dayo guryihina kagalo balo buulkada laga galaa

  • @jamaabdi-ym6dr
    @jamaabdi-ym6dr 7 дней назад +1

    markay dhulkoodii mooryaan gaalo ku shaqaysato ka xoreysan waayeen miyey dad dalka u dhashay biliqadooda ka badbaadayaa waa maya laamaha amniga uu wadaadku sheegayana waa kuwii bacaha buuxbuuxa kalasoo baxayey westigate ayadoo loo igmaday inay badbaadiyaan hantida shacabka

  • @Nuursaciid-qb4yy
    @Nuursaciid-qb4yy 7 дней назад

    Raayo iyo??

  • @wacane9102
    @wacane9102 7 дней назад

    wadanku dowlad maleh miyaaa

  • @ABDI-MALI
    @ABDI-MALI 7 дней назад

    Wadankiina dhista somaley wax idiin dhaama majiraan.

  • @CarfiAbdi
    @CarfiAbdi 8 дней назад +1

    Askartii soomaalida ee keniyankaha meeye cabdirashiid haloogu yeedho

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
    @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 7 дней назад +1

    Dalka ma idinkaa leh ku noqda DALKIINA INTAANAY KUKUYUHU KURKA IDINKA GURIN

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 7 дней назад

      Dalka maxa yaala electronic somalida ay iinbinayso dalii wax gadan Kara ma leh

  • @abdulkadirsheikhmohamed5
    @abdulkadirsheikhmohamed5 4 дня назад

    WAR OROD SOMALIA KA DUFAAC ETHIOPIA IYO IMAARAADKA IYO KEENYA IYO BEESHA LIXAAD OO MACDANKA DAL DALANEEYSO. EASTLEIGH WAA KENYA DIFAAC KAAGA MABAAHNO. HALKAN WABIIL XUN UN BAA LAFADITHAA.

  • @xasankhadar5145
    @xasankhadar5145 6 дней назад

    DAALINKANI HADUU GANACSI KU LEEYAHAY ISLII
    KAALAY XOOLAHAYGA KU DHIMO XAGUU KA KEENAY DIFAACO DHILADII KU DHASHAY WASE CARUURTAYADA SABOOLKA AH HA KU GELINSIINE
    WAAR DHALIN YAROOY WADAN SHISHEEYE AYAAD JOOGTAA YAAN DAALINKAASOO MAYDHANI IDIN KU GELISIIN.

  • @BareDahir
    @BareDahir 7 дней назад

    Wadankooday soocuneen waxa islii yaaloba xaaraanuu ubadanyahay

  • @zakariyemaxamed9757
    @zakariyemaxamed9757 6 дней назад

    Sawdinkii amaanijiray kenya itoobiyana caayijiray itoobiyakamadhacdo waxaasi madaxay katooganayaan dawladu somalidu iyaddaa iskuxiniinyo wayn

  • @mohamedmohamud778
    @mohamedmohamud778 8 дней назад +1

    DR ADAN WAAD MHADSANTHY QADIYAHAY NOOCANO KHALE AH WXAA AAD OOGU HABOON IN UMADA LAGA DHIIRA GALIYO SI GAAR AHNA SHEQ UMALL INU SIDA OOGU DHAQSIYAHA BADAN KHU IMAADO OO UU KHAHADLLO LI ANA ISGA MA AWOODO INUU JOOJIYO LKN SIDA UMADA WAX LOOGU SHEGO OO WAX LOOGU DIGO AYUU AAAD OOGU FIIICNYHY EE SHEQA HALA DHOHO MESHIII DACWDA AAAD KHAWDY KHUSO ORAD EE MUXADAROYINKHA AAD MELLHA KWADO MALMAHAN DHULALKHA SOMALIDU DAGAN U DIR SH A.QADIR BOBAA IYO SHRIF DAWIIL AYA KHU FILANE EE ADIGA SOO ORAD

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041 8 дней назад +2

    Maxay isu difaaci waayeen ilayn adoontani in dhiig daato mooyaane joogi maayaan ! Maxaa soomalida cabsida iyo habaca baday? oo hadhowna loo calaacali!! Ilayn iyagaa NFD ku dhegan oo kenya ayeey ka mid tahay dhahaayaane?

  • @AsadAbdi-pm1wt
    @AsadAbdi-pm1wt 8 дней назад +1

    Qofkii ismoodi Inu wixiisa ladhaafi
    Waxaada aruurso gurigada geyso

  • @tawakalmadia1840
    @tawakalmadia1840 8 дней назад

    SOMALIDA KA BAA BIYA HANTIDA HANOO SOO DOONTAAN EE KA BAABI IYA KEYDKA DAD LASOO DIRAY EY DOWLADA OGYAHAY SOMALIYA WALOO TASHYAY WLH ALLE AA NOO MAQAN ALX😢😢😢

  • @nejmaali2161
    @nejmaali2161 8 дней назад +2

    Dhulkiinii sowta la idiin qadhaadheyey meel anad lahayn wax kasta ayaa laga samysanayaa
    Intaad doontan ahaada markasta adigu soo galeete ayaad tahay. Dhulkinaa allaha nimcadiisa ha idin tuso oo ha idiin macaaaneyo

  • @ifraahcige5750
    @ifraahcige5750 7 дней назад

    Somali intay dalkodi sobabiyen eydalkale xolohodi galiyen war dadkina dhista

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 7 дней назад

    Wardadkani Dalaynalahay Jecelaa😮

  • @moji3863
    @moji3863 8 дней назад +1

    Xoolaha aad ka hadleysid soo Xoolihii umadda Soomaaliyeed laga xaday ee Siyaasiyiinta xadeen Qaraabadoodana u dhiibteen uun sooma ahan ?! Soomaali maxaa ka galay?!

  • @noornooradanabdi4267
    @noornooradanabdi4267 6 дней назад

    Somalida hantida haysato waxay dulmiyen kuwodi masakinta aha wey barakiciyen

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 6 дней назад

    MARKAAD XOOLIHIINA U BAQDAAN BAAD Dhalinyarada xasuusataan miyaa kuwa Aad eedeynee iskuulihiiney ka baxeen

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 7 дней назад

    Dhulkiinu Haydinqaado