PRANK ||SAXAAF ADNA KA OYSIIYAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 сен 2024

Комментарии • 2,1 тыс.

  • @AdnaHenna
    @AdnaHenna 4 года назад +1661

    Saxaafow waanoo taala markaaga adkeeso

  • @aaraqueen380
    @aaraqueen380 4 года назад +338

    Inta quranka meesha ka shidan dhagesanoso like isaar

  • @fardowsoahmednoor9815
    @fardowsoahmednoor9815 4 года назад +1179

    Markasto oo prank amiira lagu sameenayo luuqa lee maxee ugu sojeedaa kkkkkkkkkk inta ila araktey pls liketa ha ila dhaafin

    • @najaxcabdi1042
      @najaxcabdi1042 4 года назад +5

      Wlhy wa runta halkasan unbay istagta hhhhhhhh

    • @naciimanalka8263
      @naciimanalka8263 4 года назад

      😂😂😂😂

    • @salmamohamud6987
      @salmamohamud6987 4 года назад +2

      Kkkk
      Cabsi iyo naxdin darteed

    • @yasminasaed8291
      @yasminasaed8291 4 года назад +5

      🤣🤣Kkkkk wlhi waan ku qoslaaa mar kasta halkaas lee istaagtaa wey ku gambataa

    • @hindamaxamed1344
      @hindamaxamed1344 4 года назад +14

      Hadi dagal dhaco ayado tagan le se ucararto kkkk

  • @queeniloveuzain8786
    @queeniloveuzain8786 4 года назад +53

    Bila caleyka amiira ixtaraama waa maskiin😭😭😭

  • @mohammedmoney8596
    @mohammedmoney8596 4 года назад +93

    Sidaan prank maaha weligey comment maniika sobixin lkn maanta waan firsan waaye video gan adna iyo saxaafa wixaana waa ku dhagahadal cad oo lojeedo wax fcn maha malinkasta in aad dadka nila joogo sharaftoda bahdishan ayaa isku raacdin waana la ogyahay in saxaafa adna lacag uusan ka xadenin waana nin keda ee dadka nila joogo ku dhaga hadalka iyo sharaf ta dakas ayaa udan leedin naka dhaxbaxa guriga nooku taga oo cad loona jeedo waaye lkn weey fahmi la yihiin waana wax laka xumado in kitaab laku keno lakuna dhaho dharo waa idebdaro weeyn ee isku xishoda

    • @hawahassan3858
      @hawahassan3858 4 года назад +2

      Ani xitaa aad ayaa uga xumaday wlhi 😒

    • @aadanaxmed2947
      @aadanaxmed2947 4 года назад +7

      Hhhh koley halahas waxe umaryn was adinka dartina ee xumn kama ahn mideda kle saxaaf wllhi waa wiil qalbi wngsn sido adna iidna waa gabar boqorad eh mrka iibashala ❤❤❤🤞🤞

    • @theoriginaloverrateddwarft2997
      @theoriginaloverrateddwarft2997 4 года назад

      Wllo is daji wey isla wada ogyihiine 😂

  • @gooljanno3163
    @gooljanno3163 4 года назад +199

    Intaa Allah jecel like dhac igusii

    • @sihamdaud1438
      @sihamdaud1438 4 года назад +2

      اتق الله

    • @amiinmedia1609
      @amiinmedia1609 4 года назад

      @@sihamdaud1438 Walaal qaali ilahey dartee subscribe iigu saar plz Aduunkaan ayaa walaal lagu yahay ee subscribe igu sharaf ilahey haku sharfee

    • @sihamdaud1438
      @sihamdaud1438 4 года назад +1

      @@amiinmedia1609 mxaa diidayo hadii aad kheir soo gudbinesid wan kuu saare wll

  • @cheetahgril509
    @cheetahgril509 4 года назад +370

    intee habeen utahay habeen wngsan
    🙋‍♀️❤

    • @ayanahmed4623
      @ayanahmed4623 4 года назад

      Haben lamida

    • @nimcodayib8009
      @nimcodayib8009 4 года назад

      Wlhi sidan uqoslyay ayuuu beerki icsady anigu ninkeedi ayaan ahy ma dhaaranyo qosolka aduuunka

    • @gurtamini1411
      @gurtamini1411 4 года назад +2

      Adna Walhi wiilasha waaxumeysay eeraligarey

    • @hawayusuf6563
      @hawayusuf6563 4 года назад

      @@gurtamini1411 ninkada lee qaadey maskiinta gurigagajogan iskadhaf wijigisaa laga fahmaa

    • @amiinmedia1609
      @amiinmedia1609 4 года назад

      @@nimcodayib8009 Walaal qaali ilahey dartee subscribe iigu saar plz Aduunkaan ayaa walaal lagu yahay ee subscribe igu sharaf ilahey haku sharfee

  • @umomanaal2011
    @umomanaal2011 4 года назад +375

    Prank markaa arkay waa soo orday yaa ila mid eh like

    • @hayatcabdullahi8570
      @hayatcabdullahi8570 4 года назад +1

      Kuma lamid walahi 😂😂😂😂

    • @umomanaal2011
      @umomanaal2011 4 года назад +1

      @@hayatcabdullahi8570 haa heey

    • @cismaancali2013
      @cismaancali2013 4 года назад +1

      Anaa kula mida

    • @cismaancali2013
      @cismaancali2013 4 года назад +1

      Baraanki markaan arky waan soorooray

    • @amiinmedia1609
      @amiinmedia1609 4 года назад +1

      @@hayatcabdullahi8570 Walaal qaali ilahey dartee subscribe iigu saar plz Aduunkaan ayaa walaal lagu yahay ee subscribe igu sharaf ilahey haku sharfee

  • @ahlaangwyl8816
    @ahlaangwyl8816 4 года назад +25

    Adna ma ficno hadey san u dhaqantahy walaltinimo xita wey firi waysi wlhi adna wan ka xanaqay amira iyo lawada wiil sorry walalahey beso dadka wey isku dirtay wlhi dado is ilaliya

  • @laabskaabs3076
    @laabskaabs3076 4 года назад +24

    Adna ceeb xataa hadii ay qaadan ceeb weeyi inaad waydiiso martida lacagta waayo sharaf bay kaa mudan yihiin waan kaa cadhooday walahi

    • @najmaali17
      @najmaali17 4 года назад +1

      Maxaa loo.waydinwayay habartood ma iskaleh hadii wax lawayo muhiima inta guriga jogta markaa waa lawaydiina

    • @faadumoxuseen3378
      @faadumoxuseen3378 3 года назад

      Walee qosol igumaharin abdrxmn wabaxa wana dharana

  • @anshaxphotographer8752
    @anshaxphotographer8752 4 года назад +52

    Intaa Qur.aanka JACEL like ha.iisaarto plz ❤❤❤❤❤❤

  • @Yaxye77
    @Yaxye77 4 года назад +352

    Anon ben shegen wlhi wan kudharan karan inaad lamanhan tagertid adna jeceshahy 100 like igarziii

  • @samiiracudoon4072
    @samiiracudoon4072 4 года назад +94

    Guri islamed markad joogtit sidaan le waaaye
    😪😪😪😪😪 lacg wala helaaa lkn inaad dad gurigada joogo qalbiga ka disho
    Mafiiicno martida dhowr waxagana xafido walashey😍🤩
    Wllshey

  • @user-yi1ny2iq6v
    @user-yi1ny2iq6v 4 года назад +44

    Adna ine xuntahay o xarartahay inta ka ogow wilasha se ugalosa arag ido isku buxde and marti loyahe sas tahay

  • @rahmocasayr4587
    @rahmocasayr4587 4 года назад +12

    MashaAllah Amiira wllahi sharaf ayaa leedahay waayo walaashaa waxaa kutiri haceeboobin

  • @ufakirsiqurxooon6937
    @ufakirsiqurxooon6937 4 года назад +252

    Luuqa amiiira inta ila aragty like 90ka luqaas kaso jeesane ciidan mee ahaan jirty see cml he nabad ma jirto

  • @queenoflove6860
    @queenoflove6860 4 года назад +123

    Prank markaa argtay hadaad so faniintay waad is ogtahayee like saar lacag maaha iska saar 👍✔️

  • @duubledarwiish3873
    @duubledarwiish3873 4 года назад +412

    Aar NiManYahow Bas Like iisaara
    Maxaad Naga Eegi Ma like Baad walaalkaaga SoomaaliyeeD udiidantay

    • @yaasmiinabdi1761
      @yaasmiinabdi1761 4 года назад +1

      Like ma cuntaa mxey ku shegee anagaa yaab arakney🤔🤔🤔🤔😂👍😂

    • @sakariyeabdi9433
      @sakariyeabdi9433 4 года назад +1

      Neef

    • @duubledarwiish3873
      @duubledarwiish3873 4 года назад +2

      @@sakariyeabdi9433 sababna Sxpo?

    • @duubledarwiish3873
      @duubledarwiish3873 4 года назад +2

      @@yaasmiinabdi1761 Maye wlhy tijaabinayay dadka kale waxay uhu ordaanbaan eegayay

    • @amiinmedia1609
      @amiinmedia1609 4 года назад

      @@sakariyeabdi9433 Walaal qaali ilahey dartee subscribe iigu saar plz Aduunkaan ayaa walaal lagu yahay ee subscribe igu sharaf ilahey haku sharfee

  • @qumandarajo9353
    @qumandarajo9353 4 года назад +89

    wajiga iyo qosolka social media ha rumeysanina wa kaas adna o miskiin u eg martideda saas ula dhaqme aqas caleyg bahdilka wilasha kada😠😡

    • @yahyeak6498
      @yahyeak6498 4 года назад +1

      Shekada beso ay tagtey wlal

    • @emrajama3118
      @emrajama3118 4 года назад +1

      Social media iyo real life ka iskumid
      Maaha

    • @qumandarajo9353
      @qumandarajo9353 4 года назад +1

      @@yahyeak6498 hhh beeso beeso miya

    • @qumandarajo9353
      @qumandarajo9353 4 года назад

      @@emrajama3118 ha wlhi ismalaha qosolka benta wa camerada

  • @inacumeeyr178
    @inacumeeyr178 4 года назад +11

    Abdiraxmaan qalad u subiyay meel lisku heesto kaliga gooni ma liska dhigo hadi la wayo oo run tahay ood baxdo adi Aba lagu modaya waligaa ha bixin dadka wax la qab

  • @anshaxphotographer8752
    @anshaxphotographer8752 4 года назад +63

    First one vidio plz like ee saar wll mcn badel qeyr qabo allah kaa SEEYO

    • @ttyfgdgdgg753
      @ttyfgdgdgg753 4 года назад

      😂😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣😭👑👑👑👑🥰👍👍👍🙏👌❤️🤲🤲🤲👏👏

  • @sacdiyoquureeysh4488
    @sacdiyoquureeysh4488 4 года назад +124

    Adna wlhi wiji laay waaye inta ila aragtay farta hataag to

  • @abdifatahmohamed865
    @abdifatahmohamed865 4 года назад +59

    ABDI RAHMAN WA IN RAALI GELIN HADIYAD AH SIISAA MASKIINKA WA KU.XAD GUDUBTAY ADNO TALADAS AYAN QABAA

  • @simansweatychannel3822
    @simansweatychannel3822 4 года назад +10

    Alla ceeb bdnaa walasha maa dhaarinee hadey xitaa run kaga xado 😂😂😂 iyo dad guriga kuula nool 🤦🏻‍♀️🤦🏻‍♀️🤦🏻‍♀️🤦🏻‍♀️🤦🏻‍♀️

  • @kaafiyaabdi2409
    @kaafiyaabdi2409 4 года назад +28

    Walaashey si kasta oo lacg la iiga xado walhi bilaahi ma dhaariyeen amiira waa maskiin waan ka calool xumaaday wexee walaasheeyd ku sameeysay wah

    • @amiiraabdi6562
      @amiiraabdi6562 4 года назад

      Aad io aad

    • @nuurocabdi8459
      @nuurocabdi8459 4 года назад

      Adno qof wanagsan ma tihiid😭lacag waaa la helaaa lakin dadka qalbigooda waaa la ilaaliya taaas raaali gali waan inaad ka bixinaaa

  • @kingahmedmohamed9008
    @kingahmedmohamed9008 4 года назад +145

    Adna fans waligey 50 like ma gariin ee cawa i cimamada

    • @zuuzaanapea1991
      @zuuzaanapea1991 4 года назад

      Aa kuu saare Lacag maa laga helaa apowe😂

  • @naruronalka
    @naruronalka 4 года назад +60

    Team #adna is muujiya waa aarseena hee 👍❤❤🤴👸

  • @kaltuunhassan9970
    @kaltuunhassan9970 4 года назад +41

    Saxaafaw inkaara qabtaal reerkii buu isku diray😂😂

  • @Asad_haaji_abokor_3007
    @Asad_haaji_abokor_3007 4 года назад +33

    Walaalaylow waxn ma iskadhaaftinoo
    Saan looma dulqadan karo
    Wall adna adiyo saxaaf prank kiga iskadhaafa nooh
    Dadka Martida inii ah inaa saan ubahdisho looma baahno wll qof bini aadamkaa qiimee bas wll lacagtaa donayso uunbaa kumuuqato qofka dhan ee bini aadamkaa maba qiimaynaysid wll
    Sharaf kudhimo wll lacg Maxy taraa walahelaa wana lawaaya lkin qofbini aadama ayaa lacag kadorbidaysaa walalow saan iskudhaama ixtiraamna sameya wllo waxn ookalena hasoogalilina you tube ka
    Waxkasta veiw hakaradinina wlahi hadikale wadhaadhka lagadhaxlo mediayaha ayaa helaysaan hadaa saa kusiiwadan waxn aada wadan waadna kashalyn doontaa hadhowto Waxdna imika arkayn ayaa hadhow arki doontaa wallaloy saan wax kabadal
    Waa iga talo intaas aan ku idhi
    Hadaa dhibsatyna kunjeer cafwan wll

    • @xaliimocabdi1552
      @xaliimocabdi1552 4 года назад

      Wlhi beetaa mahan wll xishad darada adnaa layabbe wllshed iyo ninkeedda iuo martidaba saaugula dhaqante yaab

    • @hayaaty4828
      @hayaaty4828 4 года назад

      Dhalinta kaftanka wa ka dhexeyaaa

    • @shaymaanuur4605
      @shaymaanuur4605 4 года назад

      Waxaba igu yaab badan 2wiil ee martida ah malin walba la bahadilayo naa wllo isidan isku dhaan sharafi dhimatay،😏😏😏

  • @AbdikaderAElmi
    @AbdikaderAElmi 4 года назад +12

    Saxaaf kama waynaado miyaaah inuu xaaskiisa Ku sameeyo pranka inta igu raacsan like

  • @omarelnani5985
    @omarelnani5985 4 года назад +196

    WR WAXAAN PRANK MAHA WILAASHA MARTIDA AH INAAD MALINKASTA BAHDISHO WA FOOL XUMO WLHI XATA HADAY QATAAN XISHOOD AA LAGAGA BAHAN YAHAY ACUUDKOOW 🤔

    • @majidofficial4234
      @majidofficial4234 4 года назад +5

      Wllhi benta ma ahan

    • @nimoelmii1522
      @nimoelmii1522 4 года назад +6

      Wa runta wll

    • @umuomar1782
      @umuomar1782 4 года назад +5

      sax ceeb waaye waxaas camal

    • @raaxomaxamed7470
      @raaxomaxamed7470 4 года назад +8

      wlhi waa ceeb ceeb dhaaftay inee ka guuraan aa udhaanto

    • @loveumom2746
      @loveumom2746 4 года назад +4

      Wiilasha saxaaf wee isla ogaayen craxmaan hadaaye hada ii dhiibi lahed o lis baari lahaa waa tuuri lahaa oo dhahy

  • @rahmoapdalla6889
    @rahmoapdalla6889 4 года назад +68

    Amiiira maalinkasta marka prank la samaynayo maxay luuqa uga soo jeeda😂😂

    • @mssno6368
      @mssno6368 4 года назад

      😂😂😂😂

    • @ifarahomar5883
      @ifarahomar5883 4 года назад

      Kkkkkkk

    • @amiinmedia1609
      @amiinmedia1609 4 года назад +4

      @@mssno6368 Walaal qaali ilahey dartee subscribe iigu saar plz Aduunkaan ayaa walaal lagu yahay ee subscribe igu sharaf ilahey haku sharfee

    • @amiinmedia1609
      @amiinmedia1609 4 года назад +1

      @@ifarahomar5883 Walaal qaali ilahey dartee subscribe iigu saar plz Aduunkaan ayaa walaal lagu yahay ee subscribe igu sharaf ilahey haku sharfee

    • @fatushabdi5595
      @fatushabdi5595 4 года назад

      wlhi xaqiq imikan ku qoslyey😂😂😂😂😂

  • @farhiamohamed7788
    @farhiamohamed7788 4 года назад +75

    Ar adna oohinteeda ma fiirsan karo😭😭
    Lkn wlhi waan fiirsana hi😂

  • @kaaha1233
    @kaaha1233 4 года назад +4

    Inta ka xun in adna prank lagu sameeyo liketa sat👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @Farta_haji
    @Farta_haji 4 года назад +26

    Lacag adunyo walahela lkn wajiga iyo wanaga a kafiican gaar ahan martida xushmad e mudanyihin amiiro xita nafta u kenten Amiiro katasho sxby mesha fadhi makuyale 🤣 Adna illah yakuso martinin saana🤭

    • @fathishuqul6988
      @fathishuqul6988 4 года назад

      Bismilaah ma arktey beesadey lee kabixi la adahy adno mnta sficn loo brtey

  • @64yearsago59
    @64yearsago59 4 года назад +20

    Adna maskiin. Saxaafoow ilmahan inuu kugu dhaho pranki baan aháa ayaan ka yaabayaa😂😂😂😂

  • @sawdaadan5555
    @sawdaadan5555 4 года назад +34

    Aaaar adna lacag jecelaaa ilove u Lacag weyaan🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 beeso weye ku teh yaahuu🤣🤣🤣🤣

    • @hadillaium
      @hadillaium 4 года назад +1

      😂😂😂 laab laabey mhn kulhaa adno

    • @boqoradatogdheer8604
      @boqoradatogdheer8604 4 года назад

      haa wlhi wayku naxsan thy lacagta acudu bilaah naa qabriba laga galinaya dheh lacagta sida laguma dhaxsanado😂😂😂😂😂😃😃😃😃😃

    • @sucaadibrahimahmed6627
      @sucaadibrahimahmed6627 4 года назад +1

      Adna ka xishood walasha iyo inamada martida ah.

    • @faizasharif5697
      @faizasharif5697 4 года назад

      Hhhh

  • @saabiriinabdullahi6755
    @saabiriinabdullahi6755 4 года назад +58

    So funny wlhi team adna waan aarsa donaa insha allah 😍😍😍

  • @maanhassan2248
    @maanhassan2248 4 года назад +13

    Amiiro Luuqeedii bey ku jirtaa 😂😂

  • @srk6186
    @srk6186 4 года назад +42

    *#Amiiro** adiga luuqaas soo dirac waynow 90ka 🤣🤣🤣🤣*

  • @miiramanexe1064
    @miiramanexe1064 4 года назад +68

    Inta hamaansty markow saxaaf hamansdy like😜🤙

  • @Bb-zm4pj
    @Bb-zm4pj 4 года назад +60

    Prank ba Hadaa Maqlo
    Cagtaa soo Furaa 😂😂
    .
    .

  • @mariacabdi9059
    @mariacabdi9059 4 года назад +159

    Inta 18 bisha Exam godx glee ismujiya😭😭😂😂☝️🙏

  • @kadare228
    @kadare228 4 года назад +8

    13:12 Abdirahman halke usoctaa aaladhahay ma ogtahy Kutubu soo soo qadanooyaa ... Adno Kulahaa Kudub Gooni Maas Qabaa 😂😂😂😂😂

  • @munacasayr3733
    @munacasayr3733 4 года назад +6

    Walaaley wiilsha dumaashiyadaaya wlhi sidani kaama qabato ceeb weeye hadey qaateen xataa ceeb weeye inaad dhahdo ii dhaarta

  • @rizakhiak3839
    @rizakhiak3839 4 года назад +37

    #13:48 Kan boorsada Soo qaatay iga qosliyey wlhi 😂😂

  • @farxiyomaxamed8243
    @farxiyomaxamed8243 4 года назад +25

    Horta adne maskiinsanaa😭😭😭😭tolkeygiyeey saxaaf walaahi ani waa rifi lahaa

    • @Notalt17
      @Notalt17 4 года назад +1

      😂

    • @najaaxcabdullahi1901
      @najaaxcabdullahi1901 4 года назад

      adna waa qof xun ileen ilahow gurigeda haygeyn wiilasha wey xumeysey

  • @abdullahimaxamedcali3164
    @abdullahimaxamedcali3164 4 года назад +31

    13:24 aniga wadharana wanabaxa sxb dacad wye wallhi😂😂

    • @asmaahappy9134
      @asmaahappy9134 4 года назад

      Hhhhhhh 😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄😄

  • @fadumoaden8529
    @fadumoaden8529 4 года назад +2

    adna waji ma lihid xishood dhan majiro dad guri gaaga jooga wlaashaa kula dhlty lcg uqab san subxana llaaah noocaaa thy ileeen xishood dhn maba jiro ilaahy guri aad leedahy imaba keeno😭😭😭😭😭😭

    • @hamdihasan9219
      @hamdihasan9219 4 года назад +1

      Abyo guriga markii lacag laga xado dadka jooga dhan waa laga shakinaa taas maa been ah

  • @saaraibrahim8371
    @saaraibrahim8371 4 года назад +6

    Adna lacag jeclidaa naa xishood manta waad ceebowday lacag waa lahelaa BALSE lama helo walaal iyo saaxib
    iskadaa ducufanimada

  • @imanabdi8264
    @imanabdi8264 4 года назад +14

    Saxaaf ladar mrkii hore oo adno u timid mrky labaty camerada ma firin❤️🤗

  • @deeqoabdullahi6228
    @deeqoabdullahi6228 4 года назад +23

    Inta Prank marky Arken so roray Like dhac ku zii😍👍

  • @princessayanaragsan4243
    @princessayanaragsan4243 4 года назад +13

    Qofkii 1aad ahay mrkn arkay zaxaaf io adna Prank goda Orod lee😂♥️💑😂😂adna Mazkiin Waa laga Gazhty

  • @nasrohasan4943
    @nasrohasan4943 4 года назад +15

    Wallaahi Naxdin waaye guri aad dagan tahay hadii lacag laga xado 🤣🤣🤣

    • @eyey-s4s
      @eyey-s4s 4 года назад

      wlllahy waxaban isdhaha marka xafada wax laga wayo talow ya ka kexeya dhulka kula jara necbahay wllhi marka wax lawayey hhhhhh

  • @haldhaadiamond8076
    @haldhaadiamond8076 4 года назад +63

    Adna wlaley xumada 🤮🤮marti maba lagu noqom karo acudubilahi wilsha maskiinta io wlasha sas maxa ugu gashay xata wilashi rali ahada mad ku oaran amira kanaxay maskinta 🤔🤔🤔🤔

  • @naimasalaad2148
    @naimasalaad2148 4 года назад +40

    Sorry hadaa nahay team adna waa aarsa neenaa bacdal umul insha allah♥️

  • @saadiaahmed8301
    @saadiaahmed8301 4 года назад +37

    Subhanallah! Ka xishooda dadka martada idin ah

  • @niciimayousuf3862
    @niciimayousuf3862 4 года назад +30

    apdiraxman paa iga Qozliyey wlllhi 🤣😂😂😂🤣🤣🤣🤣😂😂

  • @salmaanmoomin
    @salmaanmoomin 4 года назад +8

    Horta miyeysan is fahmin dadka prank sameeya ileen dhowr jeer marka la sameeyo waa sida beenta oo kle mxay u fahmi waayen😆😆😂😂

  • @riirashigaal7095
    @riirashigaal7095 4 года назад +8

    Adno cawo ayaan ka xumaday hadiba run kamaqnan lahed xita sidan u hadasho ma ahen wayo dad xil kamadun ku jira sida amiiro iyo wilasha saad ula dhaqantay ka xumaday lkn ani xuman igama ahan lkn plz dabacadan badal thanks wlashey aad ku tayera lkn cawo ka xumaday🙏🙏🙏❤️❤️❤️

  • @abdallazubeyrofficaill8289
    @abdallazubeyrofficaill8289 4 года назад +75

    Prank la sameynaayo amiira maxay Luuqaas u soo is taagtaaa😂😂😂😂🖐 Waa idiN SalaamaY dhamntiN

  • @bintumalik9336
    @bintumalik9336 4 года назад +47

    Alla saa usoo orday lee team adna aaway ismuujiya waa aarsaneena🥰💦💛

  • @Eng-cabqari.
    @Eng-cabqari. 4 года назад +39

    Somali madax adeegeda ila arka yaah 🤔🤔
    Car like iisaar 👍😂😂
    Hhh 2k car hagaaro liketa 👍😂😂😂

  • @maryanomari2628
    @maryanomari2628 4 года назад +1

    Saxaafow Abaayo Adan xaamilo wey Abaayo haakanixini. Aaah dhibkala haaiskugaasani xaamilo laagamanixiyo Allahey haakunaabadkan. Allahey haa kaadhigo umasheisxabaaraatey. Adan Abaayo mcnto waantaageerah.

  • @saalimkey3284
    @saalimkey3284 4 года назад +2

    Saxaf is back team saxaf aawe he 😂😂😂😂

  • @hamoudfatouma6908
    @hamoudfatouma6908 4 года назад +24

    Adna walashed inay aminto ayay ahayd walaga fican yahay inay raga hortoda ay sida ku dhaxdo.

  • @sultanxubbiofficiall7219
    @sultanxubbiofficiall7219 4 года назад +9

    Saxaaf fikir dheer ayuu galey inta ila aragtey like dhac kusii😂😂😂

  • @caaishazack7642
    @caaishazack7642 4 года назад +13

    Alaaba alaabay mia beeso waye beeso 🤣🤣🤣
    Adna lacg jacyl

  • @halimasacdia5156
    @halimasacdia5156 4 года назад +29

    Wlhi waxa aduunka unecbahay waxana qaadin in leygu qabsado in leyga shakiyo xita wanecbahay wlhi🤦‍♀️🤦‍♀️🤦‍♀️

  • @farhanjay2637
    @farhanjay2637 4 года назад +6

    maba jeclen inan intas dhan kahadlo lkn xoga ceeb madaremesid miya adigo ninka guriga eh markad mar walbo xaskago dhar fcn wadan prank kaso dubeso walibane niman islamed idinla jogan war niyohow wax runta kushega wese sas isku dhaan wlh doqonoma kusocotahe Veiws,ka mel xun kaa gale ilahey kabaq familkas maalin laguweydin dona wlh wici kahalabo wa iga naseexo

  • @ifroahmad9600
    @ifroahmad9600 4 года назад +14

    Anaa uhoreyah like ha ila dhaafin

  • @zinuushmohamed3981
    @zinuushmohamed3981 4 года назад +15

    prnk fmilygan sameynaayan markan arko wlhi wn farxaaa sxaaf so dadka qoorta iskugu galiyaya bal eega 🤣🤣🤣

  • @ramlomaxamed8450
    @ramlomaxamed8450 4 года назад +10

    Hadaba ciil nagumayaree zxaaf aarsan doonaa team adna sohadla👉😂😂❤

  • @ahmedii3833
    @ahmedii3833 4 года назад +4

    Wlahi Ani Qof Marti Ii Ah Haduu Iga Qaato Lacag Xataa Waji Aan Ku dhaho Lagactaydii Ma aragtay Ma Lihi
    Dadka ilaahy isku Mid Kama dhigin 🤔
    Qof marti Ii ah See kudhihi karaa lacagtaydii ma aragtay

  • @KakaKaka-tk7dv
    @KakaKaka-tk7dv 4 года назад +14

    Masha Allah parnk Saxaf saan ujclhy Wlhi bilaahi inta ila mid ah like dhac dhac😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂hawaro Amiiro gacan gashay😂😂😂😂😂😂

  • @jamahussein7282
    @jamahussein7282 4 года назад +9

    Adna wilasha kaxisho admarwalbo video qaldan oo prank kadubeysan wax marki lawayo sitartib uradi wad ihaiscebeynin dadkana hacebenin ani ahan ilamawanagsano video kan hadi an Allah kacabsado oo runta shego

  • @legendyare
    @legendyare 4 года назад +11

    Somalino WALNIMO AY JIRTO SUBSCRIBE SUBSCRIBE IGUCAWIYA WACODSI INSHAALLAH MURADKAGA ALLAH JANADA ADIGAA iyo walidkaga hakusahlo 50qof Igadiman IGARSIYA

  • @MunasHome
    @MunasHome 4 года назад +8

    Maaskiin waan ka aarsan doonaa inshallah team Adna 💕💕💕

  • @zahrahassanali2652
    @zahrahassanali2652 4 года назад +1

    Really wxaad sameyneesaan wax wngsn maaha
    Ixtiraam ahaan Dhan wlibaba ah ixtiraamka martida io ixtiraamka Xaaskaaga Cuz Saxaaf hadalka uu kula hadlaayo xaaskiisa Adna Waa ixtiraam daro xitta pranka hadda sameyneeso si dabacsan ula hadal Mida kle Amiira hadal xushmadeesan Dumashi ahaan ula hadal ayadee wlsheed tahay inaa dhahdo ilama wngsna
    Intaasba wxaa ka daran Wiilsha Idin soo martiyay ixtiraam kooda ma ilaalin hasoo dhaweysanin Dadka AMA si fcn ula dhaqma Ugu dambeyn hadalada Qaar caruurta Hortooda kuma wngs Waa iga talo 🙏 Aadban idin taageeraa

  • @caashoaxmed7538
    @caashoaxmed7538 4 года назад +1

    Waxanoo kle prank lama dhaho wllhi
    Waa sharaf dhac aad ukeysaneysan martida idinla joogto sikaara
    C/raxmaan katasho meeshan hadee run udhici laheed adaa madaxa lakaa saari lahaaye maree adna ku dhahdo guriga ikaka dag iyo maree ku dhahdo 3dex maraa laku dhaaraa adna waxwalba wajika ka fiican

  • @ifkamedia8334
    @ifkamedia8334 4 года назад +27

    Abdirahman waa maskin wallahi iskadaya

  • @fartunaden4760
    @fartunaden4760 4 года назад +11

    Aniga ugu horeyo inta iga danbeyso oo dawan doonto video gan like dhac igu siya 🤣🤣🙄😁

  • @aaminaabdullahiabdi7058
    @aaminaabdullahiabdi7058 4 года назад +9

    Adna noosoo Aaaar sxpy 😉😘saxaaaf ko lama ilaawan kugu dhigeenaaa 👊👊🤣🤣❤♥️💯💙🙏🙏💋💋

  • @anabmohamed6965
    @anabmohamed6965 4 года назад +9

    Boorsada marwaliba dharka makujiraan oo diyaar miyaaa 😂

  • @abdirahmaanburhaan5302
    @abdirahmaanburhaan5302 4 года назад +3

    Prank cml wlhi waa run
    Kuwa la isla ogyahay saan looma xaqaao
    Walsheed side iku dhamaatay baa la dareemay inu reallty yahay 🤙🤙🤙

  • @nadadiriye608
    @nadadiriye608 4 года назад +54

    Hadaa adna aarsigeeda sugysid like ta shabkax kusii😄adna maskiin sorry😭😭🙏

  • @kinG-un2hq
    @kinG-un2hq 4 года назад +48

    adna dabeecadaha iyo wajiga iyo qaabkeeda oo dhan hooyadey bay u egthy sametimes mrkan arko waxaan sooxasuustaa hooyadey mcn

    • @aaminamaxamed7713
      @aaminamaxamed7713 4 года назад

      ma istaqaaniin

    • @amiinmedia1609
      @amiinmedia1609 4 года назад +1

      @@aaminamaxamed7713 Walaal qaali ilahey dartee subscribe iigu saar plz Aduunkaan ayaa walaal lagu yahay ee subscribe igu sharaf ilahey haku sharfee

    • @bubuqurux4672
      @bubuqurux4672 4 года назад

      Mashallah

    • @kinG-un2hq
      @kinG-un2hq 4 года назад

      @@aaminamaxamed7713 may lkn malin un waan isbarandoonaa i.a

  • @nacimosalat2338
    @nacimosalat2338 4 года назад +7

    I can’t wait to finish this video

  • @saamiyaaadan6789
    @saamiyaaadan6789 4 года назад +6

    Supaxanalah adna Gaabo Umadeena Maaha XATAA WALLSHEED AAMINI MAYSO TEEDA KLE WIILKA MISKIIN AH EE ABDIRHMAN AMAAAN SIIYA OO RAALI GALI

  • @nuurtoibrahim4756
    @nuurtoibrahim4756 4 года назад +1

    Adnoooy pankigaaaan haduu mid aad isla ogeedeeen oo jiliin ah idinka yhy waaa caaadi lkn haduuu sax idinka ahaa prankgigaaan waxa aaad sameeesay ma fiicneeen waaayo waaa in aaad ixtiraaamtaaa dadka guriga kula noool iyo walaaaashaaa xataaa adooona radin ayaaa dadkiii ii dhaaarta leedahy sidiii in naf lagooyo cml xataaa hadey lcgta kaaa maqan thy qof si tartiiib ah ayaa loo weydiyaaa haduuu ku dhoho ma arkine xalaaal caleyk ayaaa ladhahaaaa waayo lcg waxaaa ka wangsn xushmeynta martida kula noool ma ahan inaaa bahdisho iyo walaashaba madan ka xishoooon inta ila qabto ismoojiya

  • @nimcoqadar636
    @nimcoqadar636 4 года назад +24

    Adano sas ina thy looma modo bismillh xethy bisinka

  • @nasromahamed7472
    @nasromahamed7472 4 года назад +35

    Adna dadka gurigayga joogaan ka xishoo lacal hadii ay qadayn xitaaa waa in ad xishoodo

    • @naimaabdiraxmaan7063
      @naimaabdiraxmaan7063 4 года назад +1

      wa run hee waa in ay ceshato walasheed

    • @mudanmudan4149
      @mudanmudan4149 4 года назад +1

      Waa runtaa walahi waliba inamo weyaan😥😥😥😥😥😥

    • @saj4117
      @saj4117 4 года назад

      Nasro Mahamed,very true.runta waye abaayo. waa marki labat oo wilkas bag sokhato. I hope you undestood my broken somali writing.

    • @nololiyojaceylchannel4799
      @nololiyojaceylchannel4799 4 года назад

      Naagaha qurbaha joogo bdnkod waa saas lalama joogi karo ilaah kuuma baahiyo waaye

    • @amiinmedia1609
      @amiinmedia1609 4 года назад

      @@naimaabdiraxmaan7063 Walaal qaali ilahey dartee subscribe iigu saar plz Aduunkaan ayaa walaal lagu yahay ee subscribe igu sharaf ilahey haku sharfee

  • @yusufnuur2525
    @yusufnuur2525 4 года назад +5

    ANIGOO DAAWANIN LIKE DHAC KUSIIYAY FARXAD KU NOLADA WALAALAHA

  • @canabshuceyb5083
    @canabshuceyb5083 4 года назад +2

    Adnah talent ayad leedahay macalimad dugsi noqo hhhh sidaa kitabada u qeybisaa ka helay🤗🤗🤗🤗

  • @Wardasagal143
    @Wardasagal143 4 года назад

    Parnk bilaa shalmada markaan arko unban rumaysanyaa Inu kaasi parnk yahy
    Inta Ila dareensan like isara

  • @queenoftheyear2477
    @queenoftheyear2477 4 года назад +21

    Prank markn arky wado ayaan maraayay waan kufi gaaray saan usoo orday lee hda soo oroday sidayda oo kle like🤣🤣🤣😅

  • @nageeb-mohamed
    @nageeb-mohamed 4 года назад +5

    Prank hadaad jeceshahay like sidaydoo kale 😍

  • @jaliilmoyare2178
    @jaliilmoyare2178 4 года назад +4

    Wllhi pranki waa iska jacelhay wllhi m.a abaayo mcn adna keep going my family www lkn adna iska dhaaf sawabto ah adna waa jacelhay abaayo mcn allha haku dhoro😍😓😓❤❤❤❤❤😍😍🥰❤🥰🥰❤

  • @husseinmohamed8940
    @husseinmohamed8940 4 года назад +14

    I like abdirahman’s reaction. niyahow asaga prank noguso samee😂😂😂😂

  • @mahadmohamed3523
    @mahadmohamed3523 4 года назад +1

    Wlhi bilahi talahi shekadan jilin waye walaysla ogyahy qofki caqi leh unpa fahmaya aniga wxn horan usamyn jiray ig dhafa walalyalow inta ila aragtay like isar