KHAALID KAAMIL |LIBDHADA | New Somali Music 2020 (Official LYRIC Video)

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 сен 2024
  • FADLAN TUSMOFILMS SAAR SUBSCRIBE HADAAD NAGU CUSUBTAHAY
    m.youtube.com/...
    FOLLOW US ON
    TIK TOK: TUSMOFILMS
    INSTAGRAME: TUSMOFILMS
    SNAPCHAT: TUSMOFILMS
    FACEBOOK:TUSMOIFLMS
    WHATSAPP:2262460459
    COPYRIGHT PROTECTED BY SOMIPP AND TUSMO FILMS 2020
    MIDHAHA:YAXYE BIIXI KOOSHIN
    LAXANKA :KHAALID KAAMIL
    MUSIC : MAXAMED XASSAN FAARAX
    EDITED: CABDIQANITUSMO
    PRODUCER: ABDULLAHIKING & JAMAAL CADAWE
    MANAGER: M.ABSHIR

Комментарии • 1,5 тыс.

  • @farxiyaabdirihim8082
    @farxiyaabdirihim8082 3 года назад +284

    Axlaa cod😥😥 Ilaahow ka soo hanuuni imagine codkas oo quraan aqrinaayo Rabow camal sheythan nagawada madoowey sheythankana nagooga hiili🤲😑💔😖

  • @hanicabduqadircabdallahani1846
    @hanicabduqadircabdallahani1846 3 года назад +183

    Quranka karimka kaga qeyr badn waxan tobada iyo towxitka ilhayo nogu toosi aamin aamin🤲🕋

  • @رحمه-ذ1ح
    @رحمه-ذ1ح 3 года назад +456

    I love Somalian songs 😊I love somalian people 😊 I'm from yemen 🇾🇪

  • @naima5387
    @naima5387 3 года назад +270

    Ninkaan Caadi mahan heesihisa Midba mida kale waka darantahy 👏👏👏🎵🎵❤😍 Taagero buxo

  • @Mahiryare
    @Mahiryare 3 года назад +168

    Waa hees somaliyed een dhageysto tobankan sane ee udanbeysey midi ugu micno iyo eryo wacneyd runti abwanki sameeyey heestan waa nin luqada afka somaliga wax laga weydiyo 🙏🙏🙏

    • @mahamedsalmaan8986
      @mahamedsalmaan8986 3 года назад +14

      Yaxye Biixi Kooshin nin la yidhaa ayaa sameeyay Hargaysa ayuu ku dhashay waxbarashadii hoose, sare ku dhamaystay Jaamacadda University of Hargeisa ayuu ka dhameeyay kuliyada Science qaybta Deegaanka ( Environmental section), hadda wuxuu ka tirsan yahay saraakiisha sar-sare ee dawlada Soomaaliya tobabarkana ku qaatay kuliyada Turkiga ee Muqdisho base keedu yahay, markii igu danbaysay Turki ayuu aqoon korodhsi u aaday.

    • @cadnaancade9590
      @cadnaancade9590 3 года назад +1

      Ninkaan cadi mahan waawataa

    • @abdiasishashi8579
      @abdiasishashi8579 3 года назад +1

      @@mahamedsalmaan8986 tuulada laalays sida ugu hal qabsadey
      Ayaa laga garanayaa
      Inuu reer somaliland ahaa
      Deeganka garanayo

    • @Faisalrshiidi77
      @Faisalrshiidi77 3 года назад +1

      Www

    • @saadaqinho7052
      @saadaqinho7052 2 года назад

      @@mahamedsalmaan8986 hhh

  • @Ahmed_somalilander
    @Ahmed_somalilander 3 года назад +23

    Kalmadaha Wuxuunba Fahmikara Dadka Somaliga iska Leh ❤️❤️ (Lool,Loohin,lishaan,libdho,Lubi,Laas,Luun,Lur,Ladid,Lingax,Ladaabin,Leeleel,Lahasho,Laac,ligligan.)
    From Hargaysa

    • @asumhssin2741
      @asumhssin2741 2 года назад

      Lingax mxaa lga wadaa?

    • @Ahmed_somalilander
      @Ahmed_somalilander 2 года назад +2

      @@asumhssin2741 Waa Shay Kasamaysan Maydhax Asal Ahan Laguna Maro hanta Afkeda Si Dabolku Uqabto Sifiican Canuhuna Uga Dadan ....Hankaliya Maaha Shaykasto Dareraa Ama Waxkasto La'ilalinayo Ayaa Lo isticmalaa

    • @asumhssin2741
      @asumhssin2741 2 года назад

      Hdan fhmy shukrn wllo

    • @Ahmed_somalilander
      @Ahmed_somalilander 2 года назад +1

      @@asumhssin2741 Welcome wllo

    • @AdamYare-cw6lo
      @AdamYare-cw6lo Год назад +1

      ​@@asumhssin2741 haanta daboolkeeda maydhaxda lagu maro si aan caanu uga tifiqdhihin marka la lulayo ama lafoorariyo.

  • @habenhaile3047
    @habenhaile3047 3 года назад +157

    Love from Eritrea 🇪🇷

  • @mohamedapdiqadir6191
    @mohamedapdiqadir6191 3 года назад +48

    Fanku waa hibo Eebe bixiyo,khaalidna astaanbuu uyahay.halkan aad joogto meel kasii sareysaan ku rajeynayaa khaalid ❤👌

  • @wafdi_alqa6986
    @wafdi_alqa6986 3 года назад +122

    Ninkaan iskalaajiga cusub waaye masha allah
    Heesa daren leh Ayu so qaada❤️🤍
    Gabar kasto luul ladhaho wan salamayaa 🤍

  • @maxamedbinucabdirashid7852
    @maxamedbinucabdirashid7852 3 года назад +320

    Nin tagay hadii taheero buuxa utahay like iisaar ❤️🥰💞❣️

  • @Garadka0606
    @Garadka0606 3 года назад +88

    Boqorka codka inuyahey....yaaa igu racsan farta tag✅

  • @abelmwangangi1797
    @abelmwangangi1797 3 года назад +138

    I dont understand Somali very well but I find myself enjoying their music ..especially the beats always on point

  • @zirmuneirofficiall6617
    @zirmuneirofficiall6617 3 года назад +85

    Wlhi blhi way igu socotaaa heestaani dumashidiina oo isku dhacsanahy ban ku so celiyay allH Ha idaaye🥰🤲❤️👑💯

    • @M.khaliif
      @M.khaliif 3 года назад +1

      Wax kugu qoslA mudantAhay

  • @saijhali8511
    @saijhali8511 3 года назад +275

    I don't not understand language. But I love music libdhada love from Pakistan 🇵🇰😘

  • @xabiiburqiib5415
    @xabiiburqiib5415 3 года назад +12

    Hadaad maqlijirtay Hepel waa Qareen, Kani waa Qareenka Jacaylka ,
    Waana Mid kamida Kuwa heesa Midka Ugu Oraah Wngsn, Heesihiisa Erayada Kujirana Dhamantod Waa Erayo Kalifa Kicinta Dareemaha Qalpiyada Caazhaqu Zaldhigtay. LEGEND ALWAYS IS LEGEND 👉 Pro K.K Waqtigaga Qaado 🙏🙏💯

  • @Weriyeaxmed
    @Weriyeaxmed 3 года назад +90

    Fanaankii gobolka ragga BURCO milyano dhaafiya Heesta Like-tana ha hilmaamina 👍😍👍

  • @galaalyasin6828
    @galaalyasin6828 3 года назад +7

    Erayadii Ugu haboonaa 2020ka
    Laxan ku munaasiba
    Musig la jaan qaaday
    Cod Halaasi ah oo isku kala bixiybixiyey fanaanku .
    𝙏𝙀𝘼𝙈 𝙄𝙎𝙐 𝘿𝙃𝘼𝙈𝘼𝙔𝙎𝙏𝙄𝙍𝘼𝙉 🙌🙌🙌

  • @diririlleeye4033
    @diririlleeye4033 2 года назад +52

    The alliteration here is the letter L, in case anyone is in doubt. The metaphors in the lyrics are so beautiful. I wish my English could do it justice.

  • @abokornuur5806
    @abokornuur5806 3 года назад +506

    War waxani fanaan maaha nio ee waa mucjiso wlhi hadaad ka yaaban thy codkiisa liketa ha Ila dhaafin mnsha allh ugu dar ninku waa gobalkii ragga

    • @ayaansharif6738
      @ayaansharif6738 3 года назад +4

      M.a Maila aragtay ninkaaan waan jeclaaaday haliiga gaarsiyo fariinteyda 😁🥰🥰🥰🥰

    • @abokornuur5806
      @abokornuur5806 3 года назад +2

      @@ayaansharif6738 insha allh wll waanu kaa gaarsiin walaalkay khaalid

    • @inamohamed273
      @inamohamed273 3 года назад +3

      Ninkan codkiisa wan ku raxeesta waa mcn wlhi 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @azhaarmaxamed2154
      @azhaarmaxamed2154 3 года назад

      Thanks

    • @Abdirahiim
      @Abdirahiim 3 года назад +2

      Fanaanku gobol maleh

  • @MaxamedSalad-cb1gx
    @MaxamedSalad-cb1gx 3 месяца назад +1

    Heestan waxe soo baxday 2020 bisha 10naad 24keda
    Markasa waxaan aha fresh man ee jamacadda camuud
    Imika oo tariikhda tahayna 5 may 2024 asbuuca soo socda
    Oo tariikhda noqoneyso 11-5-2025 waxe ii bilamanaya last exam also jamacadda waay idhamaneysa examka kadib
    Wllh xasuus baa galay cawa maxa heestan bus-ka ku dhagestay old is gold
    Khaalid kamil the one and only fanaan😍

  • @abdulhakemaditya325
    @abdulhakemaditya325 3 года назад +242

    Hadad earphone kudhagaysanyso
    Like dhac😂

  • @salmoamiisha4853
    @salmoamiisha4853 3 года назад +35

    Heestaa qof I jecel markaan helo baan ku soo laabanaya insha allah🥺

  • @alihassan-zr3jm
    @alihassan-zr3jm 3 года назад +31

    ninkaan waa hanti cusub oo fanka somaliyeed ku soo biiray

  • @hassanissack8238
    @hassanissack8238 3 года назад +12

    Hestaan waxa dareemi kAra qof jaceelka wax ka aqaano Hadana qof qalbi wanagsan nolasha la wadaagta Allow ida xaskaayga dunida uga jeclahay ❤️wax walba wanaag ayadan la jeclaada Xurmo ayaad iga mudan tahin dhamaan gabdha somaliyeed

  • @sadamali1202
    @sadamali1202 3 года назад +18

    The one and only tusmo films labo Jeer adiGa QurxiYaY Fanka🤩😍Fnan KHaalid KaaMil 🙏

    • @jamaaldaacad6243
      @jamaaldaacad6243 3 года назад

      Wooow walhi cadi maha heestan 💯💋💋❤️❤️🌹🌹😅😅

  • @iLkacaseofficiall1
    @iLkacaseofficiall1 3 года назад +20

    ✔khaalid kaamil waxa iigu danbaysay 2018 habeen aan ku wada qayilay maqaaxi layidhaahdo brothers oo Kutaala magaalada burco💯☝️👍

    • @adanali1205
      @adanali1205 3 года назад +4

      Adiga wali waad qayilaysaa asagana waa u jeeda wuu tagay 🤣🤣

    • @alisulubsaleeban6551
      @alisulubsaleeban6551 3 года назад

      Dadkii yurub qabtay hhhhhhh

    • @shamsadii
      @shamsadii Год назад

      @@adanali1205 waar ma baratherskii dhuurta kkk

    • @zakariyadan6664
      @zakariyadan6664 Год назад

      Qarka kahadh hadad maqli jirtay wa adiga ninkan wa tagay adna wali wad fadhida maheradi

  • @abdihaadi6608
    @abdihaadi6608 3 года назад +28

    1million ayeey buuxisay away he liketyda idinkama hayo dadkeygow

  • @Avacado.A
    @Avacado.A 3 года назад +7

    Waan hubaa khaalid hadduu sidaan kusii socdo Fanaaniin badan ayuu Qarka katuuri doonaa Bal u fiirso. Masha allah khaalid i'm no.1 big fan 🔥❤🇸🇴 :)

  • @xayiofficial7402
    @xayiofficial7402 3 года назад +31

    Wah Wah Alfanaan Khaalid Kaamil libaaxow horay usoco wlaahy ilaahey hibo iyo codba waa ku siiya
    1M insha allah in week

  • @hdsess32
    @hdsess32 2 года назад +11

    From kenya love the song one of my favorite

  • @Abdisamedabusalim
    @Abdisamedabusalim 3 года назад +16

    Abwaan yaxye Biixi koshin
    Top one ☝️
    Waxaad moodaa midhihii Abwaanadii Hore
    Beryahaa maynu arag Hees xikmadaas leh

    • @savageboy1844
      @savageboy1844 3 года назад +2

      Kk baryahan sharma boy oo liin iyo yaanyo ku hesaya na haysta 😂

    • @abdihassan894
      @abdihassan894 3 года назад

      @@savageboy1844 😂😂😂😂 baryahaan xigmadi dhimateey

  • @qacqaac
    @qacqaac 3 года назад +80

    1m maraky gaarto like saar heestan 😍

  • @nadiirbuux7987
    @nadiirbuux7987 3 года назад +55

    Waaw best song inta jecel khaalid kaamil ismuuji🔥🥰

  • @DrmohamedHalaa
    @DrmohamedHalaa 8 месяцев назад +2

    Nimco Husein Ali. Waan ku jeclahay xaaskayga sharafta le.😢❤❤
    Jacaclo tiro badan oo ubadan kuwo anigu aan damaciyay ayay u badnayen xidhiidhadaydu, lakin waxa xasil ka noqday Nimco oo ahayd iyadu gabadh aniga i damac day oo ilaa 8 sano iga hadhi wayday, guusha reerkayagan cusubna iyada dulqad keda ku timid, oo ilaa Ani hoyaday ay naga gaadhay in gabadha i jecel meel aan u dhafo nafsigeda ayna jirin iyaduna iigu ducaysay Aniguna iyada Boqray
    Hada 4 bilod ka hor ayan meher saday Turkey , iyaduna ay ku noqotay Germany. Aniguna waan u furay qalbiga oo kama lexejeclayn jacayl iyo daryeelba.
    ❤❤❤❤ 😢😢

  • @araweloyar7958
    @araweloyar7958 3 года назад +19

    Heestii sanadka❤
    Eryadaa kujira qofwalb mafahmi karo only qof somaligaa kudhereyo fahmi karo 😀 ar abwaank hestaan curiyay igeeya

  • @adenyahye8703
    @adenyahye8703 11 месяцев назад +3

    Somaliyey waan idin jeclahay
    Hal mid ayaan idiin sheegaya ee wax yar I dhagaysta :-
    Joojiya ajanib jacaylka iyo iska dhadhicinta ,idinku hal qoys baad tihiin cidnaba uma baahnidiin❤️

  • @Juweria20
    @Juweria20 3 года назад +43

    I found in love with this song from tiktok 🥰😍

  • @somi7754
    @somi7754 8 месяцев назад +61

    Who's here 2024 👇🏻

  • @mustafesaleban5792
    @mustafesaleban5792 3 года назад +11

    Khaalid kaamil fanan weyn
    Big fans kuu ahay
    Lkn music heesahaga waxad u dhiibta maftux cadceed ninkas iminka ninka wacan lama hayee

  • @queensafa7992
    @queensafa7992 3 года назад +13

    Indr qli Khalid kaamil nolasho kuma ciisho 💪🏾💋💚☁️❤️

  • @chriseldred1701
    @chriseldred1701 3 года назад +66

    This is a really good song I wish I could understand the language 🇿🇲🇿🇲

  • @KaaliyeShow
    @KaaliyeShow Год назад +1

    Xubnihii jirka mid la iloowey ma jiro Abwaanka waa heer kale ma sameeyaa heesaha mise wuu iska daayey 🙏🙏🙏

  • @xidigabuubakar514
    @xidigabuubakar514 3 года назад +17

    Midhaha 100%
    Laxanka100%
    Codka100%
    Music100%
    Editing ka 100%
    Woooow tiro ka 10 jeer ka bdn dhageystay illa hddana waxay ii thy malab
    Khaalid salaan sre zhp mcn
    From #xamar

  • @habiibmahamedahmed718
    @habiibmahamedahmed718 3 года назад +35

    Hadad tageero u tahay khaalid Kamil like i saar❤️💯

  • @nasteexomaxamed1987
    @nasteexomaxamed1987 3 года назад +13

    Ninkaan Wallee magaca kaamil walala helay been mahan👏👏👏🥰hesahiisa dhan wada xul

  • @najmaprincess3396
    @najmaprincess3396 3 года назад +13

    Khaalid ninaan ahyn heesihiisa madhageesto kujcliyaa bowe ❤🌹

  • @maslalitube3305
    @maslalitube3305 3 года назад +48

    What a song 🎶 waxaaga cod lama odhan karo Heestan intay ka dagtay like Ha ila dhafina

  • @khalidyare2401
    @khalidyare2401 3 года назад +10

    We need a video for this guyz it’s has been a hit I don’t know how many times I’ve listened to this song. I think more than a hundred times

  • @marian4718
    @marian4718 3 года назад +7

    Labo jeer adaa ka cod macan fanaanita xaqiqdi❤❤❤❤❤❤❤

  • @uptherhmnizmail9157
    @uptherhmnizmail9157 Год назад +1

    The lgend khalid kmil💔🙌

  • @sadzabdi7296
    @sadzabdi7296 3 года назад +31

    😱😱😱Khalid kamil is in another Level Keep going bro

  • @stayblue759
    @stayblue759 3 года назад +8

    Mnzha Allah. Macnaha CodkiiSa Wa HiBo ALLE. 🙏.
    MiDa KaLe LaXaN LaYab’leh Aya U DheEr. 🔥🔥🔥🔥.
    NinKaN AbwaNinTu iYaGa U BaHaN. Ex Burco Legend ✌️

  • @apdulganilg3934
    @apdulganilg3934 3 года назад +109

    Laalays cirkoo ku laxaadsadiyo
    dhirta curub lishee leexaysataay
    Sida laan baxdoo ubax liicaysuu
    Luuleey qalbigu Kuu laacayaa
    Sida lool dhigtii isku loohiyaad
    Labanlaab qalbiga ku lamaantahoo
    Kasha lahan Kalgacal ku lihiimisee
    Adigaa legiyo ku ligligan wadnaha
    Xoogiyo lugtiyo x3 Lawgiyo Gacmaha x3
    Liishaan hayoo la itaalsadaay
    Lubigiyo Adaa sudhan laabta oo
    Laba jeer adaa ka qurxoon libdhada
    x2

    • @assalqueen3387
      @assalqueen3387 3 года назад +1

      Jcl daremay wlhida❤❤

    • @aducaale328
      @aducaale328 2 года назад

      English translation marka taabato wax kale oo kale jeedo ayuu ku siinaayaa 😂😂
      Ereyadii sidee tahay ayaa u soo qprtay mahadsanid.

  • @yoyo-tf7eh
    @yoyo-tf7eh 3 года назад +12

    Waxba Laga qaban karo 💥💥
    khaalid kaamil salan sare
    from Burco

  • @mhDRapar
    @mhDRapar Год назад +3

    Love ❤ music 🎶 🎵 ❤ soomali
    I'm from Eritrean 🇪🇷 😌 ☺ ✨
    Love soomali 🇸🇴 🤝 🇪🇷 ❤ 💖 ♥
    🎉🎊
    🥁🎻🎹🎸🎶

  • @cabdalecawil6275
    @cabdalecawil6275 3 года назад +7

    Degmadaydii LaaLeeys inta heesood ee Looqaaday cid uqaaday majirto degmo lamida.
    Like iisaara iLaahay hadaa taqaanana😆

  • @ibrahimaliabdi2937
    @ibrahimaliabdi2937 3 года назад +16

    Best Somali singer with awesome voice ... I love u 4 ever khalid

  • @abdiazizsuleiman9997
    @abdiazizsuleiman9997 3 года назад +6

    Maxaa lagu garanayaa inaad kasoo jeedo durriyadii iyo hoygii fanka.
    Laxan cod erayo intuba wlhi waa best.
    Abwaanka heestan curiyay waxaad moodaa ragii hore.
    Hore u soco khaalid kaamil

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan3017 3 года назад +7

    Wooooow wllhi ninkani waa fanan aan caadi aheyn🙆‍♀️😫❤😋khalid kamil
    13 November 2020

  • @CabdirisaaqKhadar-o6e
    @CabdirisaaqKhadar-o6e Год назад +2

    Mashallh waaw wllo ❤❤😂😂

  • @yaasinabdi5977
    @yaasinabdi5977 3 года назад +43

    Halkii fanka soomaaliyeed ay ugu jireen tubeec mooge cigaal xasan aadan cumar dhuule gaceyte tigfeer juba Axmed mooge tahliil dhamaan hobaladii soomaaliyeed ayuu aniga iigu jiraa khaalid kaamil waanu uu Ka sheegan yahay dadka hadda fanka Kula jira carkeena nin saa u heesa oo waliba erayadan sidaa u culus Ku heeesaaya aad baan u salamaya ninka erayadan maskaxdiisa Ka soo maaxdeen runtii waa abwaan isna aan Ka dhicin raggii hore ee wax curin jiray waar niman yahow fankan baanu u baahanahay fankaanu naqaaney waa Kan

    • @mahamedsalmaan8986
      @mahamedsalmaan8986 3 года назад +1

      Yaxye Biixi Kooshin nin la yidhaa ayaa sameeyay heesta midhaheeda. Midhaha oo aad u culus iyo fanaanka qaadaya oo ilaahay hibo u siiyay cod tolmoon ayaa sii qurxiyay heesta.

  • @mohamedmalin9023
    @mohamedmalin9023 3 года назад +8

    Intaan arkay fanaan waligeey wax kula mid ah ma arag bro dabiiici ayey ka yihiin agtaada wxaan dadkii lagu tala gala tahy
    kaaamil hore usoco proud of you

  • @abdihakemqurbo5712
    @abdihakemqurbo5712 3 года назад +41

    War ninkan laxankiisaan caadi ahaynba WOOOOW %100 baan kuu hayaa.

  • @Mohamedsaiddirie
    @Mohamedsaiddirie 3 года назад +2

    Mar hadiiba aad xamar joogtit hormarku waa fududyhy xaga fanka markii uu hargeisa uu joogay mesha xoriyada ka dhimaty cidna mey garaneyn lkn hada arag waa star 🌟keep moving alfanan khalid kaamil

    • @saidabdi73
      @saidabdi73 3 года назад

      Hhhh xamar iyo hargaysa hal qabil aya daga xage ukala wada zxp

    • @somaliatiktok6876
      @somaliatiktok6876 3 года назад

      Xamar socdaaL ba uu FananaH Hargyzana Boos uu ka wayaY Marka Janisku Halkaasbu Ka HelaY hhhhh

  • @ayaanmohamed1862
    @ayaanmohamed1862 3 года назад +12

    Weeweee laalays
    Cidii garanaysa uunba garanaysa
    Saaxishayda💚🤍❤

  • @asmodhaaki43
    @asmodhaaki43 3 года назад +5

    Adigaaa Legiyo
    Ku Lig Ligan Wadnaha..... Khaaalidka🙆‍♀️♥️

  • @xamseaxmed6442
    @xamseaxmed6442 3 года назад +5

    Khalid Kamil wanu kuu xiisay from burco keep going pro like dhacku sii hadad Ka heshay hesta

  • @mahaddaacad9444
    @mahaddaacad9444 3 года назад +15

    Khalid Kaamil Xidiga Muqdisho Lagu Ma Haysto Best Fanaan Muqdisho Jooga, Tusmo Films Madadaaliyaha Umada Somliyeed Hoyga Fanka ❤ Pin My Comments ❤

    • @CadeQarawe
      @CadeQarawe 3 года назад

      Facebookga maad uga sooo hdsho xidigaha Madrid waqti waa siisaaye

    • @mohametapdiqadir3749
      @mohametapdiqadir3749 3 года назад

      Kw

    • @777-y4k
      @777-y4k 3 года назад

      He is from burcooooo not Mogadishu ok he is lander ok

  • @xaajichanal665
    @xaajichanal665 3 года назад +8

    Anoo layaban Heesta
    Kuu khafiifay
    Baan hadana La sii yaabay
    Heesta Xafladii Arooskeena
    Tana Hadana la sii Ama kaagay
    War Ninku muxaaa ahaaa
    Guuleed simba Fariiso baa layirih walhi
    Keep going Zhp Khalid kamil

  • @asiye717
    @asiye717 3 года назад +8

    😱Ninkan laxamadisa wx lasisto lahyn❤💋💋

  • @deqofficial3858
    @deqofficial3858 3 года назад +183

    Qofki Qalbi leh Oo Hestan Daremi Karo Like Dac Igu Siii 😥❤

    • @ashamahamedburale7391
      @ashamahamedburale7391 3 года назад +2

      😓😓😓

    • @abdixamiidawil1325
      @abdixamiidawil1325 2 года назад

      Eid☺💘😊💋💋💋💋💋😘😊🥶🤢🤮💥🐃🥵🤮🤠😆🤢🥶🥶🤧🥶😇🤠🥶😇💋💋💋💋🤔😊☺😇🤮🥰💥🙂

  • @deykofaat4659
    @deykofaat4659 3 года назад +2

    Axsan hees bilaa caleyk reer moqadisho

  • @smartmm6267
    @smartmm6267 3 года назад +19

    Khalid Kamil legend from Somaliland gobolkii ragga, dhaladkii togdheer.

  • @abdullahimohammedali929
    @abdullahimohammedali929 3 года назад +1

    Eriyo macaan oo ku saabsan afkeena hodan ka ah. Ayaa i muuqda hambalyo hal abuurka eriyada.
    Iyo kamiil cood halaasi ah. Masha
    Hambalyo

    • @harguees
      @harguees 3 года назад

      Ereyadaas meesha kaliya kaa soo dhoofaan waa jamhuriyada barakaysan ee Somaliland.

  • @abasislamicmedia2556
    @abasislamicmedia2556 3 года назад +5

    Kamil ...you fan from Nairobi 💥💯

  • @abdirahmaanburhaan5302
    @abdirahmaanburhaan5302 3 года назад +3

    Ninkan xiligan lajoogo fanaan ka cod macan mjiro wlhi
    Form muqdisho khaalid 🙏🙏😱😱😱

  • @abdullahiyussuf8025
    @abdullahiyussuf8025 3 года назад +12

    2021 ninkaan hala siiyo fananka sanadka ✌❤

  • @queentanya3787
    @queentanya3787 Год назад

    Nin reer togdheer uun baa SaaS U heesi kara❤❤

  • @zaadiqhussein5671
    @zaadiqhussein5671 3 года назад +5

    Our Super Star Khalid kaamil ❤👏

  • @nimcowarsame6316
    @nimcowarsame6316 3 года назад +2

    Ilmaaa heestan hal abuuray waa somali sax ah. Heesta erayeeda iyo isku xirkeeduba waa wax la bogaadiyo. Waan ku faraxsanahay in weli ay jiraan dad somaliga saas ugu xeel dheer.

  • @abdillahimohamedabdillahi5871
    @abdillahimohamedabdillahi5871 3 года назад +17

    Somptueuse my legend of legend tusmo films keep going 🤩🙏🙏💯

  • @carabotawa
    @carabotawa 3 года назад +2

    Haddii Cirka ifiyan Xiddiga iyo Dayaxa✨,
    Dhulkana Waxa Iftimiya Dumarka Somaliyed🧨🇸🇴.
    Haddan Abwaan Ahaa lahay Maalin walba Dumarka Tix amaan ah ayaan Usoo Meerin lahaay🥰😍.

  • @enggeenyo7009
    @enggeenyo7009 3 года назад +8

    Laxankuu nagu dilay khaalidku 🥰❤️

  • @kalashakey4905
    @kalashakey4905 3 года назад +9

    Keep up young talented...musician...keep move on...u will reach ur goals...

  • @farhiyalyrics5537
    @farhiyalyrics5537 3 года назад +7

    Hees iyo badh mar walba iaceyl saa iid beey igu beertaa❤️❤️❤️

  • @mahadxikmaawi2063
    @mahadxikmaawi2063 3 года назад +9

    The big legend khalid kaamil and tusmo group ...keep going

  • @xanaanadaxooiaha3003
    @xanaanadaxooiaha3003 3 года назад +8

    Yarkan Iaxamadu ma beero uu Leeyahay ayuu kabaxaa? Heesba heesta kasiidanbaysa Iaxanka uu saaraya waa cajiib.
    Kan yari waa fanaan cajiiba.

  • @ahmedfiiraan3383
    @ahmedfiiraan3383 9 месяцев назад +1

    Big fan kalit Kamil 😊

  • @mohamedtogdheryusuf6937
    @mohamedtogdheryusuf6937 3 года назад +7

    Wlhy ninkani waaa fanan buuxa
    Macalin laxanaka weeyan100%

  • @naasirxoosh1504
    @naasirxoosh1504 3 года назад +2

    Erayo dhadhan leh iyo laxan laxarago saaray. Iyo cod sojidasho iyo Darren leh, one of the best 2020

  • @aducaale328
    @aducaale328 2 года назад +3

    I am so outdated that I found this song right now 😂😂.
    Khaalid Kaamil waa legend. Heesta luuqdeeda waa la baxsaday. Laakiin waxaa ka sii daran luuqdiisa macaan in uu isla fanaanka heesta laxanka kasaaray. Hees waa laxan iyo baabah.
    Hore u soco Fanaanka sanadka guuleyso.

  • @AbdiHakeem-su6ud
    @AbdiHakeem-su6ud 3 месяца назад

    Heestan wx dhagaysan jiray wllky mcn igan weyn oo manta iga dheer mudo 6 biloodah wuxun my xiranayh sanpiya illhy xoriyaada abwe dib hagau soo celiyo🤲🤲🤲 mar walba qlbiga ka ilmeeyah 😭😭😭

  • @naahidali5734
    @naahidali5734 3 года назад +100

    Reer xamar wiilkan way hagradeen markay sharma boy oo heesihiisu bilaa xikmad ah fanaanka sanadka siiyeen khaalid kaamilna ka tageen

    • @badeed1523
      @badeed1523 3 года назад +1

      Isagaa tagee hala liido

    • @c.rizackdh2323
      @c.rizackdh2323 3 года назад +3

      Maaha reer xamar waa reer burco

    • @dailyxiin
      @dailyxiin 3 года назад +2

      @@c.rizackdh2323 hadalka hubso musan odhan waa reer xamar ...
      Cid walbana way ogtahay ciduu yahay

    • @hanadhari6062
      @hanadhari6062 3 года назад +3

      @@c.rizackdh2323 sharma boy ba maaha reer xamar Labadaba wey yimadeen marka qabyaalada nagadaaya

    • @daacadyaremcalin8048
      @daacadyaremcalin8048 3 года назад +2

      😭😭😭walahi aniga raaligeyga Hadan kahatlo waniga wiilkan Khalid ah ayan jeceshahay fankiiso codkiisa 100 kiiba 100 teydu hadey ahanlaheetna asagan siinlahaa

  • @amiiratufaax565
    @amiiratufaax565 2 года назад

    Kama daalo dhagaysigeda khaalid kaamilow hees lama odhan karee wey dhaafte ilaahay codka haku daayo🥰🥰🥰

  • @ibrahimaliabdi2937
    @ibrahimaliabdi2937 3 года назад +5

    I love dis song 4 ever 💋💋💋💗💗💗💗 khALID KHAMIL💪💪💪

  • @shakiibyare9519
    @shakiibyare9519 3 года назад +2

    Ma xasuusto Indhawayd hees aan dhagaysto oo ka erayo wacan waa Afsomali sax ah dhaman

  • @edenteklu278
    @edenteklu278 3 года назад +52

    I don't know the meaning.... much love from 🇪🇷

  • @abdisalanyoung4019
    @abdisalanyoung4019 Месяц назад

    Ninkaan Reer Muqdisho 2020 weey u kala kiciyeen Asagaa ka faaideysan wayay mise wey Hakradeen😢

  • @dailyxiin
    @dailyxiin 3 года назад +3

    Abwaanka heesta sameeyay ma hawl yara walhida....
    *Khaalid kaamil* wiilki sanadkan

  • @هندبنتعمر
    @هندبنتعمر 3 года назад +2

    Mncha allh wllky khaled kamil nasab kamila keep go prother😙😙