Maayir Mooge oo daah furay dhisme ay ku baxday 572 kun oo doolar oo uu Hargeysa ku soo kordhiyay

Поделиться
HTML-код

Комментарии • 50

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096 2 месяца назад +8

    Mayor Mohamed A Mooge Allah ha ka Abaalmariyo
    Cidii dadweynaha wax u qabata wey ogyihiin waana u abaalgudi doonaan maalinta uu noo baahdo insha Allah

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 2 месяца назад +5

    Allow mayarka Abdikariin Ahmed Mooge kheer si iyo ciimri dheer Allow somalilan guul si 🤲🤲🤲💋🌹❤👍❤💚

  • @sahnim7481
    @sahnim7481 2 месяца назад +2

    Mujaahidkii dhagewayne ayaa madasha Nuuriyey imaatinkiisu. Alle haku barakeeyo Adi iyo Ina kaahinba.❤❤🎉🎉🎉

    • @abshir1974
      @abshir1974 2 месяца назад

      Manshala walaal waa ragii quruxdaa inoo keenay mujaahidiinta

  • @AyaanIsmail-ro6ir
    @AyaanIsmail-ro6ir 2 месяца назад +2

    HARGESA hada waa ka soo kabanaysa burburkii Ciidankii Siyad Bare u geestay mashalaah

    • @reallifesomalilander441
      @reallifesomalilander441 2 месяца назад

      Siyad Barre 1991 - Kii Aya Laga Sarey Somalia Iyo Somaliland Baa. Mayor Mooge 2021 - Kii Ayu Noqdey Mayor - Ka Hargeisa. 30 Kas Sanadood Ee Wakhtigan 1991 - Kii Ilayo 2021 - Kii Maxa Hargeisa Laga Sameyey? Oo 2021 - Kii Uu Bilabantey Horumarka Hargeisa?

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 2 месяца назад +5

    we need more Cabdikarim !!!! from saylac

  • @somalicookingculture4014
    @somalicookingculture4014 2 месяца назад +3

    Waa Maayar iyo team xalaal can ah.

  • @G.M820
    @G.M820 2 месяца назад +2

    Masha'allah
    Maayir Cabdikariim Axmed Mooge Libaan Baban waa madaxwaynaha ka danbeeya Cabdiraxmaan Maxammed Cabdillahi Cirro idam Rabi qof kastooba meel ku qoro hadlkaa Alle cimriga iyo caafimaadka iyo aqligaba haku u siyaadiyo.

  • @user-cs8zm2rb3v
    @user-cs8zm2rb3v 2 месяца назад +4

    Guul.maayar mooge shacabkii reer hargaysa ee so doortay kumay khasaarin

  • @djamasaid6839
    @djamasaid6839 2 месяца назад +2

    Ilaahay ha barakeeyo inankaa maayirka ah
    Magaalada wx badan ayu ka badalay daacadnimo iyo alla ka cabsi ay KA MUUQDA

  • @ashanor8035
    @ashanor8035 2 месяца назад +1

    Maaray mooge Alaaha hakuxiftiyo kuwa kaamasayray waxqabadkaaga ee lugaha kuhaya Alaaha hakaaqabto Maaray mooge guuleyso cadawgaa hajabo aamiiin yaarabi

  • @Janagale10
    @Janagale10 2 месяца назад +3

    Intuu Mayor Mooge qabtey 7dii sano ee muuse joogay wlhy inaanu qabanin nin dhalinyaro ah oo wax bartay qabyaaladana ka nadiifa dad sidaas oo kale ah ayeynu u baahanahay allow isha kuwa xumaha ka shaqaysa kaa qabo

  • @abshir1974
    @abshir1974 2 месяца назад

    Manshala cabdikariin iyo teamkiisa alaha barakeeyo dalka madaxwayne halooga dhigo muusow madaxweyne ama Faisal hakuwareejiyaan tartanka isagaa dalkan isu soo ururinkara

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 2 месяца назад +2

    Guuuuuuuuuul somalilan d❤❤

  • @user-ul6fn9ie6q
    @user-ul6fn9ie6q 2 месяца назад +1

    Mayar mooge illaahay hanagu simo adoo madax weene ah mayar we love mayar jiro joog mayar abdikarim Mohammed mooge❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @user-ld8kg9qj7h
    @user-ld8kg9qj7h 2 месяца назад

    Hambalyo maayir mooge
    Allah uga baryayaa cimri dherer
    Allah ka abaal mariyo wax qabadkaa ,
    Allah waxa ka baryayaa in magaalooyinka kale siiyo maahir la mida wax qabadka ina mooge..

  • @somalicookingculture4014
    @somalicookingculture4014 2 месяца назад +1

    MashaAllaah tabarakallah Allaahumma Baarik.

  • @cabdinaasirjamaac6010
    @cabdinaasirjamaac6010 2 месяца назад

    Maasha allah

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 2 месяца назад +1

    Guuuuuuuuuuul somaliland

  • @user-os76x9
    @user-os76x9 2 месяца назад +1

    Maayar mooge noolow muwaadin dalkiisa si daacad ugu shaqaynaya weey.halagu daydo

  • @historynerd7549
    @historynerd7549 2 месяца назад

    Mansha Allah
    That’s true ❤

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 2 месяца назад +1

    viva ahmed dhagax

  • @wacayscaanood2984
    @wacayscaanood2984 2 месяца назад +4

    Guddiga golaha deegaanka hargeysa iyo maayarkooda isku duubnaada waad aragtaan xaasidiintu sidey u dhibsanayaan shaqadiinna, ee sutida u qabta ee sida shayddaanka u NAARA

  • @user-os76x9
    @user-os76x9 2 месяца назад +3

    Bulshada miwaadininta Somaliland ee miwaadininta ah wax laha raba in ay si fcn u bixiyaan cashiurta .muwaadin cashiurta wàa horu marka dalka,dhismaha,amniga,caafimaadka Insha allah.guul .gamco wada jirbay wax goyaan

  • @user-mb2ob6kg8z
    @user-mb2ob6kg8z Месяц назад

    Madaxweynaha mustaqbal

  • @user-mb2ob6kg8z
    @user-mb2ob6kg8z Месяц назад

    Good job

  • @HRU20209
    @HRU20209 2 месяца назад

    AMAANO AYUU LA YIMID MAAYARKU...

  • @wacayscaanood2984
    @wacayscaanood2984 2 месяца назад +2

    Waa Masuuljii shanaad ee dhallinyaradaa maskaxdoodu caafimaadka qabto ee xalaal quudatada ah ee nuurka Iimaanku u shidanyahay ku yidhaahda waxan oo lacag ahi xaggay ka timi, waxaa hore u yidhi.
    1. Sacad Cali Shire
    2. Saylici
    3. Ina Biixi
    4. Ina Kaahin
    Ilaah ayaa inoo shergay in qofka marka denbigu ku bato qalbigu MADOOBAADO oo xaqa laga dedo,waa sida IYAGA.

    • @Mahmed-td2bk
      @Mahmed-td2bk 2 месяца назад +1

      M.mooge waa masuul qaran lkn xaguu ka yimid aan idin xasuusiyo wuxu ku horeeyey kulmiye waxay ku yidhahdan afka boodhka ka qarso wadani ayaa soo sharaxey markaa reer axmed dhagaxow haduu m.weyne ka yimaado wadani waxaynu odhanaynaa waar m.mooge oo kale u shaqee markaa aynu wadani laabta u furno reer somaliland isbadal

  • @FaysaFaysa-ib8yz
    @FaysaFaysa-ib8yz 2 месяца назад

    10 ckariin oo kale ah way joogaan ee odoyey ushaqeeyaa.

  • @abshir1974
    @abshir1974 2 месяца назад

    Xaafada waa inaan ilaashano hantidaa

  • @user-os76x9
    @user-os76x9 2 месяца назад

    Muwaadin dadkasta dhaqaalihisa iyo cashiurtisa ayu horumar Ku gaadhay

  • @HRU20209
    @HRU20209 2 месяца назад

    JAHLIGAA CUQDADA IYO IIMAAN LA'AANTA ISKA LEH,
    SE AQOONTU WAA TA WAX SIDAAS WANAAGSAN WAX U DHISTA...

  • @ceeblaa
    @ceeblaa 2 месяца назад

    admas iska dhadhacinteeda iyo in sheekooyinka oromada loo isticmaalo buu u noolyahay ...........

  • @KokoM-wp6ok
    @KokoM-wp6ok 2 месяца назад

    Cadikariinoow Sawirkii axmed dhagax ku nab oo ku samee waayo koodbuur qurux buu soo kordhiyay axmed dhagaxna mujaahid buu ahaa

  • @mariaahmed9018
    @mariaahmed9018 2 месяца назад

    Oo arab cashurti bixi laga wayay miya lo dhisay 😂😂😂

  • @AaminaMaxamed-cz2vw
    @AaminaMaxamed-cz2vw 2 месяца назад

    😂🎉🎉🎉🎉

  • @Safiya-lm3kr
    @Safiya-lm3kr 2 месяца назад

    Waar umada madaxweyne uga dhiga mooge

  • @ceeblaa
    @ceeblaa 2 месяца назад

    dhimirkaa mayarka sheeganayo futadaad ureysa rajo iyo amal uga dhig

  • @ahmedabdi3916
    @ahmedabdi3916 2 месяца назад

    MALAHA WAAD ILAWDEEN MAAYARKU ILAA GOORMA AYUU KA SHAQAYNAYAY WASAARADACQORSHAYNTA QARANKA.
    HAFAYOOKO ILAA GOORMA AYUU LA SHAQAYNAYAY
    BAL DIB ISKU FIIRSADA
    BAL

  • @ceeblaa
    @ceeblaa 2 месяца назад

    mayar isku sheeg futadaada ureysa rajo uga dhig oromada admas ku joogta ee ad kaligaa hadda kadigaa jeceshahay

  • @fahdiabdilahi7692
    @fahdiabdilahi7692 2 месяца назад

    War waa cashuurti Arab waxba noomeydaan dhisin

    • @Janagale10
      @Janagale10 2 месяца назад +1

      Muu kuu dhiso soltelco waad bugtaaye alle haku daweeyo

  • @Abdulkga
    @Abdulkga 2 месяца назад

    Cusbutaal dumarku ku umulaan, Dugsi farsamada gacanta, ceel biyood umaddu ka cabto ayay lacagtaasu ku filnaan lahayd , waa hadii caqli jiro, oo lays waydiinaayo maxaa mudan oo dadweynuhu u baahan yahay. Bal xafiis Dawlad Hoose waxa lagu qabanayo yaa ii sheegi kara? Anigu maan fahmin walaahay!

  • @ceeblaa
    @ceeblaa 2 месяца назад

    markaad kufsade tahay waa in dadkanoo kali ku difaacaan

  • @ceeblaa
    @ceeblaa 2 месяца назад

    mayar isku sheeg futadaada ureysa rajo uga dhig oromada admas ku joogta ee ad kaligaa hadda kadigaa jeceshahay