Nin baa yidhi Cirid kan arkayo ilko kama soo jeedan ma Dadka u cararaya Djibouti oo cadawga soomaliland ha ayaynu khayr ka sugaynaa ilahay ha inoo sahlo
Xusbiga Huwanta ee wadani wax iskugu tagay oday iyo islaan yar iyo waynba dad bila akhlaaq ah bila rabaayad ah dad dhan oo karaamo leh ku sheegay ehlu naar ninka sheega ma dhaafto
Always Somaliland has been defended by Ethiopia.Somaliland Ethiopia has always defended Somaliland.Therefore Somaliland should stick with Ethiopia and totally distance itself from Somalia and Djibouti.How can one desert his friend and join his enemies?
Ibrahim talo xume Djibouti waa wallaalaheen .MOU wax ka soconaya ma jiraan imikaan kuu sheegayaye.Muuse orodoo u sheeg.Doqon Tolkeed Illaahay ku diray baa tahaye .
Waar dadkan xammaalkii dhegaysanayaa maxay ahaayeen waar sawdigii daroor xamaalka ka ahaa adeer tan waxba lagaa waydiin maayo qajil adeer xamaal waxba laga waydiin maayee
DEE WAA HANTAATAC IYO HADAL SAKHRAA, WAXA LAGU SHEEGAY INAAN SHEIKH ISXAAQ DHALINI WAA CIDAY KA MUQATO EE LA SHEEGAY IN LA YIDHAHDO, ( YUSRA HARTI ) ALAGU WAXAANU U NAQANAY, ( GARAYSKA KU ADKAYSI ) WAAYO MUGARANAYN MAGACA QOF KAN ILMIHISII LOOGU BEDELAY; SIDA DARTED WUXU XAASKISII GARAYKA KU XEJISO. WAKUWAN SE MANTA SHEEGAY MAGCISII IN LA YIDHAHDO, ( YUSRA HARTI ) WAANAY KA MUQATAA:
Manshallah manshallah super Ibrahim caydiid waanu qaadaney waanad Inaadeer ❤❤❤❤ geesi noolow❤❤❤
Ibrahim ceydiid geesi geesi dhalay keep going good work ❤ guul Somaliland
Ibrahim Ceydiid Geeeeeeeeeeeeesi Qaran guuuuuuuul iyo gobanimo Allah ha kuxafido
Ibrahim dhagahayagu aad bay kuu dhagastan. Qarankii oo qofa masha Allah
Walal Ibrahim ilahay caqliga cafimaaka iyo cimriga haku barakeeyo waxad ogaataa cidi fikir khaldan inagoo dhan hankahotagno ilahayna ha ino xafido Somaliland
Ibrahim ceydiid guul... qaran aya tahay ALLE HAKU XAFIDHO
Ibraahim Caydiiid geeesi qaran waa runtaa waxad sheegtay jazakallah khayr
ina caydiid walle waa geesi Qaran 👏👏👏👏👏👏👏
Viva Mr.Ibrahim Aidiid !
Ibrahim si xaq ah ayuu hadal ay khayer Allah siiyo
Gesi ayad tahay Ibrahim guul Somaliland InshaAlla
Ibraahim caydiid,, waa Guulwade bilaa camal ah.
Ibraahim caydiid geesi
Guul somaliland
Ciro adayg ma uleeyahay inuu cadogude iyo kooxdiisa iskaleexiyo oo tiisa kusodo waa maya
Waa taayaadii raac
💯💯💯
❤❤❤❤❤❤
Subxanallah warka iska daaya
WAXAAA AAD KA HAADLEEYSIID HAADAAY JIRAAN ADIGA KA KOWAH
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
S.land Republic Allah ha dhawro aameen
Huwan iyo huubo iyagaa wada socda cirahaad sheegaysana cidii muuse iyo qaranimadaba kasoo horjeedaa keensaday waana geele iyo gurguurte ee hakudaalin inbraahinoow
I laahhay want again ha inatuso labadaba inaga isuhayna
Nin baa yidhi Cirid kan arkayo ilko kama soo jeedan ma Dadka u cararaya Djibouti oo cadawga soomaliland ha ayaynu khayr ka sugaynaa ilahay ha inoo sahlo
Sax maaha ok
Talo fiican ayaad siisaye ilaahay Cirro ha garansiiyo.
Waar waa niin daciifaah kaani jabuti iyo somalia waxba matadhi karaan waa inu kafogadda labaada wadaan waa caddowga uguweyn ee qaranka Somalilland itobiya waa wadanki weligood nalataagna oo garaab nasiiyeey waxaan leyaahaay nacaas yohoou kafogoow jabuuti iyo somalia
Wano dhalanba ka adag ee da gidarka haso tabto ciro
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Hadi kale haku dhawaqo inu xadhiga haujar xamar iiyi jabuti
Xamar ilhargeysa iyo jabuuti waa wallaalo faqasheey
Anaga xaal ka siinay muniir ciyaal hudheelu ahaa
Mogo adigu is casil oo katag deganka
ninka Jabuuti iyo Somalia inugu soo qaada isagaa ba cadowga umadda Somaliland ba ah.
Cabdi raxmaan badhedhi karimaayo waayo Dee dad Ka soo horjeeda jiritaanka somaalilaan Bala taliya markaa wayi duufsadeen
Ibraahin caydiid garac maaha ee waxa garacyo ah kuwa cadawga iyo faqashta dabada u dhaqaya kuwaas ayaan xalaal ahayn
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Ina mooge wixii lagu xamanjirey ayuu kucadeeyey
Ibrahim duufle adigu ma quraan akhrida.
Afka nool
Duufle duuf duufle duufle fulay fulay dhalay maxa kaagalay ibraahin duufle
Hoyada iyo walasha dii qadhmunad usheeg
Ciro waxaa hayasata dhibaato hayasata wuxuu caawimo wayadiisaya cadowagii iyo huwantii mmida walaba uu u balana qaadaye maanta wuxuu sameeyuu garana layahaye
Nin buka ilhay haku caafiyo kursiba muu tegine goormuu dhaliilayaa
Grxjis ma nacaskanaa ka dhashey. Kan dumarka ficil.dhamee. Tolkiibaa ladabadhigey ina Caydiidkan. Xoolahaa
Ciro geesi nimada waa Inayara oo cagaa dhulka lagu xejiyo wixii belana aada qaadaye iska ilawa oo ka shaqee danta qaranka iyo dalka
Alxaqiiqa dawanka S.land Republic
Horta muxuu iska daalliyaa waar tan kolba midka qabsada ayay iskalaa laadiyaan marabo jabuuti haday mur ka qadhaaadhay taas w hakudaalin
Ciro dalka waalala leeyahay oo kaliya beeshiisa iyo beelkalaba ma le balse lidka qaranimada somaliland hadii uu sameeya waxa dhacaya
1 shacabka oo burbura 😢
2 isaga oo la afganbiyo 😢
3 isaga oo diiday masayrka la dhisayay 34sano
Hana khasaarin adeer cun lacag iyo dhulboo dadkaas hanagu darin
Cirro iyo xisbigiisa dawlad baa loo doortay.
Nacnacdaada yaa dhagaysanaya ood usheegtaa!!??
Caqli xumadaada kufaafada geey.
Dawscadii markay geedka canabks gaadhi weyday tidhi was qadhaadh ayuu u dhigmaa kani, caqli iyo xikmad wuxuu moody rag xagxagasho.
Wad buktaa hadad ninkan caqlilawe ku shegtay ibrahin wa nin qaran e maaha nin qabiil
Bidixle 5$ dollar ee dumarka habarawal bishii usoo ururin jireen ayaa laga joojiyey dibjir
Abdullah dheh
Xusbiga Huwanta ee wadani wax iskugu tagay oday iyo islaan yar iyo waynba dad bila akhlaaq ah bila rabaayad ah dad dhan oo karaamo leh ku sheegay ehlu naar ninka sheega ma dhaafto
WAA TALO FIICAN IYO MASKAXDII NIN CAAFIMAD QABA OO HA MUDANE IBRAHIM AYDEED.
Waxa aad dhegta ugu saari weyday nacayb aaad uqabto af kaagaa ku sheegay
Ibraahin caydiid ka de qof hgaagsano caqligu shaqeeyo xaqiiqdana ka hadlaan wligay moodijirayon kula socdaye ileyn ninku waa nin iska sheeko jeceluun war taloyinkanad ciro siinayso maalmahano dhmi mxy ahyeen mxd garanweyday wxnd kala taliso cid kaa hoosqaadayza majirtee iska ashahaado ciro mnu ahynkii aad sanadada dhn isigiyo rakaabkisaba nooga sheekeyn jirtay iny yihiin khaayimo wadamiinin aan somaliland wx khayra u soowadin marka caqligan yare kuyidhi talo kuwaasii wy kaa qaadan mxuuyhy 😢
Duufle ma cidbaa dhagaysata waa wixii aad muuse iyo hjeclo isugu dirtay
Always Somaliland has been defended by Ethiopia.Somaliland Ethiopia has always defended Somaliland.Therefore Somaliland should stick with Ethiopia and totally distance itself from Somalia and Djibouti.How can one desert his friend and join his enemies?
Ibrahim talo xume Djibouti waa wallaalaheen .MOU wax ka soconaya ma jiraan imikaan kuu sheegayaye.Muuse orodoo u sheeg.Doqon Tolkeed Illaahay ku diray baa tahaye .
Hadu raco jabuti iyo xamar waynu dili xirsi ciro iyo inaxashiba
Ibrahimow lahadadhey lakiin kani isagaba mucarid ku ah sland
Curo waa inuu soi laaliyaa ibraah7n duyfke
Fatalka mucaridka ibrahim caydid waa hoyadi wase, ciil uqaba garxajis,
😂😅
Waar ilaahay kabaq ookadhex bax dadka walaalaha ah hayskudirin waligaa heshiiska iyo walaalaynta muslimiinta ayaa la gashaqeeya
😂😂😂😂 xaar caydiidow orodo tolkaa raac hooyada qanjaha waa wayn ka wase 😂😂😂 Xaar mooge Ayaa qaab kaa gaas oo kale Habar awal dawar sanayay 😂😂 Ayaa markii dabe, garxajis sheegtay😂😂😂
Haduu u diray cid colaada soo dhamayso maxaa ku jaban awelba way ku wada socdeen huwanta gudaha iyo huwanta debeduye
Ibraahin caydiidow. Muusehii. Aadbasaaska. U. Ahayd dhulka ayaanu jiidney markaa. Waa. Inaad. Dhuumato. Raga. Aad. Afka. Buurigaleh. Kutaagaysaa. Waa. Raga. Cirosoosaaray. Taladana. Qayb aykuleeyihiin. Markii rag. Isxiniinyotaabanayey
Adigu muuse. Ayaad. Xiniinyaha
Umaydhaysay. Fataalyohow. Madaa
Dagaalka laas caanood wadanibaa riday imikana somalilaanwadani wuu duminayaa
Daaliwen oobeenaa
Le fataal ah
Damacigu wuxunyahay kaisdaban yeelkiye dalka wandifacayna dalku wadalkeeniyey lagaladag na loogalayey duligin diidno cudur weyi cadagud iyo kuwa xumata raba madonayno
Ibraahin duufle isagaa fashilmay muxuu cid fashilin waxaan layaabaa dadka noocan waraysta ee moodaya qof wax kala garanaya miyaanay ogayn inuu naxli iyo xumaan uun ka shaqeeyo
Abdirixiin xaako Abdirixiin hunqaaco Abdirixiin kintir Abdirixiin dhali abdirixiin malooli Abdirixiin makhnuud Abdirixiin dayuus Abdirixiin khaniis kkkkkkkkkkkkkkkkk yaan cayda aqoon
@SomaliLander-l1r macaac
Waar dadkan xammaalkii dhegaysanayaa maxay ahaayeen waar sawdigii daroor xamaalka ka ahaa adeer tan waxba lagaa waydiin maayo qajil adeer xamaal waxba laga waydiin maayee
Shan dowladood. Oo cadow ku ah somaliland ayaa dabada ku haya dagaalka ceerigaabo.
Ciro waa doqon doqmo kalena ay kadanbeeyaan ayaa ciro baabiinaaya waa nin jilicsan citiraafka somaliland waa kamid ciro. gx hj ubadan
Gudi ax ax ax ax
Waaryaa tolkiisa kabaxaw iska aamo neef yahaw
DEE WAA HANTAATAC IYO HADAL SAKHRAA,
WAXA LAGU SHEEGAY INAAN SHEIKH ISXAAQ DHALINI WAA CIDAY KA MUQATO EE LA SHEEGAY IN LA YIDHAHDO,
( YUSRA HARTI ) ALAGU WAXAANU U NAQANAY,
( GARAYSKA KU ADKAYSI )
WAAYO MUGARANAYN MAGACA QOF KAN ILMIHISII LOOGU BEDELAY;
SIDA DARTED WUXU XAASKISII GARAYKA KU XEJISO. WAKUWAN SE MANTA SHEEGAY MAGCISII IN LA YIDHAHDO,
( YUSRA HARTI )
WAANAY KA MUQATAA:
Nagatif ayaad marwalba ka hadaahaa goormaad werarysaa mabuu fadhiisane runtii hadalkaagu ima cajabin ku hadal wax dadka xiisa galliya