CALI XARAARE OO SIR FARA BADAN SOO BANDHIGAY! FIND OUT MORE

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 окт 2024
  • WAX BADAN KA OGOOW WARIYE ALI HARARE/ YAASIIN DUCAALE IYO BARNAAMIJKA CAANKA AH EE KAFTANKA SIYAASADA
    Join this channel to get access to perks:
    / @britsomalitv
    IFIYE22
    Brit somali TV
    Markhaatiga nool
    marqaatiga nool
    FINANCE
    INVESTMENT
    financial education
    REAL ESTATE PROPERTY
    BUSINESS LAWYERS
    best home insurance
    MAKING MONEY
    homeowners insurance
    commercial building insurance
    best home insurance providers
    bitcoin
    make money online 2021
    stocks to buy
    bitcoin price prediction
    crypto world
    meet kevin
    best Bayer 2021
    best Bayer
    make money online 2022
    Somaliya , Somaliland
    finzar como
    fazer thumbnail estilo gaba op manoj dey how to get more views with thumbnails

Комментарии • 302

  • @BRITSOMALITV
    @BRITSOMALITV  2 года назад +31

    ASXAABTA SUBSCRIBE, SHERE IYO LIKE DHIIRI GALIN AYAY NOO TAHAY, GUULAYSTA.

    • @homeh3455
      @homeh3455 2 года назад

      Kaftanka siyaasada hadii aan waayo usbuucii hal mar waan xanaapaa oo madaxa ayaa ixanuuna aaaaaaaad iyo aaaaaaaaad ayaan ugu xidhanahay wax badan baan ka faaiidaa

    • @inshamediaisha6321
      @inshamediaisha6321 2 года назад

      Masha allah abdihafid guulayso sida aad hadalka ugu sugto dadka aad ban u jecelahay

    • @Somfox1
      @Somfox1 2 года назад

      Runtii adiga laftaadu waxa tahay Wariye Somali ku qaali ah oo waraysi fiican , waxan daawaday adiga oo Waraysanaya Sanbalooshe sabobta uu Qalbi dhagax isaga oo Nisa haysta uu muwaadinkaa Somaliyed ugu dhiibay xabashi .. dabadeed u jawaabi waayey Hawadana ka baxay ... Geesinimo baad muujisay walee .. inkasta oo maanta dalkeeni xata Telefishankii Qaranku noqday meel cadow u shaqeeya , raga siyaasiyiin isku sheegayana sida Fiqi Xataa RAYSUL WASAARE ROOBLE ay leeyihiin ciidamada Qaranka lama aamini karo ee AMISOM HA NA ILAALISO YAAB

    • @salaxmahamed7414
      @salaxmahamed7414 2 года назад

      Kor ayaan Ku soo qoray hadii ay jiri lahayd wax Ka badan like iyo shere iyo comments waan saari lahaa
      Laakin intaba wax Ka fiican ayaan Ku daraaya waa duco iyo dardaaran inaan illahay Ka cabsano in badan dhamaanteen
      Hala dhiiri geliyo dadka waxa fiican wada kuwa xumaanta wadana ha la block si ay meesha wanaagu Ka socdo u soo aadan asc

    • @iqlaasa6543
      @iqlaasa6543 2 года назад +1

      Odeygaan Ali ah wax uu dhex dhexaad yahay maleh, waa beentiis, Waa nin Dhinac ka raran, dhinaca uu karan yahayn markaan fahamney aniga iyo asxaabteda maba dhegeysano.

  • @superg1370
    @superg1370 2 года назад +20

    Ali is the one of the best independen journalist in Somali media

    • @fgvv2176
      @fgvv2176 2 года назад +1

      Ali is very rare like him

    • @fgvv2176
      @fgvv2176 2 года назад +3

      I excite how does he get aquick information

  • @jasminaden4772
    @jasminaden4772 2 года назад +16

    Masha Allah 2 gentlemen oo Somalia nimada ku fogtahay qabiil la dagalamo xafidu Allah Somalia needs like you guys

    • @hamdiyamohamed4307
      @hamdiyamohamed4307 2 года назад

      Qabilka uladsgalamo wa isaaq Allah SWT Aya markasta isaaq ujooga Wax kale Ma’ahan isaq naceyb weyaan

    • @elmimohamedelmi
      @elmimohamedelmi 2 года назад

      Somalia 🇸🇴 is dead ☠️ Hawiye and Darood destroyed it .
      Somalia 🇸🇴 is dead failed state .
      Somaliland haanoolato
      Somaliland haanoolato
      Somaliland haanoolato ❤️❤️❤️❤️❤️

    • @hamdiyamohamed4307
      @hamdiyamohamed4307 2 года назад

      @@elmimohamedelmi its too much now you crossed the border do not use Word dead we are not enemies or cruel people we still have Somali blood running through our vain example if you see a Somali person who is beaten by others on the Street of course you Will jump and help the person without asking he or her qabil is only Darood hates isaaq special the President farmajo Hawiye are Nice i dont Think Hawiye hates isaq infact now we iriir Samale together

    • @elmimohamedelmi
      @elmimohamedelmi 2 года назад

      @@hamdiyamohamed4307 there is nothing call iriir samale it was late Ibrahim Egal who created it inorder to get more vote from Hawiyes . We dont have boundaries with Hawiyes .
      Somalia 🇸🇴 a failed state with mooryaan Hawiye and Darood agent working for foreign countries on top of that they have Americans and european nationalities .
      Somalia has to many Clan presidents corrupted and Al shaabab to .
      To for international communities to recognise Somaliland .
      Long live Somaliland 🌹❤️🌹🌹❤️❤️

    • @abdifatahali428
      @abdifatahali428 2 года назад

      @@elmimohamedelmi
      Elmi kkk ardadii abaarso miyaad ahayd alhlaaq xumidaa wax is kula hadh .
      Anderson Cooper iyo kooxdiisa dalka ha laga qabto . Ictiraaf cay iyo habaar midna laguma helo somalia beel hinaastay dan kama laha .
      Samaroon ciise warsangeli dhulbahante waad taageersan somali wayn .

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 2 года назад +5

    Masha Allah Cali Xarare iyo Yasin Ducaale Aad bey ugu mahadsan yihiin barnaamijka Kaftanka siyasada ee Amerikan somali tv waxa kalo umahadcelinaa isla Adiga Abdixafid Brit Somali Tv mayareesatid adiga xataa sxb hore usoco guuleso

  • @asadibrahim104
    @asadibrahim104 2 года назад +3

    War caawa wa marti culus. Ali Haraare, mahadsanid Abdihafid

  • @Zizouu94
    @Zizouu94 2 года назад +6

    Aniga siyaasada somali dadka xiiseyo ma ihi ileyn ijiid an ku jiido wye 😂, lkn cali xarare wa qofka kali dartiis u daawado qaasatan barnamijkiisa (kaftanka siyaasada) mahadsanid ustaad cali guul ba ku rajeyna 🙏

  • @muuseshukri7709
    @muuseshukri7709 2 года назад +6

    Labadina weriye
    ee igu qaliga ah
    wan idin salamay
    shafar dhamatit iyo karaama
    korkina ALLAH HAKA
    DHIGO ALLAHU MA AMIN
    🤲 AMIN 🤲 AMIN 🤲 AMIN.

  • @cadar1499
    @cadar1499 2 года назад +1

    YASIIN waa laga dareemaa in eey Haybad ilahay siiyay eey tahay farxada iyo qosolka natural happiness masha Allah

  • @khalidsillah4525
    @khalidsillah4525 2 года назад +1

    Shukran likta halauga yaaco

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 2 года назад +3

    waaka wariyee dhab ah oo ka xor ah qabyaalad mashallah !!! u gar gaar massaakinta iyo kuwa jilicsan ee bilaa codka ah ...............

  • @ugbaadbintuqurux7081
    @ugbaadbintuqurux7081 2 года назад +2

    Masha allaah guuleysta wariyaal somaaliyeed 👍

  • @ruweydaismail8130
    @ruweydaismail8130 2 года назад +4

    Welcom Cali xaraare bro 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️♥️🌹🌹🌹🌹😍😍😍😍😍

  • @Aisha-yn3gf
    @Aisha-yn3gf 2 года назад +3

    Baaraka Allaahu lakum Cabdixaafid iyo Cali aadbaan idiinkaga mahada celinayaa sida aad wanaaga uga shaqaynaysaan

    • @Somfox1
      @Somfox1 2 года назад

      Allow dalka noo nabadee , kuwa had iyo jeer umadeena qabyaalad iyo qudhun ku wadana noo soo hadee in ay gartaan Somalinimada

  • @omar33644
    @omar33644 2 года назад +3

    Yaasiin Ducaale Nin weyn oo mug iyo miisaanba leh weeye. Cali xaraare iyo abdi hafid waan idin salaamayaa jaalle yaal. 🇸🇴

  • @hassanmustaf4856
    @hassanmustaf4856 2 года назад

    Ali harare waaa runloooow iinoolaada wrriyaaasheeniii aankufaano abdi xafith guuleeysta sxbiyaaal

  • @liibaanhuseen5546
    @liibaanhuseen5546 Год назад

    Waa ibliis midkaan aad wareysaneyso nacalatulaahi
    caleyk

  • @mohamedhashi5492
    @mohamedhashi5492 2 года назад +3

    Mashalaah mashalaah
    Sucifiyiin INTERNATIONAL AH
    IS HELAY MASHALAAH
    WELL DONE

  • @boolocadey4661
    @boolocadey4661 2 года назад

    Maashaa'alaah Ali Xaraare iyo Abdixaafid ilaahaay ha idin xifdiyo xaqana sheega iska ilaaliya wax ilaahaay neceb yahay cidna haku raali galinina.

  • @abdirahinabdiwahid6834
    @abdirahinabdiwahid6834 2 года назад +3

    Wlhi cali xaraare runta ayu ka hadlaya wan tageer sanahay cali xaraare mahadsanid cabdixaafid

  • @alleubaahnehassan1865
    @alleubaahnehassan1865 2 года назад

    Asc wr wbr Akhii Abdulxafiid waxaan ku dhihi lahaa magaca aad qaadatay Somali soo hormari madama aan is leeyahay waa British Somali TV. SomBritish TV shukran raalina ka noqo.

  • @gamaalfaandhe6271
    @gamaalfaandhe6271 2 года назад +1

    maasha allah aad baan idiin salamay .abdixaafid iyo ali

  • @sidiabukar302
    @sidiabukar302 2 года назад +4

    Mashaallah
    Walal Cabdicaafid
    Aad aya oga helay wareysiga aad so gudbisen.
    Hore uu soco Hormar guul leh.
    Mahadsanid.

  • @batulamursal4069
    @batulamursal4069 2 года назад +3

    Cali xaraare xayaysiin wayn bay u tahay kulanka aad ku waraysatay, hadda ka dib dad kale oo badan baa ku soo xirmi doona in sha Allah

  • @darwiish1096
    @darwiish1096 2 года назад

    Maashaa ALLAAH labo halyey qaran ban orankarnaa guulaysta mydanayaal halkaas kasiiwada hawsha

  • @rabiehassan8923
    @rabiehassan8923 2 года назад +2

    Legend baa noo kentey thanks

  • @halimahassan657
    @halimahassan657 2 года назад

    Asc maansha allaah illaahey ha idiin xafido waxaatahiin rag rug Cadaa ah oo bulshadooda u shaqeeyo dhamaan tii jzk Qayran keep going

  • @abdirisakgagaa7957
    @abdirisakgagaa7957 2 года назад

    Ali Harare legend
    B.K.S waan la soconaa

  • @kubra8
    @kubra8 2 года назад +5

    Maasha allah, laba suxufi o legends ah. Cali xarare waayo aragnimadii,caqligii, maskaxdii o qofa ah. Sidookale c/xafid, lkn kawargurista yaree wadhwalba.

    • @mohamedregal8097
      @mohamedregal8097 2 года назад

      Barnaamjyada Cali Xaraare aadbay u wacan yihiin ,inta badanna way miisaaman yihiin soonaalida badankooduna aadbay u xiiseeyaan.
      Waxa keliya oo aan kugula talin kahaa in aad yaasiin role ka oo kaga jiro oo runtii aad u wanaagsan inad kor u qaaddaan oo barnaamijyada qaar ka mida aad wadaagtaan si isagana suxufinimadiisu hore ugu marto barnaamijkuna u sii xiiso bato,Calina xoogaa nasasho ah ka helo

  • @cabdul-caziiz1559
    @cabdul-caziiz1559 2 года назад +3

    Asc, Ustaad C.Xafiid adiga iyo Cali Xaraaraba waan idin salaamey, wakhtigaan ii saamaxeynin inaan Wareysiga Live kudaawadee إنشاء الله markaad isagoo caadi ah soo galiso ayaan daawan doonaa.

  • @mawliidmacalinabdi173
    @mawliidmacalinabdi173 2 года назад

    Good horay usoco c/xafiid

  • @qayeyqayey9156
    @qayeyqayey9156 2 года назад

    Kaftanka siyaasada waan taagera.Ali xaraare horey usoco. Mashallah

  • @korontogulledghidhi3733
    @korontogulledghidhi3733 2 года назад

    Cabdi xaafidow wanku salaamay c x Cali xaraare wuxuu unacamleeyaa oo uu xayey siiyaa cilad uu leeyahay na aanu mena uusan sheegin kana hadlin dhaliiliihiisa mar a aanuba soo qaadin

  • @saadiacadey3960
    @saadiacadey3960 2 года назад

    Masha Allhhh Aliii iyo cabdi hafid salan sare Masha Allhhh 💖👍👍💖👍💖💖

  • @maxakagalayMedia
    @maxakagalayMedia 2 года назад

    Ma SHA ALLAH Walal Big respect 🙏🇸🇴 ALLAH haa idhiin xafido. #PEACE 🕊️

  • @Wadani924
    @Wadani924 2 года назад +3

    Caliyow sxb "aniga" ha oran ee "annaga" dheh. Barnaamijka dad baa kula daadihiya ee keli ku ma tihid.

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 2 года назад

    Mashallah legend Ali alaha ha xifdiyo

  • @c0nmoyds3fb98
    @c0nmoyds3fb98 2 года назад

    maasha allaah waa jecelnahay kaftanka siyaasada masha allaah

  • @mahadguray4241
    @mahadguray4241 2 года назад +1

    Cali iyo yaasiin ducaale waa Laba nin oo UMada Ku qaaliya
    Waa macalimiintayda wax badan ayaan Ka faaiday intaaan Ku xidhnaa

  • @maryamaisse3132
    @maryamaisse3132 2 года назад

    Asc kaftanka Cali xarare iyo barnamijkisa ruti ad ban u xiseya sababto ah waxa u nosogudbiya o dhan waa sax hadana si fahfahsan ugu fasira dadka kadib ayaga Ku qanacsan hadana sida ad u dhageysaneyso ruta u Ka hadlayo waxad arkeysa ado iska qoslaya qosol kenaya

  • @mohamedhashi5492
    @mohamedhashi5492 2 года назад

    MASHALAAH SHAQADA WADA
    SOMALIDA RUNTA MAJECLA
    IYO FREE SPEECH. OPINIONS.
    KAFTANKA.SIYASDA. MUSUQMAASUQ
    HADII LAGA HADLO .
    WAY XANAAQAAN. SOMALIDA
    ILBAXNIMDA CAALAMKA KU YAR .
    SOMALIDA QABYLADA
    HIGH LEVEL AH.
    MERCURY RISING WEEYE.

  • @saidahmed2544
    @saidahmed2544 2 года назад

    Thanks

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 2 года назад

    Mashaa Allah well done

  • @abdifatahali428
    @abdifatahali428 2 года назад

    Ali sumcadaada waxaa hoose u riday naceybka aad u qabto puntland xataa waxaad duufsatay oo nacaybka puntland aad ku daaratay saxiibkaa qoslaaye iyo shiino culay ninyahow anshaxa saxaafada qabyaalada ka ilaali

  • @mohamedosmanyoussouf6002
    @mohamedosmanyoussouf6002 2 года назад +2

    Bahda Kaftanka Siyaasada Ali Harraare iyo Yasin waa barnamij aan ku xirnaa 5sano si aad ahna waan uga heley waana bogadinayaa meeshiina ka sii wada

  • @Andhiga927
    @Andhiga927 2 года назад

    Masha allah laba saxafi oo waaya arg ah c/xafiid nd ali harrare

  • @bashiirducaale6008
    @bashiirducaale6008 2 года назад +1

    Cabdi xafiud anigu suxufi u ma aqaan waxaan u aqqnaa muaafaq dad gaari adeegsadaan

  • @sadiaisse2176
    @sadiaisse2176 2 года назад +3

    Cali Xareere wariye rug cadaaya mashaa Allaah

  • @abdifittahsahalnadridov8715
    @abdifittahsahalnadridov8715 2 года назад

    Waa somaali dhab ah wadani sax guuleesta labadiina

  • @alidhoofmahamed1265
    @alidhoofmahamed1265 2 года назад +1

    Asc masha allah cabdixafiid wan ku salaamy

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 2 года назад

    Maan sha allah Ragbaa ishelay Yaasin Qoslaaye 👍👍👍👍👍👍👍

  • @Boodhari189
    @Boodhari189 2 года назад +1

    Maasha allaah

  • @mohammedkarama5455
    @mohammedkarama5455 2 года назад

    Wxaasaa saxafiyiin lagaa dhahaa legends

  • @kabdi2408
    @kabdi2408 2 года назад

    Maanshallah rag Nadifa oo sharaf badan oo soomaalida jecel yihiin hore u socda

  • @gagaa7649
    @gagaa7649 2 года назад

    Abdulxafidow please nin sharafleh ba tahay sedha laguyagano ee beanalaha ha u marxaate nogon walal guubakadhcaya

  • @lakimohamed2778
    @lakimohamed2778 2 года назад

    Cabdi xafiid waad mahadsan tahy baryahan waxaan umaleeyay in daawashadii bit soomali tv in ay hoos udhacday ayssn umaleeynayaa maxaa sababay

  • @FatimaALI-su2db
    @FatimaALI-su2db 2 года назад +1

    Maashallaah, Kaftanka Siyaasada, aad iyo aad ayaan u xiiseeya runti.Cabdalxadiit ,Adiga waxaad tahay Wariye Daacat u ah Waddan kaaga Hooyo.Aniga ma dhegeysto Qanaadaha qaarkooda,oo ka mit ah; Hanoolaato.

  • @abdirasakali8074
    @abdirasakali8074 2 года назад

    Cali Cabdi Xaraare waa saxafi ruugcaddaa ah. Wax badan buu bulshada u soo gudbiyaa.

  • @sadaqfarah345sacid5
    @sadaqfarah345sacid5 2 года назад +1

    Wad ku mahad santhy abdixafid iyo Ali xarare

  • @rodahassan929
    @rodahassan929 2 года назад

    British tv kusoo dhawaw waxan kuu qalayna awr ama sac mala hilibka waxad ka jeceshahay fish

  • @40Durkiya
    @40Durkiya 2 года назад

    Labo legend guulaysta

  • @nimco5290
    @nimco5290 Год назад

    Ninkaa anigu waan xiiseeya oo warkiisa waan sugaaa run buuna uga hadlaa Burco ka soo dawadaa

  • @zak5062
    @zak5062 2 года назад

    Waxaan sooo jeediin lahaa brith somali tv inaad podcast na ka dhigtid.
    Kind regards

  • @c0nmoyds3fb98
    @c0nmoyds3fb98 2 года назад

    waa idinsalaamay cabdi xaafid & cali xaraare

  • @baaqshacab1440
    @baaqshacab1440 2 года назад

    Mansha Allah Mr Ali xaraare

  • @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205
    @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205 2 года назад

    Masha Allah

  • @R0n41do
    @R0n41do 2 года назад

    Waa is wareysi qiimo badan

  • @munahaji8716
    @munahaji8716 2 года назад +1

    Masha Allah cali xaraare

  • @samatarfarah7698
    @samatarfarah7698 2 года назад +1

    Hanoolaato aad baan kuugu mahadcelinaynaa somali american tv waa best media

  • @cabdishakuurcalidaahiryuus5056
    @cabdishakuurcalidaahiryuus5056 2 года назад

    Ilaahay Cali Xaraare Hala garab galo iyo Yaasiin Ducaale.. aamiin

  • @barwaaqoali7753
    @barwaaqoali7753 2 года назад +1

    Kkkk amazing weeye

  • @yussufahmed2984
    @yussufahmed2984 2 года назад +7

    Ilaa Hada ayaan aaminsanahay in aad beelo Gaar ah iska Attack

  • @abdullshelkh1389
    @abdullshelkh1389 2 года назад

    Keep going forward my bro

  • @jamaimport
    @jamaimport 2 года назад

    Brother waa deeq dheere. Ali xaraare intaad wareysaneysid. Maa. Kutubey. Wareysatid

  • @maryanhaji3960
    @maryanhaji3960 2 года назад +1

    Aad baa loo horumari lahaa sida hufan ay u shaqeynayaan 2 daan nin ee wariyaal soomaaliyeed ah , ilaahay ha idin ka abaal mariyo wanaagiina wabilahi tawfiiq.

  • @hassanahmed5038
    @hassanahmed5038 2 года назад

    Caawa waxaa is helay labo nin oo qiimo badan baa ishelay Masha alah

  • @liibaanhuseen5546
    @liibaanhuseen5546 Год назад

    cali xaraare waanu kula soconaa
    waxba ha is qarin koley inaan
    ku arko ayaan rajeynayaaa

  • @jabaan20cumar33
    @jabaan20cumar33 2 года назад +1

    2 Legend 🤙🤙🤙🤙🤙🤙🤙🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder 2 года назад

    Waraysi sare su’aalo sare iyo jawaabo sare

  • @fatenalibahood9670
    @fatenalibahood9670 2 года назад

    ❤️💖💕🌹xaraaare

  • @gradabdullahi8119
    @gradabdullahi8119 2 года назад

    Rag aqiyaara ayaa is helay maashaa alaah

  • @meymunahmedsheekh9510
    @meymunahmedsheekh9510 2 года назад

    Asc walaahi waanku xiranahay cali xaraar

  • @mohamedaweys2630
    @mohamedaweys2630 2 года назад

    Two masuul

  • @FatimaFatima-ny8ju
    @FatimaFatima-ny8ju 2 года назад

    Maashaalaah

  • @Easy_way1
    @Easy_way1 2 года назад +1

    Dadki hore IQ good iyo kuwa hada jooga isku mid mahan 1 qof ba shekey naaya 50 na dhagay sanayso waxaasi war mahan wacdi waaye war jiil keena😂 wa mucjiso 3 shiiko hal Mar inan maqlano bn rabna waqti ma luminayno haye haye wan gartay na ma istac maalno Dhagaha iyo in shahba wn ka wada dhagay Sanaa

  • @rodahassan929
    @rodahassan929 2 года назад

    Asc ninkii farxanka ahaana soo daa wan ku farxsanahay in lawaraysto cali xaraare

  • @Somfox1
    @Somfox1 2 года назад +4

    Cali xadhaadhe waa Wariye qaali ah oo dalka oo dhan kolba waxa ka jira aan ka gaban .. waana Geesinimo .. Somaliya maba jiraan Wariye Gobol walba waxa ka jira umada u soo bandhiga .. Keep on going Cali xadhaadhe.. Wariye waayo arag ah Khibrad dheerna u leh dhaqan Somaliyeed walee .. dalkana la raba wanaag ruclips.net/video/HDcz6cX4d-M/видео.html

  • @muxumedyarehussein9493
    @muxumedyarehussein9493 2 года назад

    Cali Xaraare guuleysa wadani geesi ah

  • @mohamednoor2884
    @mohamednoor2884 2 года назад

    Ali hareri barnaajkiisa aad ayaan udaneeyaa inksto markii ugu dambeeyey aan kuwareernay oona yiri calina gar leh ceeydiidna gar leh wuxuu yiri farmaajo gar leh rooble baahanane gar leh

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 2 года назад

    Mr Badri na waa khatar latigiisu masahlana

  • @samirr546
    @samirr546 2 года назад

    Cidi way xukumaysaaye Cidii baanay dankalahayn oo Allah ah
    Waanay helayaan xukunka Allah
    Kuwa fadeexada Mujtamaca dhexdiisa la wareegaya

  • @elmimohamedelmi
    @elmimohamedelmi 2 года назад

    Ali Haraare comeback to Somaliland no body will harm you .
    Ali Haraare you are Somalilander , you have your right and freedom in Somaliland.
    Don’t talk negativity about your country Somaliland.

  • @abdiali4991
    @abdiali4991 2 года назад

    Ruugcada cali harrare iyo ustaad cabdixamid

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 2 года назад

    Aad baan idiin salaamayaa xaraare iyo c/xafid, waa runtaa yaasiin ducaale waa ninka barnaamijka aan u fiirsado

  • @mohamedaweys2630
    @mohamedaweys2630 2 года назад

    Go forward

  • @freeman2150
    @freeman2150 2 года назад

    Makhsin yar xabad kastoo qabileste ah hano furato kadibna waskh laga dhex guuxayo nagu so noole Abdi Hafid

  • @khadarabdi6415
    @khadarabdi6415 2 года назад

    Sxb maalmahn hardi ayeye gakshintahy

  • @saadaqmacalin7598
    @saadaqmacalin7598 2 года назад

    Haddaan kashakiyey awal waxaan urkaayey barnaamij dhexdhexaad ah hadase waxaa caddaatay inuu cbb

    • @bilicdumar7403
      @bilicdumar7403 2 года назад +2

      MBB allah aya nacay xaramiin an runta jecleen ba tihiin🤮🤮

  • @adengoumaneh5232
    @adengoumaneh5232 2 года назад +1

    Ali Harare waa wariye dhab Ah

  • @cabdimaxamedcabdi8868
    @cabdimaxamedcabdi8868 2 года назад +1

    Bbc iyo vioe iminka sidii himore ma aha kuwa geela lajogaa fahab san barigii hore 1oo ba 7o sax buu ahaa iminka waa boqokiiba 2o labaatan sax

  • @amalomar860
    @amalomar860 2 года назад

    Cali Xaraare waa wariye rugcada ah runtana bananka keena well done Cali hore u soco❤❤