XAAWO DEGAN Alla Wayn "Inaan Nafteyda u hibeeyo" 2020 (Copyright Reserved ©)

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 13 янв 2025

Комментарии • 315

  • @Abdiwalifilms
    @Abdiwalifilms  4 года назад +106

    Heestan waxa daawatay hal bil gudaheed 100k waad ku Mahadsantihiin dhiiragelintiina lakin 100k ee daawatay hadii aad Subscribe ii saartaan soo kama sii fiicnaan lahayn asxaabey

    • @mohamedabdi8595
      @mohamedabdi8595 4 года назад +4

      Haawo wankusalaamy Abayo waxaan ahay Fanskaaga Wllzy

    • @salanzeandnasiinkk8786
      @salanzeandnasiinkk8786 4 года назад +1

      Haà wllo wallahi kudarey xaawo kutageera from Nairobi

    • @calafdoon734
      @calafdoon734 4 года назад +2

      ajal dhamaatay lama oolin Karo

    • @mohamedosmanofficial8800
      @mohamedosmanofficial8800 4 года назад

      Waan Kuu Saaray Aniga Ee lkn Hal codsi Dhaanto Soo qaad🙏

    • @ahmeddalal1937
      @ahmeddalal1937 4 года назад

      kaligay ayaa 1000 jeer daawan doona insha allah, mahadsanid in aad isoo xasuusisey heestaa cajiibka ah,walaashay macaan.

  • @fardoowsatiinaaofficial6300
    @fardoowsatiinaaofficial6300 4 года назад +1

    Wwwwwwwww waaaaaw maashaa Allah gabadhaan ayadoo hooyaa ayadoo jaamacad dhigata misane jeceshahay ineey soomaali codleeda ku mideeyso muqdisho nabad noqoto ayeey jeceshay Allaah ku xafido abyo xaawo dagan

  • @lastword8502
    @lastword8502 4 года назад +15

    Xaawo degan boqoradeena wadanimo cod qurux rabi wuu ku siiyey allow naa kaa daa ❤🇸🇴

  • @ahmeddalal1937
    @ahmeddalal1937 4 года назад +3

    Sheikh Shariif (afbiijo) iyo Xasan culusoow gurguurte heestaa ha dhageestaan.

  • @omarmohamedali6889
    @omarmohamedali6889 4 года назад +23

    Xaawa degan waad ku mahadsantahy dhirigelintaada dharka aduunka ugu jecelahy ayaa manta xiratay👏👏🇸🇴💪

    • @camiryare8500
      @camiryare8500 4 года назад

      Luuqyadana maso gashaaa 🤣🤣

  • @fatimaabdullahi6558
    @fatimaabdullahi6558 4 года назад +37

    Wlhi xasus igalisay heestan markan yara schoolka leygu baray markasta waxan dhihi jiray goorme askariyad noqoneysa wadankada wuu burbursan yahay xasus qaas iitahay. 😭😭😭❤❤

  • @faadumoaadan9033
    @faadumoaadan9033 2 года назад +2

    Abaayo mcn fanka iska dhaaf meel lagu jiro ma ogide intaa fursada heysato ka faa ideyso waxa illah kaga rajeyna inuu fanka dhan kaa madobeyo oo khatimo wanaksana kugu dilio saanqadka illhey ayaa haayo illhey haku waa fijiyo wanaga aduun iyo akhiraba insha allh

  • @sharmakeali5248
    @sharmakeali5248 4 года назад +6

    in aan naftayda u hibeeyo
    nolashayda geeri ku iibsho
    oo aan dartii iilka ugu howdo
    ✌✌💪💪💪💪✌✌✌💙
    wlh heesta waan ku ooyey ilaa maalintii aan dhashay dalkaygu wa bilaa dowlad maantana in aan difaaciisa udhinto diyaar ban u ahay waxa aan ahay askari ka tirsan ciidanka puntland raba in uu udhinto difaacana dhulkiisa hooyo soomaliya ha noolato ha israacdo
    💪💪💪✌somalinimo✌ 💪💪💪

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 4 года назад +6

    Xaawo waddani alla hakula jiro hooyo ardayad waddaniyad fannaanad xushmo iyo qaddarin ayaan kuu heeynaa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤⚘⚘⚘⚘❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴

  • @xoreystewiilqaran675
    @xoreystewiilqaran675 4 года назад +87

    Masha aĺl.àh xaawo degan
    Wadka bax satey hestan
    Intii tagersan like shere

  • @faimaahmedflower5564
    @faimaahmedflower5564 4 года назад +3

    Gabadha aan ugu jeclhy gabdhaha heesa Marwo xaawa cabdi xasan (Dhowrsan) mcnto i love u so much marwalbo waxan jeclhy inaan kula hadlo lkn iima suurta galin balse waa rajeyna umu caaliya fanka sharaf baa lagu joogaa mooyee layskama ordo ii nolow my queeen dagan❤❤🙏🏻🙏🏻

    • @maashmaash6438
      @maashmaash6438 4 года назад

      Horey u soco xaawa daggan
      Team safiyo boss

  • @muktarnadifyousuf3807
    @muktarnadifyousuf3807 4 года назад +11

    Dhul Ninkiisii Baa Iska Leh
    Somalia Somali Baa Leh
    🇸🇴💯🇸🇴💯🇸🇴💯🇸🇴💯
    Allah Weyn Ninkii Aminaa
    Awoodleh💯🇸🇴💯🇸🇴💯🇸🇴💯🇸🇴

  • @drsafiyobossofficialchanne6137
    @drsafiyobossofficialchanne6137 4 года назад +13

    Inaa la shahiido adoon siga
    Qoomiyadeyda atkeeyo
    Xornimada ileys u ahaado
    Igu waajib waaye
    Anaa leh
    Adaa leeh
    Ahsan qod qaali dumarey
    Xaawo daggan

  • @kamilkesey6031
    @kamilkesey6031 4 года назад +13

    Xawo Degan fanaanad QARAN. Inosoo badi gubaabada walashey. Horey usaco

  • @yahyemohamedguled5189
    @yahyemohamedguled5189 4 года назад +6

    Ummad weliba aayaheda inay garato iyada leh 🙏🙏🙏🙏🙏. An emotional song with golden voice. You make me on tears 😭. Masha Allah. Thanks 🙏 Xawa for your inspiration.

  • @naajicade8646
    @naajicade8646 4 года назад +9

    Allow dib isugu sooceli soomali weyn waan qiiroodey runtii from hargeysa

    • @bella-xb1ug
      @bella-xb1ug 4 года назад +1

      Aamiin yaa rabi💔😭

  • @cusmaanwardheerecw5648
    @cusmaanwardheerecw5648 3 года назад

    Msha allah wlh xaada ayaa idhaqaaqday walee fanaan laba ma ahan xawa dagan Hooyo wadaniyad dhab ah allow dalkeena iyo dadkeena nabad waarta nasii ilove my mother land 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @aminafarid111
    @aminafarid111 4 года назад +4

    Maanshaa Allah...waa heesihiii hore ee wadaniga ahaaa... koodii bay ku macaaneyd ... gabadha iyo wiilkuba aad bay ugu cod macaan yihiin

  • @fowsioabdiahmed8709
    @fowsioabdiahmed8709 4 года назад +2

    Wwwwww.m.a xaawo degan abyo fanaanad cod .qurux stel degagan isku darsatey wana wadaniyad guuleyso quruxey garoowe kaso salma1👍🇸🇴🇸🇴

  • @nalkadesmartquen6188
    @nalkadesmartquen6188 3 года назад +2

    Lkn heesuhu maahne fclaa liska rbaa kudaathaal gcloyyy

  • @themagicalcloudofgalaxy8806
    @themagicalcloudofgalaxy8806 4 года назад +6

    Xaawa deggan fanaanad cod qurux sharaf ixtiraam isku darsatay Allaha noo kaa daayo fanaanad qaran

  • @yusufabdullahi1566
    @yusufabdullahi1566 4 года назад +5

    Xaawo dagan hanti qaran aa heesano waaye wlh inaa ilaashano waajib ee nagu tagay ❤💯

  • @hayatabdi9205
    @hayatabdi9205 4 года назад +3

    Codka 💯✔️
    Erayada 💯✔️
    Action ka 💯✔️
    Qurux dana
    Dagan beey utahay
    Oo magaceeda iyo muuqeda is leh
    Manshallh tabarakallah ❤️💐

  • @hamzamohammed1160
    @hamzamohammed1160 4 года назад

    Waaw waa hees aad iyo aad igu weeyn waxaan soo xasuusta waagi ardeyga aan jirey illaahaw nawada nosoo celi xasuus iskuul baarbo 1984 degmada madiina thanks wllashey xaawo degan

  • @HaajaraIbrahim5417
    @HaajaraIbrahim5417 7 месяцев назад

    Kooxda Horseed Hawa Degen Saluto!🙏🏾🎉 lakiin waa inaad xustaan ABWAAKA HEESATA CURIYAY ABWAAN MAHAMOUD TUKAALE OSMA OO KA MID AHAA HABALADA WAABARI.
    Allaaya raxma raaximiin. Ahaan hobadalii waabari.🥺

  • @abdirahmanmacaani452
    @abdirahmanmacaani452 4 года назад +1

    Masha allah wlsheen Xaawo Dagan wakula Socona waanu ognahay waxweliba Sidada Qaranka ujeceshahay allaha kujeclaado cadawgana kaa dhawro cimri dherar iyo Caafimaad kuu rajeneynaya Sharaf ku noolow Geesiyad

  • @salaadoomar285
    @salaadoomar285 4 года назад

    Alla heestaan ayadoo cajaladihii hore ku duuban tahay ayey iitaala walalkey iga weyn aya laha.Heeso badan oo kacaankii xata wan heysta masha alah xusuus ma tuuri doono xaadaa i kacdo markan dhageysto dal wa dalkaaga.

  • @abdimalikmohammed633
    @abdimalikmohammed633 4 года назад +5

    Fanaanad aan tageero xaawo degan hore u soco

  • @faisomire3313
    @faisomire3313 3 года назад

    Wadani dhaba baa tahay Rabi haku xifidiyo ili jini iyo ili inisi kuma argto Queen 👑👑👑 Cimiri dheera iyo Cafimad Ayan Alle kaga baryay walsheya Qaliga

  • @cabdicasiismaxamuudmacalin869
    @cabdicasiismaxamuudmacalin869 4 года назад +4

    Fanaaninta waa noo kala duwan yihiin xaawo degan waa fanaanad qaran cod ilaahey siiyay guuleyso boqorada codka

  • @boqorbrahimibcc5109
    @boqorbrahimibcc5109 4 года назад +3

    Wadaninimada iska keen maaha waa u dhalasho boqortooyo qalbi wngsn codkaaga tolmoon allaha kuu daayo🙏🙏🙏

  • @Vivian__346
    @Vivian__346 4 года назад +2

    Magool yareey MaashaAllaah fanaanadaan codkeeda MaashaAllaah Allaha noo kaa daayo abaayo Xaawa daggan

  • @kalaashdhaarte6441
    @kalaashdhaarte6441 4 года назад +4

    Fanaanada keliya ee aan taagero buuxo u ahay 🙏🏼

  • @zainabmilaano2011
    @zainabmilaano2011 4 года назад +1

    Waxaan oo kale ayaa i dhaqaajiya Axya iyo way Abaayo Xaawo Millions Love ayad mudan tahay Fanaanad Qaran❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @dagancadey6624
    @dagancadey6624 4 года назад +2

    Masha allah Wllhi gawadhaan wn iska jeclahy waa gabar wadani ah🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪

  • @abdirahmaanelmi9248
    @abdirahmaanelmi9248 4 года назад +3

    M.a xaawo deggan fanaanad qaran allah kudhowro

  • @akramomar5734
    @akramomar5734 4 года назад +7

    Cadowgaaga Malibin sheegto Dagan Dajiyaa wlhi Qalbigaan Kaa Jeclahay Allow Cafimaad Neesku Keen sin

  • @maryammohamedtawakal
    @maryammohamedtawakal 4 года назад

    Xurnimadda ileys u ahaaddo
    Igu waajib weeyoo anaa leh adaa leh!😭
    Masha'allah cod cajiib ah Xaawa dagan.😍

  • @musaypahirstt7719
    @musaypahirstt7719 4 года назад +1

    Wa hooyo wadanniya xwo dagan. Waxy xidhantahay maradaan aduunku u jeclahay inaan xidho waxaan rajacayn intaan xidho. Aan dalkayga wax ku taro. Inzha allh fananad wadanimsdu ku wayntahay. Waxn laa zoo zalmi. Gopolkii xornimada. Soool. Laz anood😙✋💋💘

  • @ibraiidow9558
    @ibraiidow9558 4 года назад +1

    masha alaah marwo xaawa degan astaanta qaranka Ee nool guuleyso marwolba walal qaali ah

  • @cumaryaresoomaaliyacumarya4941
    @cumaryaresoomaaliyacumarya4941 4 года назад

    Maash allah xaawa degan wadani dhab ah waligaa nolow🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴guuuuuuul soomaaliya hanoolaato insh allah

  • @xasankaafichanel5587
    @xasankaafichanel5587 4 года назад

    Masha Allah xaawo degan wan kugu amaanaya sida noogu bogaadissy u adeegid wadankeena qaranka calanka buluga waajib muqdss Naga saaran waxan rejaynaa inan guto

  • @fatimaadam5760
    @fatimaadam5760 4 года назад +1

    Masha Allah tabarakallah waa jeclahay fanaanadan xaawo dagen ilaahay ha xifdiyo

  • @abdimahadabdulle464
    @abdimahadabdulle464 4 года назад +1

    Masha allah. Xaawo degan waxaad tahay fanaanad ku dayasho mudan

  • @boqorbrahimibcc5109
    @boqorbrahimibcc5109 4 года назад +2

    Msha allah boqoradii ila dhalatay wadaniyad dhaba allaha ii kaa daayo

  • @OskaMedia
    @OskaMedia 4 года назад +2

    Proud to our beautiful flag.
    Keep going Xawa Dagan.
    Xaqiiq waan kugu faanaa walaalo.

  • @sadambashi4660
    @sadambashi4660 4 года назад

    Masha ala ha fanand qaran xaawo dagan allaha ku barakeyo wll 👌👌 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪🇸🇴🇸🇴

  • @yaasirsaid6766
    @yaasirsaid6766 4 года назад +1

    Wadanimada la iska ma dhigee waa loo dhashal runtii waa wadaniyada dhaba ah wallshey qali ah horay u soco waxa tahy wadaniyada dhaba ah queenta hobolada qaranka somaliyeed xaawo daggan

  • @xalimoaadan5142
    @xalimoaadan5142 4 года назад +1

    Masha Allah Xaawo dagaan waad kaxsatey huuno wadanimo kugu ogahy qaali

  • @anfacdadkaagaofficial6479
    @anfacdadkaagaofficial6479 Год назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ we love wlahay Xawo Wll mcn allah ku dhowro from buuhoodle

  • @c-seey6676
    @c-seey6676 4 года назад

    Somalia 🇸🇴 or qabiil
    Choose one
    Thanks 🙏
    Somalia 🇸🇴 guul

  • @AhmedDauud-cl4mr
    @AhmedDauud-cl4mr 9 месяцев назад

    Xaawa deggan I love you Allah ayaan ku dhaartay,walaalshay macaan.

  • @abshiraden8309
    @abshiraden8309 4 года назад +11

    Makes me cry really
    How she is acting made me emotional
    Inaan nafteyda u hibeeyo
    Nolosheyda geeri ku ibiyo
    Oo an darti iil ugu hoydo

  • @xasanheybe2335
    @xasanheybe2335 4 года назад +3

    Msha allh fanaanad qaran xawo dagan nolow baayo🙏

  • @ayaanqurux6595
    @ayaanqurux6595 4 года назад +1

    Mashallh wadinyad dhaba dalkeda jecel cod mcnida wllshey ilhy haku xifdiyo keep going bnkuleyahy❤💉💋💋

  • @juujuuyare8608
    @juujuuyare8608 4 года назад +2

    xaawo waad gaaari doontaa hamigaaga insha alah wllshy

  • @abukarabdihassan2503
    @abukarabdihassan2503 4 года назад +1

    Abyo xaawo Dagan fananad qaran that illah hakuxfdyo

  • @nagaaxmmq
    @nagaaxmmq 3 года назад

    xaawo dharka waad ku qurux badan tahay masha allah abayo afkaaga caano iyo malab lagu qabay

  • @عثمانمحمد-ت5ي
    @عثمانمحمد-ت5ي 2 года назад

    Marwo xaawa guul
    Abwaan cabdi bashiir indha nuur udocey allh yarxamo

  • @libanmohamed2009
    @libanmohamed2009 4 года назад +1

    Mansha Allah xaawo degan waan ku tageera Minneapolis ka soo salaamaya

  • @hodanbashir7886
    @hodanbashir7886 4 года назад +2

    MashAllah kuga fana xawo daganeey.❤

  • @cabdihasancaaqilwiilah5436
    @cabdihasancaaqilwiilah5436 4 года назад +2

    mnsha allaah geesiyad qaran may allaah protect you and one love to all my soomali people

  • @zamarasaid933
    @zamarasaid933 4 года назад

    Wallaha waan qiiroda allow somali mida 😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤xaawo qaran abaayo horay usoco

  • @sacdiyaosman6455
    @sacdiyaosman6455 4 года назад +2

    Mansh Allah hawa wadani horay usoco ayaan kuleyahy

  • @abdiasishaybe3237
    @abdiasishaybe3237 3 года назад

    Waa erayadii Abwaan Maxamud Tukaale Cismaan Aun laxankii Saalax Qaasin

  • @macitnor4130
    @macitnor4130 4 года назад +5

    HEESTAAN MACAAN DHAGEYSIGEEDI KAMA DAALO. WALAASHEYDI XAAWA DAGANEY ALLAH KU DHOWRO..❤❤

  • @qaaliquruxsan8364
    @qaaliquruxsan8364 3 года назад

    Wadaniyad ba tahay abaayo qaali xawo daganey 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✔️👏

  • @Hobonnuura
    @Hobonnuura 4 года назад +3

    Abaayo xaawo dagan keep Going somali language national

  • @yaxyec4972
    @yaxyec4972 4 года назад

    Maxamed xasan tukaale maaha wll waa maxamuud tulaale cismaan

  • @sadkaboyofficial1632
    @sadkaboyofficial1632 4 года назад +1

    Walashen waad kabaxsatay
    Waa kaa muqata kartida iyo hufnaanta

  • @nafisocabdixasan6743
    @nafisocabdixasan6743 4 года назад +5

    Mcntadeyda Dhowrsanteena🇸🇴💝❤️

  • @sagalc-karim7783
    @sagalc-karim7783 4 года назад +1

    Hobolad qaran xaawo abdi xasan "xaawo Deggan " hore usoco fanka qaranka ugu hiili

  • @karkaarbarenuur2314
    @karkaarbarenuur2314 4 года назад +1

    Xaawo degan qof wadaniyad ah guuuuleyso 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @Oudfarah
    @Oudfarah 4 года назад +2

    Axsan cad xawo jiirow xawo daggan keep going hbo💝👏👏

  • @abdulahiomar9794
    @abdulahiomar9794 4 года назад +1

    Masha allah wadaniyad dhab ah guuleeso gabar sharaf leh

  • @hasancabdi1627
    @hasancabdi1627 4 года назад +1

    Erayadii abwaankii weynaa maxamuud tukaale allah yaraxma💞

  • @lilabdaaz2965
    @lilabdaaz2965 4 года назад +8

    Xaawo Degan nolow waayo Badan hooyo wadaniyad baathy

  • @xamdiwarfa6216
    @xamdiwarfa6216 3 года назад

    Xaawo daggan xiddigta fanka soomaaliyeed

  • @cabdimaxamad6292
    @cabdimaxamad6292 4 года назад

    Xaawo dagan maante barte barmaajika qaraaxo wallhe waa qof dulqaad badan in badan noolo

  • @minroozaofficial1760
    @minroozaofficial1760 4 года назад +1

    Xawo dagan waa fananad kaliya ee aniga si qaas ah an u tageero wadani dhab gar iyo gardaro waaku wataa

  • @xaliyamohamed5223
    @xaliyamohamed5223 2 года назад

    Simali ilhaay qalbigodhaa ha isusoocaaliyo wadankani waa baylah guul somaliyah

  • @umusalamahbintuxasan5479
    @umusalamahbintuxasan5479 4 года назад +3

    Masha Allah hees majecli inaa xifdiyo lkn heestaan waajeclhy waana xifdiyey

  • @yaasmiinchannel4908
    @yaasmiinchannel4908 4 года назад +1

    Masha alh xabibt alh ku xafido dhulkad u dhimo wa Sharf ❤️😍👌💕🌹

  • @guletgulet3389
    @guletgulet3389 Год назад +1

    I love her

  • @cagalaabmedia92
    @cagalaabmedia92 4 года назад +2

    Masha Allaah Waa Guubaabo Gobanimo Leh

  • @kamalaxmed9309
    @kamalaxmed9309 4 года назад +1

    Big respect Wllkey muqtar iyo xaawo dagan

  • @kidsfunfun6862
    @kidsfunfun6862 4 года назад +1

    Gabar qaran gaari dumar,gantaal cadaw lagu ganay gumaysi diid ,garab calan,guul soomaaliyeed xaawo dagan

  • @abdulwahab_22
    @abdulwahab_22 4 года назад +3

    Xaawo Dagan Sxb Qaran iyo Walal Qaali ah
    Horumar wacan Ku rejeeynaaa

    • @mohamedofficial7144
      @mohamedofficial7144 4 года назад

      Masha Allah xaawa dagan
      Wadani hadaa maqasho watanaa guul ayaan kuurajaynayaa

  • @almoakram6090
    @almoakram6090 4 года назад +1

    xaawo sharaf waa ku jeclahay waxaa tahay soomaali dhab ah jir oo joog xabiibti

  • @saynabsheikh8797
    @saynabsheikh8797 4 года назад +1

    Masha allh hestan abwaankii lahaa cadi mahayn

  • @suxufimainews5253
    @suxufimainews5253 4 года назад +5

    Guleeyso Ina adeer 🤛🇸🇴💪

  • @hannifomar6894
    @hannifomar6894 4 года назад +2

    Wlhi Fanan ayan 💯 tageero, Guul wacan abayo

  • @engineerluqman480
    @engineerluqman480 4 года назад +1

    Dhageysigeeda kama dalo waa habeen sabti ah tarikhduna kubegan thy 17.7.2020 allow namideee

  • @mustafkhalid5203
    @mustafkhalid5203 4 года назад +3

    Mansha allah muqtat social iyo xaawa dagan

  • @yahyeabdi2387
    @yahyeabdi2387 4 года назад

    wadani dhab fanaan qaran xaawo dagan hore u soco

  • @saynabmohamed8983
    @saynabmohamed8983 4 года назад

    Manshlhaa xawo ilahaay hakudaayo abyo love you

  • @maxamuudcade2084
    @maxamuudcade2084 4 года назад +2

    Mashallah abaayo macanto ♥️♥️♥️♥️🇸🇴🇸🇴🇸🇴 guuuuuuuuul

  • @mohadeydakane4624
    @mohadeydakane4624 3 года назад

    Xawo Dagan fananad kawanagsan man arag

  • @niciimaaadan1841
    @niciimaaadan1841 4 года назад

    Mashllh xawa degan hees an ubhneyn yad soo qaday❤

  • @fartundiiriye9953
    @fartundiiriye9953 4 года назад +3

    Masha allah xaawo qaran waye ❤️