Taariikhda qorshaha Itoobiya ee Saylac, shuruucda caalamiga ah iyo hadalkii Abiy Axmed

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 27 авг 2024
  • #SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
    Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
    Find us on Facebook: / saabtv
    Follow us on Twitter : / tvsaab
    Follow us on Tiktok: / saabtv
    Check our website : www.saabtv.com

Комментарии • 21

  • @Eng_moy
    @Eng_moy 10 месяцев назад

    ❤mansha allaah ❤waa hadal aad iyo aad qiimo u leh❤

  • @faaraxxasan9610
    @faaraxxasan9610 10 месяцев назад

    Aqoon yahan guuleed axmed dafac long life forever indr

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht 10 месяцев назад

    Maansha allah garyaqaan guuleed sifiican ayaad usharaxday

  • @hindagaabo3967
    @hindagaabo3967 10 месяцев назад

    soomaaliland guul mr kasta❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-vr3xn4ur3b
    @user-vr3xn4ur3b 10 месяцев назад +1

    Waxaan aad ugu faraxsanahey garyaqaan guuleed siduu u dhigey hadalga wuxuu noo noqon karaa hormuudga SYL CUSUB

  • @cadomedia
    @cadomedia 10 месяцев назад +1

    Mashaa Allah garyaqaan alle aqoonta hakuu barakeyo lkn ha dhexgalin dhiiqada siyaasada ee qabiilaysan waxaad thy ubaxii uu qaranku ku faanayey anigu shakhsiyan qabiil kuguman tageerin ee waxa dareenkayga bedeley sidaad tariikhda uga hadlaysay mar labadaad ka fogow dhiiqada siyaasada ee ay ka buuxdo munaafaqdu dalku idinka ayuu idin leeyhy ee difaaca

  • @cabdiqolee8192
    @cabdiqolee8192 10 месяцев назад

    Shuruudcaalami ahi majirto tayhasato ayaankasoocellinaynaa illaa awsh

  • @ahmedomaraadan1545
    @ahmedomaraadan1545 10 месяцев назад +1

    Xaqiiqada si fiican buu garyaqaan guuleed u sharaxay laakiin umad sidii been loogu waday 32 sanadood ayay dhago iyo indhaba beeleen

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 10 месяцев назад

    Guuleed dhafac waa in lasiiyo Nobel peace prize

  • @user-vr3xn4ur3b
    @user-vr3xn4ur3b 10 месяцев назад

    Aniga waxaan u soo jeedinayaa soomaalida maanta waxaa na midden kara maanta saylac

  • @abdirashiidmohamed2004
    @abdirashiidmohamed2004 10 месяцев назад

    Aqoonta Mackay qofka hagayso waan sidan oo kale garyaqaan guuleed dafac si wacan baad u lafagurtay

  • @kiinhusen
    @kiinhusen 10 месяцев назад

    QABIIL QARAN MA NOQODO SOOMALINIMO HA INA DEEQDO HADII Kale Cid walba way ku soo hunguriyayn

  • @kiinhusen
    @kiinhusen 10 месяцев назад

    Please Ethiopian ka iyagoo is neceb oo is dilaaya ayay wadaniyiin yihiin oo danta guud u wada taagan yihiin. Ismana kala gurayso way is ogalan yihiin marka Qabyaalada iyo kala gurka iska daaya

  • @user-vr3xn4ur3b
    @user-vr3xn4ur3b 10 месяцев назад

    Abdiqaadir waxaa tahey nacas ee aamus doorgaagii lama joogee

  • @museadan9335
    @museadan9335 10 месяцев назад

    War meesha way lays xogayaaye ciidaan mahaysaan Soomaalaay hadi kale iska amuusa doodi wax tarimayso sxbayaal

  • @alihalef3080
    @alihalef3080 10 месяцев назад

    Garyaqaan Guuleed si wanaagsan ayaad u sharaxday. Dhibaatada nahaysa waxaa kamid ah in aanu kala qaybsanahay oo aan daciifnahay awood ahaan. Markaan waa in somalia isku tashato

  • @Abdulkadir-ml3kt
    @Abdulkadir-ml3kt 10 месяцев назад

    Rer hargeysow badiina berbera uunb abey ka ilaashada kuwada kale waxba idinkama galine

    • @aliadam4810
      @aliadam4810 10 месяцев назад

      Bacaac inama kala jecla saylac waa nafteena