FEYSAL TAYO FT AAMINA CIISE HEESTA AMMAAN XASUUSTII KHADRA DAHIR IYO SALAX QASIN

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 3 дек 2024
  • Copy Right Protected By Digaale Yare Music 2023
    HEESTA:AMMAAN XASUUSTII KHADRA DAAHIR IYO SAALAX QAASIN
    CODADKII:FEYSAL TAYO FT AAMINA CIISE
    SEXSPHONE BY:USTAAD ABDALA
    SEXSPHONE BY:USTAAD CABDALA
    MUSIC BY: DIGAALE YARE
    VOCAL RECORDING BY: DIGAALE YARE STUDIO
    CAMERA BY: AXMED YARE
    CAMERA BY: AYAANLE CABDI
    EDITED BY: AXMED YARE
    SOOSAARIDII: DIGAALE YARE MUSIC
    DON'T RE-UPLOAD ANOTHER RUclips
    DON'T RE-UPLOAD ANOTHER RUclips

Комментарии • 40

  • @OmarGodaad
    @OmarGodaad 21 день назад +1

    Faysal tayo walee waa fanaan fanan dhaafay keep going bro

  • @TruthTellerMan
    @TruthTellerMan 2 года назад +3

    Sxb digaale wooow Aamina ciise way cod fiicantahay

  • @mohamedhirsi9775
    @mohamedhirsi9775 2 года назад +4

    Maasha Allah Labada Fanaan Waxay Uheesayaan Si Xishmad Iyo Dhaqan Haboon FG inanta Fanaanadu Labis Asturan Ayay Ku Gaashaamaantay
    Waa Wax Mudan Hablaha Heesayaa Inaanay Katagin Diinta Iyo Hidaha

  • @milgosare3448
    @milgosare3448 2 года назад +8

    Gabdhaha❤
    Somaaliyeed
    Wlh way astaahilaan
    Amaan mug iyo Miisaan leh
    in la.amaano💯✔👍

  • @fadxiyacumarxirsi7534
    @fadxiyacumarxirsi7534 2 года назад +2

    Waw marhadad kobiyaynayso hees Qofleyahay wa inaad sidano kale uqadaa wayo midhaha heeska wa inan halkii aylahayen laga tagin wad mahad santihin aamina ciise iyo faysal tayo

  • @bahjajaamac2937
    @bahjajaamac2937 6 дней назад

    Naasir axmed 🎉

  • @MohamedQudhac-ll8to
    @MohamedQudhac-ll8to Год назад +1

    Maasha allahu halkedi ayaad dhigteeen

  • @mceeri7238
    @mceeri7238 2 года назад +2

    Maxamuud Cabdilaahi Ciise ( Singub)
    Somali Hal Abuur Iyo Abwaano Waa Soo Mareen Allaah ha U Naxariisto Isaga Iyo Khadra Dhool Oo Heestan Hore U Qaaday

    • @nimoqaasin5083
      @nimoqaasin5083 Год назад

      Saaxiib saalax qaasim naaji baa iska leh heesta

    • @mceeri7238
      @mceeri7238 Год назад +1

      @@nimoqaasin5083 kkkk Midhaha Ka Wada
      Erayada

  • @zainabahmed4198
    @zainabahmed4198 2 года назад +2

    Wooof Faysal Tayo my favourite singer

    • @mhnune7746
      @mhnune7746 6 месяцев назад

      Maxaa ugu cayaaraysaa miskiinka

  • @TruthTellerMan
    @TruthTellerMan 2 года назад +2

    Masha Allah

  • @abdiazizali5681
    @abdiazizali5681 Год назад +1

    2021 2022 sanado aan marnaba ilaawi doonin 😭😭😭😭😭😭 ilahaw sanadkan bedel khyr qaba qalbigeyga iiga reeb qof binu aadam ah oo aan waxba ii ogeyn

    • @faadumoabdilaahi-lo2sb
      @faadumoabdilaahi-lo2sb Месяц назад

      Sorry wll dadako dhan aya iska nocsa mark hore wa qof wangasan balse wakhti yar kadib wa qof ada u xun marka samir wll ilahayna talo saro

  • @halimoa4348
    @halimoa4348 2 года назад +1

    Ilahey aa uu naxaristo

  • @OmarEgal
    @OmarEgal 7 месяцев назад

    Amino waaba khadro daahir yar masha Allah cod macaanida ❤

  • @khadrafarah9023
    @khadrafarah9023 2 года назад

    Yaa salam ❤️ aamina ciise cod mansha allah

  • @qaraamchannel
    @qaraamchannel 7 месяцев назад

    Qaafiyaddii heestu ku socotayba (Xarafka “K”) wuu ka baxay heesta bilawgeeda, hal mar maaha e labo jeer weliba;
    👉🏽Kolka hore gob baa tahay✅,
    (Marka hore gob baa tahay❌ )
    👉🏽Kuf la guursadaa tahay✅
    (Gob la guursadaa tahay❌)
    *Kuf macneheedu waa Geyaankaaga ama qof aad isu qalantaan.

  • @isteeloali1589
    @isteeloali1589 Год назад

    Waah waah

  • @kaareburburiye
    @kaareburburiye 2 года назад +1

    yslaam hees iyo badh

  • @sshigsshigow
    @sshigsshigow Год назад +2

    HEESTAAN XUSUUS BEEY IGALISAY /// SAUDI ARABIA 1983 WAXEEY AHEEYD MAALMO AAN ILOOBEYN WALIGEEY

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 4 месяца назад

      Anigana Djibouti bay xusuus iigu leedahay, 1986kii mar aan safar ku aha, baa Djiboutaawi iyo Khadra ka dhigeen

  • @ahmadcumar5941
    @ahmadcumar5941 2 года назад

    Kulankeenu waa khayr

  • @c.risaaqsiciid6878
    @c.risaaqsiciid6878 2 года назад +1

    Eshcala calaa hees
    XASUUSTI salax Qasim Naaji vs Khadro Daahir Cige
    Mirihii Abwaan Singub

  • @abdiazisabdilahi8174
    @abdiazisabdilahi8174 2 года назад +1

    Lakin barnaaamijka soodhamaystir zxb thanks

  • @sabahali1605
    @sabahali1605 2 года назад

    Woooow

  • @zahrayonis8744
    @zahrayonis8744 2 года назад

    Good

  • @akahaji
    @akahaji Год назад

    Kolka hore gob baad tahay
    Kuf la guursadaad tahay
    Waa sixid oo sidaa ayay sax ku tahay

  • @abwaangaas8451
    @abwaangaas8451 2 года назад +1

    Amaan aan la koobay koow ma kaaga qaada kun ma kuugu geeya
    Nacala shaydaan ku yaal heesahi la yaqaanay waa kuwaan

    • @sultanate8534
      @sultanate8534 9 месяцев назад

      (Xalaal diin ku korayo karaamaysan baa tahay) waah-waah

  • @garadagmediaproductiongara4636

    🥰

  • @abdisaid1
    @abdisaid1 2 года назад

    Amaan Aan la Koobayn Kow makaga qadaa Kun Makugu Gayaa Marka hore marka hore Gob badtahay Gob laguursadad Tahay Nasab Kaamilad tahay.
    caadi Mahan Alle SWT Haw Naxaristo Abwanki Heesta Qoray iyo Maamo Khadro Daahirba Amiin Amiin Amiin

  • @cabdifataxadan4526
    @cabdifataxadan4526 2 года назад +3

    Waalidkuu korkoodii💗
    Kariim uu kugaliyaa💗
    Kaadsiimo kugu dhalay💗
    Xeradadaad ku kobocdaa💗
    Ahayd midaan kulayl arag💗
    Ereyada=singub
    Codka=khadra iyo saalax
    Sifiican ayay usoo qaadeena labadan fanaan

  • @amiir_955
    @amiir_955 Год назад

    Cadrad kaalin qaado
    la koolkoolsho moye
    kala dhimanba ha u dhixin

  • @sultanate8534
    @sultanate8534 9 месяцев назад

    (MARKA) hore maaha ee waa (KOLKA) hore….Teeda kale(GOB) maaha ee waa (KUF) la guursadaa tahay,intaasaan isku deyay.

  • @maxamedbiikibrahin295
    @maxamedbiikibrahin295 2 года назад

    T

  • @mohamedqaray847
    @mohamedqaray847 7 месяцев назад

    king (Wcb)2 viking ppe24/25 elite(eagle-eyed) vstv.