Sharaftii Poliskeenna Ayuu dhowray, Mahadsanid balse xaqiisa ha helo oo ah in uu ciqaab muteysto Xildhibaankii Ku xadgudbay, darajo la dallacsiiyo Kuma fila Ee in Oow dareemo igaarkii la soo tashkiiliyey waa muhiim!
Walhaa wan ka caaronyaa hada naahaya shacabaka somaliya waxan ka codasana xiiladhana fiiribai masha lagu aaraka afka la gaaracao wa dooqan sharaca aqonana
Waxan Barlaman ma aha wuxu noqday makhayad Hassan Ku tagri falo sidu rabo iyo wuxu rabo marsado Kuwa askariga u doodayana waxay dhibsana yan in laga hor yimaado beenta iyo sharciga darada ay Hassan shilimada uga qateen u ansixin nayan
DADKA LEH WEY ADAG TAHAY SOO QABASHADIISA MA KUWO AAN CAALAMKA SHURUUCDIISA LA SOCONBAA JUBALAN UMA BURBUREYSO AXMED WAXAA MEELKASTOO UU ISTAAGO KA SOO QANAYA INTER POLICEKA CAALAMKA AMA CIIDAMADA SOOMAALIYEED EE DALKA IYO DADKA KANAXAYA AYAA KISMAAYO KA SOO QABANKARA IYADOON WAX DHIBIHI DHICIN
Axmed dhuxul hala soo xiro
Dowlada Dan-qaran iyo dal-xoreeye dadaalkoodii mira-dhal noqoy guul soomaali ❤❤🙏🇸🇴
Sharaftii Poliskeenna Ayuu dhowray, Mahadsanid balse xaqiisa ha helo oo ah in uu ciqaab muteysto Xildhibaankii Ku xadgudbay, darajo la dallacsiiyo Kuma fila Ee in Oow dareemo igaarkii la soo tashkiiliyey waa muhiim!
Walhaa wan ka caaronyaa hada naahaya shacabaka somaliya waxan ka codasana xiiladhana fiiribai masha lagu aaraka afka la gaaracao wa dooqan sharaca aqonana
Soomaaliya Guul iyo Gobanimo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️
🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴👍❤️👍❤️👍❤️❤️🇸🇴👍❤️🇸🇴❤️👍❤️🇸🇴❤️👍❤️🇸🇴dDowlada XDS allow la jir Maansha allah
Reysulwasare xamza waa awooda dalka Somalia 🇸🇴 axmed madoowe waa nin sharciga jibiyay waana saxantahay dowlad Somalia anigaa saxan markasta waa ceeb
Howl fcn ayey qabatey dowlada somalia uu mdx hassan shiikh hogaamiyo guuleyso mudane
BURBUR HADUU JUBALAN UHAYO MOORYAAN MADOOBE HASOO DAAYO
Waa halyey askarigaas waxaan soo jeedinlaahaa in ladalacsiiyo
Yahuuuuuuuu libax yeye axmad
Geeesi muryan lacag lasiyay
Juballan waxa mayelikarto
😂😂😂😂😂
Xildhibanka in la dilo Aya ila xumed inkasto cidanka Dil hureen walbo hanafeeraan
Allaha cafiyo askartas 😢
Dowlada hol fcn hesha allaha la garab gallo somaliyey ubkaca askartas si ay cadalad uhellan
Xuseen,cabdulahi,beenaale
Waxuushegayo,waabee,waa,
Waanaxli,waanijaasnimo,
Bariiska,ayaameexun,kaagalay
Ee,melkale,wax,uraadso
Allaha kala qaboojiyo
Axmed-maahan-sana-sey-ushaqeeyaan-nimaadka-dowlada
....DEMBIIKE.. YAA DHUXUL KA DHOOFSHEY KISMAAYO, OO GEEDIHII XAALUFIYEY, ISAGA IYO AS.
Dowlad nimo hadeyjirto xildhiban Kas Sharciga hala hurkeno
Madoobe si deg deg dowladu haku soo qabato
MAAD MIISAANTAAN HADALKIINA JAHLIGANA ISKA ILAALISAAN , GUDDOOMIYE GOBOLEED MIYAA AMAR SOO SAARIKARA BEENBADNAA MADAXWEYNE JFS MIYUU NOQDAY AXMAD MADOOWE ,JAAHILNIMO WALIGAA ISKA ILAALI ,DADKA AYAA IDINKU SHEEKEYSANAYAA,B A R O
QOFAAN MADAXWEYNE AHAYN WARRANT MASOO SAARI KARO ,AMAR MABIXIN KARO. BARO MADAXWEYNE SOOMAALIYA IYO GUDDOOMIYE GOBOLEED ISKU MIISAAN YAA AMARKIISU FULAYAA
Laba ciyal suuq baa dalka gacanta ugalay 😂😂
Maxkamadda wa tee hadii eey tahay tiii sayid Cali xukumi weyday yeey xukumi😂😂😂
Waxan Barlaman ma aha wuxu noqday makhayad Hassan Ku tagri falo sidu rabo iyo wuxu rabo marsado
Kuwa askariga u doodayana waxay dhibsana yan in laga hor yimaado beenta iyo sharciga darada ay Hassan shilimada uga qateen u ansixin nayan
Dowlad aduunku aqonsayay iyo tuug alshabaab sidee la isku garab dhiga kara. Ciyaalkan wax ba aan international relationship.
Hadda moow heshiis rabaaa? Soos eedeysane maaha😂 intii uu Madaxweynaha ahaa aa laga rabay!
Gobalka badir kismaayo warqad.kama soosaarikarto kismaayo ma karaanbaa😅😅
Wixii dhacay noo soo gudbi. Fikradaha dadka iyagay gooni u yihiin.
RW Hamze wuxuu ogyahay JL waxa ka jira oo aan dad badan ogayn, oo ay dadkuna ay u afduuban yihiin hal shakhsi homar la'aana ay ka jirto JL
Axmed midoowe gacan ayuuku jiraa halaga qabto xadiigacatii nakabo lamaqabanayo😂
😂 " waan cambaareyneynaa falka foosha xun." Ma alkooliste iyo daroogiste dambile ah ayaa cambaareyn wax ka qaadeysaa. Kuwan wmeesha lagu edbiyo waa Yurub iyo Mareykan. Iska dhaaf iney askari feedhaan xitaa lama murmi karaan.
Wala qaban karaa ee halaso qabto
😂😂😂😂 bootadiisa ayaa badatay axmed madowe yuu ubooteeynaa ma taqaanaan raizal wasaaraha iyo madaxweeynaha asagoo gudoomiye gobol ah 😂waa yaab
War wax sax ah sheeg
Xildhibaanka sharci ma qabto miyaa somaliya wuxuu doono filaa askarta hadii ficilka gacan ka hadal sameeyan shuute la hor geeyna sharci loo siman yahay dalka maleh
Askariga Asaga Ayaa Sharci la aan u galley xaroonta baarlamaanka
WAXAY BUR BUREYSO JUBALAND MA JIRTO ISAGAANA TALO DOWLADEED IYO MID BEESHIISABA UU DIIDEY ISAGAANA SHAQEYSTEY UMADA SOOMAALIYEED
Axmad balan malaha kursi kismayo bis bu raba
Been badan war İlah ka cabso
DADKA LEH WEY ADAG TAHAY SOO QABASHADIISA MA KUWO AAN CAALAMKA SHURUUCDIISA LA SOCONBAA JUBALAN UMA BURBUREYSO AXMED WAXAA MEELKASTOO UU ISTAAGO KA SOO QANAYA INTER POLICEKA CAALAMKA AMA CIIDAMADA SOOMAALIYEED EE DALKA IYO DADKA KANAXAYA AYAA KISMAAYO KA SOO QABANKARA IYADOON WAX DHIBIHI DHICIN
Kkkkk caqli mooryaan. Waa soo qabaa waa dilaaa waa bililiqo eysahaa waa taabsanaa. Adhi somaliya sheydaan kusoo imtixaamay waaye
😂😂
Warya horgal siilka hooyada hadalkas ushg kala tag umada beenta waradka was
Axmed madoobe awood lagu soo qabto lama haayo sidaa waxaa yiri odeyku abtirsado meesha abgaal gaar ahaan jufada uu xasan maxed uu ka soo jeedo
Been weynidaa sxbow😂
Wariyaha kaliya Ee Beentiisa sifiican loo fahmo ayaa tahay,
Been badanaa Hamze dad ba ma ahan ee maxaa laga codsan
Kii la oo hor qabto arkeeynaa😂
😂😂😂😂😂😂😂😂😅😅
Wan arkena kan lasoqabto
Beelow
Haaweydu waa gun aan nasab ahayn awow ka awow waa wax xun yuu la hadlayaa oo ka liita
kan yari been ayuu ku waashay baryahaan.
Been badanidaaa 😂😂😂
Hala so xero qaainka
😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁
Xuseenoow been. Ayaa hada nagu bilaawday
Kir Beenaale tuug ah baahanahay
Hhh
❤❤❤❤❤❤
War nadhaaf qurun bakhti ah baa tehee
GUDOMIYE GOBOL MASOXIRINKARO GUDOMIYE GOBOL WAA ISKUTEYTAL .
XASAN SHEEKH IYO AXMED MADOBE WAA LABAGUDOMIYE GOBUL
BANADIR IYO KISMANYO KALA XUKUMAN .
SIDA HALOFAHMO 👍👍👍👍👍
Beenaale axmad cabasho mayaqaan
Hassan Sheikh Mahmud mesha lagu Arko hala so xiro
Muxu xamse ka codsaday kursiga igu haay miyu yiri