Masha allhu walaashey alle ha idin xafido adiga iyo awlaadada waxan ka mid ahay dad ka aadka ku mutaabaceeyo videos kaaga dalkaas na aadka u jecel sabbta aan u jeclahay na waa in aan baro caruurteyda diinta iyo luqada carabiga insha allahu waxan daris ka ahen dhanka uk oo waxan daris la ahay masjidul tawxiid leyton alle waxan ka barya in an masar daris ku noqono aaqirona jano anaga iyo musliinta dhamaan hadii uu english aan farxad ku heesto dalkii looga hadlayay ayay ku dhasheen farxad na ku ma heesto farxada na waxa aan heli doonaa markay aaqiro badbadan oo aan baro waxa ay ku badbaadi laheyn insha alalhu 40 ka sono oo noolyahay waxa uu bariiska ku raadsan lahaayeen wal wal iguma heeyso alle ayaa arsaaqadan kafaalo qaaday gaal iyo muslim cid loo diiday maleh ee alle ha na badbaadiyo xaalada lagu jiro in aan english ka fikino mahan mahadsanid walaasheey
@shaamgroup8394. Ma tagtay masar abaayo. Sudan. I laa masar. Bilaa viso malagu tagi karaa insha allah iso jawab. Hada farintayda aragto. Wad mahsantahy
Kuleel daranba ka jiro wadanka fasax ba la galiyay ba la leyahaye ma runba fardowo bis waye wa uso socde kulel xamar le Ha igu ekaato baraf fasax la isku galiya arki jire kulel fasax lo galaaya 😂😂😂

Alaahuma aamiin ilaahay owlaada hakuu barakeeyo xaafidiin daaciyiinana allaha kaaga dhigo sidad larabto oow ilaahay raali kayahay hakaaga dhigo English aan caqiida wadan waxba mataro muhiimadu waa diinteena run ahaantiina UK iyo dhulgaalo farxad mataalo muruga moogiye
Ameen Ya Rabby
Ma sha ALLAH tabarakallah. ALLAH YABAARIK❤
Aamiin yaa Rabi Allah haxafido
Mashaa Allah alxamdulilaah shukran ❤
Amin
Àad iyo aad ayaan ku jecelnahay qaasatan ani illaa iyo 20221 ayan kuqu xirnaa masar na wa jelahay mar un inaa usuguuro waa riyadayda from keenya
Masha Allah tabarakalaah jasakalaahu qeer fafahintad na sisay makeefyada karonto badan mey kenaan xiliga kulelaha
Maya waa normal
Fardausa waan ku salaamay Habo qaali❤❤
Maasha allah gabar runta kahadasho marwalba waxaa mudan tahay waxwalba oo wanaaga horay usoco walal
Masha allaah walale fecbook sogal ❤❤❤❤❤
That’s true abaayo maadi iyo diini waalahelaa sax Mansha Allah
الله يعطيك العافية ❤
امين وياك
Asc abayo guriyaha jikada mel wax lasarta maqabta
Maasha allah abayo mahad sanid ❤❤❤
Acm abaayo nooga soo waran 6 October xaafadaa iyo taa dagantay maxay kulala duwanyihiin abaayo allaha shurarfo kuna barakeeyo.thanks❤❤
Masar aduunka ugu jeclahay 🇪🇬❤️👏
Sida aan kuula socday xaafadaha Masar waan kala bartay mar dhow waan imaan insha Allah ✅😂 Sudan ayaan joogaa
Soodhawaaw
@shaamgroup8394. Ma tagtay masar abaayo. Sudan. I laa masar. Bilaa viso malagu tagi karaa insha allah iso jawab. Hada farintayda aragto. Wad mahsantahy
www.google.com/maps/place/Flavor+Bakery+%26+Pastry,+110+No.45,+New+Cairo+1,+Cairo+Governorate+11646/@30.0030036,31.4339966,15z/data=!4m6!3m5!1s0x14583cc7e0ffe8cf:0xb996d2085e1f9f75!8m2!3d30.0030036!4d31.4339966!16s%2Fg%2F11f0wn0fhp
asc abaayo Masar aan kulajoogaa waan cusbahay talfoonka esoqor waxaan kuweydinaa
Wcs haye abayo
Wll halkeen Kala so xidhidha waxaan donaya inan wax ka weydiyo masar
Suuro ku dhamaysay videogii 😅
Asc abaayo wan ku salamay waxan kacodsanayaa tlf kaga in ad ii soo qorto adoo mahadsan waxan rabaa in an imado masar thanks
Wcs haye abayo
Snapka Ayan kugu soo darsaday i aqbal walal
Abayo Snapchat hada iima shaqaynaayo marka ugu horayso oow iishaqeeyo waan kaa aqbalaa insha allah ♥️
@@fardowsoiskufillan ok hate tlf laga hela ii soo qor abayo thanks
@@fardowsoiskufillanasc abayo jazakumullah qer walashay bls tlf kaga noo soo qor
Mowduc ubaahanahy
Subax wanaagsan isku filan
waxan Raba inan soo baxo bisha 8aad Sidee visa online jaban ku helaa
Wadanka aad joogto ayay ku xiran tahay
@@fardowsoiskufillan Somalia ayan joogaa
@@ayanabdillahi420ma heshay. Visihi abaayo. Anina inaan tagan rabaye. Hadii alle idmo. Iso jwb hada farintayda aragto abayo insha allah. Shukran
Abayo meel kalla soo hadlo iii sheeg plz ii jawab😊
Haye abayo insha allah
Yaa somaliya masar isku arkay noshega masar ine somaliya cml tahay ama ka raqiisantahy
Gabar soomaaliya joogto ayan waraysanaa dhawaan insha allah
English waxba maaha hada ciyaalku tv ga ayeyba ka bartaan
Sax waayay
Kuleel daranba ka jiro wadanka fasax ba la galiyay ba la leyahaye ma runba fardowo bis waye wa uso socde kulel xamar le Ha igu ekaato baraf fasax la isku galiya arki jire kulel fasax lo galaaya 😂😂😂
Kkkkk mamaqlin in kuleel laysku fasaxay laakiin kuleel waa jiraa aniga sanadkii horay ayaa aad iila kululaa hada caadi ayuu ila yahay kuleel hawga qabsoon haduu wadan ahaan kuqanciyo qaboojiyo ayaa yaalo kuleel is arki maysaan
@@fardowsoiskufillan maxa ka aqan walshey 25ka so bixi rabtay ninka agencyga wuxu dhhay wadanka fasax ayu galay 29ka bexe kulel saida jiro saasa lo fasaxay 😂😂😂