This banger is on repeat in my car bro. Sharma Boy's flow & songwriting is from different planet. Bashir Hanuuniye's beat & production is crazy. AK is crazy with the camera 📸. Team Sharma all day bro ✊🇸🇴💯🎤
NO ONE LAXAN COD IYO EREYO KU GAARA XATAA AMERICAN RAPPER OO ADUUNKA UGU HAYSTA RAPP KA WLLAHI RAPPER 3 MINUTES SAAN WAX U DHIGI KARAA MA JIRO. LEGEND WAAYE HADUU KASOO BAXI LAHA WADAMADA HORU MARAY WAXUU NOQON LAHAA SUPER STAR ON THE WORLD 🌍👑🦁💎MASHA ALLAH WAXAANI WAA HIBO EE ISKA DOONDOON KUMA TIMAADO❤❤✌
Wiiloow haka baqiriiin vaar 2023 farta taaaga hada soo galay commentiga ha ila dhaafin commentiga liketa saaar ha is dabaalin sxb waa kuu jeeda inaa hada daawanoosid saaar liketa sxb caaadi iska dhig soo gall xita Reply sxbibo😢😢😢😢😢
🎶Nasta lyrics🎶 Wiilow waligaa hakabaqin vaar Niyada haka saarin hamiyada qaar Noloshaada Kii kaxun block saar Ula dhaqan dadka qaar sida aar Kuwa kunaceb noloshaada ka saar No face my nigga Sharma ii daar Ciyaal jam iga badan ha igeyn baar Ha iga sugin wiligaa ii gar gaar Aabe waxaan dhahey waa howraar Qeyrka kahar waa hadal habaar Kan waa tagayee soo bar baar Ama sidii dumarkii isoo habaar Kanoo kalaa ku macaan garbasaar Nin iyo naag keetahey kala saar Musikeyga kugu haayo xumad-kaar Waxaan waa kadareey dab iyo naar Jawi ban kujiraa ilaa cabaar ii soo qabta madaxa aan kasaree kabta I am libaax markeey tahey dhabta Intaan ku dilaan waliba cunaa sabta La imana weydiin karo sababta Cause Cumar cida sarta (aay) Caalam kan ugu wacnaa farta Mana baqo wan aqanaa shabta Balan weeye inan idin baraa edebta Ciyaal Xamar waxaan kala socdaa Laabta ❤️ Ima qaban kartanee dib u laabta ila arka waxaan wan ciilee Sharma soo laabte maxaa ka filee Wili wan noolahey ma isdilee Kulahaa Sharma shimee cayilee Iga daa buuqa aan kaa qayilee My speed sida Cabdi Bile 🏃♂️🛻🇸🇴 Saxiib manihin maxaa u jilee Markan kuhor imaadane waa qajilee Saxiibkeyga Musaay ciyaal jiiro maskiin lee ikasaay ❤️ Sida qof shaxaari ma ihi Qasaay I am star hadeer Anisaay 💯 Dhalin yaradaan u ahey hesaay Xubi ma rabee igadaa bi'isaay Ana labisaay cano geel ka lisaay Somali rap anaa idinka dhisaay 🇸🇴 Murti adaa igu dhaley mama Shamsaay mama mama Shamsaay 👑 Wey igu daba lumayaan (aha aha) Balse wey igu dalayaan (aniga) Intaa aneey i hadal hayaan (haye) Kuwa ila mida Soomaali kama dhalanayaan Soo ma arag aneey igu dayanayaan Naftooda maba aaminayaan (sax) Wax cusub lama imaanayaan (hee) Meel cidleey ka qeylinayaan (hee) Hadana arag wax igama qaadayaan Wali ima baran wey ibaranayaan Soomaali jug bey wax ku baranayaan 2002 bey soo marayaan 22 maxeey iga jarayaan Waa qasab ineey ii qirayaan Wiil tashadey kii dalka shidey 💯 Fans keygaa iyidhi waa dadaashey 💯 Dhalintaa igu tiri waanaga waashey Iskuma dhiibin nolosha wan dabaashey 💯 My nigga rapkan waa ka xamaashey Kuwa iga horeeyey wan ka xanaaqshey 😂 Ha ii maleeyn nooca dhaho wan daadshey Waa aniga kan kaliya kor u kaadshey Fankoo dhiman rabo yaa bad baadshey Shaley bad baadshey Sharma lee maahoo Wan kuu sheegey maalintii Waxa igu jiro waa taalentii Balse ima qiimeynin ashidanti Mar dambaa ii noqotey marti Soo ma arag inaan lahaa Karti Waligaa hayasin wiil Harti Soomaali oo dhan madaxaan sartey Wan ku dhaartey weyna ii gartey BBC ban siiyey wareeysi Waxeey idheheen fankaa u tahey Messi ⚽ Nin rag ah ogoow malaha yareeysi Agteeyta waxaa katahey taqsi Erey iguma qaato il biriqsi Awowgeygaa ah Axmed Xirsi Amaan duulan ku ab tirsadey Saa soo tahey afaaro qabiil wan ka fiirsadey yo
@@Madadaalomedia337 Iska Copyeeso lyrics wan kuu fasaxey sxb. Lakiin been haka sheegin qoraalkeyga. Waa arkaa inaa ku shaqeeysatid heesaha lyrics la saaro 😂😂😂😂
Wlhi ninkan maskax ka weyn bu wata wu ka rayay kuwa ku dhagan intasa murti ah wxu yiri abandula ku abtirsadey Sase tahy qabil wanka firsadey Landhere nimo mshi ugu sareysay bu joga hadu qabil wax tarayo ayago langab ah bey awowgis gumysan jirey bu qabil inta daba ordaya keb going
This banger is on repeat on my car sis. Sharma Boy's flow & songwriting is from different planet. Bashir Hanuuniye's beat & production is crazy. AK is crazy with the camera 📸. Team Sharma all day ✊🇸🇴💯🎤
Legend sharma Ii soo qabta madax aan ka saaro kabta Sharma weyku daydaan Wiil Qaran sharma + somali wiil tashaday dalka tashay sharma is back waad nawalosaa pro
Holac 🔥🔥🔥🐐
CUOPLES WA IDIN ZLMY FROM HERGIESA❣🙏
Lamanah qarniga
See tihiin Somali maxamed
Weewe hees hees dhaaftay
Wow🎉
Noloshada Kii Ka Xun Block Sar An other level🤴❤️🙏
ayaaniita hye waa kuhaysataa heestaan
Second ki ugu horeeyay ku jirts naagta abeera🤩
Haa walee lkni ayatina waliga block qof masartey
Ayanitaa waliga block qof masartey yah
@@shuaip_mohed haa wlhi
Sharma boy waa tegay Habaar lagu kari waa Legend always legend 💪
DIRAAC BIG MAN ZLMN KABTAN❣✋🏾
Aso ma habargidir eh 😂😂😜
Hesta wa lagugu karbashay adi xitaa sharma gormaa cayilee so xasustay 😂✊🏿🙆♂️
heesta waalagugu karbaashay xoolo😂😂
Kulahaa sharma shimee cayilee intas adee kugu socotaa cml
Fanko dhiman rabo ya bad baadshay SHARMA LE MOHO🤷♂️❤️🔥
Sharma lee mahoo
Sharma boy Lee MOHOO🗣️🗣️🔥🔥🔥🥳🥳🥳💯💯
💋💌💘💝🧡
🤣🤣🤣🤣
Rer Mag
another level dhiiga ❤️❤️❤️❤️
Yaawaye adhi block ayan kusaari 🤨💀
@@buddy.36 kkk mxa ka wada
@@buddy.36 adanba black kusaray kawaran 🤔
Qanis model
Nastahee maxasugusiin sharma ayaa idhahay ani madhihin
Waligiis Calankiisu ma damo Walal Sharma Viva Ciyaal Xamar kuwa so maraya 2000 Jaaw
Wll mcn wllhi waa adduunyo icaawi keliya igu caawi hal subcribe oo aad isaarto baa farxad ii ah iga farxi wll mcn🙏🙏😢🙏
THIS IS HOT BRO KEEP IT UP ABAABA 🔥🔥🔥🔥🔥
Reaction buuqisa waka sogeen bro
Reaction buuqiisa wata lagaa sugya
@@zumayazuuzu4557 sxp numberkaaga e soo baas hee
❤️❤️❤️❤️
Soya films
2024 who is listening
Me😂😊
Hhhhhhh
@@MaxamedAli-pl9chhyeh 😂😂
October 31st
Sharma is back legend full respect ❤️
Aheey Aheey Waxan Maxaa Waaye Walaalka Dhiiga 🩸 Sonoqosho Dab Leh Waa Kaa Filaayay Habaar Waxba Managa Qaban Karo Mataan ✊✊👑🙏🏻😎
Dhiiga ✌🏿✊✊✊✊🎶🎶🇸🇴🇸🇴🇩🇯
Never get disappointed
@@SharmaBoy legend Sharma 🔝
Legend sharma Recpact🙏
Next you and maslax
sharma boy sxb waan kuwata heestan maanta aniga xitaa waxey iino qotay dhiirigalin walhi hadaan arkay somalida qaar waxey galaanwaan arakay ciyaal xamar horay ha usocdaan
Waaw
Sharma poy waji maleh wlhi wuu so labtay😏😂😂😂😂
Wan filaayi inad wax badan badaleyso guleyso sxp
xhsgdf
bcjsvsvbsvd
3
Sharma poi from turkey i like somali music
Kk waa bentay liketa isara 💙😂😎
Mansha allaah sharmo by hargaysa imoow
😂😂
@@nasreineyyy2204 subscribe isaar queen 👸
@@khadramohamed172 subscribe isaar 👑
Ab0zidan cadalalad mahan dee Repiley nos0galdee
Weligaa ha yasin wiil harti 😎❤
Couse cumar cida sarta 😁
Awoowgey axmed xirsi
My Dhiiga ❤
Wiil harti from c/rixmaan harti daarood
Ahmed xirsi
Hees Sharma leeyahay oo "ciyaal xamar" aan ka maqleenin malahan.
Ciyaal Xamar love miiran baa tihiin ❤️❤️❤️🇸🇴💙💙💙
Ciyal xamar haddan nahay madaxa no saran yahy ✌️our sharma boy 👦
@@nuuxmaxamuud925 waan kaa qaadnay walalka ✌️
ilkacase lamid ah
Rasuulka ﷺ wuxuu yiri "ninka mar aniga igu saliya 10 jeer buu alle
u Naxarisanayaa."
Ku salli nabiga Scw❤️
#loov saar #dhehe mahadsanid
Scw scw scw scw
Scw
Scw scw scw ❤❤❤❤
Scw
Scw scw
Who's is listening in 2024 ❤
It's crazy how many people come back to this every second. this song is legendary 🇸🇴❤🙏
Stop lying
This banger is on repeat in my car bro. Sharma Boy's flow & songwriting is from different planet. Bashir Hanuuniye's beat & production is crazy. AK is crazy with the camera 📸. Team Sharma all day bro ✊🇸🇴💯🎤
@@612nasir2008 Thanks broo
Lipaax come back
Hye
Wn ku sugeynaaaa
@@abdirahmansalh5425 mohamed
2024 yaadhagaysanaya my favorate song❤
Songs point to your problem But the Qur'an solves your problem 😭☹
Wll mcn wllhi waa adduunyo . Walal ka Somaliyeed Waaye Subscribe Isaaar Walaal ..
Thank you. Just to let u kno, I’ll quote you a lot. “Songs point to your problem(s), but Qur’an-solves your problem(s).
❤
Fanka Kii Badbaadshay adi Mahoo #Sharma__Boy
Wll mcn wllhi waa adduunyo icaawi keliya igu caawi hal subcribe oo aad isaarto baa farxad ii ah iga farxi wll mcn🙏🙏😢🙏
@@Somaliboy wan kusaray
@@mariyoahmett5683 respect Walaal
@@Somaliboy i did too subcrib
Finally come back with another banger my brother sharma boy legend 🙌 💪✊
Wll mcn wllhi waa adduunyo . Walal ka Somaliyeed Waaye Subscribe Isaaar Walaal ..
Waligaa ha😂yasin wiil harti king sharma boy nasta 🔥
Libaax qoyay bisad ma noqdo legend always legend keep going My Brother Sharma boy🤴🤴🤴🦁🦁💪🤴🤴😘🤩
Alle gacantada haku barakeyo youtube booqo adigo mahad san ♥ hana ii dhib sanin ♥
@@c.qaadirofficial1106 waa kusaray bowe🤩😘
@@RawdaAhmed67 RUclips ka So booqo quruxey
@@Somaliboy hye Wllo❤🙏
Welcome back baaba captain sharma 💗💗💗😎😎😎😎😎😎😎😎😎😎
Alle gacantada haku barakeyo youtube booqo adigo mahad san ♥ hana ii dhib sanin ♥
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🍗
Respect Sharma Boy All love Somalia songs Fovurite IAM from Nigeria 🇳🇬
❤️
🧡🧡🧡🧡🧡🧡🧡💞💞
@@monerahashi2970 thank you ♥️🙏
@@abdikhadarali7987 thank you ♥️🙏
Sure
waligaa hayasin wiil harti 🥰💋sharmaake cabdinaasir fankaa kuu baahan legend sharma boy
ciyaal xamar waxan ka la socdaa laapta😊❤
sharma is back❤
Sharma duco iyo habaar uma baahna waa nin tagay from hargaysa duriyadii ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Another level Legend SharmaBoy is back🔥🔥🤙🏾
Wll mcn wllhi waa adduunyo icaawi keliya igu caawi hal subcribe oo aad isaarto baa farxad ii ah iga farxi wll mcn🙏..
Awoowgay Ahmed Xirsi Abandule Ku Abtirsady Viva Reer Xirsi❣️💯🙏
Sharma poy waji maleh wlhi wuu so labtay😏😂😂😂😂
Ayy dhiga biyo mhn
legend sharma boy is talanted....
0:02 ilaa 0:55 xarafka Dhamaadka >R
0:55 ilaa 1:23 xarafka dhamaadka > Ta
1:23 ilaa 1:40 xarafka dhamaadka >Lee
1:40 ilaa 2:05 xarafka dhamaadka >saay
2:05 ilaa 2:40 xarafka dhamaadka > yaan
2:40 ilaa 3:04 xarafka dhamaadka >shay
3:04 ilaa 3:24 xarafka dhamaadka > Ti
3:31 ilaa 3:43 xarafka dhamaadka > Si
Wiil cirka u kaaadshey.......
NO ONE LAXAN COD IYO EREYO KU GAARA XATAA AMERICAN RAPPER OO ADUUNKA UGU HAYSTA RAPP KA WLLAHI RAPPER 3 MINUTES SAAN WAX U DHIGI KARAA MA JIRO. LEGEND WAAYE HADUU KASOO BAXI LAHA WADAMADA HORU MARAY WAXUU NOQON LAHAA SUPER STAR ON THE WORLD 🌍👑🦁💎MASHA ALLAH WAXAANI WAA HIBO EE ISKA DOONDOON KUMA TIMAADO❤❤✌
Waaaw ka baxsatey lk waxaa qaladey 1:45 ilaa 2:07 ka dhig Taas kaliya inta kale waa top
Haay
@Ali yare
War Wuxu Ilmo Maahan
Viva Sharma boy legend is back 👌👌👌👌💪💪💪🧡🧡
WAD GULEYSANEYSA
Wll mcn wllhi waa adduunyo icaawi keliya igu caawi hal subcribe oo aad isaarto baa farxad ii ah iga farxi wll mcn🙏🙏😢🙏
Hesaha hestoda Nasta 🔥 another level sharmake Cabdi nasir Maxamed 🔥🇸🇴❤
Sas waa🙎
youtube kayga soo booqo brother . hadan ku dhibay na iga Raali noqo Walal.
@@Somaliboy diyaar waa walalka dhib majiro
Your Beat is Crazy Wll Sharmoh Boy🤯
Sharma is very poetic and talented✔️
Best Rapper in east africa✊.
The best singer💓🇸🇴
Alle gacantada haku barakeyo youtube booqo adigo mahad san
Xww poetic ah🤷♂️
Sida ku wada sharama by wan ku tagara
Ascdffrh
Sharma boy nasta
Number one Sharma boy rap Somalie Best and Best from Djibouti 🇩🇯🇩🇯❤🇸🇴🥰🇸🇴👏👏👏😍🥳🥳🥳
Waliga haysi wiil harti💪🇸🇱
Waligaa hayasin will Harti 💪💪
The best Somali rapper ever
Legend keep it up 👍
Wooww this rap's blowing my mind !! ...
We are Proud of you !!!🇸🇴🇸🇴
Wll mcn wllhi waa adduunyo icaawi keliya igu caawi hal subcribe oo aad isaarto baa farxad ii ah iga farxi wll mcn🙏🙏😢🙏
Cumar cida sarta🇸🇱🇸🇱🇸🇱
Rer tolka ismuujiya🤟💔
🤔
I can’t believe this young man is in America now, am so happy for you Sharma ❤️
See you soon in America Insha” Allaah
Wiiloow haka baqiriiin vaar 2023 farta taaaga hada soo galay commentiga ha ila dhaafin commentiga liketa saaar ha is dabaalin sxb waa kuu jeeda inaa hada daawanoosid saaar liketa sxb caaadi iska dhig soo gall xita Reply sxbibo😢😢😢😢😢
sharma boy legend Somali super star👑👑🖤🌎🖤
Wll mcn wllhi waa adduunyo icaawi keliya igu caawi hal subcribe oo aad isaarto baa farxad ii ah iga farxi wll mcn🙏🙏😢🙏
Legend is back 🙌 never give up Legend of rapper
Sharma boy poqortooyo wa kuwadanaa
Sharma boy ciyaaal xamar salaan kaaga wada wa ku wadana 🙏🏽🙏🏽❤️❤️💪🏻💪🏻
War waxaan hees lama odhan karo wlaahi magac kale u bixiya 😁😁👍👍 sharma dhiiga 💥💯💯
Kkk hapartaa
@@Rahiimstar xagee kuso xanunty ninkan wa tagyee.
ninkan wixiiisu waaa wax kale🫡💐!!!!! yaa nigu yidhi sharma boy yarayso🙌🏾🇸🇴 waxaad fahmi waysaan ciyaal xamar waydiiya😂
Allah WAx ku dhiba ,kuma Tuso . .Subscribe Isaar WAlal Qaali ...
The song is very beautiful Somalia and other countries are our brothers respect 🇹🇷 🇸🇴 ❤ ☪️
Sana turku musun
Thanks sister🇸🇴🇹🇷
@@ismaaciilxasan8002 subscribe my brother
Caalamkaan ugu wacnaa farta waa xaqiiq laandheere geesi libaax legend dhal boqortooyo Sharmo boy ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👑👑👑👑💪💪💪🦁🦁🦁🦁👈
Allah WAx ku dhiba ,kuma Tuso . Subscribe Isaar WAlal ..
@@Somaliboy AAMIIN YA RABBI SWT waan kuu saaray walaal
Heestan wan wata taliye waxano kle sobadi Salaan BoqortOyo Kusaaray goat🙋 20/8/2023
Waan kuu sheegay maalintii
Waxa igu.jira waa taalanti
Balse ima qiimayn ashidanti
Gantaal Ku socda astan TV
Sharma boqorka 5ta Somali🙏🥰
Allah WAx ku dhiba ,kuma Tuso . Subscribe Isaar WAlal ..
Mar danbey u noqdee marti ✊🏿😂
Sharma Boy + Bashir Hanuuniye = legendary 👑👑👑
Wll mcn wllhi waa adduunyo icaawi keliya igu caawi hal subcribe oo aad isaarto baa farxad ii ah iga farxi wll mcn🙏..
And then you could just get the same thing @@Somaliboy
The king of somali rap is back.. !
Sharma on the beat 🔥
Allah WAx ku dhiba ,kuma Tuso . Subscribe Isaar WAlal ..
Ani heestan ugu jeclahay ❤❤
Tariiiqda baa kuxusi dontaa legend sharmoow wax kale o an kudaho ma aqane keep up legend❤️❤️
This Is Going To The World🥳🔥🙆♂️
Wll mcn wllhi waa adduunyo . Walal ka Somaliyeed Waaye Subscribe Isaaar Walaal ..
Team Sharma marnaba no hoos
800k wax yar noogu dhiman aan iskal kicino azcby
Sharma booy
Tan Lee miyaa mse wax kale noo dhiman🥰🥰
Album dhan diyaarssn bu yiri zxb wa buuxa odeyga ee sug tan horta ha boos qaadatee cuno maahan wxa ma ogthy😂😂 1m comingsoon
Isoraca guys 3k igaarsiya isboqdha team sharma
Wll mcn wllhi waa adduunyo . Walal ka Somaliyeed Waaye Subscribe Isaaar Walaal ..
🎶Nasta lyrics🎶
Wiilow waligaa hakabaqin vaar
Niyada haka saarin hamiyada qaar
Noloshaada Kii kaxun block saar
Ula dhaqan dadka qaar sida aar
Kuwa kunaceb noloshaada ka saar
No face my nigga Sharma ii daar
Ciyaal jam iga badan ha igeyn baar
Ha iga sugin wiligaa ii gar gaar
Aabe waxaan dhahey waa howraar
Qeyrka kahar waa hadal habaar
Kan waa tagayee soo bar baar
Ama sidii dumarkii isoo habaar
Kanoo kalaa ku macaan garbasaar
Nin iyo naag keetahey kala saar
Musikeyga kugu haayo xumad-kaar
Waxaan waa kadareey dab iyo naar
Jawi ban kujiraa ilaa cabaar
ii soo qabta madaxa aan kasaree kabta
I am libaax markeey tahey dhabta
Intaan ku dilaan waliba cunaa sabta
La imana weydiin karo sababta
Cause Cumar cida sarta (aay)
Caalam kan ugu wacnaa farta
Mana baqo wan aqanaa shabta
Balan weeye inan idin baraa edebta
Ciyaal Xamar waxaan kala socdaa
Laabta ❤️
Ima qaban kartanee dib u laabta
ila arka waxaan wan ciilee
Sharma soo laabte maxaa ka filee
Wili wan noolahey ma isdilee
Kulahaa Sharma shimee cayilee
Iga daa buuqa aan kaa qayilee
My speed sida Cabdi Bile 🏃♂️🛻🇸🇴
Saxiib manihin maxaa u jilee
Markan kuhor imaadane waa qajilee
Saxiibkeyga Musaay ciyaal jiiro maskiin lee ikasaay ❤️
Sida qof shaxaari ma ihi Qasaay
I am star hadeer Anisaay 💯
Dhalin yaradaan u ahey hesaay
Xubi ma rabee igadaa bi'isaay
Ana labisaay cano geel ka lisaay
Somali rap anaa idinka dhisaay 🇸🇴
Murti adaa igu dhaley mama Shamsaay mama mama Shamsaay 👑
Wey igu daba lumayaan (aha aha)
Balse wey igu dalayaan (aniga)
Intaa aneey i hadal hayaan (haye)
Kuwa ila mida Soomaali kama dhalanayaan
Soo ma arag aneey igu dayanayaan
Naftooda maba aaminayaan (sax)
Wax cusub lama imaanayaan (hee)
Meel cidleey ka qeylinayaan (hee)
Hadana arag wax igama qaadayaan
Wali ima baran wey ibaranayaan
Soomaali jug bey wax ku baranayaan
2002 bey soo marayaan
22 maxeey iga jarayaan
Waa qasab ineey ii qirayaan
Wiil tashadey kii dalka shidey 💯
Fans keygaa iyidhi waa dadaashey 💯
Dhalintaa igu tiri waanaga waashey
Iskuma dhiibin nolosha wan dabaashey 💯
My nigga rapkan waa ka xamaashey
Kuwa iga horeeyey wan ka xanaaqshey 😂
Ha ii maleeyn nooca dhaho wan daadshey
Waa aniga kan kaliya kor u kaadshey
Fankoo dhiman rabo yaa bad baadshey Shaley bad baadshey Sharma lee maahoo
Wan kuu sheegey maalintii
Waxa igu jiro waa taalentii
Balse ima qiimeynin ashidanti
Mar dambaa ii noqotey marti
Soo ma arag inaan lahaa Karti
Waligaa hayasin wiil Harti
Soomaali oo dhan madaxaan sartey
Wan ku dhaartey weyna ii gartey
BBC ban siiyey wareeysi
Waxeey idheheen fankaa u tahey Messi ⚽
Nin rag ah ogoow malaha yareeysi
Agteeyta waxaa katahey taqsi
Erey iguma qaato il biriqsi
Awowgeygaa ah Axmed Xirsi
Amaan duulan ku ab tirsadey
Saa soo tahey afaaro qabiil wan ka fiirsadey yo
Sxb coppy past soo dhahde hye
@@Madadaalomedia337 Soomaali waxba isuma ogola wlhi. isheeg meshaan kasoo copyey sxb. Stop hating 🛑
legend baad thy wallahi . RUclips kayga soo Booqo Sxb
@@Madadaalomedia337 Iska Copyeeso lyrics wan kuu fasaxey sxb. Lakiin been haka sheegin qoraalkeyga. Waa arkaa inaa ku shaqeeysatid heesaha lyrics la saaro 😂😂😂😂
@@612nasir2008 taliye sorry wllhi kaliya inaa kaa xaqiiyo ayaan rabey 😂🙏
Legend always legend Guleyzo sxb
Sharma poy somaali poy🇸🇴🇸🇴
Allah WAx ku dhiba ,kuma Tuso . Subscribe Isaar WAlal ..
Niyada haka saarin hamiyada qaar😎🔥🔥
Sharma boy is the Legend of Somali rap. keep going my brother nobody can catch you up.
Allah WAx ku dhiba ,kuma Tuso . .Subscribe Isaar WAlal Qaali ...
King is King 👑. Sharma boy is Back💪💪💪💯💥
Allah WAx ku dhiba ,kuma Tuso . .Subscribe Isaar WAlal Qaali ...
ok proo
Dadkii 1982 sharma la.aan see u noolayeen wow 👌 👏 😍 sharma is back 🤘🎧🎧💯💪
Awoow maad burco timaadiid walahi dhulka kumad socoteen garbahan ku saran lahayn xta gaadhi mad fuusheene✌✌✌✌✌✌✌✌✌✌✌✌✌✌✌
Wayii hooyo waxan imka ma hees uunba waan ku raaxaystay wllhi sharma boy waxad aad sheegtay dhan waa xaqiiiq hadana arag wax kaama qaadayaan😎
Wlhi ninkan maskax ka weyn bu wata wu ka rayay kuwa ku dhagan intasa murti ah wxu yiri abandula ku abtirsadey
Sase tahy qabil wanka firsadey
Landhere nimo mshi ugu sareysay bu joga hadu qabil wax tarayo ayago langab ah bey awowgis gumysan jirey bu qabil inta daba ordaya keb going
My dhiiga is back🤴❣❣❣❣❣❣SHARMA BOY👑
Subscribe isaar brother ❤️❤️
Sharma boy fadlan heeso wacyi galin ah soo qaad,yaa igu raacsan
Ciyaal xamar waxaa kala socdaa laabta ❤💯 sharma always sharma king of the rab 💪✅
Who ever made this beat is legend..we need more djs like this wlhi 😳🔥🔥🤟🏽
Bashir Hanuuniye on the beat 🎶🎵
NIYADA HAKA SAARIN
HAMIYADA QAAR☠☠🥳
Waxan way hees dhaaftay🔥🔥🔥🔥💪
sharma is back legend to legend keep going👏👏👏
Allah WAx ku dhiba ,kuma Tuso . Subscribe Isaar WAlal ..
Sharma boy you’re going too far bro, you got the sound,move and big talent...keep the fire🔥 burning
Allah WAx ku dhiba ,kuma Tuso . Subscribe Isaar WAlal ..
Zxp Sharma waa run balog la saraa
Finally the king is back with another banger💯💯💯❤
Allah WAx ku dhiba ,kuma Tuso . Subscribe Isaar WAlal ..
@@Somaliboy ok brother wansare
Sharma is back bigger and bolder 💙
Allah WAx ku dhiba ,kuma Tuso . Subscribe Isaar WAlal ..
Finally the King is Back🔥👏
Nasta pg legend sharma🗡🔦🤜🤛
The music what a comeback sharma🙆♂️🔥
Subscribe isaar legend ❤️❤️
Keep going 💪 on 🔥 fire woow team sharma boy is muujiya 🥰
Allah WAx ku dhiba ,kuma Tuso . .Subscribe Isaar WAlal Qaali ...
CiyaaL Xamar Laapta kala socda❤️🔥🔝
Sharmo boy fan lagu gaadhi waaa
Ciyal xamar waxan kala socdaa la la la laabta 💪🙏❤
Kulaha sharma shimee cayilee igada buuq aan ka QaYiLe another level sharma 🤣❤💣❤💥
Waxad Fahmi Wesan Anaka Ciyal Xamar Ah Na waydiya 😁😄 SHARMA BOY ❤️😎
Kkkkk
😊👊
“Kor u kaashey “ 🧐
🔥 📛 👩🚒 fire adeer sharma Boy, Nin Wayne!!
Sharma snapped on this one this guy is just keep getting better he literally rode the beat And slayed🔥🔥💜
Wll mcn wllhi waa adduunyo icaawi keliya igu caawi hal subcribe oo aad isaarto baa farxad ii ah iga farxi wll mcn🙏..
@@Somaliboy waku saray wllka
@@Somaliboy bro wnku sarey dadal hamigaga wad gareysa horeyna usoco
This banger is on repeat on my car sis. Sharma Boy's flow & songwriting is from different planet. Bashir Hanuuniye's beat & production is crazy. AK is crazy with the camera 📸. Team Sharma all day ✊🇸🇴💯🎤
@@612nasir2008 i totally agree he's just doing his thing
Legend is back
Legendary is baaaaack😳🏴☠️ cabsi cabsi wye
Allah WAx ku dhiba ,kuma Tuso . Subscribe Isaar WAlal ..
War kan wuu tagey laxankan horey uman arag [ Igadaa buuqa aan kaa qayilee ] 🤨 team Sharma on fire 🔥
Cabsi cabsi wil harti😍💋horo usoco
legend never die🥰😘
Wll mcn wllhi waa adduunyo icaawi keliya igu caawi hal subcribe oo aad isaarto baa farxad ii ah iga farxi wll mcn🙏..
SHARMA BOY ( Somali Rapper Singer-songwriter)
“ Sharma Boy is always super rapper “ BRAVO !!!
Allah WAx ku dhiba ,kuma Tuso . Subscribe Isaar WAlal ..
Sharma One millon Coming Soon ✌ From ciyaaL Burco Dhiiga ❤💯
Subscribe isaar walal
Hooyadey magceed aa mqly maamo shamsaay 👸🏽❤️🥰🙏🏻
Legend sharma
Ii soo qabta madax aan ka saaro kabta
Sharma weyku daydaan Wiil Qaran sharma + somali wiil tashaday dalka tashay sharma is back waad nawalosaa pro
This is my song walahi wad naga washay my g sharmoo legend 🎧 gang gang 🔥🔥🔥🔥💯🎧keep going bro 😎
Subscribe isaar my Legend ❤️❤️❤️.